Cabdi-Jamaal: Madaxweyne Faroole 5 Sano Ayuu Xilka Heynayaa, Cid Ka Hadli Kartana Ma Jirto


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Boosaaso (RBC) Wasiir ku xigeenka amniga maamulka Puntland CabdiJamaal Cismaan Maxamed oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa uga digay dadweynaha reer Puntland inaan laga hadli karin “mudo kororsiga” halka sano ee uu dhowaan shaaciyey madaxweyne C/raxmaan Faroole.

Wasiir ku xigeenka oo wariyaasha kula hadlay xarunta maamulka gobolka Bari ayaa sheegay in dadka aysan ku mashquulin wax uu ugu yeeray “arimaha dimuqraadiyada” iyo doorashooyinka golaha deegaanka isla markaana cidii ka hortimaada laga qaadi doono tallaabo sharciga waafaqsan, sida uu yiri.

“Waxaan dadka u sheegeynaa looma baahna in mudada shanta sano ee dastuurka ku qoran waqti la isga qaado, dastuurka Puntland baa sheegaya in madaxweynuhu 5 sano xilka heyn doono” ayuu yiri Cabdijamaal oo dhinacyadiisa ay taagnaayeen ilaalo aad u hubeysan isla markaana hanjabaado culus u jeediyey siyaasiyiin uu sheegay inay mucaarad ku yihiin maamulka.

Wasiir ku xigeenka ayaa sheegay in dawladu ay wado nidaam axsaab ku saleysan oo dadka u horseedaya dimuqraadiyad.

Afartii sano ee Cadde Muuse

Wasiir ku xigeenka arimaha amniga Puntland oo ay wariyaasha ka cabsadeen inay su’aalo adag weydiiyaan ayaa ku dooday in xilligii maamulkii madaxweynihii hore Gen Cadde Muuse Xersi uu dastuurka Puntland qabyo ahaa sidaa dasrteedna uu xilka Cadde Muuse ku ekaa afar sanoo kaliya.

“.. Hadda dastururkii waa la ansixyey isagaana sheegaya in madaxweynuhyu xilka heynayo shan sano” ayuu ugu qiil bixiyey mudo kororsiga maamulka madaxweyne Faroole uu ku darsaday halka sano.

Dibadbaxa Qardho ayaa lagu diidanaa mudo kororsiga, waxayna dadku dalbadeen in doorasho la qabto.

Doorashadii Puntland ee dhacday Janaayo 2009 ayaa madaxweyne Faroole loogu doortay xilka madaxweynaha Puntland ee mudo afar sano ah taasoo ku eg bisha Janaayo 2013, waxaana siyaasiyiin iyo odayaal dhaqameed deegaanada Puntland u dhashay ay sheegayaan in madaxweynuhu ku dhaqaaqay xil kororsi aan sharci ahayn iyagoo diidan nuqul lifaaq ah oo gadaal looga daray dastuurka cusub ee Puntland kaasoo xukuumadda Puntland ay hadda u daliishaneyso mudo kororsiga.

Dhanka xukuumadana waxay ku doodeysaa in dastuurka cusub uu yahay kan ay raaceyso kaasoo sheegaya in shan sano ay xilka sii hayaan oo micneheedu yahay in sanad dheer ah oo ka dambeeya Janaayo 2013 uu sii joo maamulka hadda jira ee madaxweyne Faroole.

Siyaasiyiinta iyo dadka oo loo digay

Wasiir ku xigeenka amaanka Cabdijamaal Maxamed Cismaan ayaa been abuur ku tilmaamay wararka sheegaya in maamulka uu xiray xafiiskii odayaasha dhaqanka gobolka Bari kaasoo saddex maalin ka hor ay weerareen ciidamo uu watay taliyaha booliska ee gobolka ayna ka qaateen dhamaan qalabkii yiilay. [AKHRI XAFIISKA ODAYAASHA LA WEERARAY]

“Xafiiskaasi maanu xirin ee waxaanu u soo wareejinay xarunta maamulka gobolka si ay u wada shaqeeyaan odayaasha iyo maamiulla” ayuu yiri wasiir ku xigeenka.

Wuxuu uga digay warbaahinta, siyaasiyiinta iyo dadweynaha inay ka hadlaan arimaha shanta sano ee maamulka madaxweyne Faroole, sidoo kalana wuxuu qaswadayaal ku tilmaamay dadka mucaaradsan in degmooyinka qaar ee Puntland loo diiday inay ka qeybgalaan doorashada golaha deegaanka.

Hadalka digniinta ee wasiir ku xigeenka ayaa imaanaya xilli dibadbax lagu diiday yahay mudo kororsiga madaxweyne Faroole uu ka dhacay magaalada Qardho usbuucii hore kaasoo madaxweyne Faroole uu ka hadlay. [DAAWO SAWIRADA DIBADBAXA]

Siyaasiyaga C/laahi Siciid Samatar oo ka hadlay mudo kororsiga madaxweyne Faroole wuxuu ku dhawaaqay in Puntland ay u baahan tahay cid ka badbaadisa burbur haddii uu madaxweyne Faroole ku sii adkeysto xil kororsiga halka sano ah.

“Waxaan si gaar ah ula hadlayaa isimada Puntland Islaan Ciise, Suldaan Garaase iyo Boqorka inay la hadklaan C/raxmaan oo ay ka badbaadiyaan Puntland…” ayuu ku yiri wareysi idaacadda VOA uu siiyey Gen C/laahi Siciid Samatar.

 

RBC Radio

Share

40 Responses for “Cabdi-Jamaal: Madaxweyne Faroole 5 Sano Ayuu Xilka Heynayaa, Cid Ka Hadli Kartana Ma Jirto”

  1. deqa says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. puntland boy says:

    a s c war odagan samatar laleeyahay waa nin aan rabbi kacabasanayn waa 80jir fidno ilaahay iyo rasuulkiisu ba kadigeen ayuuna dad nabad haysta kadhex hurinayaa.
    kursi ayuu raadinayaa laakiin uma muuqato dhibaatada puntland ku imaankarta danna kama laha.
    haduu puntland dan uhayo inay burburto kama shaqeeyeen ee wuu badbaadin lahaa, laakiin inshaa allaah
    sidaas ku burburimaynno.
    waxmagaratada dumarka iyocarruuta odagani walayoow ogaada dhibkii puntland kadhaca inaad qaybtiinna ku leedihiin oo aanay fidno cidna cafiyeyn.
    walaalahay cismaan maxamuud waxaan kula talinayaa ayaannu idin ceebayn odagaas aan xitaa rabigiis
    kabqayn , sababtoo ah hadduu rabbi kabaqayo fidno kama shaqeeyeen isagoo cirroole ah.

  3. waxaan u arkaa inay sax tahay waayo waxaa lafiirinayaa wax qabadka ee lama fiirinayo reer hebelba inataas ayay hayeene waa inaan loogu darin arintaasi waa qalad waxaanu doonaynaa cidii horummarka dalka kashaqaynaysa hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  4. Sirmaqabe says:

    War waxan bal firiya edab darada u ku hadlayo mada dadka wax kaqadi kara jamal calolweyne orod iska ad meshi marki hore ad katimi e galgala adiga iyo farolaba fidmo ayad wadan e ilahay umada ha idinka qabto

  5. Ali says:

    Samantar yaa wax ka qore’ allow yaa yiraahda ha isku aqoon san Kirada aad ka qaadato Guryaha aad ka kiriysatay Care Inter ee ku yaal Bosaaso’
    nimcada ayaa kuu been sheegtay’ wal xabad haday dhacdo ninka ugu horeeya baad noqon inta ku taagrsane Mash xarad bay la istaagayan wadooyinka

    sidoo barigii Cabdullahi ilaah ha u naxariistee

  6. Waraabe says:

    Wasiirku sifiican buu u hadlay’ Samantar sow isma oga wuxuu ku hadli jiray markuu ahaaa wasiirka amniga”

  7. dr xuluuliye says:

    Way isku waalatay pintland
    Dulmigii baa ku soo baxay

  8. Ali Yare says:

    Cabdullahi Siciid Samatar, puntland ma burburin karo, xitaa saacad qalqal magalin karo waayo waxaa si fiican u yaqaanno shacabka iyo isimada puntland waxaana leenahay ma astaahilo in uu puntland madax ka noqdo xitaa ma astaahilo in uu tuulo ka mid ah xukumo puntland waayo waxaa la bartay xilligii uu wasiirka ahaa, dhibaato ayuu xiligaas ku aheyey shacabka reer puntland taas oo ay ka mid ahayd musuqmaasuq iyo amni xumo, maantay waan ka raysannay haddi aanu nahay ummdda reer puntland, waxaana afar sano oo kale dooran doonnaa madaxweyne faroole illaahay ha xafido…. aammiin aaaammmminnnnnnnnnnnnnn.

  9. asc waar maxay iskuu dhaaman kaan kuu dharanaya kusiika inuu kuu dakalamo iyo kaan koraar sanaya kule waa kusii jacayiil ee mawadan taan reer puntlandi kuuli waa duugo dhuqaysa masakiinta dhiigoda

  10. Puntland boy says:

    Maahan in dadka la jaah wa reeriyo Puntland waxay lee dahay sharci kaasoo ahaa in doorasho dhacdo Afar sano oo walba, Doorashada Maa heyn mid Shacabku wax soo doortaan ee waxay aheyd Parlament qabiilada keen sadeen iyagaana Madax weynaha soodooran jiray , Maanata Puntland Waxay rabtaa in Xisbiyo la sameeyo Dadkuna aay u vote daan Xisbigey rabaan, Faroole waa runtiis Qaaynuunka cusub Waa 5 Sano walba ineey doorasho dhacdo Waxa uu sii haynayaa waa Halsano ama 01/01/2014 , Marka Su’aasha waxay tahay Mr Faroole & Dowladiisa Hadii uu halsano ku Qaban karo howshaas Tirabadan 1 sano Faraha halaga Qaado hadiise uu San ku qaban karin Waa in Doorasho Dhacdaa si markaas Dowlad Haysata 5 Sano aay howshaas culus u fuliso, Dadka xukun doonka ama siyaasiinta ah amey idiin fiican tahay halsano in laiska daayo faroole Hadaad ku
    Qasabtaan Doorasho Umaleyn maayo Ina Samatar , Gaagab & Kuwa kaloo badan ineey ka guuleysan karaan , Amey intuu 5 Sanoo cusub helo Hadhowna Xisbigiisu korka Idinka maraa , Puntland waxay u baahan tahay Wasahadal nadiifa, Viva Puntland & Soomaalai

  11. waar maxuu kuu hadlaay waxa walaan waar ismaa dhaando iyo dhaashed kaan dharanaya iyo kaan isku adkayinaya kuli waa dugoo dhuuntay uu dhimanayaan waana wada dagaal ogee abdulahi siciid iyo jamal iyo farole miya umadu reer puntland noka baxa masakiinta iyo ilmaha waad walaantihiin

  12. xarago says:

    waa muhiim in faroole ku darsado halsano waxaana u artkaa sax inta kahoraysana waxaa ladiyaareinayaa qaabka ay u dahacayso dorashado si loogaaro in qofkastaa ku codeeyo si xornima ah
    amaan kisuna sugan yhy puntland maanta uma baahna colaad waxay ubaahan thy horumar
    odyga dibdaha kaqaylinaya waa kan asaagay naga reebay qabiiladii oo dhana iska horkeenay dhaqaa lahana kor u kacshay waa nmanaxaan madhalaysa ,adoo naynno xataa reerkiisa ayaanan rabin cidii horumar rabtaa waa inay fakartaa garataana cida danta ku jirto aanay fiirin qabiil waakan halkaa qabiil inaga dhigay farooole iyoi dawladisa waan soo dhowaynaynaa wax dhaamana majiro bye xargo

  13. run sheeg1 says:

    s cw
    waxaan rabaa in aan lahadlo ninka jamaal isku sheegay war marka hore sida siyasada loga hadlo baro marka faroole la doranayay GALGALA ayaad jiiftay hada oo ragi oo sharafta lahaa marka u ceryshay ayu adiga boos kusiiyay oo waliba aad awood ulaheen oo boosaaso aya lgugu soo turay marka hore 5 sano nina kuma qasbi kartaan adiga iyo foroole ee waad cebowday ee bal hadalka aad ku hadashay dib u dhageyso.

  14. axmed says:

    asc waxaa fiican in aanu ka fikirno maxaa reer puntland dantu ugu jirtaa? waxay aniga ilatahay in axsaab iyo cid aanu kala doorankaro in la helo in wakhtigeedi la joogo xiligii in umadda la iska horjoogo oo aan wax horumar la sameyna in ay dhamaatay waayo waxaanu u baahanahay waxbarasho free ah,caafimada free ah iyo in umadda danyarta ah wax loo qabto dani inookuma jirta in aanu doorano odayaal caloolweyn oo borsooyinka buuxsada waa in shacabka reer puntland dantooda gartaan.

  15. Jugsodhacay says:

    Cabdi jamaal. Runtaa Sheegtay. Reer gal gala. Fidno iyo dawlad diid Ayaa ula dagalantay waxayna ahayen jufadaada hoose. Marka reer qardho Hadii ay fidno bilabaan karbaash oo sidii gal gala war ka keen beeshii AMA nin kii fidno bilaba Adana kawakiila.

  16. qardho boy says:

    car hal maalin ha ku darsado faroole xukunka iska dhaaf hal sano waa inoo balan faroole waxuu wado yeeli meeyno laamiguu dheeree ee boosaso iyo garoowe isku xiraayay ayaa inoo bal ah garoowe madaxweyne ha u noqdo faroole hadii kale haka tago meesha

  17. mugadisho says:

    horta puland kaliya miyaa xilka ugu sareeya iskale. inta kale marootiyaa 1.5 miyaa waaba fahmi la.ahahay quur jecelaa dadka lanool mise laala manoola waa been

  18. daljir says:

    oo puntland boy inaad miskiin tahey maxaa isku xidhay inuu faroole xilka ka dego iyo burburka puntland, faroole waqtigii wuu ka dhamaadey waan inuu doorasho aado dadka puntland ayaa u kordhin kara ama u diidi kara laakiin mida jeebkiisa ah maya ma shaqeyneyso,
    puntland faroole wey ka horeysay weyna ka danbeyn doontaa, markuu dibada uu casiirka fuudayey garuuf dheeraaye meesha rag ayey cidiyuhu kusoo baxeen hadana waxuu la yimid jeeb aan buuxsamin, waxaan leenahey xoolo iyo mansab aad 4 sano kaga tabcan weyday boobka puntland sanad ku heli meysidee dadka dhinac u dhaaf af waliinje.

  19. tayo says:

    ceeebeeeey tacaal aaway il baxnimadii reeer puntiland ku faani jireeeen ma in odayaasha xafiisyada laga biliqaysteey noqotay duhurkii loona caga jugleeeyo
    war faroole waaa doqone iska dira intuusan idin kala dirin iskuna kiin dirin

  20. STAR says:

    SOOMAALAAY ILA EEGA TUUGADII GEDO RAXANREEB KUWA XADA AYEY KAMID TAHAY MINDHAA MOORYAAN BAA KU NEEFSATAY WAA TII LA YIDHI DARISKAA KU DIIN, MARNA KU DAYO MARNA KA DARNOOW
    KUWAAN MAXKAMAD LA TIIGSADAY.
    http://codkawaamo.com/2012/09/cabdi-jamaal-madaxweyne-faroole-5-sano-ayuu-xilka-heynayaa-cid-ka-hadli-kartana-ma-jirto/#comment-14088

  21. Fayod says:

    Si “civil” aan uwada hadalno! Fir isku fiiqu waaceeb! Faroole waa tagin dhulkaa baaqi noqon!

  22. Walalahen reer puntland waa dadaalen ilaah hala garab galo lkn ha iska dhaafan qabyaalada ee Soomali weyn oo idil geeska uga baxeen qabyaaladu ma fiicno ogaado adinkaa ka war keeni doono

  23. Kkkkkkkkkkkk waa yaab. War reer laasqoray maxaa caloosha reer garoowe galiyey ????

    War dhahar biyo la,aan ayaa loogu dhintay muxuu uga hadliwayey intuu qaswade faroole u doodayo.

    Hadaba reer qardho ninkaas yuusan ku soo laaban tuulada garoowe.

    Madaxweynaha raasceyr state mudane dooxa joog shalay wuxuu la kulmay odoyaasha dhaqanka khaatumo ee xamar jooga iyo waliba waxaana shirka soo qabanqaabiyey odoyaasha dhaqanka maamulka khaatumo.

    Shirku wuxuu ku saabsanaa sidii leyskaga kaashan lahaa maamulka qaswade faroole waxaan rabnaa inaan muqdisho ka sameyno darbi uusan qaswade faroole ka soo boodikarin. Siyaasadiisa muqdisho ayaan ku curyaamineynaa kkkkkkkkkkkk

    Madaxweyne dooxa joog dhawaan waxaan u soo direynaa gobolka uu ka soo jeedo ee caluula. Baargaal. Qandala. Ee gobolka bari

    Xaga siyaasada muqdisho ayaan ka hageynaa dee villa somaliya maanta anakaa u faro dhuudhuubaan kkkkkkkkkkk reer garowe ha nagu soo dabafeyleen sida reer bariga kkkkkkkk hadii kale alle ha ku soo ururiyo. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  24. GAALKACYO says:

    AFWALIINJE CAR HAL MAALIN KU DARSO CUQDAD KA BUUXDO BAAD TAHAY

  25. Mohamed53 says:

    Abdi-Jamaal waa miskiin, runtii uma hadlin sidii nin siyaasi ah. Hadalkiisu waaaa hajbaad cad…waxaa xataa baqay suxufiyiintii is lahaa su’aalo waydiiya. Sharciga adduunyada u yaalaa wuxuu inoo sheegayaaa haddii dawladda,… baarlamaankeeda iyo Xeer ilaaliyaashu in sharciga wax la bedelo
    waxay taasi ku hirgelisaa Afti Qaran ka bacadi waxaa dhaqan-gelinaysa dawladda ku xigta. Arrintu ma’aha sida Dr. Farooooole moodayo oo ah maanta ayaan sharci soo saaaray …. beritona waa dhaqan gelayaa ama waaan ku shaqaynayaa…….taaasi waa keligii tashade (dictator).
    Ex-puntland waa isku yaacaday intii ay Khatumo State of Somalia tashatay.

  26. hersi says:

    Waaalee hadii aan hidadaa la joojinin nassiib ddao bdan baa dhacaysa

  27. sadaam says:

    bal fiiriya waxan nacaska ah oo wax mayaqaanka ah adeer edab ayaadan la’hayne meel fariiso waxaa tahay waan naqanaye cidnana wax uma aad sheegi kartide hadaad wax kala ogayd markii uu faroole dadkiina iyo hantidiina ba’bi inayey ayaad difaacanla’hayd wasakh yaad tahaye

  28. Iyo iyo says:

    Qardho boy inanta labaxdey laami inaad xirto iskadaaye adeer waa in aad guryaha ku xarootaan marka madaxweynuhu soo marayo Hadii kale waxaad ku xarooneysaan buurtii dhuudo ee odeyga xun ina Sicid samatar Dalka halaga qabto haduu ubadleeyahey lexejeclo ayaa gali laheyd

  29. Rooraaye says:

    Horta ninkan hadlaaya fiiri wajigiisa si wanaagsan wuxuu u egyahay nacas dadkuu u hanjabaayo miyuusan ogayn inay yihiin kuwii aasaasay putland tan kale nin siyaasi ah sidaa ma u hadlaa war edeb yeelo dheh

  30. CABDI JAMAAL WAA NIN UU SAMAYSTAY ILAAHII INA WADA ABUURAY LAkiin usagu wuxuu isu haystaa in uu abuuray duq faroole istaaqfurulaah war miyuu waalan yahay maxaa dhexgeliyey meesha wuxuu kayahay majidhee waa qayla dhaanta beentaah ee xaaraanta ah walee MUNAAFAQ IIMA DHUUNTO

  31. ALI JEBIYE says:

    WAR MEESHA WAXA KASOCDA WAA ANAGAA WADANA OO FIRDHIYE FAROOLE WUXUU KUMAQANYAHAY RAYSALWASAARIHII SOOMAALIYEEDE MAXAAD LAQAYLINAYSAAN WAA KUFUULAYOO KAAMA DEGEE YAA MAANTANA UGARNIQI DOONA ILAYN HORE BAA LOOWADA KALA DHINTAYE ILAAHOOW NA ASTUR OO ILAAHOOW XAARAAN YAANAN KUHESHIIN OO AANAAN KHAATUMADA DIIDIN khaatumadana khayr noogu khatin oo yaanan qalbiga kadhiman ruux muslina na waxa u sookordhaa waa khaatumo wanaag ee naguqatin khaatumo wanaagsan yaa rabi AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  32. Mimi says:

    Yaa ku waraysanaya adeer adiga , Farole meelku gayn maayo ee kaba kaa waaweyn ha gashan ayaan ku oron lahaa, adiga reer Galgala iyo Alshabaabka ayaa Faroole ku midowdeen , reer Puntland noocyadaada oo kale maba yaqaaniiiiiiiiin!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  33. kaaliye says:

    puntland boy;waxaan lee yahaay waan ku aqaan Ciyaal faay Cali ayaad aheed,oo hadalkaagu qiimo malaha G.Cabdullaahi Cali Samatarna wax una dhibikaro,Faay Caliyeey Faroole marku Beenland lahaa Ee Carta Caaytamayey G.Cabdullaahi Samatar Wuxuu ahaa Aabaha Dhismaqha Puntland,Haddana Wuxuu Raadinayaa Nabadda Horumarka iyo Nabadda Puntland waana La yaqaan Cidda ka shaqaysa kana shaqaayn jirtay bur burka puntland ,Faay Cali Waxaad ka dhigan tahaay,Caruurta Uu Farmaajo ka soo Urursado Xeryaha Qaxootiga,Faroole wakhtibaa haya,Burcad Badeed iyo Ciyaal Faay Cali Wax umaay Tarikaraan.

  34. Kkkkkkkkkkk yaah yaah awoodaas waa xagee war bossaso anaa anaa ka aaba ah hadaa waxaa lagu soo yiri ka toobadkeeni wayso ogow hade dhahr in aan kuugu soo galayo sidaydii xagaagii markaad kibirty oo aan dhabi kuu qory kkkkkkkkk nin dhahr iyo galgala lagu maamulo oo gurigiisii ah miyaa bossaso cid ugu hanjabi kara adeer adeer jamaal siyaasada waa lagaaga horeeyay kharka iyo sharka waa lagaa badiyaa hadii kale waad taqaan gaarigii laanguruusalta ahyd ee ee neefta ku dhajisay reer dhahareed markay kibraan ogow dhabigii lagula dhici jiry waa yaal war oday faroole anaa keenay hadana ayaan ku celinayaa aduu hayskaga darin dabadaada waa taqaanaaye waa gadaty 20 wiil wax kuu qabanmayse

  35. Mudug says:

    Faroole Hal saac xitaa kuma darsan karo doqon weeye Puntland raba iney burburto

  36. Birqalax says:

    Ku: Star

    Kkkkkk Laxyahay webkaas reer Gedo maba ahan anaa fiirshay.
    Cuqdad aad reer Gedo u qabtid baa kaa keenaysa inaad dhahdid shimbirtii duushaba waa reer Gedo I gaadaya kkkkk. Shib dheh oo Bari iyo meelahaas ku dhuumo adoo qaanjeer leh kkkkkkk

  37. saciid says:

    salaama alaykum akhyaarta imaqlaysa anaga hadaan nahay reer bari taa yeeli mayno waxaan inoo mudo ah wiiga ugu horeeya ee sanada cusub, ma faroole Doorasho usoo xaadir mise mooryaanimo u bareer midba.
    haduu doorasho usoo xaadiro waxuu helo ayuu leeyahay , haduuso ka dhago adeego xukunkiisa Garoowe ayuu ku ekaanayaa oo qolo walba gurigeeda ha xukunto puntland shan firqo ayey noqoyasaa oo walee iyo bilee bur bur baan ka xigaa bal qoladii laga xiniinyo badan yahay ha la arko Abdijamaal mudadaas ayaa inoo balan ah.

  38. yaab says:

    Kkkkkkkkkkkkkk waa xujowday jamaal samatar ayaa mishin kugu dilaya waa taqaanaa bossaso isaga haduu soo galo waa gariiraysaa waa aabaha mishinka ogow yaan lagu soo afjarin ha dhaaran maxay tahy lama hadli karo waa ceeb meel kale qabso waa mxay waxaad baraty hadaladii bilaa xishoodka ahaa faroole oo kale ee lagu nacay war shaqadaada mataqaan waa galagala amniga waxaa masuul ka ah nin lacagta haysta companiga ah oo kharshka wax ku bur burin kara waxna dhisi kara khlaliif ciisa mudan shaqadaada waa kuwo reerkiina ah ee alshabaab ka ah in soo sheegto macnaha fataal camal kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  39. qardho says:

    50 cabdi bile ayaa boorka laga jafay si wadanaka bur bur looga badbaadiyo oo lagu sifeeyo wadanaka lamna daawankaro gaada waynow libaax hashaan uga gaboon waayay in aan gorayo cowl uga tagaa waa wax ii darane faroole karbaash hadaa rabto sidii hoolka baarlamaanka oo kale waa gii waa inoo laba bilood kadib odow hade ciidan soo gubatayna ma haysatid riyoole hadaan soo galo waa iyaqaanaa jinkii caduura ayaa ka dhacaysa siniin miniin ayaa dagaal lagu jiray iyo foodo waxaan ahy diiqa majeerteen hady xadaarad noqoto hady karbaash noqoto waliba waa ku dheereeyaa tolka dhaxdiisa kkkkkkkkkkkkk marka ka tag meesha

  40. laandheere says:

    Birqalax kan leh war ka tag meesha laangaab cuqdad qaba adaa ahe mxuu yiri gedo kkkkkkkkkkk sow tii xoogaga ah daganaa maaha kkkkkkkkkkkk adeer in lagu jawaabo ma istaahisho ka tag meesha yar yarkaa tahay kkkkkkkkk ilhaano kugu dhacdaye hhhhhhh

Leave a Reply