
Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin
Tags: Yuusuf Garaad oo Wareystay Aad u Qiimo Badan uga Waramay Sababta uu BBC da Uga Tagay
aad baan ooga xumahay mr yuusuf waxaad ahayd un baad noqotay,
[...] Read More: Yuusuf Garaad oo Wareysi Aad u Qiimo Badan uga Waramay Sababta uu BBC da Uga Tagay & Arimo kale … [...]
Yusuf Aqaba siyaasada waa ku jiray waxaan ahaa af ku dhiigle ee maxkamad halasaaro.
Waxaan u baahanahay wareysigii yusuf garaad iyo Dastuurka la ansixiyay ee somalia asagoo pdf ah ? Thanks
Waxaa lagu xusuustaa Yusuf Garad qabyaaladii iyo taageradii argagixisa. I’m very glad that he is gone forever, and I hope this is the last time we hear from him. Good bye mooryaan
Yuusuf Cumarkii Ummadda Soomaaliyeed warfidinta Ugu Xaq samayn waayey oo eex iyo nin jeclaysi kala dhammaan Waayey ayaa maanta sheeganaya in uu xisilinta dalka kaqayb qaadanayo, Ummadda ina Cumar mas,uulka kadhigan doonta ayaa ba,day. BBC somalina Hadda waxay isku Bedeshay Madal qayb ka ah dhibka dadka soomaaliyeed. Waxyaabaha aadka ulayaab badan ee BBC Somali hadda kusoo biiray waa Falanqaynta Jimcaha Oo saddex ama afar isku afkaar ah lasoo fariisinayo oo midiba kan kale hadalkiisa adkaynayo, Bal adba! Maxay faa,iidaynaysaa dood rag isku afkaar ah ladhexdhigay. Tusaale Dood laqabtay Tii udambaysay Ee jimcihii dhawayd Saddex isku afkaar ah iyo Wasiir xoosh oo marba qaab su,aal jawaabeed usoo galayey lkn aan la odhan karin dooduu kujiray saddexdaas ayuunbaa doodayey oo midba kan kale hadalkiisa kadaba qaadanayey. Baryahanna Far dheeraatay waxaa BBC Kanoqday oo malaa ina Cumarkan Bedeli doona AXMED CABDI NUUR Oo daf-daftii yuusuf cumar jilaya. Tolow Yuusuf Cumar Caddaan BBC-da haystaa makala shaqeeyey oo booskiisa mageeyey mid indrkii ah oo bedelo waakan intuusan tegin inamaddii xamar joogay london kusoo guraye?! War jiraaba Cakaaruu Iman!
Yusuf Garaar shaki kuma jiro in dhibaatada soomaliya ka dhacday qayb ka ahaa, waxa mashes is sharaxaya waa dadkii ui madiaha ku soosaaray hadana ballades ayuu mesh kuyimid
BBC wuxuu kadhigay meel Hal qabiil leeyshay.marka yaa jago u dhiibanatay? Hadii jago loodhiibo wuxuu ka dhigayaa sidii BBC uu Halka qabiib gacanta u gugeliyey.
yuusuf waxaa uu ahaa nin xanjafiya siyaasiyiinta ”””””’ marka hade ma dagaal buu la soo galayaa garoomada ileen siyaasadu wa atii uu ogaaye haiyana ///////// kuma dhawa asna wa anin kulul
Yusuf garad marana daacad uma aheyn shaqada uu BBC da waxuu u istic maali jiray sidii Qol isaga u kireeysan Ajandaha uu rabo ayaa laga tabin jiray, Wax badan baa lalahaa BBC da nin kaan waxuu fuel gareeyaa warlords ka , Viva Puntland & Soomaalia
Yuusuf Garaad waxuu ka mid yahay dambiilayaasha soomaaliyeed.Yuusuf isagoo fadhiyey halkii uu ka soo baxayey codka soomaaliweeyn buu ka dhamaan waayey QABIYAALAD soo taagan.Sidaan qabo Yuusuf Garaad ma istaahilo in la waraysto iskadaa xukun soomaaliyeed ee uu qabtee.Yuusuf waxuu ka mid yahay dadkii soomaaali isku diri jirey ama isagaaba koow ka ah.
Haddana waxaan u malaynayaa in laga soo eryey BBC-da.Yuusuf markii uu wada cunay waa kii mar an fogeey jeegada qabtay Amina Muuse Waheliye oo aad iyo aad u shaqeen jirtey.Amina waa beesha Shariifka reer Jawhar.War uusan idin dhagrin waa dambiilee.Waryuusan waxba idiin qoyslin.
anigu reer p/land ayaan ahay umana arko yusuf inuu dhibatada qayb ka ahaa hadii laba dhinac oo is haya uu labadaba fursad siiyo oo wada waraysto waa arin wanaagsan lakiin dadka qarbaa u arka koox ay is hayaan hadii lawaraysto inay eextahay
YOOSUFOOW WAXAAN KUGU AMAANO OO AAD SOOMAALI UQABATAY AAN AHAYN EEX IYO DHINAC RAAC SIDA SOMALIDU UBADANTAHAY EE ISKA NOOLOOW ILAAHAYNA ISAGAA CADAALIYA OO KOLAY WAXAAD TAHAY NIN SOOMAALIYEED
YUSUF GARAAD WAA MUDAN YAHAY IN U ISI SOO SHARAXO WAAYO KUWA HADA SHARAXAN WAA DHAMA ARAGTIDAYDA
Sharmaarke, sxb anaa kuu soo diraya Dastuurka la ansixiyay isaga oo pdf ah ee ii soo sheeg emailkaaga ama igala soo xidhiidh mowlid114@hotmail.com
waad mahadsantahay
DR. yuusuf-garad cumar axmed waa halyay soomaaliyeed una,gutay shaqadiisa si sharaf leh waxaana urajaynayaa inuu ilahay u sahlo samata bixinta somaliwayn waxankaloo filayaa inuu prf.cabdi ismaaciil samar noqdo madaxwaye DR yuusf G arad ra,iisulwararaha DR. zakariyana kuxigenkisa maalintaas soomaali xaqqeeda waalasoocelin doonaa kuwa caytamayana jawaab ma mudna maxayelay waa shaqaalihii MALES ZANWI
Yuusuf Garaad si wanaagsan buu isu difaacay. Wuu sheegay in BBCda hawada lagy ciriiriyay oo telefishino ay soo baxeen. BBC markii hore waxay ahayd meel reer waqooyo ka dhigteen guri lagu qayilo. Yuusf baba hagaajiyay. Wayasigaas wax weyn buu ka baddalay fikradihii aan kaqabay waayo wuxuu xusay sida isbeddellada dhinaca warbaahinta u saameeyeen barnaamin samaynta. Guul baan u rajaynayaa.
khain wadan ahna qabyaladayste qurmay kuna can baxay fadhikudirirka Qabyalada iyo tageriga Hogamiye kooxeedyada beshiisa cadaystana dhibatada umada iyo lugooyada masakiinta aan waxba galabsan ban ku aqaanaah anigu
war yusuf garaad waa laga eryey bbc da dacwooyin badan baa laga gudbiyey kadibna bbc waa ka maarantay dadkiinani miyeydaan aqoon sida wararka loo daba galo ordoo bbc human resources keeda baadhitaan ku sameeya sidaad u ogaataan in la eryey saaqidkastaa soomaaliya siyaasadeeduu soo hungureeyaa
asc wr wbr
Ilaahay baa mahad leh inaad maanta ka tagtay BBCda, anigu shaqsi ahaan waxaan ahaa qof aad uga xiran Idaacadaas laakiin waxaan ka tagay markii uu madax ka noqday Qabqable Yuusuf Garaad oo isagu cadaystay waqtii uu joogay meeshaas inuu ka dhigay meel qabiil leedahay, waxaa farxad ii ah inaan maanta dib ugu noqdo dhagaysigaygii BBCda, waxaana Rajaynayaa in uusan qabqable kale meesha madax ka noqon, isaga waxaan jeclahay in la soo taago Maxkamad si loogu ciqaabo hadaladii qaldanaa uu dhiiga badan ku daaday ee uu sii daayay waqtigii uu madaxda ahaa.
Wabilaahi Towfiiq.