Puntland oo Qabatay Dambiile Xamar kasoo Baxsaday (Dhageyso)
Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!
Waxaa Kale oo uu Taliyaha Kawar bixiyay in ninkan eedeysanahaah uu hogaamiye u ahaa koox Dhalinyaro oo Burcad ah Tiradooduna ay Gaaraysay 11toban nin waxaan uu ahaa nin deeganka ah oo kala yaqaan dhulka iyo Goobaha Ganasi ee Degankaasi Taas oo u Sahashay in uu Falkaasi Gesto islamarkaan uu soo Baxsad Waxaa Kale oo uu Taliyaha Ka Warbixiyaya Xiriirka Wada shaqeened ee u dhexeeya Ciidamada Sirdoonka Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Puntland waxaa uu sheegay in uu yahay Mid aad u wanaagsan islamarkaan wadashaqeen Dhab ah ay u Bilaabmatay Ciidamada Sirdoonka Puntland iyo Soomaaliya.
Maal maha soo socda ayaa waxaa la rajeenayaa sida uu taliyaha Ciidanka CID ee Maamul Goboleedka Puntland Korneel Cabdi Fataax Maxamuud uu Raxanreeb u sheegay in Dhawaan laga Dajin doono ninkan ku Eedeysana Falka Burcad Nimada ah Magaalada Muqdisho ee Casimada Soomaaliya islamarkaana lagu wareejin doono Ciidamada Sirdoonka Soomaliya waxaan Taliyaha uu Xusay Gacan ku soo Dhigista nin kan ay Ka caawisay Xog ay u soo Gudbiyeen Ciidamada Dowlada Soomaaliya.
Ugu Dambeen Korneel Cabdi Fataax Maxamuud ayaa waxaa uu Baaqu diray dadka Caadeystay in ay Dambiyo ka soo Galaan Konfurta Somaali islamarkaan ay u soo Carararaan Deegamada Puntland ay waxa uu sheegay in laqaban doono islamarkaan dib loogu Celin doono Halka ay Dambiga ka soo Galeeniyo Dadka Dambiyada ka Gala Puntland ee u Baxsada Qar ka tirsan Gobolada Dalka Dib loogu soo Celin doono Puntland.
Mahad Abdi Ali
Nakal143@gmail.com
Xafiiska RBC Garoowe













Ciidamada Sirdoonka Dowlada Somaliya iyo kuwa Maamulka Puntland waxaa uu sheegay in uu yahay Mid aad u wanaagsan islamarkaan wadashaqeen Dhab ah ay u Bilaabmatay Ciidamada Sirdoonka Puntland iyo Soomaaliya(Sow kuma fiicneen inaad u qortaan sida tan: xiriirka u dhexeya maamulka Puntland iyo Dowlada Federalka Somalia) Sida ninka hadlayaba uu leyahay.
lkn sida hada aad u qorteen ee ah Sirdonka Puntland iyo Somalia waxeey noqoneysaa in Puntland eeynan Somalia eheyn, halka Taliyahana uu leyaay maamul goboledka Puntland iyo Dowlada Federalka ah ee Somalia, waa ka mamnuuc saxaafada Tabdiilka iyo Iftiraha ee Qoralka iska saxa intaan la idinku qabsan.
Ciidamada sirdoonka Puntland iyo Soomaaliya ma laba dal oo deris ahbaa raxanreeb maxaa ku dhacay.
Taliyaha Ciidanka CID Puntland Korneel CabdiFataax Maxamuud, waa shaqsi reer Minnesota ah da’adiisana aad u yartahay sidaa daraadeed, waxaa isweeydiin mudan; siduu ku gaaray darajada “Korneyl” (Colonel)? Sida xaqiiqada tahy ayaa ah AbdiFataax ma’uusan laheyn qibrad militari and mid sirdoon. Somaliiyeey, waxaad na leedihiin dalkii dib ugu soo laabtaa dib udhiskiisa ka qeyb qaata, lakiin xaqiiqada runta ah ayaa waxeey tahay in reer hebel iyo sad buursi jago leysku siiyo. Yaan jagada korneeyl xushmada la qaadin.