Somaliland iyo SSC Oo Isweydaarsaday Maxaabiis.


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Hargeysa [Radio RBC]  Maamulka Somaliland ayaa maanta xabsiga ka sii daayay, ku dhawaad 70 maxaabiis oo kal hore lagu qabtay dagaallo dhexmaray, Somaliland iyo Jabadda SSC.

Maxaaabiista la sii daayay, ayaa lagu qabtay magaalooyinka Buuhoodle iyo Laasacaanood, kadidb dagaal dhex maray beelaha dega Sool, Sanaag Ceyn iyo ciidanka Somaliland.

Sidoo kale ciidanka Soomaaliland ee ku sugan Buuhoodle ayaa la sheegay in dib loo soo celin doono halka dhinaca Buuhoodle la sheegay in laga sii daayay afar maxbuus oo Somaliland looga qabtay xilliyadii dagaallada.

Si kastaba, go’aanka ay gaareen masuuliyiinta Somaliland, waxa uu ka dambeeyay, wadahadalo maalmahanba labada dhinac ku dhexmarayay magaalada Hargeysa uu gaaray, ayaa waxa wafdi ka socda deegannadda Buuhoodle oo uu hoggaaminaayo guddoomiyaha jabhadda SSC Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye iyo wasiiro ka tirsan xukuumada Somaliland, ayaa wadahaladaas ka qeybgalay

Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Cabdi Xaaji Cali Cadami oo ka mid ah wasiiradda ka qeybgalay wadahaladda ayaa yiri ” Waxa aan ku faraxsanahay, wadahadalka maalmahan socday, waxa noo muuqda in uu bilowday ifafaaflo nabadeed”

Sidoo kale ciidamadii joogay duleedka Buuhoodle ayaa la sheegayaa in la isugu geeyn doono deegaanka Qori-lugud ee isla degmada Buuhoodle, halkaas oo ay aheyd halki ay hore ujoogeen ciidamada Somaliland ka hor dagaalladii dhexmaray labada dhinac

RBC Radio

———————–

Xafiiska Wararka Hargeysa

Use Facebook to Comment on this Post

Share

15 Responses for “Somaliland iyo SSC Oo Isweydaarsaday Maxaabiis.”

  1. [...] Follow this link: Somaliland iyo SSC Oo Isweydaarsaday Maxaabiis. [...]

  2. yaska says:

    There is no better place then home. Finally dulos have realized that Somaliliand is were they
    belong and not Puntland. Its is a big step forward, its time to put the past behind us and
    welcome the peace that our people will share and enjoy.

    hurray SOMALILAND !!

  3. NINA says:

    raxanreeb.com hadaan kuu saxo nidaamka hargaysa iyo maaulka khaatumo weeye cida is waydaarsatay maxaabiista ssc waa magaca degaanka(politicaly in correct) magaca maamulku waa khaatumo hadaad kuwo ugu yeedhay somaliland kuwa kalena magacooda khaatumo ugu yeedh waayo hada ma jiro maamul ssc la yidhaahdo mise dib ayaad noo celinaysaan kkkk kaftan.com

  4. Khaatumaawi says:

    RAXANREEB
    WARKAN ma waxaad kasoo copy yeyseen RadioHargeysa??
    Wax SSC la yidhaahdaa maanta kama jiraan dhulka Khaatumo State ayaa xukunta waxa maxaabiista sii daayey waa dowlada Khaatumo bisha cas ayaana lagu wareejiyey oo dhexdhexaadineysay arinkan ee ma aheyn mid ka yimid wada hadal toos ah oo dhex maray SNM iyo Khaatumo.

    Markaa warka saxa inteydaan iska soo galin meesha.

  5. Shahdoon says:

    Been low maragiisuu fogeeya ma maqli jirteen waa kuwa khaatumo isku sheegaya dhalay ayeey lahaayeen xaglatoosiyey magaalada inuu Kabaxo ayaan udiiney waxa xigtey 6nin iyo isaga dhuumasho ku baxay waxa xigtay CID mamatelo hadana meyaydaan ogoyn in belbarakaysan aad ku jirtaa been Tana xaaraan ay tahay Nacala tulah cala kidaab ilaahay usoo noqda saleeban ayaa ka taliya buuhoodle buuhoodle taleex maaha haduu idiin soo daayey walalkii nimankad tukaraq kaga yaacdeen maha inaad xaqirtaan somaliya oodhan baalaga ogtahay nabaduu dadkiisa iyo jaarkiisa rabo inuu dhexdhigo waanu hilayaa ajar aad u weyn ilaahay xagiisa iyo sharaf iyo mamusna waa helaya meelkastu tago nabadu wado ilaahow dadka fidma walayaasha ah quluubtoda geli ayaan kusoo GABA gabayn

  6. haashim says:

    kkkk ceebay tacaal iska aamusa kuwaanan xishoodkii ayaa idinka dhamaday dee 90 ayaa loosii dayey naminkii nabad raadiska ahaa ee uu hogaaminayey xaglo toosiye wana ssc wax khatumo ladhahaa majiraan sotii uulahaa waxnamatalaa majiraaan kkkkkkk meel laydiin raaco maleh barina warkale ayaan idinka sugaynaa walalhina dhabta aha dee wa somaliland ee iska raaca raxanreebna waxba yaan laxagxagan runtay ogyihiin waayo meesha indhasheelna majoogin galaryrna majoogin ee xaglatoosiye oo bil kahor somaliland iyo puntlnd nabad laqaatay ayaa jooga meeshana isga kataliya wana la arki doonawaxuu sameeyo viva xaglo toosiye

  7. qardhaawi says:

    70 vs 4 kkkkk ugaadh miyaa dadkaan kolka saas loo uruursanaayey…nabada iska qaada hadii kaleeto xabsiyada aaba ka buuxinaysaan cidaase kkkkkk….

  8. Sirmaqabe says:

    waxa maxabista kala warejistay walabo jabhadod o kala ah SNM IYO SCC marka sas ula socda

  9. haashim says:

    kkkk xishoodkii aya dhamatay kuwaan eg ninki shalay aad lahaydeen nama matalo ayaa madaxiisa laydiinkusoo daayey 90 wiil maaha 70 kaliya hadana waxaad leedihii khatumo seeg ayaa soo daysay indhasheel sotuu lahaa maha nama matalaan kkkkkk sotii ulahaa 6 nin oo dhuumaty weeye hadana iska dhaafa beenta ssc ayaa meeshas katalisa horey ayuu xagla toosiya uyiri nimaan nabadna iyo colaad midna waxka tarin waxla weydiin maayo waaruntis walee colaadna isga waxlaga weydiin nabadna isgaa wax laga weydiin guul xagla toosiye hogaamiyha xaqa ah nabada radi kuwaan colaadna waxba kama oga 4 nin kaliya ayeey qabteen shagaana walaga qabtay aawey guulahii lashegay dee

  10. gaasira says:

    shahdoon
    horta waxa nacaladi saaran tahay qofka qof muslim ah nacdala taa diintaa kuu sheegtay hadaad taqaan diinta ta kale adeer snm iyadaa ku soo duushay buuhoodle iyadaana maanta iskeed u guurtay iyadoo u babaca dhigi kari wayday xaq ku dirirka degaankooda dhiiga u huray snm siyaasad uun bay is leedahay ciyaar oo dee markay kaneecadii iyo dhaxantii iyo baqashadii qaadan kari waayeen ayay sidoodii doonteen nin ay ku marmarsoodaan nabadu waa xaq khaatumo iyo cid kaleba ilaahay siiyey ma aha mid ay ka qaadanayaan nin dhoof ugu yimi oo guryahoodii ku xabadeeyey hadhawna hungoobay oo xaabadiisii gurtay snm intayan buuhoodle ku soo duulinba nabad baa degaankaa lagaga noolaa hadana snm waxay is leedahay waxay dagaal kaga wayday buuhoodle mid u dhashay oo ay laaaluushto kaga hel doofaar weligii ma daahiraa la yidhi snm waa uun snm marba waji cusub ha la timaado

  11. yasin says:

    kk shahdon wad iga qoslisay hada waxay lahayeen ma imanayo buuhoodle hada waa joogay oo cidi lama hadlim waxay masariifsadan been waligiinba beenta ku jira

  12. qabqabsey says:

    @Nina
    alla maxaad khayaali aad isugu sheekaysay,dhawaanse khayaaligaa waad ka baxaysaa xaqiiqada jirta ayaad rumaysan doontaa.Waxa siyaasada la yidhaana si fiican baad u fahmi kartaa wakhtiga waagu kuu baryo.kooxda” khaatumo nabada waa nacebyihiin colaadana waadiga arkay taagtooda”waa hadalkii xaglatoosiye taasaana dhab ah.

  13. Shahdoon says:

    Mr saleeban walaahay waa geesi geesi dhalay markuu arkay nimankii qurbaha ka yimid lacagtana waday iyo dadkii qaarna dhabta ka ahayd inay xoraystan dhulkooda qaarna qayilaad udoonteen waxay dhoobdhobena shaqayn wayday oo tukaraq haysan kari waayeem waraaqihii iyo lacagtii leejada AMA baada uqateen laga ururshay kuwii madaxda sheegayeyna yiraahdeen hooyo hoosta igeli ayuu saleeban sheekada fahmay inay khatumo qaadhanka ku gurayo buuhodle ayan ka talinaa marka reer buuhodle fahmeen xamar ayey uga dheereyen xildhbanadiii ilayn merlkale ooy is tagan malaha been sheegida waa lags xeshoon jeray hadase malaha khatumo faan ayey ka dhigata adeerayalow naga dhima beenta ilaah baan idinku dharshee

  14. qabqabsay says:

    @Gaasira
    hadaad garanayso waxa SNM ay macnaheedu u taagan yahay maad ku sheegteen cidaa aad necebtahay.ilaahay xaqa hakugu soo hanuuniyo indho la’aan baad ku socotaaye kkk

  15. [...] kastaba, Saleebaan Xaglo Toosiye, ayaa dhawaanahan isaga iyo salaadiin ka soo jeeda Buuhoodle waxa ay wadeen waan-waan iyo heshiisyo, lagu doonayay in lagu dhameeyo [...]

Leave a Reply