Guddiga Farsamada Oo Beeniyay Liiska Soo Baxay
Muqdisho [RBC] Kaddib markii xaley lagu arkay Internet-yada liis ay ku qoran yihiin magacyada ilaa 202 xubnood oo ka mid noqon doona baarlamaanka cusub, ayaa waxa arrintaas ka hadlay Guddiga Farsamada.
Gudoomiyaha Gudiga Farsamada ee soo xuliska iyo soo gudbinta Magacyada Baarlamaanka Cusub Pro. C/laahi Xiiray oayaa sheegay in liiskaas aysan iyaga soo saarin, laakin liiska rasmiga ee ay ku qoran yihiin qaar ka mid ah xubnaha baarlamaanka uu soo bixin doono maanta oo ah Sabti.
Liiskan waxa ka dhexmuuqda shaqsiyaad xubno horey uga tirsanaa baarlamaankii hore, musharixiinta hadda u taagan xilka madaxweynaha , waxana ka mid ah ra’iisal wasaare Cabdi wali Cali Gaas, Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo kuwa kale oo ay xulafo yihiin.
liiska la soo galiyay internet-ka waxa ay Gudiga farsamada lee yihiin ma ahan kii saxa ahaa, waxana uu si rasmi loo shaacin doonaa maanta oo Sabti ah.
Si kastaba liiskan oo ay ka maqan yihiin dad horey looga bartay dowladda, ayaa ku soo aaday saacada uun markii madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Danjire Mahiga ayaa sheegayn in gudiga farsamada ay xaq u lahayn in dad gooni ah ay ka joojiyaan baarlamaanka cusub.
Liiskan sidoo kale waxa ka maqan qoondadii ay ku lahayd dumarka ee ahaa 30%
Wixii warar ee ku soo kordha wararkan kala soco Raxanreeb.com
RBC Radio
—————————
Xafiiska Wararka Muqdisho











[...] Taken from: Guddiga Farsamada Oo Beeniyay Liiska Soo Baxay [...]
Bahda raxanreeb siiba qoraha warkaan fadlan intaadan warka soogudbin qoraalkaga akhri .waayo waxaa ku xusan in gudigu yiri liiska saxda ah ee magacyada barlamaanka waxaan soo gudbineynaa maanta oo sabti ah kadibna waxaad tiri maanta oo isniin ah khaladaadkaas kasaxa akhristayaasha waadna mahadsantihiin
waa la ogaa oo dadkoo dhami waa ay ogaayeen balse Gaas waa ku ceeboobey waana fadeexad soo wajahdey falaari gilgilasho kaagama hadho horaa lo yiri balse gaas mid baan kula talinayaa waa haduu talo raac yahay oo weliba tan fiican qaato iska daa been abuurka iyo neceybka aad faroole ku taageereyso nasiibkaadana iska sug ii si raganimo ku jirto wax uraadi sida Farmaajo ku dayo iska daa waxaan aad sida xun wax ugu raadineyso sharciga u hogaansanoow waa iga talo.
Farole iyo solaaladiisa ayaa fadiixadan ka danbeya , liiskan beenta ah ee shariif sakin iyo gas ka dhix mooqdaan, rag wadaniyeen ahna ka maqanyaheen sida farmaajo iyo madaxweyne shariif waa wax xafiiska faroole ka soo baxay.. Waa ceeb calaa farole iyo Sharif sakiin iyo gas.
Raxanreeb waa ma had santihiin, dabcan, waxaan, idinkasugnaaba, waa liiska, saxda, ah ee la sheegay, guulaysta!
waan la yabay markaan arkay shariif sakiin oo ku jira liiska waayo waxaan huba in aanu shuruuda buuxin karin, hadii sakiin uu ku jiro barlamanka cusub waxay noo sheegeen oodhan waa been,
Asc … WaLaaLaYaaLow SooMaaLi ALLEH Ha Isku Furo QuLuubtooda WaLi Waxaad ArkeeYsaa QabyaaLadii XumeeYd EE DALKEENA SHARAFTA LEH Sidaa U GashaY In Dad Qaar ee ISticMaaLaaYaan Iyagoo Wato Mid JecLeeYsi waLaaLayaaLow ALLAAH Baan inooga Baryaa Maanta Waa AAKHIRO RAMADAAN BISHII BARAKEEYSNEED FADLIgeeda ALLEH Hanagu SiiYo Nabad IYO Is Fahan BaLaaRan Hadaan NahaY WaLaaLaha SooMaaLiyeed Midne Ogaada Aduun Weeynuhu Wuxuu Sugayaa Siduu Inooga Bartay Inaan Waxbo XaLisan Weeyno Marka SooMaaLaaY CaQLigiiNa Kaashta INSHA ALLAAH GUUL iYO BarwaaQo .
khadiijo iyo sool maan cudurkii cali khaliif ku talalay ayaad qabataan ee dadka ka dhex baxa,kkkkkkkkkkk gaaz iyo faroole un baad ku haysaan saqiir iyo kabiir dhul bahantaw, war meesha la joga waa muqdisho siyasaduna wa tii somali weyn ee xanuunkiina dadka kale ha tusina, hadii ilahay abaar idnku kiciyo waxaad la soo tagan tihiin waxa ka danbeeya gaaz iyo faroole kkkkkk diintaba in aad uga baxdaan ayan ka baqaya nacaybka ee uu idin galiyay duli cali khaliif tuke, war xishooda oo afkiina wax kale bara in uu ku hadaqo oo aan ahayn gaaz iyo faroole kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
waan idin salaamay dhamaan akhyarta gaar ahaan raxanreeb salaan kadib aniga weyla wanaagsantahay in hogaamiye kooxeed oo dhan banaanka lootuuro waayo dad nadiif ah ayaa lahelayaa oo booskooda buuxiya khadiijo adiga weeye qofka qaldan gaasna afka kala bax adigoo kale ma istaahilo inuu waxka sheego waayo waxad taageeraysaa dadkii xasuuqa deytay ama hogaamiyo kooxeedyada ahaa ama hadaba dadka laaya gaas kuwaas ayuu banaanka usaaray maxkamadna walasoo taagayaa adiga hadii aadtahay qof qabiilku taageeraya adigay kuu talaa lakiin maanta xaqa ayaa soo baxay kii guri heystay walaga qaadayaa kii dad xasuuqayna maxkamada ayaa lasaayaa wana latoogan markaas isku xishood dumarna waad tahay inaad nin madax ah aad tuug kasaramarisid maaha gaana wa nadiif adiga weeye qofka caadifada qaba
sool iyo khadiijo mawaxaad kadaba dhareeraysaan abdi wali??? abdiwali wax gaara malaha
marka waa wiil somali oo dhan u soobaxaye ku farxa, somali neceebaa dilay, waa waxay
meel walba utuugsanayaan.
qaleeyee good job with you bro, and god bless those who are the greatest