DAAWO VIDEO: Khudbadii Musharax Maslax Maxamed Siyaad Bare


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Use Facebook to Comment on this Post

Share

Tags:

5 Responses for “DAAWO VIDEO: Khudbadii Musharax Maslax Maxamed Siyaad Bare”

  1. daktoor says:

    nin walba wax fiican baa usheegayaa ilahow mid khayr qaba na sii

  2. xaawo says:

    Maslax maxaa uu uga gaabsaday in uu ka hadlo halyeygii ugu danbeeyey dawladnimo?

  3. Halyey says:

    Hadal badan haan ma buuxsho. Gen. Maslax aabihiisaa kula dardaarmay oo dhihi jiray, Hadal Yar iyo Hawl badan.

    Hada wixiisu waa Hadal yar iyo Hawl badan.

  4. Abiib Ibrahim Mohmoud says:

    Waxaan la yaabahnahay xildhibaanada dhagaysanaaya dhagar qabayaasha ay dadka reer somaliland raadinayaan, waxaanay somaliya donaysaa in la wada hadlo waxaanay soo sharaxayaan dhagar qabayaasha, waxaan odhan lahaa ka la daaya foosha iyo xanuunka iswata oo na tusa waji fiican si aan wada hadalka ugu niyad samaano.

  5. mohamed says:

    waaaaaaaaaa cajab

Leave a Reply