Faroole oo Faramarooqsaday Soo Xulista Afar Kamid ah Xildhibaanada SSC (Faah Faahin)


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole

Nairobi [Radio RBC] Waxa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya lagu soo gabagabeeyay shirkii saxiixayaasha dhabaha looga baxayo ku meel gaarka oo shaley iyo maanta socday.

Shirka oo ay ka qeybgaleyn shan ka mid ah kooxda saxiixayaasha, kaddib markii uu ka baxay madaxweynaha KMG ah Shariif Sheekh Axmed oo ka carooday qoddobo ka mid ah wax yaabaha la soo jeediyay.

Shirka oo gabagabadiisa laga soo saaray ilaa siddeed qodob, oo ka mid yihiin:

*In xubnaha baarlamaanka ee ka immaanaya Gobalada Sool, Sanaag iyo Ceyn afar ka mid uu soo magaabo madaxweynaha Puntland Cabdi Raxmaan Faroole, halka kuwa soo haray ay soo magacaabi karaan odayaasha beesha dhul bahante ee ku sugan Muqdisho,

* In la adkeeyo ammaanka guddiga farsamada ee ku howlaan soo xulidda baarlamaanka.

*In tirada baarlamaanka laga dhigo 275 mudane.

*In si wadajir loo cambaareeyo laaluusha lagu bixinaayo xubinimada baarlamaanka cusub in ugu yaraan qofkii noqonaya baarlamaan uu lee yahay aqoon.

Share

Tags:

33 Responses for “Faroole oo Faramarooqsaday Soo Xulista Afar Kamid ah Xildhibaanada SSC (Faah Faahin)”

  1. Omar says:

    Xaaraanta is uuruursateey iney ——– Xaaqisa kuu tuntaan waalle idinka ma Aqbaalno!! Goormu Farole Garaad ==== Nooqdaa!! waar dadku Edeeb Daraana oo indho Adka!!

  2. F.B.I says:

    Waf alaylehe meesha diplomasiyad ayaa la ciyaarayaa sheekh shariif waa lugu tuntay afkaa kab laga galinayaa wlhi go.aankan haduu kahor imaado shekh shariif somali oodhan oo indha hoodu shan yihiin ayaa diyaarad lugu qaadan

  3. Ismahan says:

    Adunyada nin nolow maxa agartikulaban farole maxa kaquseya khaatumo walaba mamul oosomaliyeed fidnadiisa tustay awalbay ubaxsheen fitnole lkn waxan rajaynaya in uusankugulaysan ayna yelidonin khatumo state of somaliya

  4. walayl says:

    Raxan. Reeb. Munaafaqada. Jooji. Farole. Maaha. Ee waa isimada. Gorowe. Jooga

  5. Me.power says:

    Kkkkk waxaasi waa wax aan sal iyo raadtoona lahayn…fatadhakhle faroole……

  6. asad says:

    Somalaay wad aragtan faroole iyo pintland sadbursi eex qabyalad iyo cadifadd somali burburkeeda ayaga sabab u aha iminkana ayaga kow ka ah burcadbadeed tahriib bad lagu guuro amxaar dalka la keeno iyo qaran dumiis haddaba shacabka somaliyeed ha ogaaden wixii ka yimaada inaan khaatumo masuul ka ahayn faroole wuxu jabiyay roadmapki uu wax ka saxiixay oo ku qoran xildhibaanada waxa so xuli kara oday dhaqameed waxa kalo laayab ah faroole maxa ka galay [[[[[[[[[[ wamaxay codka ka maqan ee u raadinayo so sadbuursi mahaan faroole garoowe hakugu fiilnaato ogow ]]]]]]]]]]] yeeli maayaan odaysha dhaqanka way ka hadleen wayna diiden faroole meeshad ku furi lahayd baa la rabaa iciidaad so magacabaysiid waxa kalo layaab ah ma beel baa beel kale ciid uso magacowda wuxu liid ku yahay dowladnimada somaliya ka dhalaynaysa saxiixaysha lasheegayo wa ayo yaa so magacabay yeey mataalan faroole haddaba wa gudmoiye 2 gobol only khaatumo state ma aqabli doonto firdhiye khaatumo state iyada matasha umadda ssc

  7. cali darwiish says:

    Xaglatoosiye iyo wafti ay tiradoodu kor dhaafeyso 50! Oo isugu jira cuqaal iyo wax garad ayaa caawa hargeisa usii jeeda, faroole intuu meeshaan yimi laascaanood ayaa laga qaaday berina buuhoodle oo uu faroole sheegto aya sii xaraka leh indhiisa oo shan calanka hargeisa ka sudhayaa,faroole iyo isimada buuhoodle intey khaatumo ku mashquulsanyihiin oo ey ficil xumo iyo xasidnimo la daba joogan ayaa garoowe loogu imanayaa kolkaa meesha waxaa ka dhici doonta hadaaqii la yiqiiney ee ahaa “”Boowe wax iga dhici tol ayeynu nehee”

    Viva khaatumo state of somalia

  8. Mahamed says:

    Omarow Awalba adiga iyo kuwa aad U doodaysi wax iskuma dhaantan.

  9. Rebublican guard of puntland says:

    Kkkkkkkkk. Awalban garanayey in siyaasada Lagu kala adag yahay good job mr president .

  10. zack-london says:

    Khaatumo…Ninkaan la yiraahdo faroole………….xishmad siiya…ileeen waa ninka kelo ah………….wax kasto uu dalbado laga yeelo………….anigaa xataa waan necebahey………..lakiin wakhtigaan lagu jro qarnigaan…………..Qalin iyo Buug iyo shariciga Calaamka iyo siyaasada……..buuu ku guulestey……markaa indinku wada dagaalka buuga qalinka,International law, iyo siyaasada……….Xabadii walagatagey……

  11. Hanad says:

    Raxanreeb war ka sifiican u qore ama iska daaya’ 4 xubnood waxaa soo xulaya Odayaasha xalaasha ah ee ka soo jeeda ssc jooga Puntland ee hadalka sidaa u dhiga,

    Odayaasha ssc ee jooga xamarna inta kale ayay soo xulaan ”

  12. Hanad says:

    Asad xalaal baadan ku dhalay is tijo la’aan baa lagugu dhalay’ bil Ramadan baa lagu jiraa markaasad sidii GASHAANTI cay tamaysaa,, Damiir baadan laheeyn’ ee hadba ninkii Laaluush ku siiya baad daba u ruxdaa.

    Caado qaate yaal miiran baad tihiin’ isumana talin kartaan ee waa la idin talin

  13. Buurka diikoow says:

    Afar Mp for Faroole iyo afar MP for Shariif!!! Walee waxaasaa xaq la dhahaa. Ragaan nin Shariif la dhaho baa rabay inuu ku shubto, Faroolese waxuu gartay hadeeysan caqli eey iyagu wax ku raadsadaan eeysan laheeyn inuu isagu uga xaq badan yahay kuraastooda. Mudeey hantidii PL dhinac ka cunaayeen, how does Shariif dare to take all the MP’s!!! No,no,no. We have to share the cake if they can’t eat it!!!.
    Reer Khaatumo iyagu wax laga weydiinaayo xildhibaanada ma jirto sababtoo ah awalba nin kaleey ugu daneeyn lahaayeen, marka yeeysan kala jeclaan Soomaalida ee waxii ku shaqeeysanaaya yeeysan muran galin. SL iyadaa doqon noqotaye waxeey aheeyd ineey dhinac kaga dhagaan iyaguna oo qeybtooda soo dhacsadaan!!!

  14. ahmedpunt---------- says:

    dadka sool iyo sanaag iyo cayn mudug lyo bari iyo nugaal iyo haylaan iyo waa isku isir waa dawlad qura oo cid walba kacabsato oo masiirkoodu waa mid waxaana hogaankeeda haya mudane faroole iyo libaaxa maxamuud cali shire …..hannoolaato puntland cadawgeedu muslimka sheeganayaa ilaahaw hanuuni habaari maynee waayo soomaali waa dhawr malyan oo leeg itoobia oo labaatan meelood looqatbshay hal meel kamida baa soomaali leeg ,,ramadaan kariim

  15. NINA says:

    raxanreeb.com markan waad la kuftay soo gudbinta wararka runta ah faroole fikirkiisii uu nairobi la tegay waa lagu qoslay ma isgoon qardho iyo gaalkacyo u soo dooran karayn cid buu khaatumo ku riyoonayaa warka dhabta ah iyo xulida xildhibaanada khaatumana waa kuwan oo ka akhriya horufadhi .com

  16. c/qadir says:

    qoraaga waxaa afkiisa ku batay faroole marka wuxuu kala garan waayay isimadii ========= ayaa soo xulay ayuu la rabay marka faroole ayay ka qabsatay .balse dadka waxaan u sheegaynaa in ay leeyihiin soo xulida odayaasha isimada ah oo kaliya

  17. rooraaye says:

    war waxaasi anaga nama quseeyaan waxaa nala yiraa putland nimankaa tolkaya ayagaa kala qaybsan idinkuna waxaad doonaysaan inaad af isugu keentaan ogow marka hore qaybtood waa soomaaliland qaybtood waa putland qaybtood labada dhan ma jiraan oo waxaa la yiraa khaatumo seeg oo meel ay u socdaan iyo waxay rabaan la garan maayo s/land iyo p/land way ku wareereyn hada 4 xubnood oo la leeyahay faroole qaatey waa been odayadoodii reer putland baa dalbaday anagu wax dan ah naga hayso ma jirto dadka madaxdooda cayda ka daaya qof walibaa wuu qaadan xaqiisa laakiin tollow waad idinku wareernay meel isu raaca hungiriga joojiya dab mashidanyahay joojiya maxaan cunaa joojiya wadaniyad baa la doonayaa calaacalka joojiya isku duubni la imaada
    nabadgalyo

  18. nuux says:

    Isimada Garoowe joogaa waa kuwama?

  19. nuux says:

    Nacask ayaa siyaasadda u yaqaanna wax maalin iyo labo guul lagu gaadh. Puntland ma wixii loo haystey, ma waxay noqotay, mise waxaan loo noqon doonin.

    Puntland waxaa loo qaby hoy ======= cadowga ka galo oo caruuraha ku korsado, waxayse noqotay meel caruuraha qaarna lagu koriyo qaarnana lagu garraco am dillaalo, waxaanse loo noqon doonin ========= danbe oo la isku khaldo.

    Addrayaan aan iska kala huleello: Nin qadhoon hela, Nin quwaax hela, iyo nin iskaba qada hala qadhabsado!

  20. Caddaawe says:

    Viva Puntland and President Faroole. Rag rag dhalay iga dheh, ha iska celiyo Akh tuuga caada qaatayaasha ah.

  21. Garyaqaan says:

    Darwiish. Xooga Ada faro ole ku cawinaysid. Laascanood ku xoree…… Kkkkkk. Jecliyaa ====== ====== ====== ====== ======================== dhuunta u gala an,nebciyaa markay.========== horboodaan.

  22. sool says:

    let ====== leave completly from all south and bintland ever body knows that ——— is under feet of ======= let go back to our home land to somaliland the people who know us

  23. F.B.I says:

    ========= ama ========= puntland raacsan ayuu madaxwayne uyahay ma fahamteen == ma is raacsana

  24. profoser says:

    kkkkkkkkkkkk war xalay idiin sheegay marka dr faroole waa nin loo baahan yahay khaatumo looma baahanawar na dhagaystaa aniga weeye frle thank u

  25. abdinasir says:

    Raxareeb waa RAMADAAN ma banaana BEENTA HIS EXCELLENT PRESIDENT FAROOLE.ma oran arintaa waxaa codsaday reer sool iyo sanaag ee PUNTLAND.

  26. zamzam says:

    waxaan lee yahay faroole ma ahan ee waa fidnoole mana matali kalo SOOL ama CEYN dadka ka aqbalaayana waa dad uu xoogaa siiyey dadka uu leeyahay aniga hala ii dhaafana ma kuwa uu isaga wataa mise waa kuwa uu ku shaqeeysan doono oo amarka ka qaata sida kuwa badan oo hada la wada yaqaan oo garaado ku sheeegya ah

  27. Garyaqaan says:

    Waxaan fahmi waa yay. Baarlamanka waxaa soo xulaya. Odoyasha hadaba khaatumoseeg ma siyasiinbaa mise odoyaal.

  28. Gundiid says:

    Somali isku ma taliso…Faankana waa dumarka dhaqankooda laakin Ninka Raga waa in uu taladiisa asagu eey ka go’daa…..Pintland # 1 ayeey ka tahay u adeegia cadowga somaliyeed…Qaran dumintana kaalinta sedexaad 3ad,waxaa ka horeya kaalinta labaad oo ku fadhiya Somalidiidka dalka bur-burinaya, midnamada somaliya ku wiiqaya Qadiyada marin habaabsan oo shaqeeyneeyni iyo Kuwa Xamar waa kaalinta kowaad oo hadii caqli laga karo ama la Rakibo karo waan u sameeyn leheen wexeey doonto ha igu qaadato laakiin waa nasiib xumo ilaahay unbaa wax abuuri kara ee alow xaalada sahal.

    Reer khaatumo Ayagoo nool ayaa la dhaxlay weeyna ka dhiidin la’yihiin ilaa hada,Qoriga qaata,kuna dayda jwxo, Runtaan idiin sheegayaa,Taariikh iyo maqaamkii Siyaasadee ee Daraawiishta ASALKA AH ayaa lala dagaalmayaa, midna wuxuu wataa qadiyad somali diid ah, midna wuxuu ku qaraabanayaa filim qadiim oo ilaa hada ku naas-nuugayaa, kaaso ah ========= iyo ============ …..Anigu hadaan idinka ahay waxaan ku dhawaaqi ladho, KHAATUMA oo aan ku jabhadeeynay Xaga iyo Xaga hadaad fahamsantihiin tilmaamteeyda.

    Somaliyeey Toosa ….Israaca…….Somalidiidka iska qabta…….Qabyaaldana u dajiya…..

  29. cabdi says:

    anigu waxaan u arkaa xal, maadama dadka deegaankaasi qaarna yihiin puntland, qaarna khatumo. in min 4 labada maamul soo xulaan…..wa xal. wixi hada ka dambeeyana laga shaqeeyo sida dadka hal maamul loogu mideyn lahaa

  30. khadija says:

    walee dowlad kama dhalato soomaliya inta firdiye wax la weydiinayo war xageebaa lagu arkay oday dhaqameedada inta wax soo xuleen in firdiye laga aqbalo beel aan beeshiisa ahayn mahiga dadka mataqaanide walee garoowe ayey ka dhici doontaa hadaadan soo baran sida loo kala dego.

Comments are closed