Saturday, September 8th, 2012 at 04:07 pm
Wararkii ugu Danbeeyey
- Heshiiska laba Shariif: run mise sun?
- Hargeysa: Biriij laga samaynayo Doox Dad badan iyo Gaadiid la tagay
- SIR CULUS: Qorshayaasha Qarsoon ee Labada Shariif u Dejiyeen Xildhibaanada Codka Dhiibanaya Si Codka Looga Iibsado
- Cali Maxamed Geedi oo Xafladii Labada Shariif Ka Jeediyey Hadalo Amaan ah
- Xisbiga UDUB oo ku dhawaaqay tallaabo ka dhan ah qabashada doorashada dawladaha hoose
- Cabdi Raxmaan Cabdi Shukuur Oo Ka Haray 25-ka Musharrax
- Prof Jawaari Oo Shir Jaraa’id Muqdisho Ku Qabtay Isla Markaana Ka Hadlay Hadalkii Puntland [Video]
- Faah-Faahin Qudbadii Shariif Sheekh Axmed Oo La Joojiyay & Xaaskiisa Oo Loola Cararay Isbitaal Ku Yaallo Villa Somalia
- Xaflad Lagu Maamuusayey Aasaaskii JAXWO oo Lagu Qabtay Minneapolis [Daawo Sawirro]
- DEG DEG: Mudaharaadyo Lagu Kala Taageeraayo Musharixiin Kala Duwan oo Ka Socda Muqdisho
Somali News
- Wafula Wamunyinyi: satisfied with preparations for presidential elections Somalia
- US urges peaceful presidential vote in Somalia
- Kenya: Soldiers return from Somalia to a hero’s welcome
- CECAFA Sends Somalia Sympathy
- Ethiopia’s Government in Peace Talks With Ogaden Rebels
- MPs commend UPDF in Somalia
- SOMALIA: Former Somali international referee Hajji Abdi Elmi Warsame dies in abroad
- Kenyan police seize over 150 bomb detonators from Nairobi house
- Suspected Somali pirates fire on Italian navy helicopter
- Somalia: Speaker of Somalia Parliament says Presidential Election Will be Free and Fair















[...] Follow this link: DAAWO VIDEO: Khudbadii Musharax Bashiir Nuur Xassan Bidaar [...]
Khudbadii Bashir Nuur Bidaar waxay noqotay tii ugu qiimo badanayd sabab too ah waxaa uu si fafa tiran u qeexay dhamaam waxa uu doonay in uu badalo iyo sida uu doonayo halka uu ka bilaabalyo halka rag badani uy balan qaadeen waxyaabo aysan noosheegin sida ay u fulinayaa. DR Bashir you have my voote.
He represents a dark chapter of my life. In 1981 at age of 16 I asked his father what was rightfully mine- a passport, and he put me in a prison for 5 days. He has no respect for his victems by giving us this silly lecture.
Ninkaan Waa aqoon yahan khibrad leh Laakiin waa ciyaal maamo. Ciyaal maamo Soomaaliya waxba Kama qaban karo.
Ku: Omar
Ma codsi passport kaliyaa laguu xiray? Waad iga yaabisay. In passport la codsado ma dambi bay Soomaaliya ka aheyd wakhtigaas? Sidee codsi passport kaliya laguugu xiri karay?
Ururshe walaahi anagoo araaji la tuman xafiiskii paasaboorada hortiisa 8dii subax nimo ayaa mar qur ah inta shamaqle naloo keenay nalagu guray meel dadka lagu xiri jiray ee afisyoone ku taalay. Waxaan ahayn 21 qof