Madaxweynaha Puntland oo Ka Hadlay Doorashada Ka Dhacay Galmudug ee lagu Doortay Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid
Garoowe[ RBC Radio] Dawladda Puntland ayaa ka hadashay go’aan ay maanta golaha Baarlamaanka cusub ee maamulka Galmudug madaxweye ugu doorteen Cabdi Xasan Cawaale(Qaybdiid) oo horay u ahaan jiray Wasiirka Macdanta iyo biyaha iyo Talyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ee Xukuumadihii DKMG ahaa soo maray.
Madaxweynaha Puntland Cabdirixmaan Maxamed Maxamuud Faroole oo maanta la hadlay Saxaafadda ayaa ka hadlay mowqifka Dawladda Puntland ka taagan tahay Isbadelka cusub ee ku yimid maamulka Galmudug iyo doorashada Madaxweynaha cusub ee Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in hawsha ay u taalo reer Galmudug isla markaana aysan Puntland ku faragelin doonin maadaama buu yiri cid walba meesha ay degan tahay iyadu ay mas’uul uga tahay Shacabkeeda iyo cida ay Xukunto.
…”"Arrimahas dee meel walba cidii degan iyadaa akhyaarkeed leh anagu faragelin kuma lihin,waxan ka rajeyneynaa inay noqoto maamulkaas mid khayr qaba oo nala shaqeeya oo aan deris nahay oo aanaan kala baxsaneyn…”"ayuu yiri Farole.
Faroole oo laga dhadhansan karayey hadlkiisa in uu Saluugsanaa Madaxweynihii Galmudug Maxamed Axmed Caalin ayaa sheegay in Caalin uu kala shaqeeyey Puntland hawlaha Dastuurka isla mar ahaanata uu gacan weyn ka geystay dardargelitiisa iyo sidii lagu ansixin lahaa intaba.
...”"Raggii hore oo meesha hadda joogay oo u kamid ahaa Maxamed Axmed Caalin waa nagala shaqeeyey Dastuurkas maanta lagu dhawaaqay gacanweyn buu ka geystay wax badan oo kale buu nagala shaqeeyey in Kumeelgaarku uu dhamaado,waxan rajeyneynaa maamulkasu isga ikhyaar u leh cidii uu dooranayo iyo cida uusan dooraneyn laakiin anaga waxaa nala gudboon inaanu derisnimo wanaaga kala shaqeyno iyana nagala shaqeeyaan…”“ayuu yiri.
Sidoo kale waxa uu xusay in uu ka filayo dhinaca maamulka Galmudug sidii Dawladda Puntland ay ugala shaqeyn lahaayeen la dagaalanka kooxaha Burcadbadeeda iyo Al-Shabaab oo muddooyinkan hawlgalo looga Sifeynaayo ay Ciidamada Puntland ka wadaan magaalada Gaalkacyo ee cxarunta gobolka Mudug.
..”"Wax badan baa ka xun Gaalkacyo iyadoo Operation [Hawlgal] ay Puntland kaga jirto heer oo la qaqabanaayo Burcadbadeed iyo Al-shabaab intaba marka Burcadbadeed iyo Al-Shabaab maadaama dhinacas ka shisheeya Gaalkacyo aysan degenayn waxan rajeyneynaa maamulka Galmudug inaan is kaalmeysano oo aan gacan isa siino si aan ceebta Soomaaliya uga tirno meeshaas ka shisheysa ilaa Hoboyo, Xarardheere iyo Ceelbuur oo Al- Shabaabku iyo Burcadbadeedu fadhiyaan oo dad badanoo Umadaha aduunka kamid ahna si xaqdaro ah loogu haysto in Xornimadooda loo soo celiyo aan iska kaashano iyana saasaan ka rajeynayaa…”“ayuu kusoo koobay hadalkiisa.
Madaxweynaha cusub ee Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) ayaa noqonaya Madaxweynihii Saddexaad oo u yeesho maamulkas ka dib markii la aasaasay 2006,waxaana isagu si weyn uga horyimid talaabadan Madaxweynihii hore Maxamed Axmed Caalin oo ka dhawaajiyey in waxa meesha ka dhacay uusan ku qanacsaneyn isla markaana uusan magacaabin guddiga doorashada oo dad gaar ah ay wataan.
_______________________________
RBC Radio
Xafiiska Garoowe











War faduulisanaa ninkani kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Bal maxaa umuurahaa geliyay, Garowe iyo Qardho muu ku ekaado.
Yaab anagaa aragnay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
[...] Original post: Madaxweynaha Puntland oo Ka Hadlay Doorashada Ka Dhacay Galmudug ee lagu Doortay Cabdi Xasan Cawaale… [...]
allow astur ceebta kani waa Moorayaanka ugu weyn ee ku soo baxey asagoo ahaa darawal noqdey Gen allow ceeb hanoo dilin ileen mooryaan wax isqabta meesha majoogaan haddba dadka dagan Galkacyo waa iney Baraxley iska jiraan oo hadda uu xoog ku heysto Mooryaanka darawalka ahaa cabdi qaybdid oo horey xasuuq ba’an ugu geystey gobolada dhexe oo lagu sugayo sida looga taqalusi lahaa haddba sheekadu waa ay iska cadhey caado qaate darawal cabdi qaybdiid iney reer baraxley aysan rabin nin xamar laga soo cayriyey sheekadu waa ay iska cadahey in caalin meesha laga saaro ayuu rabey oo ay ku baa’abado reer baraxley uuna lacag siisto oo Faroole waa uu ku faraxsanyahey tuugan meesha ku habsadey oo ah nin xamar laga soo gamey oo ahaa darwal farmaajo baahihiis u ahaa somalairlane haddba sheekadu waa cadahey iney tuugo meesha ku shubmayaan oo ay noqoneyso Galkacyo meelo bahalo galeen ah oo dadka dhiigooda lagu cabo
walaahi somalidu in ay wax fahantahay ayaan moodayay laakiin wali waxba may ayan fahmin nin dagaal ooge ah in madax laga dhigto waqtigaan ayadoo lamaaryo 2012 waa nasiib daro
jiilkaas dagaalada iyo hooga iyo ba.a taariikhda ulahaa in lamaxkamadeeyo ayeey ahayde in hogaamye loo doorto ma,ahayn inkastoo hogaame qabiil uu iska yahay waa asagii oo shaati loo galiyay
WALEE NINKASTAABA HA HADLEE NINKAASI WAANIN
INTAAS WAXAA LACAAYAYAA OO LA AF LAGAADEENAYAA WAA CURAD KII HARTI WAR ISKU XIISHOODA
XATAA SAAS UMA CAYDAAN IIDOORKA WAXAAD TAAGAN TIHIIN MEESHII HAWIYAHA WAX KA SHEEGI JIRAY XABASHIDA WAAYO HAWIYE ASAGAAN XIRIIR KA DHAXEEYN YAR IYO WEYNBA ISMIIDAAMINAYA
WAXBA KAMA SOKEEYSAAN HAWIYE MEESHUU MARAAD MAREEYSAAN WAAYO KII XILWAAYA AMA QORI LOO DHIIBO AMA GAARI QORISAARAN YAHAY WAXUU ULAGALAYAA IIDOOR HADHOOWNA ASAgoo fara maran biuu kuu soo laabanayaa waa sideey G10 uxaa lufiyeen qurba joogta hadba reer la hoyashada hada ma bilaaban 800 00 sano kahor bay bilaabatay (dhulbahantoow tasho oo iskuduwo lugaha)
aflagaado wax yeelimeeyso bulsho dhan ee sokeeyaha iyo shisheeyaha yeesan idin la yaabin koleey ceebi waa laba af maroojise balse waxaa la yaablehemeesha horweeynkii dudurisay aarankii maxaad moodaa
aqoonyahanadii baa caaytamaya caamadii maxaad moodaa////
Ahmed
Sheekadu ma “Hadaanu aamusno ariga sida laga deeyn maayo, hadaan hadalnana waa af salax ku dhag”. Waxaan rajeeynayaa inaan maah-maahdaas saxay,waa la iiga fiican yahay dhinacaas.
Wax ka wanaagsan oo Faroole dhahi lahaa maaqaan. Howl reer PL u taal maaha waxa reer Baraxleey ku heshiiyaan, laakiin adigu taasna eed baan uga dhigtay Faroole.
Waa yaab!! Qofku haduu jiran yahay cid kasta ineey la bukootu qalbiga ka jecel yahay baan maqli jiray.
Horta reer Baraxley dagaal oogaha hogamiye dhaama maleyihiin?
Mamulkii lamagac baxay galbeedka Mudug xagee ku danbeeyey?
ASLAAMucaykum walaalayaa ilaahay mahad ha usugnaato :walaalayaal erayga doorasho qof kastaa ladoorankaraa umada qof kayjeclaato waydooranee idinka iskadaay war xuma tashiilka Genaralka waaladoortay ilaahay ha udhib yareey xilka uu qaaday? midakale maraa leedihiin waxa buu dilijiray markii colaad dhacday waa lasdilaa yaadadka shuminjiray markay colaad dhacdo midakale waxaa tiraahdee waa hogaamiye qabiil ?waacidee cida aanlaheen hogaamiye qabiil? waxaa tiri shaati kaluu noo soogashatay maanta wuxuu kuu soogashatay shaati madax weyne? walaalayaal soo maaliya oo dhan baa qabiil soo martay maahan inaa asaga farta ku fiiqdaanilaahay waxaan kabaryaa inay somali israacdo oo walaao noqdaan oo xumaanta laska ilaawo? maxaweynaha galmudug waxaan udiraa tahniyada xilka uu qaaday ilaahay ha ufududeeyo kii kasoo baxo alaha kadhigo AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIn
WAA KAN WARKAAS OO VIDEO AH http://youtu.be/xGXG1vOGsyQ
ACWW:War ceeb ma ahan qofku in uu ka hadlo fakarkiisa ta kale ma dadka afafkoodaad koontalooshaan cajiib.
Reer Galmudug maalin madow ayaa u bilaabatay,iyagoo cirkaas maraaya oo ganacsigii dalka gacanta uu u galay ayay waxaa ay bilaabeen USC,USC,USC waxaa u kacay wiil halaag(Caydiid)AU dhaqaalihii waa dhamaaday wiilashii waxaa ka soo haray mid jis ah iyo mid waalan waxaa ay gaareen maanta in aysan awoodin 500 will oo fiyow in ay ka ciidamiso waxaa sidaa ku xigay Abdiqaasim waxaa haddana ku xiga Abdullahi Yusuf AU maanta waxaa wiilashii dhamaynaya sheekh shariif waxaa intoo dhan ka horeeyay Maxamed siyad bare AU Somali askari iyo dagaal kama daagaalaan miyaa?war nabad iyo dib-udhis dhagar qabe ma keeni karo
war tollow faroole maxuu ku fakaraa, miyuusan ogeen in xaafadiisa un wax u yahay, allee cagtii joogsan weeydaa marbaay ceeb la, kulantaa.
Mudane abdirahman mohamed sheikh mohamud adiga kurisga miyaadan ku caajisin ????????????????????????????
Galmudug
Waa kud ka guur oo qanjo u guur
Alla kariim
Viva khaatumo state viva somaliya
Adeer Cabdi qaybdiid wuu ku qasbanyahay in uu la shaqeeyo dawlada Puntland . Tankale Yaa kaga futa xun Adeer karbaash ayaa lagala daalayaaa maanta Puntland CID Ka xoogweyn malaha AMA baraxley dhaha AMA hargaisa dhaha
MASUUL SARE,, SXp maxaad shirka latimi adaaba xoolaahe waliba ka ugu sii xoolaysan xoolayaasha , adigii baa qaawane markasad cid magasaa , adigu islayaab taadana ka adkow beelaha walaa lahaa hakala dhex is taagin adiguye . What the virus , wax aad kala ogtahay malaha puntland iyo meel kale toona waxba adoo kale kama taro, wayo bukaan ayaad u muuqataa qabiilku dilooday caadifaduna madax martay noocaana p/l loogama baahna , dad fayow ayaa jooga , go to the nearest hospital
Cabdi qaybdiid waxan rajaynaynaa inuu nagala shaqeeyo burcad badeeda meeshay joogaan anagaa ugu tagaynee alow may ahaato Ceelbuur ahaato lkn hadaad fawdo noola imaatid sidii caalin xilka looga tuuray ayaa lagaaga tuurayaa YOU UNDERSTAND
Asc salaam kadib Aad ayaan ugu Farxay doorashada cabdiqaybiid ninkii Cali qaliiF tiri [[[[[[ Caqli u gada ee faroole ahaa maanta loo helay qabdiqaybdiis , balmaantay ka dib faroole ha caytamo , dagaalkii 91 sagaanashkii uu hogaaminayay cabdiqaydiid ayaa dib loo xasuusana guuleed waybdiid
NINKAAN IN AY DOORTAAN REER GALMUDUG WAA KU FIICAN YIHIIN MARKA LOO FIIRIYO FAROOLE AF-DOORSHAAN CAQLI MALAHA LAAKIIN WUXUU YAQAANAA NINKII GACAN WAX UGA QABTA WUXUU U MALEEYAA CAALIN SUUFI, NINKAA WAA KU FIICAN YAHAY IN FAROOLE MA XISHOODE MADAXA LOO GELIYO ILEEN FAROOLE WAA NIJAAS AAN XISHOON… CAQLINA HA LOO IIBIYO
Kan la baxay DAACAD waa mid qariban.Malaha waa mid an soomin(sawm).Qof yahoow waxaad tahay mid Xishoodkii iyo xushmadiiiba ka tageen mudo hore.Waayo waxa ad ku hadashay kuma hadlo qof xishoonayaa.
ASC bacda salan Gen Cabdi xasan cawaale Qaybdiid waa Madaxweynaha Galmudug State Faroole waxan odhan lahaa kuuma taalo kuna qasbana inuu siyaasadada u adego mid ku darso ninkan wa Qaydiid wana nin rer Pl yaqaanin ninkuu yahay mahan mdi hada laydin barayo waxan filayaa have Qiyaame waa xusustaan Any nin wlaba danbtiisa isagaa u madax banan iyo siyaasadiisa
‘@GURO CEEL BOY TAARIIQDA LAMA SOCOTID WAXBAA LASHEEGAA BAAD MAQASHAYE ANAA GAALKACYO JOOGEE IWEYDII HAVE QIYAAME.HORTA NINSOODUDEY OOHABEENIMO WAXGAADEY MADAGAALAMINE WAA FULEY HADUU MAXAS HABEEN XASUUQEYNA GEESI MAAHEE WAA GACAN KUDHIIGLA WELIGIINA DHARAAR MADAGAALAMINE KAFOOKAFOOL IYO DHARAAR MARKEY GAARTEY WAATAANU HILMO CAGA MURUX KU GEYNAYE MUU ISKA KAAYA DHICIYO OO CABDULAAHIYUSUF KA QUDBEYNAYEY HARADHEERO MEEL10KM UJIRTA RAGANIMO IYO DAGAAL MARKAA HADUU NINYAHAY AYUU ISKA KAYDHICIN LAHAA OO IBAREERI LAHAA MARKAAN MAXASTIISII INTA KANAXNEY AYKU TUUGSADEEN ADEEROOW AGON BAANU NAHAY BAAN TAAGNAA OO GAALKACYO HESHIISKU KADHACAY OO LASOO GALIYEY AYAGOO CAQDEY, XAGEEBUU JIREY MARKAAS MUUSOO MUUQDO ,WARYAA NACASYOHOOW MOORYAANKA NIN MAXAS AAN HUBAYSNAYN HABEEN MIREY NIN RAGA MAAHA LAGUMANA FAANO EE KUSOO FAAN HADAAD HAYSATO GEESI WAJIKAWEJI II SOO HOR ISTAAGI KARA OO ISAGA KAY FILAN WAA LAYDIN YAQAANAA MOORYAANI DHABAR ADAYG DAGAAL UMALAHA SINJI TUUGAYSI MOOYEE MAXAADSE HADA ISKU HAYSAA OO KUFAANAYSAA OO UU YAHAY FARDO LAYSU HAYO MAXAA LAYSAGA FAANIN ASAGA IYO TOBAN KA XOOGBADANBA CAGTAAN MARIN KARAA HADAAD DAGAAL UFIRANAYSID WEYNUNA ISNAQAANAA ILAA 300 SANO ISKEEN FAGAARAHA GAWNA NALOOKUGUMA SIIYO DAGAAL NABADNA CIDI NAGAMA BADISO FULEYAHAW FAANKU DILOODEY MEESHAAN AWOOWEYAASHAAA IYO WIXII LAMIDA WELIGAYBA MARIN JIREYNA TAARIIQDA WEY KUUGU QORAN TAHAY EE OROD HADAAD RABTO WEREYSO WAAYEELKIINA AR AADHUUSO,AR KABDO SOO QOYSTA IWM XASUUSNOW SIDAAN WELIGAYBA KUU SAARNAA BAANAN KUU SAARAAN DOONAA HADAADAN DHUUSADA IYO FAANKA JOOJIN HANA ISKU HADLIN ADOO IS YAQAANA .YAA MISKINA”
‘@MAXAMED WARYAA AMA KUFARAX AMA KANAX FAROOLE ISAGA IYO KUWA LAMIDABA WEYS GARANAYAAN HANA CAYTAMIN CAYDA WAA IDINKA MEHERADIINEE CALI QALIIF CAQLI HALOOGADO HADUU YIRI WAA RUN .OROD DHAGAYSO WAXYAALAHA UU KU HADLO ISAGOO PARFISOOR SHEEGTA WALAAAHI INAAD HADAAD CAQLI LEEDAHAY KA YAQYAQSANAYSAA OO AADAN LAMID AHAYN DAAWO FIIDIYOOWYADA MARARKA UU HADLAAYO ANAA KANAXA OO SABABTU TAHAY MAGACA UU SHEEGANAYO IYO SIDA UU UHADLAAYOAMA CAQLIGIISA LOO FASIRAN KARO ISMA LEH DAAWO ADIGU WAXAAUU KU HADLAYO WAAN JIRIIRICOODAA WAAYO CAD BAA IIGU YAAL MANA JECLI INUU SIDAA INTA UHADLO LA ARKO WAXA UU YAHAY FAROOLENA WEYSYAQAANAAN QAYBDIIDE OGOOW LAGA SOO BILAABO 300 SANO MEESHII LAYSLA MARI JIREYBAANA LAYSLA MARAYAA HADII LOO BAAHDEE ADUU WAX KULA YAHAYE IYAGA HADA ISUGUMA HOREEYSEE KU DARSO XISAABTA.
========== maxuu ahaa cabdu lahi yusuf tuug fuley ah oo cidan shisheeye kumanan dad ku layay ma aheen war umadan aan xishon maxey ahayeen bal faroole meeqo umad ayoo layay away garsoor maatada uu ku laayay waa al shabab dhah qof [[[[[[[[[[[[ maba xumado umadaha kale ayaa xun aqligii iyo ximgadii xagee idinka martay waa adinka umada kale un afkaas ku haya meshinas ku ekada hada faraha kala baxdin umadaha dariska nila ah waxaad ka baqeysaan in aad isko soo jesatan markas ayaa marna ;;;;;;;;;; marna ;;;;;;;;;;;; marna ………… war umada ha niga amaan hesho hadaa nabad rabtaan waxyahoow qurmay