Khaatumo oo Ciidamo ka Goostay (Sawirro + Codad)


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Garoowe (RBC Radio) Ciidamadan ka soo gostay Maamulka Khaatumo ayaa waxa ay hore uga tirsanaan jireen Maamulka Puntland waxaan tirada Askartan ay garaysaa 30 nin iyo 3 Gaari oo loyaqaan noca Tiknikada markii ay soo gareen kontaroolka Galbeed ee Magaalada Garoowe ayaa waxaa ka hortagay masuuliyin ka tirsan maamulka Puntland oo uu kamid yahay Wasiirka Maaliyada, Taliyaha Ciidamada Booliiska iyo Saraakil ka tirsan ciidamada Maamulka Puntland.

Waxaan halkaasi kula hadlay ciidankan ka soo gostay Maamulka Khaatumo Wasiirka ku Xigeenka Maaliyada Puntland Cabdi Qowdhan waxaan uga Mahadceliyay in ay dib ugu soo labtaan maamulka ay dhismahiis qeyb ka ahaayeen kadib markii uu soo kala dhax galay isfahan laaan dhaxdooda islamarkaan dib lo saxay kadib markii ay soo Arkeen Xaqiiqada iyo Dabinka lagu hayo Bulshada reer SSC waxaan uu Wasiirku tilmaamay in maalmaha soo socda Lasugayo in ay ka soo gostaan Ciidamo kale.

Taliyaha Ciidankan ka soo gostay Maamulka Khaatumo oo lagu magacaabo Gashanle.Maxamed Cali Xirsi Afgaab oo isna ka hadlay ayaa wxaa uu sheegay in uu ka mid ahaa saraakiishii ugu horeysay ee ka howlgasha Maamulka Puntland ayaa waxa uu ka hadlay sababta kentay in uu ku biiro maamulka Khaatumo islamarkaan uu hada dib ugu soo labto maamulka Puntland waxaa uu ku sababay in maamulka Khaatumo uu u arkaayay markii la dhisaayay in uu yahay mid waxtar uleh Bulshada islamarkaan aysan aheen sidaas ay shaqsiyaad Gar ah ay dahohoda ku fushanaayeen.

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Gaashanle Afgaab oo tilmaamay in ay muhiim tahay in la garto ama lagarwaaqsado in aan somali ka maarmin islamarkaan ay muhiim tahay Midnimada iyo wada shaqenta Shacabka si loo garo guulo iyo in laga xureeyo Maamulka Somaliland Dhulka ay ka haystaan Maamulka Puntland waxaan uu balan ku qaaday in uu ka shaqeen doono danaha shacabka iyo in gacan bir ah lagu qabto dadka wax u dhibaya Nabada ay ku nool yihiin Bulshada.

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Mahad Abdi Ali

nakal143@gmail.com

Xafiiska RBC Garoowe

Share

10 Responses for “Khaatumo oo Ciidamo ka Goostay (Sawirro + Codad)”

  1. Ciise says:

    Khatumo seeg awalba waxay aheeyd mashruuc uu watay Galeydh, mashruucaas oo aha sidii uu boos uga heli lahaa Siyaasada Soomaaliya

  2. qardhaawi says:

    Nkkkkkkk r.i.p khaatumo seeg

  3. caaqil1 says:

    Ilaaahoow ===== sidaan udhaan orad baadilay .maalinba meel bay usii ordayaa orad baa baa dilay kkkkkk. War sida isku dhaama taariikh baa hari doontee.

  4. Khaatumaawi says:

    GUUL KHAATUMO
    Cadowgaaga reer Pintland iyo Siilyaanyoland wey jabeen aabahood Zenawi na wuu bakhtiyey kkkkkkkkkkkk

  5. masulsare10 says:

    aloow haku celin tiisa daryeelaa tukala kudara maxaa iga galay dayare ali khaliif waa soo dhaweeynayaa dadaalka uu kuraadsanayo kursiga ama magaciisa nin waliba naftiisa iyo caruurtiisa ayuu u xamaalanayaa dhul bahantoow ali waa kaas banaaka u baxay buurihii iyo dhirtii hawdka ahayd ee uu isku qarinayey kabax hada waxuu taagan yahay cidii doontaaba ha hadasho anigu danteeydii gaaray buukh iyo qaylana u ma baahni shan sano oo soo socotana kursigaas asagaa kunasanaya cidi lama hadli karto aayaroo gibin ah fartiisa subaga haku dhuuqo waxaa laga soo wariyey ama laga soo sheegay war heedhahaya waaba ladaalaye sidee loodagay neef baaba igasoobaxday markaan liiskii ku arkay magacayga ali iyo khaliif dad ku waa ila wadaagaane markaan isha ku dhuftay////// galayr////// ayaan sal mugiis u fariistay saacadaan kahor manasan oo waaba daalanaa feker iguma yareen habeen iyo maalin laf dhuun kashay buu igu noqday majixin jixa ha reer puntland igatag khaatumadeedana ma aqaane waa lugooyee kiibaaba igadabaqaatay (xaglatoosiye) waqti waa gaba gabo oo siyaasada iiga dheereeeyey balse hada darbigii iyo qorya isku dhiibkii waan kaga guuleeystay meeshuu doono xaglo hala aado khaatumo ama puntlaand kudar ama isaaq kudar ama cadan ka iibi shuushoow bax shuushoobax kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. ssc girl says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    khatumo mee day soowtii ku daysay , sadao calina , ethipia qabsatay oo tidhi ma ogolin in lagusoo darro golaha parlament ka maxaa yelay waxay u heesi jirtay kooxda ONLF , markaa deg deg baa looga saarayaa xildhibanaimada , kkkkkkkkkkkkkkkkk
    viva ssc
    viva xaglatosiye
    viva somaliland

  7. qansaxle city says:

    kuwaaan waa ////””’ … //// ti xalaashaa waa dhamaadday

  8. qardho says:

    maxuma hadaan puntland nhay qabaailka daga sidan gudoomiyhy baarlamaanka u siin lahyn nin ========== ah ama ========== ayaan geed dheer iyo mid gaaban u koraynaa haday saasi dhici wayso oo nin =========== ah ku soo boxo gud kaas nagu rido magacii reerka hadaba taasi dadow yaan cidna lagu eedayn mid na marta maaha xamar soo dhaafi mayso tusaale wanaagsan hadii nin ======= ah qaato g. baarlamaanka madaxwayne wxaa noonayaa sakiin codod badana waa helayaa goortaas isagaana dooranaya raysalwasaare dowladaasna meeshy ka talin lahyd soomali baa arki doonta hadhw yaan cidna lagu eedayn warkaas waa dajisanyahy wabilaahi towfiiq

  9. jubbolander says:

    khaatumo wxaan maqli jiary mashruuc weeye kursi lagu raadinayo allaylehe waa muuqataa aaway sool aaway dagaalkii raga badani ku dhinty oo isaaq layskaga difaacayay waa wareey meesha ciyaarbaa ka socota waa la arkayaa meeshy ku danbaynayso maalmaha soo socda warjiraaba cakaaruu iman

  10. amakaag says:

    Maalinba Dhinac u Yaaca — Cali Baysteen Fooqal Cali Baysteen

Leave a Reply