Monday, September 3rd, 2012 at 02:46 am
Wararkii ugu Danbeeyey
- DEG DEG : Dagaallo Caawa Ka Socda Muqdisho
- Shariif Axmed oo Degmooyin Cusub Magacaabay Xilli Ololaha Doorashada uu Marayo Gabagabo
- CAF Oo Shaacisay Garsoorayaasha Dhex-dhexaadin Doona Ciyaarta Xulalka Soomaaliya & Sudan Eee 17-jirrada
- Sheekh Shariif: Waxaan Ogaaday In Maxkamadihii Islaamiga Ay Dalka Burburinayeen, Dadkiina Way Neceen
- Cali Geedi : Muqdisho Waxa Aan U Imid In Aan Ka Qeybqaato Neecawda Ka Socota
- Waxa La Shaaciyay Magacyada Musharrixiinta Madaxtinimada ee Soo Buuxiyay Shuruudaha Laga Doonayo
- Madaxweyne Shariif: Diinta iyo Dowladda ha la Kala Saaro
- R/Wasaare Dr. Cabdiweli Gaas oo maanta gudbiyay Arjigiisa Musharaxnimo [Warsaxaafadeed]
- Madaxweynaha Masar oo Khudbad Xasaasi ah Ka Jeediyey Shirka Wasiirada Jaamacada Carabta, Kana Hadlay Arinta Soomaaliya (Warbixin)
- Nabadoon Caan ah oo Laga Afduubay Gurigiisa Magaalada Muqdisho
Somali News
- SOMALIA: AMISOM Troops Deploy into Elma’an Port, North East of Mogadishu
- CAF Appoints Somali-Sudan U-17 Clash Referees
- Somalia: President Sharif calls for separation of religion and government
- SOMALIA: Al-Shabab retreated but not deafeted
- SOMALIA: Al-shabab killed two men in Baraawe town.
- Kenya’s navy shells Kismayo in Somalia
- Somaliland: Stop Deporting Ethiopian Refugees
- Mo Farah names his daughters Aisha and Amani
- Kenya cleric Abubaker Ahmed charged over Mombasa riots
- SOMALIA: Kismayu port bombed as fresh battle renews near the town











[...] Original post: DAAWO VIDEO: Dr. Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo Isu Sharaxay Xilka Madaxweynenimo ee Soomaaliya [...]
mansha alah wan soo dha wee nee naa musharax dr zakariye wuu uqalmaa in uu noqdo
waw DR sakariye waxaan hubaa in aad ka soo bixi karto hoo shaan
waxaana ku lee yahay alaha kuu fu du deeyo amiin yaarabi
Waa taageeraynaa mr zakariye xaji cabdi waa musharax wadaninimadu ku dheer tahay soo dhawow murashax
maashaa allah waan soo dhawaynaya is sharaxada sakariya xaaji mohamed ee uu ku doonayo inuu noqdo madaxwaynaha umada soomaliyeed . waxana qabaa inuu yahay nin kasoo bixi kara xilkas hadii loo dhiibo waa wadani geesi ah oo hadalkiisu cad yahay. mana ahan dadka shisheeyuhu rag ka dhigaan ee raganimuu u dhashay
soo dhawow ban ku leeyahay is sharaxadadu waxay cadaynaysaa somalia in caalamka dib ugu soo labatay
Sakariye nin caadi ah maahan. Waa nin qadiyadii iyo soomaalinimadii hore ku dambeyso.
Wariyaha warramaya waa jaahil. Waa wajiyo xunta saxaafada isaga soo booday. Warka wuxuu ku soo gabogabeynayaa oraaho aan munaasib aheyn.
[...] More: DAAWO VIDEO: Wadani Dr. Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo Isu Sharaxay Xilka Madaxweynenimo ee Soomaa… [...]
Aragtidayda, Sakriye waxa uu la meekhaan iyo maqaam yahay mr Qanyare. Labaatankii sano ee la soo dhafayna waxaa cadaatay hayso jiro qabiil iyo cudur aan dawo lahayn. Isaga iyo la fadhiyaba somali xiiso uma qabto.
Mr. Cumar koox oo aadigu tahay oo wadaniga neceb soomaali intakalena waa rabtaa marka soo inagumeed xun oo soomaali oo dhami necebtahay ma tihid maad masayyrka iska daysid hadii ilaahay sakariye oo kale lagaa waayey oo aad dabadhilif noqotay.
@omar nin jiran ayaad tahay allaha ku caafiyo sakariye inuu wadani sax ah yahay oo aan marnaba isbadbadal lagu aqoon somaali oo dhan ayaa u qirtay adigu waxaad tahay dadka c/wali gaas u yaqaan wadani kkkkk gaas oo qaa’inul wadan ah ayaad taageertaaa oo badii iibsaday iyo cabdulaahi yusuf oo caasimada somaliya amxaaro keenay kuwaas ayaad wadani u taqaan maanta somaaliya 2 nin ayaa u wadanisan waana farmaajo iyo zakariye labadooda allaha xifdiyo
maansha lah mudane soo dhawoow mr zakariye waa nin culus kolay dad badan aya ka nixi dona e kkkk
mansha lah nin culus aya jagada usoo istaagay waxan u rajaynaya guul maadama uu yahay ninkii inbadan dhulka cadowga ka horjoogay asaga iyo usurkii isbahaysaga dib u xoraynta waxan filaya ninkaan inuu yahay nin wadani ah dalkana wax badan kusoo kordhin dona
nin waalan iga dheh zakiriye
NINKAAN MA QUUSTO MIYAA YAA WAX U DHIIBANAYA KANI XATAA AGAASME MA ISTAAHILO EE NABADEEY
Waxar jaban laguma aamini karo ninkaan. Waxuuna ahaa ninkii hubka siiyey cali mahdi markii dagaaladu ka socdeen j/hoose, laguna laayey dad badan oo ;;;; ah. Caqli badani kama soo daahiro ninkaan oo aan ahayn qabiil nacayb.
Waxuu taageero siin jirey nimankii dadka layn jirey ee Asmara deganaa.
Sakariye jeenihaar waa nink aan maskaxadiisu caadi ahayn marka laguma aaminkaro masiirka muda
Ninkan soo kii shalay lahaa Somaliya waa laheystaa ma’aha? Soo kii shalay lahaa ma’aha madaxweynaha taangi ciidamo shisheeye ayuu kujiraa? Soo kii maalin iyo habeen dowlada Somaliyeed kasoo horjeeday ma’aha? Muxuu mowqifkiisi hadda ubadalay? Waa inuu shacabka soomaliyeed usharaxaa marka hore sababta uu isu badalay hadda intuusan madaxweyne hunguriyeysan.
Dr. Sakariye Maxamuud Xaaji ku qolo maahi laakiin waxaan la wadagaa qadiyada somalinimada beesha uu ka soo jeedo intooda kale qabiil waan ku mucaaradi lahaa codna ma siiyeen oo iyagaa sidaa ah laakiin Dr Sakariye Maxamuud Xaaji aniga iyo inta wadaniyiinta ah ee kale ma qabo inuu jiro ruux Dr. Sakariye Maxamuud Xaaji oo sharaxan aanan codka siin laheen sababtoo ah Dr. Sakariye Maxamuud Xaaji waa wadani umadaan somaliyeed wixii uu awooday anaan ka hagran,waa ruux somalida u siman tahay,cidna aan uga gaban qaranimada iyo wada jirka umada somaliyeed ee qabiilka lagu kala geeyey waa siyaasiga kaliya ee beelaha bartamaha iyo kofurta somaliya taageero buuxda ka heysto, waan soo dhaweynayaa musharaxnimadiisa hadii ku guuleysan waayana waxaan u rajeynayaa inuu nodo R/wasaaraha soo socdo.
waa layaab in zakariye qabiil lagu sheego anigu soomali wax an ahayn ma wadaagno waana taageeraa sababtoo ah zakariye waa diiday wixii ay raaliga ku nooqdeen ragii ka horeeyay oo ceeboobay
Zakariye waa WADANI, waa Geesi karti iyo aqoon leh, oo waayo aragnimo iyo codkarnimo leh!
Zakariye siyaasi baqda ma ahan, oo waxaa ka muuqata inuu cadowga Somalia indhaha kala soo bixi lahaa!!! Waa wadani dhab ah, oo aan aaminsanahay hadii uu Madaxweyne wadanka ka noqdo inuu Soomaaliya gaarsiin lahaa heer aad iyo aad u sareeya insha’allaah!
VIVA ZAKARIYA!!!
dr.zakariye waxaan salaamaya salan kal iyo laab ah, waxaanna hubaa inuu yahay nin soomaalinimada ku faana kana sareeya gobolaysiga waxaan hubaa haddii ladoorto in kiinya iyo itoopia candhuuftooda dib u liqayaan,dr.Zakariye mawato saanfilayo lacag badan laakiin sumcad soomaalinimo ayuu wataa sidaas darteed waxaan ka codsanayaa inay doortaan hadday baarlamaan dalka u danaynaya yihiin haday saan filayo calooshood u shaqaystayaal yihiina ninkii lacag laaluush ah siiya ha u nacam leeyaan. guuuulayso dre.Oday Galmudug
zakariye wadanka waa lahaystaa ee ugadhayska iyo amxarada maxuu ku kala jeclaystay mise shekadii wadanka lahaystaaa, jihaad iyo kheyraadka wadanka lagusoo duulay waa shaqayn waysay oo waxay suuqa ka saartay ceyr iyo daahir aweeees.
sirmaqabe@ sxb ninku meeshaad mooday maahe bal bookta dib u baar lol waa iga kaftan intaas balse sxb runta hadii laga hadlo ninkaan dad badan oo bada’ iyo biriga gadan la’haa waa dhaama oo low self steam wada hayo kuwaaso anan ku dhicin inay dhahaan dalkan inaga leh balse markay kenyatiga ama ethiopianka arkaan sujuud wax la moodo la dhaca’
dr zakariye waan ugu hanbalyaynayaa is sharixida madaxweynaha
runtii waana dadka loobaahan yahay in ay u tartamaan xilalka dalka waayo wuxuu ka mid yahay
dadka aqoonta dheer u leh dalka siyaasada iyo arimaha maanta wax lagu badbaadin karo
marka waan soo dhawaynayaa waana taageerayaa dhamaanna waxaan leeyahay bulsho waynta soomaaliyeed aan garab istaano dadka dalka wax u qabankara
sakariye waxa uu kasoo horjeeday federaal waxa uu ka soo horjeeday road-map oo ah waxa dawladan dhalay , waxa uu ka soo horjeeday Ciidamada amison oo ilaa hada wadanka jooga marka see buu isu soo sharaxaaa mise sheekadu waa dameeri dhaan raacday lolzzzzzzz.
Dr zakaria mohamud xaji soo dhawoow madaxtinimada wxa ka weyn wadaninimadada insh,laah sadax wadani oo manta la isku hubaa waa Dr Sakariye.mr baadiyo iyo farmaajo waa raga kaliya oo wadanka ka saari kara jahliga dheer ee saameeyy umada somaliyeed. soo dhawoow Mudane Dr sakaria
maxishoode sakariye ma in aan hil maam nay baat u qabtaa hadaladii at ku hat li jirtay iyo qabyaaladada war folxumada dat ka kaldhex bax dufkubax
Jabarti sheegtow faderaal sheegtow road mab jeclaadow horta wadaniga agkaaga ka leexi.waxaad kasoo jeedaa oo aad wadani u taqaan kuwii ugu horeeyay ee amxaaro aaday kuwii ugu dambayn muqdishu amxaarada keenay kuwa kaliya oo ismadoodii meles u tageen uguna horeeyay uguna dambeeyey.marka soomsali waa idin taqaanaa umana qalantaa inaad soomaali xukuntaan. Kuws kulamidka ahna ee maalinwalba ee leh zakariye waa qanyerre oo kale cuqdada iskadaaya oo wadani la yimaada.
Waamo dabadhilf xunbaad tahay oo meles u duceeya wadaniga afkaaga ka daa amxaaryow.
Horta Sakariya ma joogaa soomaaliya?
Mase imaan karaa soomaaliya?
Anigu waxba kama qabo haddii loo doranaya madaxweynaha soomaaliya,laakiin taasi waa wax an marna xiligaan macquul ahayn.Sababo badan baana jira.Waxaana ka mida in Sakariya ay ceebo ka soo gaareen ku biiriddii uu ku biiray Xassan Daahir Aweeys iyo Shariifka Jawhar.Sakariya markii uu raacay raggaas gacan ku dhiiglaha ah waxaa puntland diyaar u ahayd jago kasta oo uu rabey.
Sakariya asalkiisii waa reer Garoowe,laakiin wuu ku caasi garoobay.Anigu waxaan dhageystay mar uu ka qudbeynayey magaalada Toronto ee Kanada.Qudbadaasna waxuu aad ugu caayey Abtigiis run ah.Marka nin Abtigiis caayey yadoo an diinta Islaamka la isugu imaan maxuu u sheegayaa Shacabweynaha Soomaaliweeyn?
woow wadani dhab ah iga dheh mr sakariye boowe soo dhawoow
waa mooryan sakariye RRna qabiil bay kutageerayan
war xagee buu ka yahay wadani waa tuug oo qiyaano badan dadka beenta ka jooji haddad isku qabiil tihiin waa gooni waan ognahay balse waa daalumm dowlladii timaaddaba caayi jiray mase is weydiisay haddu madaxwyne noqdo yuu xukuumaa , waxaan kaloo kuu sheegaa inuu san 10k uusan iska bixin karin waxa lacagt loogga dhigay intaa waa isga dartiis ===== suitka iyo boorsadda madow bow ugu horreeya awoowe waxaa leysaga dab ymid ee ninkan ha daalin.
SAKARIYE WAXA DIIDAN WAA FAROOLE & XERTIISA SI FIICAN AYAN U AQAANAA BAL CAR WAAKAASE SOOMALI KALE WAX HAKA SHEEGTO WAAKA XUN YIHIIN , HADDAN SOMALI NAHAY ZAKARIYE SOO DHAWOOW GACMOP FURAN DALKA & DADKA MANTA WAA KU BAHAN YIHIIN