DAAWO SAWIRADA + VIDEO: Weerarka Ismiidaaminta Ah Ee Lagu Qaaday Hotelka Uu Daganyahay Madaxweynaha Cusub [DIGNIIN SAWIRRO NAXDIN LEH]


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Mid ka mid ah Nimanka maanta isku qarxiyay meel ku dhow Hotelka uu daganyahay Madaxweynaha Soomaaliya

Waa nin ay toogteen ciidanka AMISOM oo lagu sheegay in uu hubaysnaa isla markaan uu la socday kooxha weerarka soo qaaday



Gaadiidka gurmadka oo qaadaya dadka dhaawacmay ee waxyeeladu ay ka soo gaartay weerarka

Halkaan waa hotelka uu daganyahay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ee la doortay


 

Share

Tags:

24 Responses for “DAAWO SAWIRADA + VIDEO: Weerarka Ismiidaaminta Ah Ee Lagu Qaaday Hotelka Uu Daganyahay Madaxweynaha Cusub [DIGNIIN SAWIRRO NAXDIN LEH]”

  1. hani says:

    cajiib cajiib cajiib maxaa ku kalifey nin ku cusub iney qarxiyaan soomaliyey midnimo ma rabtaan oo nidaam ma rabtaan oo dawlad ma rabtaan oo nabad ma rabtaan oo liibaan ma rabtaan oo barwaaqo ma rabtaan oo horumar ma rabtaan mar kasta ma fawdo baa u taagan tihiin sow ma daahaan sow isla yaabtaan sow iskuma xishootaan sow isuma naxariisataan sow ma caqliyeysataan sow ma waayo aragtaan sow ma weynaataataan sow ma waan san taan ?????????

  2. Ansaar-muhajiriin says:

    allahu akbar walillahil xamdi…..bakhtiga kufaarta maxaad usoo bandhigi weydeen?

  3. Maamulyaqaan says:

    Shariif tuke waa diiday miyaa inuu Villa Somalia ka baxo? isagaa laga rabay inuu Hotelkan ku sugo inta alaabihiisa Villa Somalia laga soo rarayo, sawiirkii uu saakey saxaafada u qeybiyey kursigiisii ayuu wali ku fadhiyey halka Madaxweynaha cusub uu u ekaa marti la qaabilayey, allow sahal amuuraha.

  4. Ali soomali says:

    Ilahay cadaabta ha idinkaga aarsado kuwa is-qarxiyey iyo kuwii ka dambeyey ee soo abaabulay.

  5. Mursalow says:

    Shabaab ayagaa dhammaanaya haday ninkii meel marayaba nin u soo diraan. XERADAA TEBI. Immisay ku qaadanaysaa inay soo helaan wiil ay caqliga ka xadaan iyo baabuur qof waalani ugu deeqo.

  6. DHINBIL says:

    To Ansaar…….abaa sxb adigu maad isqarxisid hooyadaa iyo qabxadii kudhashay wase!!!!!!!!!yuhuudyohow ilo xaarankaa meesha kabax

  7. Talokeen says:

    Waxaan qoro ma aqaan ?
    waxaan ka fisho dalkaygii ma aqaan?
    waxay rabaan ma aqaan ?
    wararku waxay isku xijinayaan QARAXA madaxwaynaha lala damacsanaa iyo dhiig dhaawac dhallinyaro Soomaaliyeed oo BOMB lagu soo xir-xiray iyo dhanka kale QAXOOTI Soomaaliyeed oo ETHIOPIA meel bacad cidla ah iyo darxumo meel ku ba’aya. oo wariye maxamed CADDOW (al-jazira) soo warinayo.
    war ilaahay ka baqa oo dad noqda oo sharaf yeesha.
    ILAAHAY Dulli ha bado kuwa Soomaaliya dulligaas baday oo nabadda u diiddan.
    AAMIIN

  8. Kismayo33 says:

    Caqli xumida shabaabka leexada sidata weeye.

    Bal muxuu ku dhintay?

    Jahli iyo jahawareer ayay ku jidhaan inta ka hadhay shabaab.

    Diinta haddii ay u adeegayaan mar hore ayay qaadan lahayeen maslaxada guud laakiin waa qowm jahliga iyo kibirka kediyey.

    Inamada yar yar ee ku lee’anayso macna darradi ayaa wax walba ka darran.

    Meeyey islaamiyiinta wasadhka ahaa ee dhaxli lahaa takfiirkan iyo khawaarijtan is biirsaday.

  9. waxaa ladhihi karaa qaraxaan inay sbab u aheeyd dowladii waqtigeedu dhamaaday maadaama laga rabay inay amniga sugto inta lacaleema saarayo madax weynaha cusub uuna lawareegayo howsha qaran

  10. ilhan says:

    gaal ma jire asi le is dilay iyo dadkale o waxbo galabsan ilah ha adiin hanuniyo aqyarta

  11. hinda says:

    janada ayhelayaan dadka lahaligaayo maysoo doontaan kuwa soodiray waxaan usheegayaa in cadaabtii aygalayaan kuwa naftooda haligaayo iyo kuwa soodiray oo umii halaagayay cadaab allaahbaa iskaleh in ifka dadka lagu cadaabo shabaab baa bilaabay markan iska suga jasada alaah waad helidoontaane

  12. Allow na badbaadi says:

    ASC,

    Waxaad moodaa in dadka Soomaalidu weli dad kale la hadlayaan. Walaalayaal dadka waxaan samaynaya meel kale ayaa laga maamulaa, Soomalida dhowr caloola waawayn bay ku shaqaystaan. Arrintani waa arrin Glopal ah maaha wadanka gudihiisa wax ka soo fula. Dadkani nabad ma rabaan dalna dan kama leh. Waxaa marka innaga inala gudboon inaan meel uga soo wada jeesano waxa dhacaya shacab iyo xukuumad ba. Dadka weli u haya sympatiyada walaalayaal waxaad fiirisaan dadkeena iyo wadankeenii say noqdeen, imisa xeryo qaxooti ku jirta, imisaa banaanada diin la’aan ama rafaad ugu dhmaatay, walaalayaal bal mar ka hore aan nabad helno oo dadkeena miyirku ha u soo noqdo oo hala dego kadib ninkii wax tabanya ha xisaabtamo. Aynu ka tagno qabiilku iskuna duubnaano dadkana ha la baro diinta xaqa ah oo suuban, hadii kale magaceena mar kalaa la raadinayaa.

  13. subxaanallaah subxaanalllaa inaallilaahi waa inaa ilayhi raajucuuuuuuuuun dadku miyaanay muslim ahayn miyaanay alliihii abuuray ka baqayn miyaanay jahanaba ka baqayn miyaanay cadaabka alleh ka baqayn minaanay xisaabtii allae sugayn dadkay laynayaan miyaanay muslim ahayn ……….allaaha idiin so hadeeeyo waad lunsantiihiine intii dhimatay ee xaqdarada lagu dilaynaa allaaha naxariisti jano ha ugu deeqo ……..waxaan u malaynayaaa inay dadkaasi gaalo ay yihiiiin

  14. hersi says:

    ilaahay wuxuu daalacdaa qaluubteena inta quluubteena ay ku jirto qabiil qabiil dhibka lagama baxayo ee caqiidadeena ha la aamino dhiig qof kale yaa noo baneeyay

  15. Rooraaye says:

    War waa tuugu u bartey inay umada boobaan markii meel kasta laga qabsadey oo lacagtii ay u barteen waayeen waxay bilaabeen inay is qarxiyaan filinkoodii waa dhamaadey haday run ka tahay tuug dheere iyo gar case daahir aweys qalaf qurmuune xaasid godanaa subaynaa halkay isku qarxin lahaa waa ayagaa la isugu keenay halmeel tuugada ilaah waxaan ugu baryeynaa duli iyo meel aakhiro iyo kuwaas waxay umada badeen

  16. Garyaqaan says:

    rabi ha hanuuniyo wixii dhunsan oo isu qaba inay toosan yihiin

  17. luley says:

    war meshaan cid qabiil isku dagaaleyso ma jirteee soomali hada qabiil iskuma heysato
    ee waxaa wadanka imaaday dad aan la kaseynin oo maskax ajinabi wata , marka saas waaye dadakaan oo ku digrinaayo qabiilka maxey tahay war waa tuugadiii , oo marna ahaay maxkamadihii tuugta marna isku madalay al sheydaaaan , illahey ha naga qabto kuwaaaan umada wey dhameeyeeen illahow gacan bir ah nooga qabo sheydaantaa diiinta ku qaraaabaneysa

  18. [...] caawa fiidkii ka guuray hotelka Jasiira ee ku dhow garoonka diyaaradaha Muqdisho halkaasoo maanta qaraxyo ismiidaamin ah oo ay ilaaladiisa qaarkood ku dhinteen lagula [...]

  19. Talokeen says:

    Wali waxAA madaxayga ka bixi la’ magaalada Muqdisho oo dadka
    MASAAJiDDA lagu laayo oo tuugo ay Dadkii dhammaysay ayaa
    Maxaakiimtii yimadeen Hal mar ayay wixii Istaageen.
    Haddaba miyaa loo qaadan karaa waxa dadka laynaya waa :
    1) dad ay ogyihiin Dadkii ka tirsanaan jirey maxaakiimta sida Sh.shariif Sh. Axmed
    2) dad hab qabiil ku salaysnaa oo markii lagu yiri waagaas nin reer hebel ah ayaa inuu muqdisho nagu xukumo u soo socda ee dilkii dhexdeenna joojiya oo halkaas u diyaar garooba.
    So kastAba ha ahaatee madaxwaynihii hore marna lama qarxin waxaan waliba ka dhagaystay maalin uu xanaaqay oo yiri waan idinka wareegsan jirey waana idin ognahay ee Shacabka U naxa.
    Wuuna ogyahay cidda falkaan sameeyey.

  20. Cadaado says:

    ASC, dhamaan. Waa njiaaso alshabaab islaanimana wax eey ka ogyihiin malahan. Mida kale, waa dad maskaxiyan jiran oo mental health issues haayo. Karti malahan, waana ku fashilmeen xukunka eey xooga rabeen in eey ku qabsadaan.
    Waxaa iga tala ah, in somalida cabaadka iska dhaafto, iyo baryada laga baryaayo ilaaheey wax aadan rabin in aad ku dadaasho oo aad shaqeeysato. Taas waxaan uga gol leeyahay, dadka Somaliyeed hadii eey rabaan nabad, waa in eey kuligood inta ka yar 55 sano, kana weeyn 18 sano eey ciidan askar ah noqdaan. Kulina dadka eey tuuto wada qaataan. Markaas argagixisada alshabaab yeey qarxin ama dili, waa cidna. Hadii kale cabaadka meeshiina kasii wado oo ahaada “like a sitting duck” qooleey iska fadhida oo kale oo madaxa lagu dhufto. Nin eeysan shantaada kaa celin, sharci iyo ilaaheeyba kaama celinayo. Waa in la’iska dhiciyaa xaaraanta alshabaab iyo cid kasta oo dadkaan Somaliyeed rabta in eey kusii jirto dhibkaan. Nabadeey.

  21. Eybakar says:

    Inaa Lillaahi Wa inaa ileehi Raajicuun Ar Saana Wax lagu farxo miyaa ama wax lasheegto Miyaa Alloow Inta Soomaaliya aay ka dagi la dahay naga qabo

  22. gaalgane says:

    waa wax lala yaabo dhacdadii shalay,nin waa tuug qolana waa wax aan la aqoon danta ay leeyihiin
    wax ma yaqaan u daa oo,dadkuna wax suuxsan u daa sababta oo ah wadnaha ayaa seexday
    mar hore,tuuga maxaa ka yeersiiyay xilka ciidamada la wareeg haddii uu shirqool u dan lahayn
    kuwa qaraxa sheegtay danta ay leeyihiin maxay tahay waxa ay doonayaan maxay tahay ninkii
    la doorto maxay ku diidan yihiin,war wax mucaarad mar walba war maaha ee maxaad ku diideen
    inaad ummaddiina raacdaan waxa aad doonaysaan maad qeexataan war cadaabta aad ku ordaysaan maad ka leexataan war iska naxa intaa aan la isku imaan.

  23. wadaad yare says:

    Dadka qaar maskaxdoodu waa tardi ama habsaan aan is baddallada dhaqsaha u socda la jaan qaadi karin. Waxey maskaxdoodu la mid tahey shaashada tv hal sawir qabsadey.

    Dadkaas halka sawir shaashadda ka qabsadey waxaa ka mid ah dad badan oo cuqdad qabiil mooyee aan meesha wax kale keeneyn. Dadkaasi Shabaabka unbey la mid yihiin oo iyagana shaashada sawir kale oo jaan ka qabsadey.

    Dadkaas shaashadda halka sawir uga dhegganyahey mooyee bulshada inteeda kale waxey daawanayaan tv sax ah oo akhbaaro deg deg iska soo dabo dhacayaan meel fiican oo gabo gabo ah ayuuna programku u marayaa.

    Laakiin waxaa qash qashaad iyo qas ku haya labada kooxood oo shaashadda sawirka jaan ka heysto.Waa Shabaab iyo qabyaaleystayaashee.

  24. muhyadin says:

    waxaan leennahay kuwa isku qarxiyay hoteelka ee galaaftay nolosha muslimiin badan ,waxay isleeyihiin
    jannaad galaysaan lagama yaabo in uu janno galo qof naftiisa dilay anaguna waxaan leenahay kuwa isqarxiyay waa ehlu naare naarta allaha ku fogeeyo.kuwa hadda u diyaarsana waxaan leenahay kuwa idin soo miidaaminaya dila oo iyaga janno ka raadsada iyaga ayaad ku janno tagaysaan.maxaa yeelay waa balaayo aad islaamka iyo soomaalida ka qabateen haddii aad dishaan iyaga.

Leave a Reply