DAAWO VIDEO: Khudbadii Musharax Cabdiraxmaan Macalin Baadiyoow


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Share

Tags:

5 Responses for “DAAWO VIDEO: Khudbadii Musharax Cabdiraxmaan Macalin Baadiyoow”

  1. Maamulyaqaan says:

    Dr.Baadiyow nin xun ma’ahan wuu u qalmaa xilka Raisalwasaare ama Madaxweyne koley aniga aragtideyda wax badan ayuu dhaamaa sheekh shariif. My dream ticket would be Dr.Cabdiwali Gaas oo Madaxweyne noqda iyo Dr.Cabdiraxmaan Baadiyow oo uu Raisalwasaare u magacaabo, hadii taasi dhacdo waxaan hubaa Somaaliya iney duuleyso. Waxa ugu horeeya ay qabanayaana waa in baarlamaanka laga saaro ama la badalo qabqablayaashi dagaal uu sheekh shariif kusoo cariiriyey intuu sharciga ku xadgudbey isagoo qiil karaadinaya inuu si musuqmaasuqa kusoo baxo..

  2. A/maan shaacir says:

    Nin bariis u ordaayoo badar meesha u doontiyo baadiyow kalaroone barlamaanka u sheega. Mid qabyaaladi boobtoo badwayn ayku dhextuurtoo bulshadii katakoormiyo baadiyow kalaroona barlmaanka sheega. Xukun ruux u basasan oo kursigaas u bestiisa baahideense ogayn iyo baadiyow kalaroone barlamaanka u sheega. Aqoontu waa bilyan nooce borofaysar shisheeye asalkiisa baarbaarshoo barax ayka dharjeenoo teena bayd ka aqoon baqbaqaani ciyaayiyo baadiyow kalaroone barlmaanka u sheega. Eex intuu u bareero beel ninkii wax udoortoo hanbalaaran lahayn ama beeso laslasiiyoo umadaas basanbaastee burbur waayo kuraagta rajadii u bidhaantay bohol maanta katuura barigan oo mid aduuniyo baro aan aakhiro joognaa banka loo fadhiyaaye barlamaanka u sheega.

  3. Dhib iyo Dheef says:

    Maasha Allah ayaan leeyahay Mudane Prof Baadiyow Xikmada & Garaad weyn uu Rabi* siiyay iyo hadalka Xikmada uu ku hadlay, Soomaalida waxey Tiraahda:- Nin Aniga Dhahay Dad iska Saar, Marka waa wax Lagu
    Farxo in Prof. uu Noqdo Musharaxii ugu horeeyay oo asagoon Aniga Waxaas aan ahay, waxaan ayaa la i dhihi
    jiray, Dhiibtay Fekerkiisa iyo Howsha uu qaban doono Umadda Somaaliyeed ee Maanta Taagan, Cidna uma
    maqna(Caawisa) Ceelna uma Maqna ayka cabaan.. Laakiin Su`aasheyda aan leeyahay Ebowgeey baadiyoow
    waxey tahay, Mudanoow Adigoon Qabiil & Qab Qable Gobol ka socon oo Qaa`id Daacad ah, Sidee maamul ula qeybsanee Baarlabaa 270 qof ka kooban oo Kaabo Qabiilo & Qab-qablayaan Gobol soo Sharaxeen?

  4. danyer jecl says:

    A maan shaacir ale afka kuma gooyo afkaagana caano lugu shub waad asiibtay tan kale umada soomaaliyeed waxay u baahan tahay aqoonyahan waxgaradoo aan qabiilku goo goyn qab qablana ansoo noqon qarankana an soo dhicin quud xalaala soo cunay qayrkii an daba dhiqin danyarteena daafaca dalka iyo dadka udanah alle garanayoo mudan in lagarab. geesiga inoo kacay. dhulkeenaa la boobaa dhidar kiyo waraabu dhaxalkiisii qaateen dhalintiisii laayeen badeenii dhamaysteen hada waxay udhaarteen dhulka hoose dhuumaha anay kaga dhuraayaan dheemanka iyo gaaskii hadal haan mabuuxshee soomaaliyey hurud

  5. qarandhise says:

    maa shaa Allah khudbad madaxweyne Baadiyow ayaa jeediyay ee Ilaaheey ha guuleeyo.

Leave a Reply