Somaliland Iyo Saleebaan Xagla-Toosiye Oo Shir Ku Leh Ceynabo


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Hargeysa [RBC Radio] Waxa maalimntii labaad magaalada Ceynabo ee gobalka Sool uu shir uga socdaa Maamulka Somaliland iyo saraakiil ka socda SSC.

Sida ay sheegayaan dad ku dhow shirka, waxa looga hadlay, arrimo ay ka mid yihiin siddii la isku keeni lahaa labada dhinac iyo in si nabadgalyo leh ay u wada noolaadaan.

Somaliland,waxa shirka u jooga wafuud heer wasiiro ah, oo ay ka mid yihiin wasiirada arrimaha gudaha, Maaliyadda iyo Madaxtooyada iyo Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCUD Eng: Feysal Cali Waraabe, halka Jabhadda SSC uu hoggaaminaayo guddoomiyaha kooxda Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye) iyo madax-dhaqameed iyo waxgarad ka soo jeeda beeshiisa.

In kastoo wali aan la faah-faahin wax yaabaha looga hadlayo shirka, hadana waxa ay lee yihiin wariyaasha ku sugan Ceenabo, waxa inta badan shirka looga hadlayaa siddii loo ambaqaadi lahaa wadahadalka u socda Somaliland iyo SSC iyo la xaliyo xiisadaha colaadeed ee ka taagan Buuhoodle.

Labada dhinac ayaa soo dhaweeyay wadahalka u bilowday.

Dhinaca kale, maamulka Khaatumo ayaa ka soo horjeestay wadahalka Ceynabo uga socda Somaliland iyo SSC, madaxweynaha maamulka Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac Indhasheel, ayaa ku eedeeyay Somaliland in ay wado faragalin baahsan oo ku aadan in ay kala qeybineyso dadka ku dhaqan deegannadda jabhada SSC ay ka soo jeedo.

Waxana uu sheegay inĀ  Salaabaan Xagla-Toosiye in uusan matali karin beesha ka soo jeeda deegannada Buuhoodle,

Waxana intaas uu ku daray in Somaliland ay caado u lee dahay in deegannada Khaatumo ay kala dhantaasho.

RBC Radio
——————————

Xafiiska Wararka Hargeysa

Share

Tags:

18 Responses for “Somaliland Iyo Saleebaan Xagla-Toosiye Oo Shir Ku Leh Ceynabo”

  1. [...] Read More: Somaliland Iyo Saleebaan Xagla-Toosiye Oo Shir Ku Leh Ceynabo [...]

  2. Khaatumaawi says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk waar xaglotoosiye waa shakhsi ama muwaadin Khaatumo State katirsan wax xil ahna aan iminka hayn jabhadii SSC ee Khaatumo State dhashay ayuu hogaamiye ka ahaan jirey iminkana waxaa xilkaas la wareegay dowlada Khaatumo State.

    Somaliland oo siyaasada ku fashilantay waxay arintan uga gonleedahay PR iyo isku sawir aan micno weyn kusoo kordhineyn deegaankan. Dowlada Khaatumo ayey nabada iyo colaaduba ka go’daa balse nabad waarta Siilaanyo marabo sidaas darteed ayuu marba qof aan talo hayn darbi ama tuulo iskula soo sawirayaa kkkkkk VIVA KHAATUMO STATE OF SOMALIA

  3. Deeq says:

    waa yaab. why are Puntland and Somali-land after Khaatumo? I wonder is so sooo special about Khaatumo? I want to go to Caynabo now to represent ///// people and exagerate my role as leader of the region. I think I am going to call my selfe THE BOQOR OF ALL ]]]].
    VIVA SOMALIA, KHAATUMO AND DOWN with CADOW-Toosiye

  4. cagaare says:

    WALEE WAA YAAB MAXAA BEEN IYO KHURFAAD QOL LAYSUGU XIDHAY OO QIYAALI LAYSUGU SHEEKEEYEY HADAY RABAAN HESHIIS DHABA WAXAY KADIIDEEN BAAQYADII MAAMULKA KHAATUMOSTD IYO KII ODAY DHAQAMEEDKA KHAATUMOSTD OO DHAMAAN CANBAAREEYEY KUSOODUULISTII KHAATUMOSTD OO ILAA HADA CIIDAMO ISDULFADHIYAAN OO DAD IYO MAALBA LAGUWAAYEY HADII MEEL AAN NABADIJIRIN LAGA RAADIYO WAXAY IILAMUUQATAA WAQTI LUMIS IYO KULAN AAN MACNO BADAN LAHAYN NABDI WAA NIMCO ILAAH BIXIYO OO WAA LARAADIYAA MANA XUMA IN NABAD LOO WADA GUNTADO SIDII LOOGUWADA NOOLAAN LAHAA BALSE CAQLIGA FAYOOW AQRISTOOW MAKULA TAHAY IN FAYSAL WARAABE OO NECEB NOLOSHA REER KHAATUMOSTD IYO TAN REER BOOHOODLE OO UU ISAGU AFKIISA KAQIRTO MARKUU WARBAAHINTA LAHADLAYO OO KUCELCELIYO SOMALI WAXAA NAGA XIGA XABSHIDA IYO EERIBOORKA BUUHOODLE WAA IN LAJOOJIYAA OO WAA IN LABURBURIYAA DHISMIHIISA WAAYO WAA CADOGEENA XAGEE SALEEBAAN CADOW TOOSIYE KELMEDAHAA IYO KUWA SIILAANYO KAMAREEN YUUSE NABAD BEENA IYO QIYAALI UGU MAQAN YAHAY BAL AAN EEGNO MEESHA DUU DAA DUU DAA DANI KUDANBAYSO WABILAAHI TAWFIIQ SOOMAALIYA HANOOLAATO VIVA KHAATUMOSTD OFSOOMAALIYA

  5. War hooy reer buuhoodlow ma dhabihii reer laas aanod ayad haysan, iyo damiir laawe in xabsade,, war iska qabta yanu sharafta idinka diline
    lacagtuu jahliyadaha ka guranjira kadhamatay, marka siilanyuu rabaa inuu idin hoosgeeyee, waa inad diidaandee.

  6. sool says:

    Good step Dr saleebaan done right direction we know we have room in southern somalia let we go back To Somaliland

  7. Lax says:

    Ninkii Loo Han Weynaa Ma Sidanaa u Dambaysay????? in La Sixray bay u egtahay

  8. cali darwiish says:

    We support you mr.xaglo! ! Xaglatoosiye (reer buuhoodle) hadii aan nahay waxaa ogaaney cida wadata mashruuca khaatumo maanta waa kuwaas xamar kuraasida ku looltamaaya ee dagaalka iyo colaada ka hagaaya laptop iyagoo xamar ama london fadhiya, xaglatoosiye waa halyey waana nin goaan adag maantana reer buuhoodle waay garab taaganyihiin ama siilaanyo ha hoos geeyo ama faroole ha hoos geeyo! Viva halyey xaglo viva
    SSC

  9. khadija says:

    maaha qof xil hayaa ee waa shakhsi soomalillandna wey ku fashilantey nabadeyntey raadinayeen dhabihii loo soo marayey meysan qaadan wadahadalku wuxuu ku jiraa iyo hadey nabad doonayaan khaatumo iyo iyagoo ka guura degaanda ay sharcidarada ku fadhiyaan markaa ka dib ayey hadli karaan xagla toosiye wuu ahaan jirey gudoomiyaha ssc balse hada wax xila mahayo waad ku fashilanteen beentii aad gidaarada kaga hadleyseen dagaal waa ina daan weyne inta aad taako ciida aydan lahayn kaga fadhidaan ee waxba mar cid ha uyaaranina.

  10. qoslaye says:

    Weligay maan arag binoculars aadam sidaad u hadlaysaan u hadla xaglo toosiye ama saleeban aan iraahde waxan anigu u arka nin macquul ah. Oo ka shaqaynaya danta dadkiisa waana dacad bal is weydiiya xagay khatumo joogta aan. Ahayn inay xildhibaano xamar u doonteen waa khayaano cali khaliif rabey inuu kursi ku helo. Buuhoodle waa la wada degaa waase lagu kala badan yahay sidaan maqlay waa xaglo toosiye magaaladiisi. Shalay lahaayeen magaalada. Ayaa lagu waan deyey inuu kabaxona waa loo diiday. Runta idkuma sheegtane waxad tihiin dawlad kunoo. Hadaydaan meel wax kaboobayn meel ma fadhiisan kartan inta khatumo ku jertan kawade nabadu ninka deeganka leh ayeey ka godaa ee maaha rag qurbaha kusoo khafeefay qaana iyaga xaasaskodii soo fureen in wax la waydiiyo anigu khaatumo dhaqan celis ayaan ugu yeedhaa

  11. caraseedo says:

    Saleebaan xaglotoosiye:
    Xagloow xaalkaagu soow xaajo kale manoqon.[dabadhilif]]
    Haddaad sixir qaadatiyo sooryo aan la cunin,
    amay kugu joogsataa maanka kaa dishaa.
    Cadawga lama soo dhawaystee ciddaada raac.

  12. isse buhodle says:

    waa KUMA xaglatoosiye

    asc dhaman bulshada ku hadasha af somaliga walalyal idnkoo mahadsan waxaa wadanka somaliaya ka dhacay burbur in ka badan 20 sanadood soo jiitamayey arintaa waxay inaga samaysay dhan kasat ama wado kasta waxana ka mida in saaxafadu noqoto mid siday doonto wax u baahisaa waxaa arintaa janais ka helay dad badan oo shaqsi ahan an lahayn macno badan balse awooda inuu saxaafada si khaldan u isticmaalo power saleebaan ciise Axmed Kaar XAGLATOOSIYE waa nin dhalin yaro ah oo kasoo jeeda dagmada buuhoodle saleeban ciise ahmed wuxuu dugsiga sare kaga baxay magalada hargaysa wuxuuna isla sanadihii 1986 xamar u tagay jamacad salbeean wuxu bilaabay jamacadii umada nasiib wanag isagan dhamaysan ayey dawaladii somalaiya burburtay isla sanadkii 1992 saleeban ciise wuxuu Turjuban u noqday Hayada icrc ee ka hawl galaysay Xeryaha Qaxoontiga KENYA wuxuuna isla sanadaha au baxay dalka Marakaykanka saleeban muusan wadanwax barasho wuxuu galay shaqo xoogsi horta aqonta lagu shaago saleeban cise waa taasi mar labad saleebaan mahan qof rer buuhoodle iyo ssc midna ku leh karaamo iyo sharaf wuxuu yahayna waa laga yaqanaa saleeban ciise wa nin madax adag o an qadan inta badan talooyinka saliimka ah saleeban ciis elataliyayaashiisa waxay u badan yahiin dhalin yaro miyiga ka timi kadibna qaad walayaal noqday iyo dad an fikir sa usii durugsna lahayn saleeban ciise wa anin fudud oo bood bood badan isna badbadala sacadaha danbe e habeenkii saleebaan ciise wuxuuu u dhaqma sidaa ciyaalo suuqa marmarka qaar waxana arimaha ka markhaati ah goobtii doorashada madaxweynaha Puntland loogu tartamayey wuxuu ka sameeyey oo ka baxsana baratakoolka iyo sharaftaa musharax

  13. ali says:

    Kolkaad Khaatumo seegyoy ka tala baxdeen inaad u hiilisaan oo aad weliba ugu darteen tolkiin reer Buuhoodle in qaarkiin usoo raacdaan weerarka Somaliland ku hayso Buuhoodle baad haddaa waxaad leedihiin waa caadaqaate Xaglatoosiye, mise Xaabsade, Garaad Jaamac iyo Cali Khaliifka is wada og ee qaarna wiilashii inta la baxsaday oo Somaliland la tagay oo Laascanno lagu qabsaday qorshe la isla og yahay qaarka kalena Muqdisho kuraas inooga doona ma dadka dadkoodii dullanka sidaa ugu ah baa cid matasha. Adeer ummaddu way wada aragtaa Khaatumoseegoy dhaqan xumada aad ummaddan horay usoo baaba’day aad kula dhexjirtaan waxaad heshaan la arki doonee. Xaglatoosiye waxaan leeyahay walaal dadkaaga badbaadso oo nabaddooda ka shaqee Somaliland la hadal Puntland wixii hiillo ah ka qaado cidkale ha dhagaysan. Wabillaahi tawfiiq.
    VIVO XAGLATOOSIYE DOWN KHAATUMOSEEG.

  14. mo farah says:

    nabadoon xaglatoosiye waa halyay u kacay besha ============ oo kala irdhoowday !!
    nabadoon xaglatoosiye waa halyay u kacay buuhoodle oo noqotay bahalo galeen !!
    nabadoon xaglatoosiye waa halyay ka damqaday sida cali khaliif ugu dul guuray !!
    nabadoon xaglatoosiye waa halyay u diyaar garoobay inuu buuhoodle soo gadhsiyo magalaayinka kale !!
    nabadoon xaglatoosiye waa halyay gartay xaqii buuhoodle ka maqnaa !!
    nabadoon xaglatoosiye iyo inta nabada jecel waxan ilahaay uga baryayaa inuu nabad iyo barwaaqo gadhsiiyo amiin amiin amiin
    viva somaliland

  15. Buurka diikoow says:

    Isse Buhodle

    Bro, aan dib ugu laabano sanadki hore waqtigaan. Maxuu ahaa Xaglatoosiye? Waxaad halkaan ku soo qortay midna kuma jirin astaamahiisa. Geesi, Dr caalami ah, Nin wax qabad badan, mujaahid dadkiisa ka dambeeyaan, xaq u diriri daacad u ah dhulkiisa, Halyeey aan la loodin karin oo reer Buuhoodle isbitaal u dhisay horumarna u horseeday. Websiteyada SSC waxaan kadagi jirin riwaayado uu actor ka ahaa.
    Sanad ka dibna waxaad noogu sheekeeyneeysaan wax kale!!! Goormaad saxsan tahiin. Ma shalay mise maanta. Hadaad maanta saxsantahiinse sideen kugu aaminaa?.
    Waxaad moodaa reerku ineeysan kala aqoon qadiyada iyo siyaasadu waxeey kala yahiin!!

  16. Deeq says:

    Isse buhodle, so why is he called a docotor?

  17. gaasira says:

    buurka deedow
    qofka biniaadamka ah waa lagu sirmi karaa dadkana qaar wakhti bay qaadataa in si run ah loo barto waxaana lagu bartaa mawqifyaday sameeyaan xaglo waa nin dhalinyaro ah oo muujiyey mawqif uu leeyahay ssc baan wax ugu qabanayaa isagoo aan hore looga aqoon golayaasha siyaasada lkn duruuftii markaa jirtay ayaa ku saaciday in laga dhigo hogaamiyihii ssc iyadoo sidaad sheegtay aan loola dhaqmin siyaasi ee loola dhaqmay nin qadiyada khaatumo u taagan lkn wakhtiga ayaa kashifay kuwaalatiga qof ahaan uu yahay oo dadku intooda badani arkeen mana aha leader kii ugu horeeyey ee sidii la moodayey noqon waayey imisaynu aragnaa madaxwaynayaal malaaig u eg bilawga oo hadhaw shaydaano noqda markaa adeer arinta xaglo kuma koobna ssc ee waa arin caam ah oo dhacda ee reer ssc xujo hawga dhigin

  18. Atoore says:

    ”””””””’haddii ad talo iyo tabar hayn la haydeen ma Shariifka reer Jawhar baa qeybin lahaa ama muran gali lahaa kuraasta ad ku leedahiin dawladda dhexe ee soomaaliya.Xaalkiinu caadi ma aha oo muslim iyo gaaloba way ka yaaban yahiin dhaqankiina iska horyimaada.

Leave a Reply