Ganacsatada Caanaha Xoolaha oo Ku nool Magaalada Garoowe oo la gudoonsiiyay Qalab Casri ah oo lagu kedsado Caanaha Xoolaha (Sawirro + Dhageysi)


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

RBC Radio ( Garoowe) Hay’ada VSF Garemin oo ah hay’d ka shaqeysa arimaha Xoolaha ayaa manta waxaa ay holka Dowlada hoose ee Degmada Garoowe ku gudoonsiisaya Dumarka ka ganacsada Caanaha xoolaha waxaana hay’adu ay gudoonsiisay Dumarkan Joogaga lagu keedsado Caanaha Xoolaha waxaan waxaan kulankan ka soo qeybgalay Duqa Degmada Garoowe Cabdi Casiis Nuur Cilmi iyo Saraakiil ka socota Hay’ada VSF Germian oo ka mid porjec Offec Dr:Yaasin saalax Samatar iyo Madaxa Tababarada Hayada VSF Germani Hodan Maxamuud Cilmi.

Dumarkan lagudoonsiiyay Joogagan ayaa ah kuwa ka ganacsada Caanaha waxaan ay tiradoodu garaysaa 60 hawen oo ku nool Garoowe Caasimada Puntland waxaan Tirada Joogaga Lagudonsiiyay Ay garaysaa 300 oo jog ah waxaan Qofkiiba lagudoon siinaaya 5 Xabo oo joogag ah qeybinta alabtan ayaa waxaa ka caawinaayay Hay’ada VSF Garmin Dowlada Hoose ee Degmada Garoowe.

Ujeedada ama Sababta lo gudonsiiyay Hawenka ka gacansada Caanaha ayaa ah in laga marmo Caagadaha lagu kedsado Caanaha kuwaas oo sababa cuduro kaladuwan sida Burseelka iyo kuwa kale oo badan Masuuliyintan ka soo qeyb gashay kulankan ayaa waxa ay ku booriyeen in ay ka gudbaan isticmaalka Caagadaha kuwaas oo qeyb ka qaata Caafimaad darada Bulshada.

Hawenkan lagudoonsiiyay Alabtan ayaa waxa ay uga warbixiyeen Shabakada RBC sida ay u arkaan alabtan ay gudoonsiisay VSF Garmin waxaan ay balan qaadeen in aysan mardabe u isticmaali doonin Caagadaha Jermiska le waxaan inta uu kulankan socday looga warbixiyay Dhibaatada Caafimaad ay leeyihiin isticmaalka Caagadaha kuwaas oo lagu shubo Caanaha iyo Wixii lamid ah.

Hayada VSF Germin oo shegtay in laga dhisayo Magaalada Garoowe Warshada Caanaha waxaan ay xuseen in warshada caanaha uu dhismo ku socdo islamarkaana laga gudbay qeybtii 1aad waxaana uu mashruucan hada uu marayaa qeybtii 2aad waxaan la rajeenayaa waa sida ay noo sheegeen masuuliyintan in dhismaha Warshadu uu mel fiican marayo.

Mahad Abdi Ali

Nakal143@gmail.com

Xafiiska RBC Garoowe

Share

Tags:

11 Responses for “Ganacsatada Caanaha Xoolaha oo Ku nool Magaalada Garoowe oo la gudoonsiiyay Qalab Casri ah oo lagu kedsado Caanaha Xoolaha (Sawirro + Dhageysi)”

  1. ahmedpunt---------------- says:

    caafimaad qab waa farxad iyo nolol qofka oo ku noolaada nolol degan oo macaan .caafimaad qab waa waa qofkaas oo hela maskax kufilan oo degenaan iyo dulqaad kudheehan, caafimaad qab waa waxtarka bulshada xag dhaqaale iyo maskaxeed,bulshadaas oo noqota mid wax soosaar leh ,caafimaad qab la’aan waa burbur iyo dulqaad la’aan iyo farxad la’aan iyo garasho lidata ,,bulsho aan caafimaad iyo fayo dhawr lahayn waa bulsho qarka usaaran inay asiibaan cuduro qataro oo qaarkood aan dawo lahayn ….haddaba waxaa bulshada aan kula talin lahaa inay suuliyaan oo meesha kasaaraan caagadaha lagu shubto caanaha iyo biyaha kuwaas oo leh laba arimood oo khatara 1-caagadaha oo kasamaysan sun kiimikaa taas oo keeni karta dhasha oo qofka ka’istaagta ama kansar ku keenta iyo cudaro kaloo badan ,2-tan labaad caagadaha oo ah shey nadaafadda aan kufiicnayn taas oo keeni karta caduro aay kadhalan karto nadaafad’darada ,haddaba waa in dadka shacabkaa aaysan iibsanin caanaha lagu keeno caagadaha ,3-tan sadexaad waxaa kaloo dhici karta caagadaha markii hore in aay kujireen kiimiko sun ah oo isticmaalkeeda dambe aay keeni karto cuduro halisa oo faafa ,, gabagabadii waa in lasooceliyaa dhiilihii iyo haamihii iyo joogaggaan taas oo bulshada caafimaadkeeda qeeb libaax leh kaqaadan karta …scww

  2. [...] View article: Ganacsada Caanaha Xoolaha oo Ku nool Magaalada Garoowe oo la gudoonsiiyay Qalab Casri ah oo lagu ked… [...]

  3. qaleeye says:

    kkkkkkkkkkkkk rer raxanreboow qalabka casrigaa ma jogagaan macdankabaa kkkkkkkkkkk kuwani horayba wadanka wa u yaleen tolow ma bakharka alabata ilam afrolaa laga soo xarashay intay u socon wayeen???????? qalab casriya ayuu yiri waxan is laha qalab khatara ayad arki doonta kkkkkkkkk lkn jog aan waligay ku arayay wadnka ayan arkay kkkkkkkkkkk

  4. Puntland boy says:

    Congratulation all Puntland ppl Good job

  5. Puntland boy says:

    Viva Puntland & Soomaalia

  6. sucad says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  7. [...] Read More: Ganacsatada Caanaha Xoolaha oo Ku nool Magaalada Garoowe oo la gudoonsiiyay Qalab Casri ah oo lagu k… [...]

  8. sanaag boy says:

    qaaleeye afkaaga caano lagu qbay.wlaahay intaanan akhriyin waxaan filayay machines casri ah o canaha kala sifaynaya.waxaa igaga soo baxay joogagan macdanta ah saacad baan qoslayay.alla maxaa dadka himadoodii hoos u dhacday.

  9. xoghaye says:

    jeegii macdankaahaa ma qabal asri ah buunoqday

  10. Soomaaliweyn says:

    Maashaa, Allaah.

Leave a Reply