Booqo: Dayax Telecom 1001 E frankalin ave minneapolis mn 55404 (612) 770-3327
Dayax Telecom waxa ay ku taalaa magaalada Mineapolis halka ay iska jaraan Wadooyinka Farnklin iyo S 10th Av 1001 E frankalin ave minneapolis mn 55404 (612) 770-3327
Dayax Telecom waxa ay Bulshoweynta Soomaaliyeed u sameesaa adeegyo kala duwan sida Taleefoonada loo yaqaano Mobilada, Kaararka loo yaqaano Pinless ka, kuwa Phone Cards ka Jumlo iyo Tafaariikh ba.
Mulkiilaha Shirkada Dayax Telecom Cabdikaafi Geessood (DAYAX) ayaa waxa uu u balan qaadayaa macaamiisha in uu ka haqab tiri doono baahidooda dhanka Isgaarsiinta sida Mobilada iyo Phone Cards Jumlo iyo Tafaariikh Macaamiisha kay doonto.
Hadaba Booqo Dayax Telecom oo idiinku diyaar ah Adeeg Hufan iyo Qiimo ku Raali Galin Doono.
Dayax Telecom
Cabdikaafi Geessood
(612) 770-3327













[...] View article: Booqo: Dayax Telecom 1001 E frankalin ave minneapolis mn 55404 (612) 770-3327 [...]