Tacsi: Cali Xusseen Islaan Aadan “Cali Dheere”
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun.
Waxaan Dhammaan Tacsi loo Dirayaa Dhamaan Eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Cali Xuseen Islaan Aadan oo ku geeriyooday Magaalada Bacaadweyn ee Gobolka Mudug Maanta taariikhdu tahay 1-8-2012.
Waxaan Marxuunka illaah uga baryeynaa in uu Janadii Firdowsa ka waraabiya. Eheladii iyo qaraabadiisana samir iyo iimaan ka siiyo.
Xubnaha Tacsida Diraya waa
Caafiyo Islaan Faarax Islaan Aadan
C/Xamiid Islaan Faarax Islaan Aadan
Cumar Xuseen Islaan Aadan
Cismaan Maxamuud Caato
Sahra Sugulle Maxamed
Foos Nuur Cabdulle
Faarax Islaan Cabdulle Islaan Faarax
Xaliimo Cabdulaahi Aw-aadan
Faarax Axmed Caato
Faadumo Islaan Cabdulle Islaan Faarax
C/salaam Axmed Caato
Safiyo Maxamed Caato
Xaawo Maxamed Faarax
Siciid Muuse Islaan Faarax & Xaaskiisa
Axmed C/Qaadir Axmed
Dhamaan Ilma Yuusuf Axmed
Amaal Axmed Caato
Leyla Kamaaludiin Sugulle
Dhamaan Reer Maxamuud Cali Ciise
Maxamed Cali Madhoodhe
Maxamuud Cismaan Caato
Maxamuud Maxamed Caato (Sanweyne)
Jaamac Ciise Gaab
Saciido Maxamuud Muuse Islaan
Faadumo Xuseen Maxamed Islaan
Warsame Nuur Maxamed Islaan
Axmed Maxamed Warsame Islaan (Axmed Gurbe)
Dhamaan Ilma Cabdi Biixi iyo Hooyadood
Siciid Xirsi Warsame Islaan
Saciido Xirsi Warsame Islaan
Maxamed Cumar Xuseen
Liibaan Jaamac Warsame Islaan
Safiyo Jaamac Warsame Islaan
Axmed Cali Daahir Xirsi Cumar
Dhamaan Ilma Axmed Cilmi Cabdulle Islaan iyo Hooyadood
Dhamaan ilma C/raxmaan Maxame Faarax iyo Hooyadood
Dhamaan Ilma Jaamac Biixi
Cali Cismaan Caato
Maxamed Xuseen Cismaan Nuur
Kiiin Xuseen Cismaan Nuur
Dhamaan Ilma Cabdixaliin Cismaan Yuusuf Keenadiid iyo Waaridiintood
Faadumo Maxamed Xusseen Maxamed
Xaaji Kulalihi
Maryan Maxamed Cismaan Islaan
Jaamac Muuse Islaan iyo Caruurtiisa Dhamaantood
Xaawo Faarax Xassan Wali
C/Raxmaan Xuseen Gaaniye
Dhamaan Ilma Faarax Xassan Wali
Dhamaan Ilma Muuse Xassan Wali
Dhamaan Ilma Xoos Jibriil
Dhamaan Firka Reer Aw-Ciise
Dhamaan Reer Caato
Ceydaruus Cabdullaahi Cismaan Islaan
Dhamaan Reer Cismaan Islaan Dhamaantood
Faadumo Yaasiin Bootaan
Axmed Jaamac Xassan
Saleebaan Cumar Xusseen
& Dhamaan Bahda Raxanreeb.com











innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajucuun jannatul fardawsa allaah ha ugu bishaareeyo ABTI CALI anagana samir iyo iimaan allaah ha naga siiyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN.
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN,,,, ilaahay janatul firdowsa haka waraabiyo marxuumka eheladii,qaraabadii iyo dhamaantayo samir iyo imaan ha inaga siiyo ALLAH YAA ARXAMA RAAXIMIIN.
Inaa kilaahi wainaa ilaahi Rajucuun Cali Xussein Islaan Aaden Allaah hau naxariiso dhamaan waa ka tacsiyaynaynaa nqarabada iyo ehelka aan kamid ahay Khaas ahaan Qoyskii iyo caruurtii uu ka tagay dhamaan reer Islaam aaden dhmaan Ilama xuseen Islaan aadan Iyo Khaas ahaan Caafiya Islaam Faarax Islaam Aaden Iyo nSahra Islaan faarax Cumar xussein Islaan cabdisalaan xussein islaan aaden Iyo caruurtooda waxaan allaah ugabaryaynaa cali Xussein In uu janadii kawaraabiyo inta noolna waxaan allaah uga baryaynaa Samir iyo Iimaan Jamiil Ah oo Buuxa Iyo badal khayrqaba Aamiin
Axmed cali xassan isaxaaq
Inaa lillaaahi wa inaa ilaahi raajicuun geeridu waa xaq allaha u naxariisto abti Cali xuseen islaan aadan farax kutaabkiisana gacanta midig allaha ka siiyo rabi ha uku bishaareeyo janatul fardowso ehelkiii iyo qaraabadii uu katakayna samir saadaqa ah allaha kasiiyo dhamanteeyn ayuu naka wada takay marxuumka wcs wr wb
??? ??? ???? ???? ?????? Anagoo ah Ilmo Siciid nuur Cismaan ABE siciid nuur & hooyo dhamaan waxaan tacsi u diraynaa Allah unaxariiste awoowe Cali Xuseen Islaan Aadan. Jannadii Firdowsa Allah ka waraabiyo Samir & Imaan Allah naga siiyo Allahuma Aamiin ??? ??? ???? ???? ??????
Inaa lillaaahi wa inaa ilaahi raajicuun geeridu waa xaq, Allaha u naxariisto abti Cali Xuseen Islaan Aadan inagana samir iyo imaan Alle ha inaka siiyo, Amiin Amiin
Innaa lilaahi waa inaa illaahi raajacuun, waxaan illahey uga baryahayaa Adeerkeygii hore Cali Xussein Islan Aden, in illaahey meel khayr qabta geeyo, samir iyo iimaana ka siiyo dhamaan eheladiisii gaar ahaan iyo guud ahaanba. Aniga Dahir Ogaden ahaan wuxuu ii ahaa adeer ka gooni ah adeerada kale. Illaahey waxaan ka baryayaa in illaahey meel roon geeyo samir iyo iimaana ka siiyo dhamaan caruurtii ehelkii iyo wali diintii oo dhan
Dahir Ogaden
Innaa lilaahi waa inaa illaahi raajacuun, waxaan illahey uga baryahayaa Adeerkeygii hore Cali Xussein Islan Aden, in illaahey meel khayr qabta geeyo, samir iyo iimaana ka siiyo dhamaan eheladiisii gaar ahaan iyo guud ahaanba. Aniga Dahir Ogaden ahaan wuxuu ii ahaa adeer ka gooni ah adeerada kale. Illaahey waxaan ka baryayaa in illaahey meel roon geeyo samir iyo iimaana ka siiyo dhamaan caruurtii ehelkii iyo wali diintii oo dhan
Dahir Ogaden
ilaahay ha u naxariisto marxuumka.