Tacsi: Marxuum Cali Xuseen Islaan Aadan
Waxaan Dhammaan tayo Tacsi U Dirayaa Dhamaan Eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Cali Xuseen Islaan Aadan oo ku geeriyooday Magaalada Bacaadweyn ee Gobolka Mudug Maanta taariikhdu ahayd 1-8-2012. Waxaan Marxuunka illaah uga baryeynaa in uu Janadii Firdowsa ka waraabiya. Eheladii iyo qaraabadiisana samir iyo iimaan ka siiyo.
Xubnaha Tacsida Diraya waa
Cabdirashid Cabdi Daad
Bilan Muuse Islaan Faarax
Ubax Muuse Islaan Faarax
Xaawo Maxamud Islaan Faarax
Farxiyo Xusseen Xassan Islaan Aadan
Shukri abshir Yuusuf Jeego
Xasan Maxamed Xuseen Islaan Aadan
Yusuf Abdiraxman Xassan Nuur
oo jooga carigan England











[...] See original article: Tacsi: Marxuum Cali Xuseen Islaan Aadan [...]