Prof Cali Khaliif Galeyr oo Ku Soo Biiray Musharixiinta u Taagan Xilka Afhayeenka Baarlamaanka
Muqdisho (RBC) Siyaasiga Cali Khaliif Galeyr ayaa lagu wadaa in maanta shir jaraa’id oo uu Muqdisho ku qaban doono ku shaaciyo inuu yahay musharax u taagan xilka afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya oo doorashadiisu ay dhacayso 26-ka Agoosto.
Ilo wareedyo ku dhow Prof Cali Khaliif ayaa Raxanreeb u sheegay in Cali uu waday beryahan la tashiyo uu la yeelanayay dhinacyo kala duwan uuna go’aansaday inuu isu sharaxo xilka afhayeenka baarlamaanka oo dad badani ku loolamayaan.
Maalintii shalay waxaa musharaxnimadiisa ku dhawaaqay Prof C/risaaq Cismaan Juriile iyadoo ay horey u taagnaayeen Mustaf Dhuxulow, C/laahi Goodax Barre iyo Prof Maxamed Cismaan Jawaarey oo dhamaantood ku kala xiran siyaasiyiin kala duwan.
Xubnaha guddiga doorashada ee loo saaray doorashada afhayeenka baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa ayaa shalay shaaciyey in maanta oo Khamiis ah ay bilaabayaan qabashada codsiyada musharixiinta u taagan xilka afhayeenka baarlamaanka iyo labada ku xigeen. Waxayna guddigu soo bandhigeen shuruudo ay ka mid tahay bixinta lacag isdiiwaangelin ah oo u dhexeysa saddex kun doolar illaa kun doolar.
Si kastaba cid kasta oo ku soo baxdaxilka afhayeenka baarlamaanka waxay u taagan tahay in mid ka mid ah saddexda beelood ee awooda ku loolama ay weyn doonto labada kursi ee kale ee kala ah madaxweynaha iyo raysul wasaaraha, taasoo sidoo kale fasiraad u ah in musharixiinta xilka madaxweynaha qaarkood ay ka bixi doonaan loolanka haddii nin ay isku beel yihiin uu ku guuleysto tartanka afhayeenka baarlamaanka.
RBC Radio











[...] View original post here: Prof Cali Khaliif Galeyr oo Ku Soo Biiray Musharixiinta u Taagan Xilka Afhayeenka Baarlamaanka [...]
waan u tahniyeeynaya in cali khaliif u istaago jagadan waayo waa nin aqoon iyo waayo aragnimo ku soo kordhinaya ilaah ha u fududeeyo.
waan idin salamay dhamtiin umada afka somaliga ku hadasho waxay ila tahay somaliya xukunkedu noqoday mesha ugu sahlan ee lacag laga samayn karo waayo ali waa ku filnan waysay midii dalka uu ka dhacay markii hore iyo tii uu tolkis ku galiyay dagalka ee dumarka cayrta yurub qaata uu yiri dalban ku xoraynayaa ali baaba muhu mihii maaha lagau baray waxase dadka iyo dalka kaqabanaya muwadinada waayn ee saado ali warsame waxan kalo leeyahay garadka jamaca ma umada dulbahante baad garad utahay mise ali bal hala waydiiyo ninkas tolkis waxa ay kujiran uu galiyay
Galaydh welcome,waan ogahayoo dad badan baa markay maqleen, wadnuhu xanuuney, hadaanu reer khatumo nahayna waanu kugu taageersanahay. Gaas cawar iyo futoole pintland way udhamaatay, mar haddii professorki yimi(RUG CADAAGII SOO ROGAAL CELI) Abti daarood baa kursi waayaya iyo naacdaa maqorno,dantayadu meeshay gasho ayaanu lagalaynaa.NO MORE DAAROD ,HARTi sheekadaasi waa dhamaatay hada waxay maraysaa (NINBA TAAGTII HATALAABSADO)
Waxaalayaab leh cali khaliif iyo dadka lamid ka ah in ay iska so taagan yihii
Somalia waa in aan kagudubnaa siyaasiyiintaas mudada badan is ka soo taagan
Cali Khalif iyo Jurile ma ahayn inay isa soo sharaxaan xiligan ,waxay ahad inay u daayaan nimankan musharaxnimada u taagan madaxweynaha oo awoodana meel isugu geeyaan inkastoo aala Sheikh ay dabada ka riixayaan Cali Khalif oo ay ugu shubayaan si aysan Beeshu madaxweyne u helin si ay ay booska uga saaraan nimankan kale Cali bay ka dhiganayaa budhkii ay ku dagaal galayeen.
Tuugga …. muxuu rabaa,ma wuxuu ku xumay is leeyahay C/weli Gaas,iyo Farmaajo?.
HADHUUDH AWALBA MAANGAAB ////// BAAD AHAYD INTAAD KURSI BAARLAMAAN OO …… AY NACDAY AAD WAX WAYN MOODAYSID MAAD MADAXWAYNE ISKU SHARAXDID,MAANGAABNIMO,HUNGURIXUMO,TALOXUMO, AYAA ISKU RAACDAY OO LACAGTII //// LOOGA SOO QAADAY LAASCAANOOD BAA LAGU XORAYN HADII AY DHASHAY KURSI YAAL ,,,,,,, WAA WAX LAGU QOSLO.AMA IS SHARAX OO CAD U QALMA ///// ISKU SHARAX AMA ;;;;; U NOQO AFHAYEEN BAARLAMAAN ,GALEYR HA IS SHARAXO ,KURSIGA BAARLAMANKA HELIMAAYO OOKURASTA //// KALIYA KUMA NOQON KARO GUDOOMIYE.
maansha allah walee dowlad baa ii muuqata kol haduu galaydh ku dhawaaqey soomaali hadey nasiib leedahay ninkaas ayaa maanta u soo bixi waa soomali dhaba waa daacad waa waa aqoon yahay waana siyaasi waa nin degan waxna u qaban kara soomali waana nin meteli kara magaca Daarood Ismail waa nin aan eexda aqoon oo aan la oraneyn mid isga xiga ayuu wax uqabtey Guuleyso Cali Insha allah.
wakaas warkan idin shegayay cidii ila socotay ninkaan waa uu harayaa waxana uu isu sharxay waa tolkiisa oo midaysnaa ayuu rabaa inu kala firdhiyo lakin horaa looga caqli badiyay sababta hadaanu nahay …. aanu jurile usoo sharaxnay waa inaanu ilaalsano sharafteni iyo karamadenii ii xukunki aan u dhalanay habartaan isasoo sharaxday juriloow dhulka lagal adaa larabaa in aad codka la qaybsatid oo aad dhulka kusoo wada dhacdaan kadibna adigu madax baad ka tahay waziirkaaguna hadal malahan
Caato Qaate Galeydh yaa dooranaya waa nin Bukee
Cali Khaliif Jambal xumaa ? tolow yuu ku xumaynayaa?
khadija …. uma baahna gudoomiye baarlamaan oo dadkii qaadan jiray ha qaateen.
cali khaliif waaa dadka siyaada ku fashilmay waa gaaan danbana wuxuuu isku badalay qabqable khaatumo afka ku wada marka ku ma fiicna jagadaaaas galayd waa faysal cali waraabaha khaatumo
AAd baan u soo dhaweynaya Prof Cali khaliif waayo waxaan ogahay wax yaaba kalifey in uu xilkaas isku soo taago. Danbaa reera guuraan.
Baarlamaanka cusub waxay u badan yihiin baan maqlay dad aqoon yahan ah hadday Cali khaliif ama farmaajo doortaan macnaha Somali adinkaa kala diray ogaada haddaanahay reer Puntland waxaan idiin leenahay nabadeeeey maalin wacan baan leenahay haddiise nalasoo dabaordo waxaan idinku soo dhaweyndoonaa 20 sano oo horleh oo dagaal dhiig qulqul markale iyo Somali oon salka dhigan.
Galayr gabalkiisii baa dhacay marba haddu taloxumo uu isugu sharaxay Gudoomiye asagoo ahaan jiray PM. Waxay ku tuseysaa siday uu ugu fashilmay siyaasada oo khaatumuna u sameeyey inuu madax magac u yaal uu ku helo. ALLOW MEESHA KU CEEBEE, Jawaahiri For ever.
xoolo ma hadad bilowden inad wax lacuno baqtiga ka bilowdan kkkkkkkk
dadkaygu haduu tashaday maxa aloo daba socdaa olol walalo ban nahay darood harti war waxaasi ma jiraan tashada nin walbooba tamartaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa galayr well come
guriba ay tuugadii ugu wawaynayd somali ba xilal raba kan awalba isagoo tuug ah yaa dooranaya oo waa lan mesha
waad ogtahiin in cadbi wali sharaxa yahay markaa goronyo qofka labaxow sidasaa u dhalecaynaysaa cali khalif ban ugatary ta kale lacag cunis haday noqoto cabdiwali hada lagu eedeyay qaramada midowbay 123 milion doler inuu cunay hadii isaga laga dhigana macnaha cabdiwali ayaa baxaya walagula fahmaya sidaad wax udonaysid mida kale dhamatay waxii la oran jiray darod aya kurasta wadanka uga saraysa leh nin walba oo darodi sidii uuwax u heli karo hadonto
maansha allah cali waxaa lagu xasuustaa wax badan oo wanaagsan cali raisalwasarihii uu noqdey wuxuu ku waayey wadaninimo isgoo diidanaa in dalka gumeysi qabsado Un isagoo dacwada ugu maqan baa qolo ay tol ku sheeg ahaayeen u shireen oo Itobia u adeegayey waxay yiraahdeen dowlada c/qaasin waa argagixiso kaba soco markii danbe Xasan abshir ayaa lacag loo dhiibey inuu u qeybiyo xildhibaanadii si cali oo shaqo qaran ku maqan xilka looga qaado oo xasan abshir loogu dhiibo xasan waa qaatey kursi quudeedkii cali si dimoqraadiyada ah buu misana ku aqbalay maanta waa uu istaahilaa inuu dalka madxdeeda sare noqdo lacag uu qaatey majirtee reerkii maseyrsanaa baa suuqa dacaayadaas geshey markuu C/llahi yusuuf isku dhaceen cali oo diidanaa in c/llahi beesha dhulbahante wax u soo xulo taasoo ahayd mid sharciga aan waa faqsaneyn waa mida maanta uu rabey faroole inuu sameeyo, saado waa halyeyyad dhulbahante inta lagu soo dareyna waa khaatumo nasiib wanaag faroole iyo gaas halkaas bayuur baa ka raacdey waana wada socodaan ee taa ogow saxiixa waxa laga rabaa waa odayda dhaqankasida garaad jamac taas ogow saado puntlan waa tagtey waatan shilka la geliyey larabey in la dilo balse wakhtigeeda ma dhamaan wiilala saddex ah baa nalooga diley oo ku dhintey ayadoo la leeyahay saado hala dilo gaariga dusha laga saarey bey ka bad baadey oo alle ka bad baadiyey alxamdu lillah waxaad rabteen weyde khayaamo ma soconeyso dadku waa wada khaatumo codkana siin mayaan Gaas ee taa ogaada.
cali khalif somali weytaqaana wuxuu kadhacay dadka iyo dowladi uu pm ka ahaa wale caliyow raqiis aya atahay bal eega meeshu katagay shariif sakiin ayu raba inu udabamaro hungurigi cali khalif halkaasu lagalay shit
haday cali khaliif la gashy halkaas waa ayaan daro waana u soo hoayay reerkii alla ku dufay indhihiisaa laga gartaa caqli xumada hadaan mooday in aad bakhtiga aad cunayso cid xumaynayso horaa looga fakary arinkaas weli ma dhacdo taas sow lama xasuusane tii carta raysalwasaaraha lagameeshy madhy dhigay markuumicna keeni waayay hayslugoyn bakhti cunow maad soomaaliland u doonato meeshaad bakhtiga uga baratay xamar garoowy u xayiranthaye wxii aan na marina dabayshaan kow u darynaa sow ma ogid wxii shirar lagu qabty puntland adoo kale in oo waqti xun socod ah ayaa lag baaraan dagy xaar xaar dhalay wxuu geed walba u koraayaa cid ku xumay
Aad baan ugu hambyaynayaa Ali Khaliif, yaa u qoray in dadka qaar madaxeyne/prime minister qaataan. Ciraaq, wax madaxwayne ka noqday kurdi maanta. Waa in Somalidu u sinaata kuraasta. It’s the ay reer puntland shicibka ka mid noqon lahaayeen
No to Ali, No to Farmajo, No to Juriile, Yes to MS!
Siad Barre ayaa mar yiri “Ali khalif is a rascal and a scoundrel ” macnaha waa caado qaate. hore ayuu dalka u soo dhacay aaway warshadii mareereey. hada waa qabqable dagaal oo siyaasada ku fashilmay . waa laga gudbay xiligii qabqable nimada hada waa xiligii aqoonta iyo wanaaga.
Prof. Jawaari ayaa staahila qabashada xilkan
kikikikikikik””””””………………. waxaan maqli jiray islaan dhaliweyday a leelku waalatay cali khalif galayr waxaan u malaynayaa waxay ka maraysaa nin biyo la tageen cunbo cuskay …..cali waa kululaaday xoogaa halaysugu daro qurbihii odagu waa ku soo wareeray …,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, waa kala danaystay sxbyaal taasna ka ku daalina ,,,,hadii aad runsheegaysaa oo daroodnimo jirto faroole hala sharaxo
wellcom to alikaliif galayr halyey
HAMBAL HAMBALYO HAMBALYO
Pro Cali Khaliif waa halyey Soomaaliyeed si fudud ayuuna ugu guuleysan karaa xilkan uu isku soo sharaxay dadka mucaaradka ku ah waxay u badan yihiin reer Pintland reer Pintland na Cali wuu yaqaanaa sida la iskaga celiyo kkkkkkkkkkkk Viva Cali Khaliif.
C/Wali iyo Mahiga wixii ay kasoo wada shaqeynayeen Faroole waa hal bacaad lagu lisay mar hadii halyey Cali meesha iskeenay
Ali wuu u qalmaa jagadaa cidda kaliya ee ka soo hor jeedaa waa ciddii ka soo horjeeday
Moxamed Siyaad Barre
Galayr markuu PM noqday
Farmaajo markuu PM noqday
Waa cidda kaliya ee aaminsan in xilka beesha D ay iyagu xaq u leeyihiin qofkii kale ee raadsadaana uu yahay Faraq la soo nacay. Mudo ayay ku qaadatay inay dadka khalkhal geliyaan waase la bartay.
xaaji cali khaliif oo ah muwaadin jecel dalka iyo dadka badbaadinkarana hadii ale garto aad iyo aad baanu usoo dhawaynaynaah hadii aanu nahay ============ dadka leh dadbaa naxaya hadalkiina waanu garanaynaah laakiin walalayaal khalad fahan waxaa kafiican in saxda lafahmo meesha musharaxiin baa iskugu timid uwada taagan han ah madaxwayne oo uu gaas u cad cadyahay hadii aan === nahayna noomaqalanto afhayeen ee odayga cali ah hala saxo uu hanjabay aflagaado iyo war xumatashiilka iyo ==== diidka hanagabexeen
Galeydh’ waa is ceebeeyay Cad Quureedkii Eelayda ayuu doonayaa manta’ Xaarka buxe Galery” Siyaasadii soomaaliya ayuu ku fashilmay ninkanni
HADHUUDH/// Horaa loo yiri ninba cesaantii ceelka keensay. kkkkkkk adeer alow yaa ku yiraah da geed ka ….harkiisa haka bixin oo intaad khatumo ku haysid inta cidlo lagaa helo yaan lagu rimin?
hadiise khatumo teekteda tilaabsato waa su aale puntland tolow maxay tilaabsan
aad iyo aad ayaan uga xumahay in SOOR QUUREED uu noo raadiyo cali baaba oo horey ugu fashilmay siyaasadda somalia………. dawladdan waa dawlad rasmi ah ma ahan sidii tii hore ee TRANSITIONAL-KA ahayd mar haddii aan kursigan hunguriyayno ama aan helnana taasi waxay ka dhigantahay inaan la mid nahay …. waxaana meesha ka baxaya riayadii ahayd in ……..ay BARIGA iyo KOONFURTA somaila 2 maamul ku yeelato PUNTLAND iyo JUBBA land +GEDO oo markaas awod QAYAXAN ku yeelanaya somalia awoodaas ayaa la didayaa siDaas darteed ayaa booskan loo radinayaa caada qaate naga dhashay awalba BAKHTIGAA u XALAAL ahaa……..ilaahay sharafteenna iyo SOVERINTIGEENNA ha dhowro……… aamiin
Reer Pintland waxooda waa cadyahow ku cunay ama ku ciideeyay kkkkkkkkkk viva Pro Galeydh
Khatumoo-seeg waha la samaynayay waxee aheed in kursi tar yar loo adegsado,Galaryd iyo
sahra waal dadkoodi aya been iyo balan ah Lasanood , widwid, etc..iyo SSC ban horiyad
o kenayna aya been so bahday. Tadkii markay arkan runti, aya Somaliland iyo PUNTLAND isoo
deebeen. Askortodi way gajoodaan markasa iska adaan Hargaysa iyo Garoowe.
Khatumoo-seeg halkas aya noguu daftaay . Allahu Akbar !!
Su’aal somalieey, dadka pintiland dago oo uu ugu horeeyo qaswade faroole iyo qaa’inul wadan fomer prime minister, and now MP Gaas, hadii eeydaan rabin ali khalif galeeyr oo …., …. waliba ilsa sii tihiin, oo sidoo kale aadnaan ogoleeyn former prime minister Farmaajo, oo ….aad isla tihiin, oo sidoo kale aadnaan ogoleeyn dadka Xamar iyo koonfur daga, oo aadnaan ogoleeyn dadka Bay iyo Bakool daga, oo aadnaan ogoleeyn dadka Kismaayo iyo halkaa daga, yaad rabtaan? Ma waxaad rabtaan kaliya qof reer pintiland ah? Come’on, guys. Waxaa la joogaa waqtigii Somali intii aan idin aqoon idin baran laheeyd, oo la ‘iidin arki lahaa in aad tihiin caqabad, iyo Spoilers, raba in eey Somaliya isbaaro u dhigtaan. War Somaliyeey, dadkan bal nala arka. Cajiib.
waar waxaydin cali khliif u caydhsan qorshaha inaan beesha farmajo iyo gaas iyo beesha sheekh shariif ayan labada boos ee sare ayan qaban waa qorshe ay dejiyeen rag siyaasiyiin ruug cadaa ah sida cabdirisaq xaaji huseen ka akhriya markacadeey.com ta kale hadaad wixii yaraa e walaalayn jirey reer p/land iyo reer khaatumo xeerinaysaan maxaad ugu diidaysaan in nin reer khaatumo ihi isa soo sharaxo waar makhaayadu keligiin idiinma furna ee dadkiina doc ka raaca oo soomaali wax la qaba islawaynidu waa dhaqanka shaydaanka waana sifooyinka ilaahay necebyahy
@Ali mxd ku hanjabaysa camu Dhiig ba qulqulya kuye xaar wayne kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, wallahi wa n qoslay caqli [[[[[[[[[[[[[[ ama ]]]]]]]]]]waa Kaa, tooduun bay ka fekerayaan dan Soomaliyeed na ma wadaan weligood ba somali Hagardaamo iyo dhibaatuun bad ku hayseen, Cali Khalif wa Nin dhiigii dadkiisa kursi ku doontay, hadu ku Guulaystana macna wayn u samayn mayso, o dhulku ka so jeeda wa Degaag Somaliland dadkeeduna Nabad qaateen, Xumaan danbena Dhici mayso idanka ilaahay, marka nin cidlo taagan uun buu noqonayaa. ……………….
Maxkamad Halas soo saaro xoolahii mada ayuu see dhaxay maantana kursi ayaan doonaya ilayn maqajelo tuugu adeer ku baranay hadaad mooday inaa indhola aan kuugu codaynayno waa qabqablahii khaatumo kutsiga ku doonay dulhos ayaa amaanaya cidkale ma amanayso tuug tuug USA isaga noqo
Waa tuugii mareeray dhacay oo harcad xoogaagii warshada sokorta ummadda loogu dhisi lahaa la cararay. . Asaga iyo garaad bintilandba waa khaatumoseegyo.
SCWB. WAR DEG DEG AH GUUL GUUL XAQIIQDA JIRTA HADA WUXUU HAYSTA 81% CODKA B/SOMALIYEEDC/GALEYDH.WAXANA UGU BISHAREYNAYAA INTA JECEL SOOMALINIMADA ,WADA JIRKA ,LA DAGALANKA DARIIQA DULMIGA AY SAMAYSTEEN WUXUSHATA ,WAX MAGARATADA U SHAQAYSA JARERKA TANSANIYANKA AH.IN AY JABEEN ALLAHU AKBAR .WAX YABIHII AY QORTEN EE KU DHISNAA CUNFIGA QABYALADDA EE AN U DANEYNEN SOOMAALI OO DHAN ISHA ALAH IN MIDBA MALIN MIISKA UU SOO SARO CALI OO LOO CODEYO .GUUL INTA DACADA AH GUUL SOOMAALI WEYN
Xaglatoosiya waa niin nabad koo daqaqay marku arkay inaan Khatumoo-seeg ay kuraas Xamar,
shaaqoo ugu jirto & daan iyo diiga qubanaaya an daan iyo qiimo toona an ulahaan , ayoo
libaax niimadiisi so bahday, ayoo iswidaayay , o yirdii , waallee G-10, G-6, been bay umadi diigodi
ku qubaan wax anan jirin.
ninka manta nabada ka daliyaay Somaliland iyo Puntland waa libax ayan u arka.
Qoorsha aya soocota ah in Buhoodlee iyo Talexe siidii loogo soo hannaniyo mesha ay marki horoba
ka ahayd Somaliland , shekaduu way soo doow dahay.
Lakiin Khatumoo-seeg dambaa ma maqlaysan 2013. !!
@goroyo
qof bukaad tahay dadka hantida qaran xada sidii dawladii musuqmaasuqa ee maxamed siyaad inaga badbadiyey ee marna rashiid marna risaaq cali kama dhalan ee in uu midnimada soomaliya iyo sharciyada xaaranta ah sida cid aan puntland ahayn sharci ma aha buu baa bi’inayaa soomali ama fadaral bay wada noqon ama central goverment bay noqon ee wax labeeb ah manoqonayso.
viva cali khaliif viva soomalia
cali baaba awalba laan gaab buu ahaa,nin nacayb dilooday wlaahi buusan meelna u gaareyn.
garaad binti waxaa ””’ ku daldaleen qaad oo uu haatan ku waashey, war xagee lagu akray garaad ….. oo xaaraan ku naax u doodaya.
yaska
ii sheeg nabada aad sheegtay snm 4km bay durkeen hagoogane iyo kalashaale ayaa ciidamadoodu joogaan waxay uun ka kaceen maygaagle iyo sooljoogto khaatumo degaanada ssc bay joogtaa xamar bay joogtaa dibaday joogtaa meelkastana waa xaadir ma waxaad rabtay in ay dagaalka ku mashquulaan oo xamar cid kale uga masuul noqoto sida nidaamada kaleba ay xamar cadkooda uga goosanayaa ayaa khaatumana uga goosanaysaa xaasid yahaw khaatumo ilaahow khayr nooga dhig
Waxaan jeclahay in aan waxyar ka iraahdo musharaxnimada galayr sida aan arkayna ma wacna ninkasta aragtidiisa qaabka daran in uu kusoobandhigo public comment iyo in laga fakaro mar walba dad gaar gaas iyo faroole waxa ay udhasheen puntland ee ma ahan dadka aanan lahayn meel ay u harsi taaaan