Guddiga Farsamadda Oo Soo Saaray Liiskii Ugu Dambeeyay Xildhibaannadda Baarlamaanka Cusub
Muqdisho [ Radio RBC] Shabakadda Radio RBC ayaa heshay mid ka mid ah liisaska ugu dambeeyay ee xildhibaannadda baarlamaanka cusub oo maanta oo Talaado ah dooran doona afhayeen iyo labadiisa ku xigeen
Guddiga farsamada ee soo xulaya baarlamaanka ayaa soo saaray liiskii ugu dambeeyay ee xildhibaannada.
Waxa ay sheegeen in 20 xubnood oo kaliya tirada baarlamaanka ka harsan tahay,iyagana maanta iyo llaa bari la soo dhameestiro doono
Hadaba waa kan liiskii ugu dambeeyay ee xildhibaannada baarlamaanka cusub, halka hoose ka akhriso.
BEESHA SHANAAD
1. Bashiir Maxamed Jaamac
2. Biibi Khaliif Maxamed
3. Burci Maxamed Xamza
4. Cabdullahi Colaad Rooble
5. Cabdiraxmaan Cabdi Cismaan
6. Cabdiweli Ibraahim Sheekh Muudey
7. Caadil Sheegow Sagaar
8. Cabdinaasir Maxamed Cali
9. Dr Aadan Xaaji Ibraahim Dauud
10. Faarax Sheekh Cabdiqaadir Maxamed
11. Fahmo Axmed Nuur
12. Ibraahiim Saalax Dayfullah
13. Jeylaani Nur Ikar Sheekh Suufi
14. Khadiija Maxamed Diiriye
15. Maryan Aweys Jaamac
16. Maxamed Axmed Keynan
17. Maxamed Cumar Caymow
18. Maxamed Cumar Dhalxa
19. Maxamed Cumar Maxamud
20. Maxamed Maxamuud Xeyd
21. Maxamuud Maxamed Jimcaale
22. Maxamed Warsame Maxamed
23. Mustafa Maxamed Cabdullaahi
24. Saaqa Aaden Maxamed
25. Shariif Maxamed Siidi
26. Shariif Maxamed Xasan
27. Tahliil Abdi Maxamed
28. Xasan Ibraahim Maxamed
29. Xuseen Maxamed Muuse
30. Yuusuf Maxamed Ismaaciil
31. Yuusuf Xeyle Jimcaale
DIGIL MIRIFLE
1. Aadan Ibrahim Dhaayow
2. Aadan Sheekh Maxamed
3. Abuukar Cabdi Cismaan
4. Aweys Cabdullaahi Ibraahiim
5. Axmed Mayow Cabdulle
6. Cabdullaahi Cabdi Garuun
7. Cabdullahi Xaaji Xasan
8. Cabdi Macallin Aadan
9. CabdiKaafi Macallin Xasan
10. Cali Aadan Xuseen
11. Cali Sheekh Maxamed Nuur
12. Cismaan Libaax Ibraahim
13. Cismaan Mukhtaar Maxamed
14. Dr. Ibraahim Xuseen Cali Saalax
15. Dr. Muumino Sheekh Cumar
16. Dr. Khaalid Cumar Cali
17. Eng. Maxamuud Maxamed Bonow
18. Faadumo Nuur Maxamed
19. Fowziya Maxamed Sheekh
20. Ibrahim Cali Cumar
21. Ibrahim Isaakh Yarow
22. Isaaq Maxamed Cali(Riino)
23. Isaaq Maxamed Maxamuud
24. Isgow Deerow Isaaq
25. Khaliif Sheekh Cabdullaahi
26. Luul Cabdi Aadan
27. Macallin Cali Aadan
28. Maryan Macallin Isaaq
29. Maxamed Cabdi Cali
30. Maxamed Cali Xuseen
31. Maxamed Cismaan Jawaari
32. Maxamed Isaaq Cismaan (Fanax)
33. Maxamed Kheyrow Maxamed Yusuuf
34. Maxamed Mursal Borow
35. Maxamed Rashiid Maxamed
36. Maxamed Sheekh Xasan
37. Maxamud Macallin Yaxye
38. Maxamuud Cabdi Xuseen
39. Mayow Mustaf Xasan
40. Maxamed Nuuraani Bakar
41. Muna Ibraahim Abiikar
42. Mustaf Mukhtar Guudow
43. Nuur Cali Aadan
44. Saalim Aliyow Ibrow
45. Samaan Maxamed Sheekh
46. Sayid Cali Cabdulkadir Macallin
47. Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed
48. Shariif Maxamed Cabdalle
49. Shariif Xasan Sheekh Aadan
50. Xabiibo Maxamed Kheyr
51. Xasan Cisman Xuseen
52. Xasan Macallin Xuseen
53. Xuseen Cismaan Xuseen
54. Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen
55. Yacquub Cali Maxamed
DAAROOD
1. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas
2. Aadan Sidiiq Maxamed
3. Cabdi Barre Yusuf Jibril
4. Cabdi Maxamed Cali
5. Cabdirashiid Maxamed Xiddig
6. Cabdirasaaq Cismaan Xasan
7. Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif
8. Cabdullaahi Bile Nuur
9. Cabdullaahi Xaaji Dayid
10. Cabdirasaaq Cabdullaahi Maxamed
11. Axmed Ismaaciil Maxamed
12. Cali Axmed Maxamed
13. Asad Maxamed Yuusuf
14. Axmed Aabi Aadan
15. Axmed Cisman Ibraahim
16. Bare Ugaas Geeddi
17. Cabdifataax Nuur Mataan Cabdi
18. Cabdullaahi Maxamed Ciise
19. Cabdullaahi Maxamed Xirsi
20. Cabdullaahi Xasan Rooble
21. Cabdullaahi Yusuf Xasan
22. Cabdullaahi Yuusuf Cali
23. Cabdinaasir Maxamed Cabdulle
24. Cabdiqadir Aadan Nuur
25. Cabdirashiid Xaaji Deerow
26. Cabdiraxman Xoosh Jibriil
27. Cabdiwaaxid Cabdullaahi Jamac
28. Cabdi Cabdullaahi Maxamed
29. Daahir Xaaji Geelle Faarax
30. Daa’ud Cabdikariim Sheekh Cumar
31. Dr. Cabdiqaadir Cabdi Xaashi
32. Dr. Cabdi Cali Xasan
33. Dr. Cali Khaliif Galayr
34. Xamza Sheekh Xuseen
35. Xasan Abshir Faarax
36. Ciise Maxamed Axmed
37. Mahdi Cali Cismaan
38. Maxamed Axmed Maxamud
39. Maxamed Cabdullaahi Xasan
40. Maxamed Iidle Geeddi
41. Maxamud Cali Magan
42. Maxamed Cadi Yuusuf
43. Maxamed Axmed Kulan
44. Maxamed Ismaaciil Shuuriye
45. Maxamed Sheekh Aadan Xiraale
46. Maxamuud Xayir Ibraahim
47. Muuse Axmed Ismaaciil
48. Muuse Xasan Cabdulle
49. Muuse Sheekh Cumar Jiis
50. Nuur Faarax Jaamac
51. Prof. Maxamed Cabdi Maxamed
52. Saado Cali Warsame
53. Saalax Axmed Xuseen
54. Sacdiya Careys Ciise
55. Saciid Cabdullaahi Maxamed
56. Sadiiq Cabdikariin Maxamed
57. Sahra Jaamac Cali
58. Siyaad Maxamuud Shire
59. Xuseen Khaliif Jaamac
DIR
1. Aamino Cumar Jaamac
2. Cabdullaahi Xuseen Cali
3. Cabdullaahi Cismaan Ducaale
4. Cabdullaahi Abyan Nuur
5. Cabdullaahi Cumar Abshir Cumar
6. Axmed Dhimbil Rooble
7. Axmed Aadan Axmed
8. Axmed Aadan Cabdiraxmaan
9. Axmed Xuseen Xasan
10. Busharo Cabdi Diriye
11. Cabdalle Xaaji Cali Axmed
12. Cabdinaasir Gaarane Maxamed
13. Cabdiqaadir Sheekh Cali Ibrahim
14. Cabdiqafaar Maxamed Oomaar
15. Cabdiraxman Maxamuud Caateye
16. Cabdirisaaq Daahir Maxamud
17. Cabdixakiim Cige Guuled
18. Caashakoos Maxamuud Cumar
19. Cabdalle Boss Axmed
20. Cabdi Xaashi Cabdullaahi
21. Cabdiraxmaan Axmed Suge
22. Cabdullaahi Qayad Barre
23. Cadar Abdi Warsame Isaaq
24. Caddo Maax Faarax
25. Cali Xasan Guyow
26. Cismaan Cilmi Boqare
27. Dr. Siciid Maxamed Cali
28. Dr. Ibraahim Suleyman Xaaji Nuur
29. Duniya Maxamed Cali
30. Faaduma Xasan Cali
31. Faaduma Odowa Rageh
32. Faysal Cumar Guuleed
33. Gen. Siciid Xasan Geeddi
34. Ismaciil Xasan Jaamac
35. Jaamac Axmed Maxamed Muuse
36. Jaamac Axmed Maxamuud
37. Jamaal Xasan Ismaaciil
38. Khadar Biixi Caalin
39. Khadra Axmed Ibraahim
40. Mahad Cabdalle Cawad
41. Mahad Maxamed Ducaale
42. Maxamed Axmed Gurxan
43. Maxamed Cabdullaahi Kaamil
44. Maxamed Cabdi Xayir
45. Maxamed Cali Xagaa
46. Maxamed Ismaciil Barkhadle
47. Maxamed Xasan Aadan
48. Prof. Axmed Ismaaciil Samatar
49. Ridwan Xirsi Maxamed
50. Sahro Cabdiqadir Cabdiraxman
51. Saynab Maxamed Caamir
52. Xiis Xasan Aadan
53. Xiis Muuse Cawil Cali
54. Xuseen Carab Ciise Xayd
55. Xuseen Cabdisalaan
56. Yusuf Dirir Cabdi
57. Zakariye Xuseen Aare
HAWIYE
1. Cabdiqaadir Cosoble Cali
2. Cabdiraxmaan Ibraahim Cali
3. Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi
4. Cabdisamad Maxamud Xasan
5. Cabdiqaadir Maxamed Aadan
6. Cabdullaahi Jamac Xuseen
7. Aamina Maxamed Cabdi
8. Axmed Geeddi Jimcaale
9. Bashiir Addow Alassow
10. Cabdullaahi Goodax Barre
11. Cabdullaahi Maxamed Aadan
12. Cabdullaahi Cali Axmed
13. Cabdiqadir Cali Cumar
14. Cabdiqaadir Macallin Nuur Maxamed
15. Cabdiqaadir Sheekh Xanafi
16. Caasha Xaaji Cilmi
17. Cabdi Axmed Dhuxulow
18. Cabdisataar Sheekh Cabdisalaam Sheekh Xasan Barsame
19. Cali Nuur Xuseen Cali
20. Cali Yuusuf Cisman
21. Ciise Wehelie Maalin
22. Cismaan Maxamed Cabdi
23. Cumar Cali Nuur Cumar
24. Cumar Islow Maxamed Abuukar
25. Cisman Xaaji Cali
26. Daahir Aamin Jeesow
27. Daahir Xasan Cabdi
28. Dr. Khaliif Maxamed Xaaji Xasan
29. Xasan Macallin Maxamud
30. Jawahir Axmed Cilmi
31. Mahad Maxamed Salaad
32. Maryan Cariif Qaasim
33. Maxamed Abukar Islow
34. Maxamed Cabdullaahi Xasan
35. Maxamed Cabdalle Faarax
36. Maxamed Xasan Ibraahim
37. Maxamed Maxamuud Guure
38. Maxamed Maxamuud Ibraahim
39. Maxamed Axmed Nuur
40. Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow
41. Naciimo Maxamed Gacal
42. Nadiifo Maxamed Cismaan
43. Nuur Iidow Beyle
44. Nuur Maxamed Xuseen
45. Qaali Axmed Diiriye
46. Sacdiyo Cumar Sheegow
47. Samira Xasan Cabdulle
48. Shuriye Mumin Afrax
49. Ubax Tahliil Warsame
50. Xalimo Xasan Cumar
51. Xasan Macallin Maxamed
52. Xasan Shiikh Maxamuud Calasow
53. Yuusuf Geelle Ugaas
Liiskan cusub ee soo baxay, saaka ayaa ku soo aadaya iyadoo wali muran baahsan oo ka dhexjiro guddiga farsamadda iyo maxkamadda sare, taasoo la xiriirta xubno loo diiday in lagu daro baarlamaanka cusub kuwaasoo lagu eedeeyay in dambiyo dagaal ka galeen dalka, waxana ka mid ah Maxamad Ibraahim Xaabsade, Maxamed Qanyare, Cumar Finish, Aadan Madowe, Bootan Ciise Caalin, iyo kale, kuwaasoo maalmahan cabshooyin u gudbinaayay maxkamadda sare, waxana la filayaa in maxkamadda ay maanta go’aan ka soo saarto arrintaas.
RBC Radio
——————————
Xafiiska Wararka Muqdisho











Asc Fadlan ma Iga Jahil sari Kartan Beelaha Dirta ula baxdeen. Thnks
Somalida halkaan ku qoranoo dhan iyo kuwa akhristayaasha ah ba dawlad hadaad rabtaan doorta aqoonyahanka caan ka ah dr abdiwali Mohamed haas a was shaqsi nadiif ah oo an aqoon qabyaalad iyo qabiil ,waana daacad dadka dhan u adeegaya
Sxb isaaqruler dir wa qabil waynaha ka kooban isaaq ciise iyo dirta dagta gobolada dhexe, thanks
isaaqruler cid dir loola baxay majiraan lakiin dir waa qabiil facwayn waxaana ku abtirsada qabaa’il badan waa lagayaabaa qaar sheegta in ay jiraan