Musharax Maxamed C/laahi Farmaajo: Majiraan Wax Qilaaf Ah oo Igala Dhaxeeya Beesha Caalamka
Muqdisho (RBC Radio) Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay in uu haatan rajo badan ka qabo in uu ku guuleesto xilka Madaxweynenimo ee Soomaaliya.
Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya oo haatana ah Musharax u taagan xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya ayaa sidoo kale wuxuu meesha ka saaray in uu qilaaf kala dhaxeeyo Qaramada Midoobay iyo waliba Midowga Afrika.
Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa wuxuu sheegay in aysan jirin cid ka tirsan beesha caalamka oo haatan qilaaf xoogan uu kala dhaxeeyo, asdooga sheegay markii uu xafiiska ka tagay in uu u tanaa sulay xalka umada Soomaaliyeed.
“Aniga waxaan isqabanay gudoomiyihii baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Adan, markaas ayuuna ku dooday in sadax sano loogu daro ama farmaajo uu xafiiska ka tago, sidaa darted waxaan qaatay go’aan ah in aan tanaa sulo.”sidaa waa yiri Farmaajo.
Wuxuu sheegay in uu haatan qabo Rajo ah in uu ku guuleesto xilkaan asgoona sheegay hadii uu guuleesto in uu wax badan ka qaban doono dhibaatooyinka balaaran ee haatan ka taagan wadanka.
Maxamed C/laahi Maxamed farmaajo ayaa haatan wuxuu ka mid yahay musharixiinta badan ee u taagan xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya, waxaana taageero badan uu ku leeyay gudaha wadanka.
RBC Radio
Xafiiska Wararka Muqdisho











farmaajo guul sxb hadii aad tahay daacad ilaahay haku guuleeyo
soodhawoow farmaajoow waxaad tahay shaqsi ilaah kumanaystey naxriis muslinimo oo waxaad tahay shaqsi buuxinkara booska iyo xilwaynaha banaan ee somali oo dhan ay sugayaan wax dhulka kaqaada oo soonooleeya nololshii iyo midnimadii abadgelyadii bilicdii xoogii dhaqaalihii waxbarashadii iyo caafimaadkii waxsoosaarkii iyo isfahan iyo kalsoonidii looga bartay shacabka somaliyed oo u buka inayhelaan hogaan caafimaad qaba oo isusooceliya dhamaan noloshii iyo midnimosoomaaliyeed oo uu kafaa iidaystey jaahil manexe tuug qabyaali qaran diid iimaanlaawe iyo cadow madow iyo cadaanbaleh oo lookufay kadibna ilaamaanta beerka ugajiifa oo ubaahan rag iyo rabi iskaashada oo inta ilaahay latalo saarto looguntado dagaal iyo dadaal lagusoo dhameeyo musuqmaasuqa qabyaalada dagaalada aanmacnaha lahayn ee uukafaa iido sakiin iyo gumaysiga manexeha ah waana in hangool laysaga qabtaa manexeyaasha kiishaka aan buuxsamin wata ee ilaah hakuukaso oo ilaah cadogaaga iyo cadoga umadasoomaaliyeedba ilaah hajebiyo oo ilaah hakaa xijaabo waxaan arkaa oo qura inaad tahay NIN MAANTA LOOBAAHAN YAHAY OO RUNTII SOMALINMO IYO MUSLINIMO IYO AQLAAQ IYO CADAALAD IYO CIMRI INTABA AY KAMUUQATO EE NOOLOOW OO GUULAYSO INSHA ALAAH WAANA KULAJIRNAA OO WAA KUUSOODUCAYNAA WAXANA AHAY SHAQSI SOMALIYED OO JECLAADAY SIDA KUWA NAFTOODA KUUHURAYBA JECLAADAY SHAQADAADII IYO RAXMADAADII AAD KU KASBATAY MEEL OLOSHAY OOLAYNACAY OOLAYSCUNAY BAAD BAAD DARUUR DAWLADEED IYO DARUURNABADEED KAMUUJISAY EE NOOLOOW CADWGAAGANA ILAAH HAKAAXIJAABO AAMIIN
What isthe ‘beesha caalamka’ ????? Mudane farmajo shacabka somaliye ayaa ku tagersan manaqan beel caalam iyo filimadaas dadka somaliyed aya ku raba forget inn cmmunty , waa mahiga iyo wax lamidee wax micnale mahaa ,xigmadi kuma jirtee ayagaa nawaalaye .soodhawaw
gacma furan iyo qalbi furan .
walalkeen farmaajo allaha guuleeyo.
isaga waxaan usheegi lahaa weligii dadka dulman iyo masaakiinta ka ag dhawoow.
Farmaajo waxaa ku tufay Allaha u naxariistee Ayeeyo Timiro Cukaash. waa nin xag Alle iyo xag Soomaali inta wanaaga jecelba ( oo aan anigu ka mid ahay ) ka duceeysan.
ninkaan Burji wuxuu leeyahay aysan lahayn siyaasiyiinta kale ma ila aragteen horta?
hogaamiyaha ruuxiga ah ee shacabka somaliyeed beesha caalamka ayadaa ku qasban in ay kula shaqeeyaan waayo beesha caalamka waxay garawsatay oo ay qirtay rabitaanka shacabka
waxaa laga baqayaa hadaan adiga lugu dooran in kacdoonkii carabta oo kale uu wadanka kadhici doon
dadka siyaasadaha falanqeeya %90 adiga ayeey ku saadaalinayaan mudane
hadan ka dhibto fikirkayga ah farmajo masiiyeen xil anigu wayo malinkii umadan oodhan ayku hanwaynayen oo an barafka kuwaregaynay oo kumudaharadaynay xagenogatagtay waxan huba inad hadad isa siidhajinlahayd aad isbadal wayn kusamaynlahayd wajigi siyaasaded ee somaliya oodhan hanka umadu wuxuu ahaa boqolkiba boqol somali magacaga ayay kutahayen oo maxamed siyad alaha unaxariste somaliya wuudhisay melna wugarsiyay qaladba ha dhace adoo maxamed ahna wad soobaxdo dadki oo an rajoqabin ayad rajo u furtay malaha maxamed yadanba kusamcanhay ayanba isniri wlahai wa bilramadan hanka ayad nagajabisay sarkal xuno ugandays ah aya kuguyimid oo kuyiri markad is adkaysa iska dhib xilka adna wadbaqday ninjilicsan ayad ahayd janiskas ookale cali maxamed gedi haduu helilaha wanhuba mantay somalya cagaheda ayay kutagnanlahayd marka anigu hankumahayo farmajo bari ayay besha calamku kudhahayan iskatag wadna tagaysaa xil anigumaqabo in lagudhibo wayo meel cidla ayad nogatagtay qayr bayahyd oo bad bado qaranba soobaxday oo gaas iyo carab iyo xoosh baa wadanki bad badshay marka farmajo inlaysku daliyo mahana wanin jilicsan go aan adagna anqadankari shacab raba oojecelna cilo ugatagay waligay ma arag nin sidaas lorabo ama lojecelyahay oo shacabkisii cidlo uga tagay sorry
waxaaa aad u farxada inuuu u sharaxan yahey xilka soomalia mudane farmaajo taas oo aan rajaynayno inuuu ku guulaysto xilka aana rajaynayno inuu wax ka badali karo marxalada wadan ka ku sugan yahey
mudane faramaajo Wadanka adaan kuuu dooranaynaa hadaan nahay shacbiga soomaliyeed ee tabaalaysaan hadaba waxaaan kugula talin inaad ka bilowdo 1 Amaaanka 2 Caafimaadka 3 wax barashada
4 dhaqaalaha intaas hadeed keento dalka waa ka bad baaday dhibaato
Hadal wax ma tarayo keen sidaad ku xakamayn lahady kuna keeni laheyd qodobadaan 1 Amaan 2Caafimaad 3dhaqaalo4 cadaalad5 wax barasho
farmajo ilaah haku garab galo beel calam ku marabto maa yeelay waxaa rabaan mid ay kushqaysataan adna waxa tahay wadi wadan kiisa raba marka ilaah waxaan kaga baryanay tuugta MP sku sheegay in ay codkuuda ku siiyaan adna waad wadanka wax kabadashud i\sidaa ugfu badashay markaad ahayn raaisal wasaarah
guuleeso somali haisraacdo
libve like aleng you are our hero
WE LIKE FFARMAJO UN WE HOPE 2 WIN
LKN MA U MALAYN NAYO INUU FARMAAJO SO BAXAYYO WAAYO SHACABKA AYAA JECEL FARMAAJO SO SHACABKU WAXBA MA DOORANAYAAN EE WAXAA WAX DOORONAYA WAA BAARLAMAANKA (XILDHIBAANADA ) XILDHIBAANADUNA WAXAY DOORAN HAYAAN NINKII KURSIGIISA AMA U BALAN QADA DANIHIISA QAASKA SIDA LACAG AMA QARASHKII KAGA BAXAY KURSIGA XILLLDHIBAANIMADA WAXAAD OGAATAA XILDHIBAANADANI WAXAY KUSOO BAXEEN AMA KU HELEEN AMA BEESHOODA KAGA SOO BAXAY LACAG SIDAAS LACAGTI KKAGA BAXDAY XILDHIBAANKAN MA SINAYAA FARMAAJO HADII U XARIIF YAHAY HA SOO JIITO BAARLAMAANKA AMA SANBAATI HA KA DIYAARSADO WAJI