HORDHAC: Sanadguuradii 6aad ee kasoo Wareegtay Aasaaskii Galmudug oo Dabaaldageedii Minneapolis Ka Socata (Sawirro + Dhageyso)

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!
RBC Radio (Minneapolis) Waxaa Magaalooyinka Mataanaha ah ee St Paul iyo Menapolis ka bilaabman doono saacadaha nagu soo aadan Xaflad si aad u weyn loo soo agaasimay taas oo ku saabsan Sanadguuradii Lixaad ee kasoo wareegtay Maamul Goboleedka Galmudug.
Sida Raxanreeb.com uu u sheegay Cismaan Xuseen Tahliil oo kamid ah qabanqaabiyaasha xafladaan ayaa waxaa kasoo qeyb gali doona qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee Gobolka Minnesota.
Marti Sharafta Xafladaan ka Hadli doona ayaa waxaa kamid ahaan doona  Gudoomiyaha Baarlamaaka Galmudug Mudane Xasaan Maxamed Hayle.
Xaflada kadib ayaa Raxanreeb.com idiin soo Gudbin doontaa Sawirada iyo Khudbooyinka Masuuliyiiinta iyo Marti sharafta kaleba.
RBC Radio
Minneapolis MN
Tell (612) 615-9556















[...] Read more here: HORDHAC: Sanadguuradii 6aad ee kasoo Wareegtay Aasaaskii Galmudug oo Dabaaldageedii Minneapolis Ka S… [...]
[...] See original article: HORDHAC: Sanadguuradii 6aad ee kasoo Wareegtay Aasaaskii Galmudug oo Dabaaldageedii Minneapolis Ka S… [...]
Waa Illaah mahadii haddii ay 22 Sano ka dib dhulkoodii ay dib ugu noqdeen, inoogana tageen Goofafkeenii ay inagu heysteen. Illaah aa mahad iska leh iyo mujaahidiinta Alshabaab.
Ugu horeyn waxaan halkan ka salamayaa masuuliyiinta maamulka galmudug iyo shacabkiisa hambalyo hambalyo hambalyo
Waxaa jiray muran maalmahan ka taagnaa maamulka qofka ah madaxweynaha waxaan rajeynayaa in guul laga gaadho arintaas. Waxaa jira dad cadow ku ah midnimada xasiliinoonida somaliya
Hamabalyo mar kale maamulka iyo shacabka reer galmudug
generaalka si fiican ha u taageeraan oo yaan laga gadaal hadlin waa nin wax weyn ka dhigi kara galmudug khaatumooyinka ku isku sheegana wax hala tuso intaas afka xun ku soo taaga galmudug hadii galmudug la aqoonsaday anaga hanala aqoonsado wax noqda dadka cawryinina ducufayahay.ali tuugiina iska aamina.dowladuu wax ka raadinayo warshadaheedii lacagtii uu ka dhacay ha u soo cesho