Orodyahanka Mo Faarax oo ku Guuleystay Billada Dahabka ee Orodada10-ka kun Ee Mitir
Muqdisho (RBC Radio) Ciyaaryahanka can ah ee xaga Orodka Mo faarax oo dhalasho ahaan ka soo jeeda wadanka SOomaaliya hayeeshee u orda wadanka Ingiriiska ayaa mucjiso ka dhigay ciyaaraha olonbikada aduunka.
Ciyaaryahankaan ayaa wuxuu ku guuleestay Orodka 10-ka kun ee mitir ee ciyaaraha Olympicada Adduunka, waxaana muujiyaya dadaal badan.
Mo faarax ayaa helay billada dahabka ee 10-ka kun ee mitir ee Olympicada adduunka, oo uu markiisii ugu horeysay uu ka soo qeyb-galo.
Guddiga Olympicada Adduunka ayaa waxay Mo Faarax ay u aqoonsadeen in uu hantay kaalinta koowaad, iyadoo kaalinta labaadna uu galay Galen Rupp, halka kaalinta seddexaadna uu galay ninkii 2008-dii ku guuleystay Tariku Bekele, oo u dhashay dalkaasi Itoobiya.
Ciyaaryahankaan ayaa guusha uu gaaray siweyn ugu dabala dagay wuxuuna sheegay in uu ku faraxsanyahay in uu kaalinta koowaad ka galo tartankaan.
Mo Faarax ayaa wuxuu ka mid yahay ciyaartoyda sida weyn loogu yaqaano tartankaan waxaana dhowr jeer ooh ore uu ku guuleestay bilado badan oo Dahab ah.
RBC Radio
Xafiiska Wararka Muqdisho











[...] More: Orodyahanka Mo Faarax oo ku Guuleystay Billada Dahabka ee Orodada10-ka kun Ee Mitir [...]
I used to like him and support Him but not anymore ever since he support to divide Somalia
He run great Britain and he hates his own ppl what a stupid
Even the mule of Alabama smart than his @ss
Proof of liking dividing his own ppl just watch his Barcelona competition ????
Ma kala jecli haduu guuleysto iyo haduu guul darreystaba. Waxba igama quseeyaan Mo iyo Mu midnah ee aaway wiilkii Soomaaliyeed oo MAXAMED ahaa ee Calankayga siday?
Nin Ingiriis ah oo Mo’ la yiraahdo guushiisa farxadeedu waxay u taalaa, Ingiriiska oo kaliya, Soomalida ma quseyso.
Hadii aad MAXAMED SOOMAALI guul uu soo hooyay maqashaan ila soo socodsiiya aan dabaaldagee…….??????? ?????? ?? ???? ?????? ?????? ?? ?? ?? ??
KANI SOMALI BUU KU DHIIBANYAHEY SOMALIDIIDNA NOQDEY MARKA HAUBIXININA
pro adiga yio somali kale tooona waxba iguma baahna waa nin british ah markaas somaliland wuu dhashay ama diid ama hadiidin adigu ka masax qofkasta oo somaliyana meel ayuu ka yimi
kkkkkkkkkkk bal waxani isirnacayb awgeed calooshu wada bugta eega,intuba waa qurba joog baasaaboore wadama kale haysata bal horta baasaboorad aad haysataan tuura oo wadankii ku noqda markaas baad wax odhan kartaane.Mohamed faarax waa nin somali ah oo soomaaliland ka soo jeeda guul fiican na ka gaadhay orodka waana nin muslinimadu ku dheertahay maxaad odhan kartaa ,
Issir nacaybku ha dhaco oo waliba nafta ha waayo?