DAAWO VIDEO: Khudbadii Musharax Cadullaahi Axmed Cadoow


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Share

Tags:

6 Responses for “DAAWO VIDEO: Khudbadii Musharax Cadullaahi Axmed Cadoow”

  1. [...] Read the article: DAAWO VIDEO: Khudbadii Musharax Cadullaahi Axmed Cadoow [...]

  2. The President says:

    Anigu horta waxaann filaaa Mr Caddow inuu ku guulaysan doono sanadkaan, waxaana wili aad u jeclaan lahaa isagoo Farnaajo oo mar kale Priminister noqda, maxaa yeelay markaan dowlad hanaan fiican leh baan ka soo bixi lahayd oon musuq maasuq badan lahayn, [Caddwo+Farmaajo+Jawaahiri]….GUUL insha Allah

  3. A,c
    Anigga waxaan ku talin lahaa in cadoow la doorto. maxaa yeelay karti iyo taariikh wanaagsan buu leeyahay.

  4. dhorre says:

    salaama caleekum walaalayaal ha doorto cadow, farmajo iyo jawari somalia hanoolaato

  5. abdul says:

    cadow ka hor leexo dad dhalinyaro ah baa loo bahanyahay hadaad wax qabanayso waa hore wax qaban lahayd

  6. Ugaas Raage says:

    Cadoow waxdhaama helimaysaane doorta Soomaalaay.

Leave a Reply