Maxaa Soonka Buriya?- Darsigii 3aad (Dhageyso)
Akhristayaasha Shabada Raxanreeb, markale ku soo dhowaada dasrsigii 3aad ee aanu ugu talagalnay bishan Ramadaanka ee Kheyrka badan si aan uga wada faa’ideysano.
Darsigan oo ah kii 3aad wuxuu ku saabsan yahay waxyaabaha soonka buriya iyo shakiga dadka ka gala arimaha qaarkood ee aan soonkooda burin. Waxaana codkiisa nagu soo gaarsiinaya Sheekh Maxamed Macalin, Ajar iyo xasanaad ALLE SWT haka siiyo.
Waxaana idiin rajeyneynaa inaan dhamaan ka wada faa’ideysano oo waxyaabo badan oo faa’iido ahn a aan ka heli doono darsigan.
Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!
___________________________________________________________________
RBC Radio










