Wasaarada Beraha iyo Waraabka Puntland oo ku howl jirta in ay dhawaan Qeybiso Geedka Timirta (Sawirro)
Garoowe (RBC Radio) Dhirtan ayaa waxa lagu bar baarinayaa Dhowr Goobood oo kala duwan oo ku yaal Degmoouin kamid ah Puntland axaan ay ku jiraan Gobaha Bar Baarinta Dhirta mudo Dhan 9 Bilood waxaan ka mid ah gobaha ay kujiraan Dhirtan Sida Karin,Dharoor,Iskushuban, waxaan ay wasaaradu ku mashquulsan tahay sidii dhawaan dhirtan lo garsiin lahaa dadka Beeraleyda ee ku nool Deegamada Puntland waxaan lo qorsheeyay Qarkamid aha gobolada Puntland Sida Bari,Nugaal iyo Kar Kaar waxaan Qeybinta ama Keenida Dhirtan Garaysa 6075 oo Geedka Timirt ah iska Kaashaday Wasaarada Beeraha iyo Waraabka iyo Hay’ada CEFA FAO.
Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Puntland Maxamuud Maxamed Shiikh ibraahim oo uga Warbixiyaya Shabakada RBC mar ay Xafiiskiisa an ku booqanay ayaa waxaa uu sheegay in dhawaan la rajeenayo in dhirtan la gaarsiiyo Goobaha ugu wanagsan ee la is dhihi karo waa ay ka baxayaan Geedahan Timirta ah waxaa kale oo uu Wasiirka ka warbixiyay Gorta La bixin doono waxaan uu tilmaamay in la bixin Doono Bisha October ee Fooda nagu Haysa.
Timirta ayaa waxaa ay yihiin kuwa ka duwan kuwii hore ee logu beeran jiray dalka Waxaan laga keenay Wadanka Dibadiisa Gar ahaan Dubia waxaan ay kaga duwan tahay Timirta ka baxda Soomaliya waxaana ay ku dhalaysaa ama ay ku bislaanaysaa mudo garaysa 3-sano halka kuwa dalka ka baxa ay ku bislaadan ama ay ku dhaso mudo garaysa 5-6 Sano.
Deegamada Puntland Gar ahaan Gobolada Bari waxaan timirta inteeda badan laga keenaa sida halak loo yaqaan Laag Karin iyo meelaha ku dhaw dhaw waxaadna arkeysaa xiliyada aad safarka u aado dhulalkaasi in laamiga laguugu keenayo Timirta iyadoo Bisil.
Mahad Abdi Ali
Xafiiska RBC Garoowe























maasha Allah… waxay na tuseysaa tani, in Puntland haddii la dadaalo ay gaari karto heer ay timirta dibadda u dhoofiso.
[...] Visit site: Wasaarada Beraha iyo Waraabka Puntland oo ku howl jirta in ay dhawaan Qeybiso Geedka Timirta (Sawirr… [...]
maamulka puntland dhinicii hormarka u jeestay ayaa ka muuqata faroole xaga maamulka waa ku fiicnayahay walalw amaanka xooga yara dabcay iyo khaatumo uu xoogaa cadaaiyay
masha allaah aad baan ugu faraxsanahay muuqaalka fiican ee aad noo soo sawirteen……sanakasta hadii la beero kun geed xitaa roobka ayaa badanlahaa…….well done hanbalyo ayaan idin leeyahay
manshaa allaah waa wax wanaagsan insha allaah wax dhimana waan gaaridoonaa ee waa in aan dadaalnaa oo wax tabcanaa dadka hawshaan wadaa waxaan leeyahay war siida mantay in lacunayo timir uu kuyaal calanka somaliya iyo kan puntland waa wax lagu farxo manshaa allaah
good very nice date sweet well i ate too much
well down xukuumadu waay ku amaanantahay wax qabad aad u wayn weeye maasha allaah wasaarada beeraha wax fiican bay qabatay puntland khaasatan G,bari waxaa ka baxa ilaa 10 nooc oo timir ah meelaha ay sida fiican uga baxaa waxaa ka mid ah karin ,laag ,galgala ,bargaal iyo meelo badan in laga faa,iidaysto waa arin muhiiim ah walaahay ugu qor liiska dr faroole congratulation mr president farooole
Reer puntland haddaan nahay qaxii noogama darin koofur aan ka qaxnay,beerahaan tabcanaa,badarkaan guranaa,timirtii awoowayaasheen,iyo beeyadii ay noo beereen,mar hadaan suuqyada aduunka u iibgayno ma waxbaa ina dhaafay???gamaantii fardihii,iyo geelii iyo arigiyo lo’dii,dhulku kala wanaagsane,badroolkii buqanaayo,waar afartii doqoshee koonfur looga caraabay mamacnay kordhiyaan???waar reer puntlandiyoow tashadaay oo tabcadaay oo ninna haysku halaynina.
Waar gaajo gurigeen mataalee gondaha adkee,
Oo beerihiyo tacabku hawshodu waaw diyaar,
Oo goofki ay galin jireen xoolo iyo hantiba,
All naga rarayoo raaxan la’daadsan nahay.
Finally Punt-land is sticking to its own welfare by enhancing its agriculture. that was what
our people in Somaliland were doing before this sool and sanag claims almost put
us on a war-path. Katumo is almost disolved and realized that they are our people
and always were somalilanders . I evenly happy that Puntland these days stopped
crying foul about somaliland. If this peace holds up we could have relations and
start farming together . By the way happy ramadan !!
@faadil ali waxad ilowday oo kale inay Timirtu ka baxdo Iskushuban,Xaabo,Geesaley,Murcanyo Caluula,Bureeyda, Boolimoog iyo meela kale waxayna leeyihiin Biyo durdur ah Saan maqlay kuli waa G/Barri, koley anigu waxan arkay Iskushuban waxayna leedahay falls waxana la dhahaa Isha dhalmadood,EID MUBAARAK.
Xukuumaddu waa dadaalaysaa, laakiin dadka reer PUNTLAND waxaa ka mawaadinsan kuwa == , oo aan ogolaanin in nabad-gelyadadooda wax loo dhimo. Inagu dambiilaha ayaan raarta ga shanaa oo ku qarsanaa, laakiin ninka Hargaysa joogaa taas kama suurowdo ee ogaada!!!!