DAAWO VIDEO: Khudbadii Musharax Farmaajo


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Share

Tags:

26 Responses for “DAAWO VIDEO: Khudbadii Musharax Farmaajo”

  1. [...] See more here: DAAWO VIDEO: Khudbadii Musharax Farmaajo [...]

  2. baaruud says:

    farmaajo waxuu hadalkiisii ku soo daray kkkk hadalkii uu oran jirey hebelkaa dalabeey ee uu lahaa cumar c/rashiid lacagtii iyo hantidii umada waxuu u rarary buntalnd cajiib waa asaga leh markaan xilka qabtay qasnada doowlada waxba kuma jirin markaan ka tagayna waa buuxdau kkkkkkk waa laga dhex hadlayaa musharaxaan farmaajo

  3. cawaale says:

    kkkkkkkkkkkkk meesha bugta iyo fartaa is og baan maqli jiray, maxaa puntland meesha keenay waxuu ka hadlay wax qabadkiisii xaqbuuna uleeyahay in uu moojiyo,

  4. alas says:

    runtii waa ninka igula macquulsana ragii meesha ka hadlay dhankasta, cawa hadii aan codlahaan laha isaga ayaan siinlahaa,

  5. wiil afgooye says:

    waxaan balan ku qaadne hadii aa nahay beelaha koonfureed hadii d4r00d ladooranayo in uu farmaajo noqdo

  6. Maamulyaqaan says:

    Qudbadaan ina farmaajo waan ka naxay walaahi siduu nervous u yahay isku dhax yaac iyo diyaar grow la’aan ayaa laga dheehan karaa, runtii aniga ninkaan wuxuu iigu muuqdaa nin aan shaqadaas baaxada leh xamili karin ee dadkale ku riixayaan ama ku qasbayaan, qudbad ahaan hadii la dhaho tan farmaajo tii sheekh shariif ayaa in badan dhaantey.

  7. adan says:

    Kursi buuxiye in aad farmaajo agdhigyaa waa khalad

  8. asc dhamaan umada somaliyeed
    walaalayaal maanta waxaynu ubaahanahay hogaamiye wanaagsan oo inaga saara dhibka mudadadheer soojiray.waxaan aaminsanahay musharaxa maxamed cabdillaahi farmaajo in uu yahay musharaxa kaliya ee hanankara wadanka somaliya,waayo waa masuulka qudha ee maanta kamadax banaan musuqmaasu isagoo raysal wasaare kasoonoqday wadanka somaliy.halka ayragaadiyeen musuqmaasuq.tusale cumar cabdirashiid wuxuu ahaah nikii sikudarsaday musuqmaasuq qabyaalad waxqabad la aan.waa ninkii saxeexay heshiiskii ahaa in dhaqaalah dawlada somaliya100%50 ay qaadato labadagobal ee reerkiisudagaan waa puntland e.waa ninkii simay labagoba iyo soomaali inteeda kale.waxaa dabeeya cabdi wali gaas oo isaguna maray wadadii uu maray inadeerkii cumar cabdirashiid waxaa kamida waxyaabaha uu qalday in oo dhacay lacagdhan100milyan oo doolar isga iyo faroole waa hogaamiyaha maamulka garoowe,waxaa cadaadtay oo umada somaliyeed ay ogaadeen in siyaasiyiinta majeerteen dhamaantood ay danta qaranku kalawayntahay danta qabiilkoodu,marka lagareebo crnl cabdulaahi yuusuf oo ahaa nin xilkaliyaraba oonrabin lacag iyo waxkale toona wixii kadabeeya cabdulaahi yuusuf waynu aragnaa.hadaba umada somaliyeed mawaxaynu dooranaa nikaa danta qaranka aykala wayntahay danta qabiilka

  9. asc dhamaan umada somaliyeed
    walaalayaal maanta waxaynu ubaahanahay hogaamiye wanaagsan oo inaga saara dhibka mudadadheer soojiray.waxaan aaminsanahay musharaxa maxamed cabdillaahi farmaajo in uu yahay musharaxa kaliya ee hanankara wadanka somaliya,waayo waa masuulka qudha ee maanta kamadax banaan musuqmaasu isagoo raysal wasaare kasoonoqday wadanka somaliy.halka ayragaadiyeen musuqmaasuq.tusale cumar cabdirashiid wuxuu ahaah nikii sikudarsaday musuqmaasuq qabyaalad waxqabad la aan.waa ninkii saxeexay heshiiskii ahaa in dhaqaalah dawlada somaliya100%50 ay qaadato labadagobal ee reerkiisudagaan waa puntland e.waa ninkii simay labagoba iyo soomaali inteeda kale.waxaa dabeeya cabdi wali gaas oo isaguna maray wadadii uu maray inadeerkii cumar cabdirashiid waxaa kamida waxyaabaha uu qalday in oo dhacay lacagdhan100milyan oo doolar isga iyo faroole waa hogaamiyaha maamulka garoowe,waxaa cadaadtay oo umada somaliyeed ay ogaadeen in siyaasiyiinta majeerteen dhamaantood ay danta qaranku kalawayntahay danta qabiilkoodu,marka lagareebo crnl cabdulaahi yuusuf oo ahaa nin xilkaliyaraba oonrabin lacag iyo waxkale toona wixii kadabeeya cabdulaahi yuusuf waynu aragnaa.hadaba umada somaliyeed mawaxaynu dooranaa nikaa danta qaranka aykala wayntahay danta qabiilka

  10. Warsame says:

    Farmaajo. Khudbadisa qokii soo diyarshay sifiican uma qorin. Oo akhrisid Ayaa dhibayay. Malaha waxaa diyarshay. Qof qayilsanaa AMA kasoo baxay iskool ka dadka Waa Wayn

  11. ODAY_SOMALIYED says:

    PARLAMAANKA SOMALIYA HADUU YAHAY MID MATALAYA SHACABKA SOMALIYEED,,,,,,,,,,,,, SHACABKU WAXAY DOORTEEN FARMAAJO

    IF THE SOMALI PARLIAMENT REPRESENTS THE PEOPLE…. THE PEOPLE CHOSE FARMAAJO

  12. YUSUF says:

    PARLAMAANKA SOMALIYA HADUU YAHAY MID MATALAYA SHACABKA SOMALIYEED,,,,,,,,,,,,, SHACABKU WAXAY DOORTEEN FARMAAJO

    IF THE SOMALI PARLIAMENT REPRESENTS THE PEOPLE…. THE PEOPLE CHOSE FARMAAJO

  13. jamaal says:

    nooloow farmaajo.
    waa ninka kaliya oo dhowr jeer loo sacbiyay intuu oo qudbada watay. Ina Gaas warkiisaba iska daa.
    ina ragoow Famaajo Nooloow. viva Somalia

  14. Rooxaanta says:

    Farmaajo waa Madaxweyne. Tayadiisay ka muuqataa iyo Daacadnimadiisa. Kuwa Daacadaana Eebaa jecel. Arag khudbadiisa siday u tahay wax la miizaami karo. Way qeexanyihiin waxyaabaha uu ka hadlayo. Ma ahan guudmar Khali ah oo isku murugsan. Markale arag siday u baahsantahay oo arrimo badan u taabanayso.

    Waa khudbad abuuraysa in aad qalbiyan oga qeybgashid. Waxay sawir dhab ah ku soo bandhigaysaa Arrimaha uu Mudanuhu aaminsanyahay iyo qorshaha uu doonayo inuu dalka ku hogaamiyo.

    Guul! Madaxweyne Maxamed Farmaajo. Allaha ku guuleeyo Walaal. Aamiin!

  15. abdul says:

    qudbadiisa waxaa moodaa in uu laaluush u balanqaadayo xildhibaanada haday doortaan oo uu leeyahay waa iga balan in aan mushahar idin siin doono hadaa iigu shubtaan waxaa ka daran siduu ugu cecelinayo mr farmaajo ka hadal waxyaabaha kale oo ka muhiimsan sida nabada taas baa dalka u bahanyahahy waa in aad taas ku cecelisaa maaha in ad ku celceliso musharkiina waa heli doontaan xildhibaanyadoow hadaad aniga i dorataan

  16. Muwaadin says:

    Farmaajo Aloow Xilka noogu dhiib Waa nin wanaagsane.

    Vote for Farmaajo. Guul Farmaajo Guul Somalia

  17. cabdi says:

    waxan khudbad ma ahan farmaajo waaba ka taalaa beee wuuba jaareeynayaa ma waxanaa madaxweyne noo noqon karaa . kan madaxweyne uma qalmo xitaaa xildhiban ma siin laheeen wuuba la qarqarayaa khudbada shit uma qalantid

  18. buundi says:

    asc waa ninkii igu harey eee dhaqaajiyo dowladii fadhiidka aheed cid kasta wey ogtahay wuxuu qabtay farmaajo ,

  19. cawaale says:

    xil dhibaanada ha cayin 10 bilood may qaadan mushaar waxa saas yeelayna waa kuwa aad in dha la,anta ku jooga kurisiga iyo macaga soomaliyeed ninkaan waa states man runtii, waayo waa loo baahan yahay in ay heelaan xaqooda xildhibbanadu, waxaad kalood fiirisaa sida uu ooga hadaly xildhibanaadadii xilka waayay, in loobaahanyahay in ay hellan xaqoodii, umalaynmaayo in uu jiro ninka dawlad aqoonsan maxmed farmajo in uu jiro illah guusha hansiiyo anaga iyo asagaba

  20. Wankamudug says:

    Farmaajo. Waxaa. Buunbuuniya AMA raba. Waa. Beel kamid ah beelaha soomaliyeed qayb kamid ah. Waxa loo Rabaa Waa. Yuusan xukunka qaban nin reer putland ah. Sababtuna Waa. Ninkaas waxa garab u noqanaya maamul ka putland laakiin farmaajo maamul udhisan jufadiisa oo maanta garab u h majiro. Tusaale. 6bilood oo farmaajo uu xukun hay xataa mate gin magaladii uu ku dhashay ee caabudwaq, shekadu Waa fashil oo Waa beelaha xamar oo raba cad koda inay qatan kn qabiiladii kalana u dooraan qof u shaqeya. Taasna Kmart hela yaan reer putland, waxase igala qosol badan. Nin Aan Rabin putland oo dhulkedu dhaafayo1500km. Oo Isuzu jira bad iyo beri hadana u dacwoonaya xaduudaha raaskanboni ilaa raascaseyr Malaha raascaseyr meek ay ku taal maba oga. Oo waxaad maqlin mrBo putland. Laakiin xaduudu Waa ilaa raascaseyr.

  21. Warasme says:

    Wiil. Afoye. Soomaliya Waa. 4.5 ee. Cadkaga Qaado kan beelaha kalana farha kaqaad.

  22. Maamulyaqaan says:

    Musharaxiinta cusub qudbadahooda eed saasa malahan, laakiin ina farmaajo oo aanu ognahay sida loo buunbuuniyo Raisalwasaarena hore usoo noday mudadaas uu dabcan waayo aragnimo ka heley, qudbadiisa isagoo warqad loo diyaarshay ka akhrinaya inee sidaan ka fiicnaato ayaa laga filayey.

  23. Somalijecel says:

    kkkkkk TO:WANKAMUDUG Nin yahow somalidu waxaa ay tiraahdaa wadar iyo waaxid yaa waalan?waxaan qabaa waaxidka ayaa waalan,aniga anigoo ka mid ah reer Puntland ayaan qabaa in magacii lagu dheelay shartiisii iyo karaamadiisii oo ay beel ka mid ah beelihii samaystay ay ku dheeliin.Puntland maanta ma ahan 1500Km sideey wax kaa noqdeen?waxaad ku diidaysaan farmaajo waa qabiil wax kale ma ahan,laakiin somalidu maanta wey is baratay waxaana la idinku bartay dad waalan oo u baahan in la iska qabto,anigu shalay waxaan ahaa reer Puntland maantan ma aaminsani muddo yar ka dib,degaanna waan ahay, farmaajo iyo reerka Puntland iska lehna waa labadaydii gacmood anigoo waliba yaraankii reer ah. xumaan somali aad u bilowdeen ayaad wali wadaan waana buux dhafay weelkiinii marka wadanka wuxuu u baahan yahay nin idinka qabta meelna fariista idin dhaha

  24. Koofiyad Cas says:

    Reer Faroole Farmaajaa cancer ku noqday. Kan wata Wankamudug iyo Maamulyaqaan Waa isku hal qof maseyrbaa googooyay. War Gobanimadu Waa u dhalasho wax la iska yeelyeelo ma ahan. Soomaali Jaceylkeedaa harqiyay Naceybka reer Faroole u hayaan Farmaajo.

    Meelahaan isaga baroorta Ileen nafkale ma haysaane. Waxaad dhahaysaanna wiilal iyo gabdhaa diwaangalinaya si hadhow la idinkaga jaaseeyo oo Laanta Buurood la idiin geeyo. La soco “Qaan Farmaajo Waa Qaaxo kugu Maqan”. Allow yaa idin dhaha hadeer jooga Laanta Buurood iyo 21 sano maaro uma haysaane. Miyaysan Aabayaashiin idiinkaga warramin meesha huurkeeda? Nin kuu digay kuma dilin, Allow yaa idin dhaha hadeerba jooga oo afka maro ka buuxsada yiidnaan hadhow guryihiinna garan waayine. Waa iga talo.

  25. Maamulyaqaan says:

    Koofiyad Cas maxaa maanta ka haysaa?

    Reer farmaajo adeer booto naageed baa golaha latimide maxaa kudaaray ma 21sana coma ku jirtey?kkk War qaan iyo quuq laheyne qabyaalada iyo bootada meesha kala tag xaqiiq baa laga hadlayaa emotional iyo calaacal ayuu meesha la yimid, wuxu sinji xumaa oo hunguri weynaa makugu filnaan weydey 21dii sano aad Ummada Somaaliyeed kula dhex jirtey qabyaalada, sad bursiga iyo isku dirka mase ilewdey 21daa sano waligaa inaadan kaligaa cid wax kaqaadin balse qabiilada Somaalida kale aad isku adeegsanjirtey? War doqonow kabahaaga ha iska weyneen wax-matarahan farmaajo laleeyahay gulwadanimo kuuma soo wadee kkk adigoo cowradaada qarsan kari waayey miyaa aniga wax iga qaadi kartaa? ileyn afnooli hadal madaayo!

  26. soomaali jecel says:

    Qabiil waa kan qurbaha nakeenay ee Soomaaliyay ka weynaada.
    Qabiil waa qaran dumiye, waa qaraxbadanyahoo waa qurmoonyahay.
    Qofka muwaadinka ah ee u ordaya xafiiska ugu sareeya wadanka ku
    Qiimee waxqabadkiisa guud ee uu uqabanayo umada. Gobaleysiga iyo qabiilkuba waa
    Hubka uu cadowgu u adeegsadayumadeena ee uu qeyraadkii wadanka u gurtay..
    Wake up Soomaaliyeey.

Leave a Reply