Tacsi: C/Qaadir Xirsi Nuur Xirsi
Waxaan Dhammaan Tacsi loo Dirayaa Eheladii uu ka geeriyooday AUN Marxuum C/Qaadir Xirsi Nuur Xirsi oo ku geeriyooday Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal xalay taariikhdu ahayd 8-8-2012.
Waxaan Marxuunka illaah uga baryeynaa in uu Janadii Firdowsa ka waraabiya. Eheladii iyo qaraabadiisana samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin











scwrwb bahda raxanreeb aad ayaad u mahadsan tihiin
waxaan halkaan tacsi uga direynaa aun cabdulqaadir xisri nuur xirsi ilaahay janadii fardowsa haka waraabiyo anaganah samir iyo iimaan alaha naga siiyo
anagoo kala ah
cali xirsi nuur xirsi
cabdiqani xirsi nuur xirsi
siciid cali garaase
deeq siciid cali garaase
muna khaliif axmed
xaliimo khaliif axmed
sharmaarke cabdisalaan maxamuud
joocaar feere yare
asad siciid cali garaase
cismaan cali xundhur
siciid xuseen cabdulle
maxamud cabdi koronto
cabdi samad cali ciiri
iskilaaji cali ciiro
maxamed faarax duulduul
cabdi siciid bile
aamino xirsi nuur
safiyo xirsi nuur
cabdulqaadir yaasiin cabdulle
xaawo cali garaase
waxaan cabdulqaadir uga baryeynaa in ilaahay janadiisii ka waraabiyo inaganah samir iyo iimaan alaha naga siiyo iyo caruurtiisii
Asc:
Waxaan halkaan uga tacsiyeeynaya AUN c/qaadir xirsi nuur oo ku geeriyoodey garowe 08/08/2012 , ilaahay janadiisa haka waraabiyo intuu u ka tegeyna samir iyo iimaan alla haka siiyo
Aaaaaaaaaaaaaaaaaaamin