Tacsi: Cabdikhadar Cisman Salad Dude


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

INAA LILAAHI WA INAA ILEEHI RAAJUCUUN

Waxan saaka abaarihii 11:00 am Magalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug lagu Dilay Cabdikhadar Cisman Salad Dude

Marxuumka ayaa gacan ka xaq daran dishay

Marxuun ka waxaa tacsi tiiranyo le u diraya dhaman jaaliyada beesha leelkase Nairobi oo kala ah sidaan

1.Gudoomiyaha Jaaliyada Leelkase ee Nairobi Xaji Muuse Siciid Dheere

2.Nabadoon c/rashiid maxamed muuse dhadin

3.Cabdirisaaq ashkir muuse

4.C/salaam yusuf dhagay

5.Farax maxamed jeenihaar

6.Cubayde cali gurxan

7.Axmed quute

8.Cabdirishiid dahir gaboobe

9.Cabdinasir gurxan shaybe

10.Muuse maxamed cali

11.Maxamed aadan gaawe

12.Ciid maxamed shire

13.Cabdixakiin dhahin muuse

14.C/samad sigad jamac

15.C/rashiid dhagajalac cali

16.Nuur maxamud indhaguduud

17.Farxan c/laahi quule

18.Axmed gooni

19.Maxamud bashiir cismaan

20. Kadar abdicasiis wardheere

21.Hooyo xaawo maxamed guraase

22.Hooyo sahro cali dahirabdigiir

23.Hooyo xaawo camir

24.Hooyo muxubo xaashi maxamud

25.Hooyo baar garaarawayne

26.Hooyo tariig boobe

27.Hooyo fartuun xassan maxamud

28.Sacdiyo abdirahmaan cigaal

29.Xaawo farax dheere

30.Sahro farax abdi giir

31.Cabdiwali afjabay xaleef

32. Mahad jaamac juunle

33.Abwaan bidig hurfe

Ilaahay marxuunka ha u naxariisto fanatul fardowsana haka waraabiyo anaga samir iyo ii maan hanagasiiyo

Dhaman eheladii iyo qarabadii uu kageeri yohay samir iyo Imaan

Gaar ahaan hooyo ardo maxamed ismail aabe cismaan salad dude

Waxaa Racanreeb soo Gaarsiiyey Tacsidaan
Xaaji Gawem
Gawemd@hotmail.com

Share

Tags:

9 Responses for “Tacsi: Cabdikhadar Cisman Salad Dude”

  1. [...] Visit link: Tacsi: Cabdikhadar Cisman Salad Dude [...]

  2. zack-london says:

    Ilaahey Janntaul fardowsal aclaa ha ka waraabiyo….

  3. C/nur Qurux says:

    Innaa lillaaHi wa innaa ilayhi Raajicuun.
    Ilaahay Samir iyo iimaan ha naga siiyo dhammaanteen.
    Gaar ahaan waxaan tacsi u dirayaa waalidkii iyo walaalihi ahaa guriga uu c/khadar ka tagey
    Ilaahayoow u naxariiso.aammiin
    Wajiyo xuntii miyaa Disney ninka?

  4. abdinuur said dheere says:

    INNAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJUCUUN? alle ha u naxariisto marxuunka.waxaan kale oo uga tacsi yadaynayaa dhamaan ehelada iyo khaasatan qoyska.geeridu gashay…samir iyo iimaan alle haydin kasiiyo aamin amin aamin………………….waxaan kale oo tacsi u dirayaa jaaliyada LLK ee nairobi

    Gudoomiyaha jaaliyada

    Xajji muse said dheere
    iyo dhamaan
    cuqaasha
    Nabadoona
    aqoonyahanada
    odayaasha
    dhalinyarada
    gabdhaha
    hooyooyinka
    iyo guud ahaan bulshada
    kale ee
    LLK oo dunida dacaladeeda kala jooga

  5. hodan says:

    Inalilaah wa ina illaahu rajucuun waxaan leenahay illaahay marxuumkaas haw naxariisto janadii fardowsana ha ka waraabiyo aamiin,walidkii dhalayna iyo eheladiina samir iyo imaan haka siiyo.

  6. Anigoo ku hadlaaya magaca reer salad dude,waxaan u mahad celinayaa aqoonyahanada, duqowda dubabka,dhalinyarada,hooyooyinka ee sida waxgaradka leh noogu soo tacsiyeeyay gaarahaan jaaliyada LLK ee kenya,FG.wiilka hooyadiis waa Fadumo mahamud cisman dhegay.

  7. Abdirisak Ali -ad says:

    Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajucuun waxaan leenahay ilaahay ha u naxariisto marxuunka eheladii oodhana Samir Iyo iimaan ha naga wada siiyo gaar ahaan cismaan salaad iyo. Hooyaba iyo reer salaad dude Aamiin

  8. Yurub sicid says:

    Inalilahi wa ina ilahayhi rajacuun ilahay ha unaxaristo ilaha u unaxaristo marxuumka janatul fardows ilahy haka warabiyo gacan ka xaqdaran badhishay hoyo ardo iyo abe cismaan iyo dhaman rer cismaan salad samir iyo iiman haka siyo tacsidan waradiraya yurub sicdi nadifo sicid yaxye c/risaaq yonis c/risaaq yacquub c/risaaq cawale idajaa fadumo calule shukri calule suhayro maxamed warsame xawo rafle zaynab warsame dhaman ilahy waxay uga baryayan in janatul fardows kawarbiyo alaah dhan ehilada iyo qarabadii uka geriyooday samir iyo iman kasiyo amin amin amin

  9. Yurub sicid says:

    Inalilahi wa ina ilahayhi rajacuun ilahay ha unaxaristo ilaha u unaxaristo marxuumka janatul fardows ilahy haka warabiyo gacan ka xaqdaran badhishay hoyo fadumo iyo abe cismaan iyo dhaman rer cismaan salad samir iyo iiman haka siyo tacsidan waradiraya yurub sicdi nadifo sicid yaxye c/risaaq yonis c/risaaq yacquub c/risaaq cawale idajaa fadumo calule shukri calule suhayro maxamed warsame xawo rafle zaynab warsame dhaman ilahy waxay uga baryayan in janatul fardows kawarbiyo alaah dhan ehilada iyo qarabadii uka geriyooday samir iyo iman kasiyo amin amin amin

Leave a Reply