Fadliga Soonka- Darsigii 4aad (Dhageyso)


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Akhristayaasha Shabada Raxanreeb, markale ku soo dhowaada dasrsigii 4aad ee aanu ugu talagalnay bishan Ramadaanka ee Kheyrka badan si aan uga wada faa’ideysano.

Darsigan oo ah kii 4aad wuxuu ku saabsan yahay Fadliga bisha Ramadaan iyo soonkeeda.   Waxaana codkiisa nagu soo gaarsiinaya Sheekh Maxamuud C/raxmaan, Ajar iyo xasanaad ALLE SWT haka siiyo.

Waxaana idiin rajeyneynaa inaan dhamaan ka wada faa’ideysano oo waxyaabo badan oo faa’iido ahn a aan ka heli doono darsigan.

 

AMA HALKAN KA DHAGEYSO DARSIGA

 

 

_______________________________________________________
RBC Radio

Share

Tags:

Leave a Reply