DAAWO VIDEO: Khudbadii Musharax Yuusuf Garaad


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Share

Tags:

11 Responses for “DAAWO VIDEO: Khudbadii Musharax Yuusuf Garaad”

  1. [...] Follow this link: DAAWO VIDEO: Khudbadii Musharax Yuusuf Garaad [...]

  2. Mohamed says:

    Kan inta aan hada kamaqalnay waa in uu bbc da qabyaalad galiyay qof walbana waxaa laga waraystaa dariskiisa sidaa darteed xildhibaanoow ha ku khamaarin cod kaaga ee dooro qof wanaag san

  3. Omar says:

    I like what he is saying now, but isn’t he the same Yusuf of BBC?

  4. Abdi says:

    war kan waa Warlord kii ugu xumaa Dadka Soomaaleed danbi badan buu ka galay.

  5. Hussein --Minnesota says:

    Yuusuf Garaad, waa nin aqoon iyo waayo arragnimo wanaagsan leh, wuxuuna mudan yahay in uu qabto darajooyinka sar sare ee Dalku yeelanayo. Aqoontiisa waxaa u baahan Dalka iyo dadka Soomaaliyeed, asaguna wuxuu u baahan yahay in uu sharaf iyo qiimo u dhex yeesho Dalkiisa Soomaaliya. Waxaan leeyahay Allah kugu guuleeyo in aad ka mid noqoto hoggaanka Dalka oo aad wadankaaga sidii sharafkiisu ku soo laaban lahaa ka qayb qaadato.

  6. Yuusuf Garaad Waa Dambiile Qaran. Waxii Shacabka Soomaaliyeed Ku dhacay
    Yuusuf Garaad Afkiisa Ayuu Ka Keenay. Dad badan Buu isku Diray. Waa Qabyaalada Aabaheed.
    Kaas Ayaa Ugu Dambi Badan Dadka Meesha Jooga oo Dhan. Kaas isaga innaga Dhaafa.

  7. Hagi says:

    Nin ka xun ninkaan am garanaayo Mr Yusuf Garaad waa la ogaa waxa uu ka dhigay BBC intuu joogey runtiina uu lugooyey //// markuu beentoodii run Uga dhigey waxa ay ku hadaaqaana BBC shegtey Habaar Alleh ha ku Rido cadowga Muslimiinta Yusuf Garaad madaxnimo am istaahilo Xabsi hala geeyo Kansar Qabiil buu qabaaa inta laga daaweenaayo Umada hanaga kontoroolo meel Khaas ha la geeyo mana istaahilo in uu doono Madaxweynimo Somaaliyeed ha doono AMA ha u olaleeyo Kaaba ”’.

  8. Atoore23 says:

    Yuusuf Garaad waxaa lagula heshiin waayey BBC-dii oo ay lee yahiin dad ajaanib ah.Waana la wada ogyahay Yuusuf kuu yahay iyo shaqo xumadiisa.Yuusuf Garaad iyo rag kaleba bilaash bay isaga bixiyeen xoogaagii lacagta ahayd wayna og yahiin in aysan cidina dooranayn.Yuusuf iyo dhawr kale waxaan uga kalsoonahay Salaad Cali Jeele oo inta badan runta u dhaw.

  9. sanka says:

    Doqon baa garan weysa wax qabad ka ninka leh viva madaxweyne yuusuf .garaad

  10. sanka says:

    Mudane madaxweyne yuusuf garaad omar

  11. Hasan says:

    xaasidnimada iyo maseyrku waa cudur. Soomaalida ma jecla qofka dadaalka badan. Yuusuf waa nin aqoon leh oo dadaal badan. Madaxweyne wanaagsan buu noqon karaa, waa hubaal.

Leave a Reply