Maamulka Degmada, Kan Gobalka Nugaal & Wasiiro ka tirsan Maamulka Puntland oo kulan la qaatay Gudiyada Xaafadah Caasimada Puntland (Sawirro)
Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!
Radio(Garoowe) Kulankna ayaa ahaa mid ay Maamulka Degmadan Garoowe iyo Kan Gobalka ayaa la qaateen Gudiyada ama Gudoomiyaasha Xaafadaha kaladuwan ee degmada Garoowe waxan ku wenlinaayay kulankan Wasiiro ka tirsan Maamulka Puntland sida wasiirka Maamul wagan iyo Madaxtooyada waxan muhiimada kulankan uu ahaa sidii loga feejinaan lahaa qatarada dadka waxa laaya islamakaana an aqoon uxda lo lahayn waxaan waxaan muhiimada la saaraayay sida loo tira koobi lahaa dadka kunool xafada kaladuwan ee Caasimada Puntland.
Gudiyadan Xaafadah kala duwan ee caasimada Maamulka Puntland iyo laamaha amaanka ayaa waxa ay siween iskula gorfeenaayeen Doorka ay kaqadan karaan dadka kunool xafada magaalada Arimaha nabadgalyada iyo in ay sigaar ah u eegan dadka ku soo kordha Xafaddaha Caasimada waxaan dadweynaha kazoo qeybgalay kulankan ay balan qaaden in ay si buuxda ula shaqen doonaan Laamaha amanka Maadama mudooyinkan ay ku soo bateen dilalka ka dhaca Caasimada Garoowe.
Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo kulankan ka hadlay ayaa waxa uu siwen ughadlay in dadka kunool caasimada ay baraarugan maadam ay ku soo badanayaa dilalka qorsheysan ee lagula begsanayo dadka magaca iyo sharafta ku dhaxleh gulshada waxaana uu gudoomiyuhu tilmaamay in la sameeyo diwan galin ama kaarar aqoosi si loo ogaado dadka ku soo kordha xaafada Magaalada islamarkaana ay la soo socodsiiyaan Laamaha Amaanka si baaritaan logu sameeyo uuna amnigu u hagaago.
Gudoomiyaha Golaha Deeganka ahn Duqa Degmada Garoowe Cabdi Casiis Nuur Cilmi Koor ayaa waxa uu ka dhawaajiyay in lasamen doono tirakoob rasmi ah oo la xiriira dadka dagan Caasimada waxaan uu shacabka ku booriyay in ay Gacan ka geystaan Diwaan galinta Xaafadaha kaladuwan ee caasimada si loo ogaado Qoyskasta inta ay ka kooban yihiin waxaa kale uu u gudoomiyuhu ugu baaqay shacabka in ay xiraan luuqaqa ama jidadka yar yar si loo adkeeyo amaanka Magaalada.
Wasiirka Maamul wanaagan iyo Madaxtooyada maamulka Puntland oo isna kulankan ka hadlay an yaa waxa sheegay in xaafad kasta lasiin doono Ciidan kooba oo heegan ku ahaada xafada Caasimada si ay wada jir uga wada shaqeeyaan ciidamada iyo Shacabka waxaan uu shacabka ugu baaqay in ay laba jibaaran dadaalka lagu doonayo in lagu adkeeyo Amaanka Caasimada Puntland.
Mahad Abdi Ali
Xafiiska RBC Garoowe


















Waa yaab, maxaa ku dhacay gobalka Nugaal, oo hoggaanka u hayey nabada Puntland? War heedhe meesha ka toosa, maanta ayey ugu darantahay, oo Alshabaab, waxay u soo carareen Puntland, meel kasta iyo luuq kasta ayey fadhiyaan
Faroole wuu talaabo qaado, oo uu qayliyaa, ma aha inuu ciil la aamuso ama is dhiibo. Waa meel walba la dhigaa kotarool, si loo qabto cidii dhib geysata. Ciidan sir oo masjidka, suuqa, xaafada iyo xuduud gobalka Nugaal ka shaqeeya ayaa loo baahanyahay
[...] ayaa la sheegay kulamo kula qaadan doono halkaas mas’uuliyiinta maamulka degmada iyo qeybaha kala duwan ee [...]