
Saturday, September 8th, 2012 at 06:03 pm
Wararkii ugu Danbeeyey
- Faah-Faahin Qudbadii Shariif Sheekh Axmed Oo La Joojiyay & Xaaskiisa Oo Loola Cararay Isbitaal Ku Yaallo Villa Somalia
- Xisbiga UDUB oo ku dhawaaqay tallaabo ka dhan ah qabashada doorashada dawladaha hoose
- Cabdi Raxmaan Cabdi Shukuur Oo Ka Haray 25-ka Musharrax
- Prof Jawaari Oo Shir Jaraa’id Muqdisho Ku Qabtay Isla Markaana Ka Hadlay Hadalkii Puntland
- Xaflad Lagu Maamuusayey Aasaaskii JAXWO oo Lagu Qabtay Minneapolis [Daawo Sawirro]
- Cali Maxamed Geedi oo Xafladii Labada Shariif Ka Jeediyey Hadalo Amaan ah
- SIR CULUS: Qorshayaasha Qarsoon ee Labada Shariif u Dejiyeen Xildhibaanada Codka Dhiibanaya Si Codka Looga Iibsado
- DEG DEG: Mudaharaadyo Lagu Kala Taageeraayo Musharixiin Kala Duwan oo Ka Socda Muqdisho
- DEG DEG: Shariif Xasan iyo Shariif Axmed oo Goordhow Xaflad Ay Saxaafadda Goobjoog Ka Tahay Ka Soo Muuqan Doona
- Faahfaahin: Wararkii ugu Dambeeyay ‘Heshiis La Yaab Leh’ oo Dhexmaray Labada Shariif
Somali News
- Wafula Wamunyinyi: satisfied with preparations for presidential elections Somalia
- US urges peaceful presidential vote in Somalia
- Kenya: Soldiers return from Somalia to a hero’s welcome
- CECAFA Sends Somalia Sympathy
- Ethiopia’s Government in Peace Talks With Ogaden Rebels
- MPs commend UPDF in Somalia
- SOMALIA: Former Somali international referee Hajji Abdi Elmi Warsame dies in abroad
- Kenyan police seize over 150 bomb detonators from Nairobi house
- Suspected Somali pirates fire on Italian navy helicopter
- Somalia: Speaker of Somalia Parliament says Presidential Election Will be Free and Fair














[...] More: DAAWO VIDEO: Khudbadii Musharax Zakariye Xaaji Cabdi [...]
manshalaah war ninkaan maxaa xikmad kabuuxda iyo aqoon dheraad ah iyo waya aragnimo waxaa ladhihi karaa wa ninki 3aad ee ka hor hadla barlamaanka guul guul
kkkkkkkkkkkkkkkkk 18milyan oo sano kahor ayaan kala go,nay.
Zakeriye ma jiro nin iga badiya, waana dhagaystay faaladiisa weliba si qoto dheer:
Zakeriye kama fayooba qabiil nacayb qudbadiisa waad ka dhadhansan karteen, tusaale cadna waxaa idiinku ah weligiis ma tegin halkii uu ku dhashay iyo degaankii uu ka soo jeeday toona.
Cir kayeer
Maansha allah Madaxweeyne Zakariye Qudbad wanaagsan baad jeedisay hadii ay Xildhibaanadu garan karaan Somaliya ninkii samatabixin lahaa inuu maanta soo hor istaagay taariq dheerna aad ku hor aqrisay aniga codkeeyga waad heeysataa aad baanan u qancay hurumarka aad la dooneyso somali oo dhan Guul Jaale Madaxweeyne
Soomaliya waxay u Bahan tahay. Zakariye oo raisalwasare ah iyo. Salaad Cali jeele oo madaxwayne ah.
Marka hore waxaa u mahad naqayaa raxanreeb oo fursad noo siisay inaan dhageysano khudbadaha musharaxiinta kadibna aan fikradeena ka dhiibano tan 2-aad waxaan leeyahay dadka hoos comments kusoo qorayo waa dad xiqdi ka buuxo waxay zakariye u diidan yihiin wax kale ma ah naceyb ay u qabaan beesha uu ka dhashay weeye iyo maseer. sida isku dhaama ayaan leeyahay leelkase wax lagu naco meesha ma jiro waa dad laga yaqaano somalia
sxbyaal zakariya waa ninka labaad oo kuxigo farmaajo ama kanax ama kufarax adiga ayey kutalaa, teyda kale wiilkaan kuhaayo zakariya kumu labaan meeshu kudhashay kuma labanaayo hadu rabo ma qasbaa inaad waraabe la noolatid hadad kudhax dhalatay? Sxbyaal yaan laisku danbaabi ee ninkaas halaga leexdo waaa madaxweyne aaan cidna baryeynin.
Qabiilo calal iyo darbiyo sameystey, iyo gobolo muhiima oo yiri waan go’aynaa!!!!!!
Ninkii hadalkaas garanayaa garanaya meeshuu usocdo. Zakariye qabiil halaga tago ayuu leeyahay hadalkaasna waa ku hadlayaa.
Qabiil dhan oo ilaahay abuurtey oo dhul, dhaqaale, dad ayuu ku necebyahay Alle maxaa uu kaaga fiicnaysiiyay.
Anigu zakariye laqabiil mahi laakiin kuwa neceb ee ay isku degaanka yihiin ee u neceb wadaninimdiisa iyo reerka leelkase oo ay neceb yihiin. Adeer waxba kama qaadaysaa bal eega wsxaad lasoo shirtagteen zakariye ilaahay hadaayo viva zakaria soomaali baa ku rabta.
Unfortunately, Zakriye suffers from inferiority complex, so he can never be the president of our country.
Zakariye uma baahna faallo. War dhafoor ku yaalla ninowna wax ha iga waydiin. Waa Geesi Geesi dhalay, Aftahan ah, Cilmi leh, Qadiyad wanaagsan leh, Akhlaaq badan, Dhalasho ahaana Nasabiyad fiican iyo xadaarad dheer kasoo jeeda.
Khudbad la barbardhigi karo kuma jirto khudbadiisa. Wuxuu u qalmaa in uu noqdo Madaxweynaha dalkeenna. Inkastoo aan Farmaajo taageero, Zakariye wuxuu jiitay qalbigayga hadii aan wax dooranayana waqti badanbay igu qaadan laheyd in aan go’aan ka gaaro midkaan labadooda u codeynayo tamarta iyo tayada ay leeyihiin darteed. Zakariye in aan doortayna u badnaan laheyd maxaa yeelay haduu hal khudbad igu soo jiitay la kulankiisuna wax weynbuu iga badali lahaa.
Dad waxaa jira fir ku leh meel baas iyo amxaaro oo neceb inta wanaagsan. Waa dad lamid ah bahalka la yiraahdo Xaarwalwaalka ama Doorshaanka. Bahalkaas wuxuu ku noolyahay oo had iyo goor ku dhex jiraa saxarada. Hadii baraafuun ama wax udgoon lagu buufiyo wuu ku xanuunsadaa oo bakhtiyaa. Waa dad noocaas ah oo qurun, qabyaalad, Maseyr, Xiqdi, iyo Xasad ka buuxo.
Dadkaas waxaad arkaysaa ayagoo mucaaradaya wax kastoo wanaagsan. Hadaad webkan akhriso waxaad arkaysaa ayagoo mucaaradaya, Pro Farmaajo, Pro Zakariye, Pro Cali Khaliif, Pro Samatar, Iyo inta Tayada leh ee dadka ku jirta. Hadii aad tiraahdid yaa ka wanaagsan dadkaan oo aad haysaa? Waxay ku leeyihiin, Salaad Cali Jeelle iyo Cabdiwali Gaas.
wadani somaliyeed dadku haday caqligood dib ugu celiyaan wax tarnimada ninkan wax wayn ayaa dadku fahmi lahayeen walee tageerida sakariye xaji waa muqadas…*Qofka gobta ahi ma daneeyo aqoonta dadku isaga u leeyahay. Wuxuu aad uga yaabaa inuu
garan waayo sidii uu u ahaan lahaa qof goba oo lagu daydo mid kale dadka qaarbaa waxaa u malysaah inaa kaga war roontahay naftood oona xabad idea ka haysaah nafatood waxay u bahantahay waxa u bahanthiin mahan qabiil ee waa naf naftiin hor marisaah waligiin horadhac iska dhaf qof wixii laga filayoh ku aman mahan ku edeeh mahan nin waa madaxwayne cilim ku duganyahay oo wxuu garanyaah faidad wadankiis kuwan xitaa fikir kahaysaan mesha somalia ku taaloh marka anigu ahan tageero wayn ayan u hayaah qudbo cilmigeedii waxaa qatay sakariye xaji abdi viva sakariey
Walee Zakariye Waa nin ragg ah oo wadanimo ku weyn tahay, Somaliweyn u qirsan tahay. Dadka badanaa isaga neceb oo xumaanta iyo beenta ka sheega waa wada Hal reer, taasina Waa la wada ogyahay. Wax kalena ma aha ee wuxuu diiday inuu wax ku darsado. Laakin uma joojiyo reerkaas, Waa rageedii. Ha dhabaqleyso!
Omar…………is deji….xanuun ayaa ku hayo………..daawo maleh……orod oo is dil
Birqalax. Zakariye. Haduu. Fiican Yahay.iyo Hadii. Kalaba. Waxaa. Og. Abtiyashiis oo uu kusoo dhex koray kolayba sida kaamuuqato aqoon umalihid oo wiilbaad. Amanaysaa. Oo Edeb ku sheegin laakiin hooyadiis, abtiyashiis, ayeyadiisna amxaro Aad ku sheegay. Kkkkkkkkkkkk. Tankale. Galayr waxuu ku dhex kory dadka Adiga. Amxarada Aad ku shegaysid waana kagursaday, hadaba ujeedda fahan am ahan Hadii. Zakariye AMA Galleyr lamucarado. In lamucarado. Jufooyinkooda oo waxa lay saga soo hothead siyasd iyo Kursi, hadaba. Galleyr, zakariye, farmaajo. Waxay istuseen. Hadii. Ad xamar tagaan oo …. Aad u shegtaan AMA idacadaha xamar kacaydaan reer kamid ah putland waxbaad helysaan hadaba zakariye iyo galayr Waxba kum helin aflgadadii. Zakariye casmara Ayaa ”” galeyrna. Hoolka barlamka, farmaajo maalintu xamar yimid ayuu ku dhawaqay putland am aqoonsani. 6bilood kabacdina is agama. Hawiye aqoonsigii kala laabtay, samatar waxa an. Dir ahayn mayaqaano. Oo waraysiyadiisii. Iyo faaloyinkisa bbcda ka dhagayso hadaba Waxba hakululaan oo fahma siyasd ,soomaliya waxaa sida a ka dhigtay. USC. Qofwalba og. Laakiin zakariye Haduu muwadin Yahay haku dhiirado Inuu runta u sheego, teeda kale. Waxa jira. Zakariye, gaas, farmaajo,marka lafiirsho 4.5ka wax Mazda helikaraan laakiin. Gaas. Cadkiisa ayuu radsan mana aflagadeyo reer aha. Zakariye, galeyr, farmaajo ee. Huutuga ayuu runta u shega laakiin. Zakariye,galeyr,farmaajo, cod koda oo Durban Ayaa meelkasta yaal.
Hahah waxan la yabanahay ciyaalka xiqdiga ku jira iyo nacaybka, balse zakariye uma bahna cunug xun o an somalia ka fakarayn o abihis qabyaaliste yahay! Viva somalia,, and the guy who said sakariye is from inferior clan, then you dont know much about somalia, ,, zakaria is personally a great man, he is capable of leading somalia into prosperity, am sure of that! He is one of the best guys here, farmajo, zakaria, prof cadow, but i wont vote for sharif, gaas, pff they are nonsense piece of shittt!
madaxwayne salaad cali jeele….raesulwazaare zakariye….kanaxoow naftawaaaaaaaaa.
Manshallah Waa Aqoonyahan Fahabsan Khayraadka Wadankeena Ka Buuxa Oo Anay Marna Ku Fakarayn Munasharaxiintu Ee Waxay Fiirinayaan Deeqaha Caalamigahe Meelahaa Laga Leexsanayo Waan Taageerayna Intayada Soomaalinimada Jecel Soo Dhawaw Aqoonyanka Somalia Zekarie haji
zakariye waa nin waaya arag ah miifiicana ka abaaray arimaha alaga hadlayayey marka waa guulaysanayaa insha alaah
MAASHA’ALLAAH ZAKARIYE inabada caadi ma ahan, waa wadani dhab ah, waa geesi cilmi ilaaheey siiyay! NOOLOOW AYAAN LEENAHAY!
Maasha’allaah hadalkiisu walaahi qiiro ayuu kugu abuuri, oo siduu wadankeena & dadka soomaali uyaqaan caadi ma ahan!
Ilaaheey Qofkii qeyr ummad Soomaali ugu jidho hanoo dooro oo haka dhigo Madaxweyne for Somalia. Kii xun ilaaheey ha inaga qabto.
sidaan ANIGU shaqsi ahaan u arko Zakariye runtii waan dooran lahaa, oo waxaa iila muuqata inuu yahay NIN WADANI AH, oo SOMALIA WALIGIIS IIBSAN LAHEYN!
Kuwa Qabiilka maskaxdu ka gashay, oo daba dhilifka ah, oo wadanka hal maalin iibsan lahaa sideey boos xuna ku heli lahaayeen, ilaaheey ha inaga qabto!!!! Aamiin!
Kuwa qeyrka ka shaqeeyo, oo danta Ummada Muslimiinta ee SOMALIA ka hormariya danaha qabiilka, kuwaas ilaaheey qeyr hasiiyo, aamiiin!
VIVIA SOMALIA
VIVA ZAKARIYE & Inta qeyrka ka shaqeyneysa!!!!
WAAW WAAW GUULEEYSO WALIGAA ZAKARIYE! Waxaa tahay Aqoonyahan Wadanku ubaahanyahay.
Cilmiga & Aqoontaada hadaadan ugu faa’iidin Dawdlada dhexe ee wadanka(Villa Somalia), walaal Hiiraan imaaw, oo aqoontaada iyo cilmigaaga aad iyo aad oga faa’iideysan laheed, oona awalba ah dhulkaagi, ee ilma adeerada joogaan, oo lagugu soo dhaweyhaayo Rooga Cas ee madaxda!
Sikastaba waxaad tahay kii guuleystay, waxaana nahay garabyadaadi FOREVER!
VIVA VIVA VIVA ZAKARIYE!!!!