DEG DEG: Farmaajo Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Loo Magacaabo Raysal wasaare ( Muxuu Ka Yiri)
Muqdisho (RBC Radio) Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa ka hadlay wararka sheegaya in loo magacaabay xilka Raysal wasaaraha Soomaaliya.
Farmaajo ayaa sheegaya in aanan xilkaasi wali aanan loo magacaabin isla markaana wararka sheegaya in la magacaabay ay yihiin kuwo anaan cadayn isla markaana aanan ka soo bixin madaxweynaha Soomaaliya.
Maxamed Cabudlaahi ayaa goordhow sheegay in shacabka Soomaaliyeed uu u sheegayo in walli ay socdaan la tashiyo uu sameynayo madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
“Wali layma magacaabin xilka Raysal wasaaraha laakiin waxaa socda qorshaha raysal wasaaraha lagu soo magacaabayo”sidaa waxaa yiri Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Farmaajo.
Farmaajo ayaa sheegay in warka maanta hawada lasoo geliyay inuu yahay mid been abuur ah laakiin taasi ay muujinayso shacabka Soomaliyeed taageerada ay u hayaan.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa haatan waxaa laga sugayaa in uu soo magacaabo Raysal wasaare waxaana jira xubno badan oo lala xariirinyo in xilkaan loo magacaabo.
RBC Radio
Xafiiska wararka Muqdisho












war ninku waa dooran yahaye ninka noo door waana muxamed cabdulahi ninku labadaa magacba nabiga ayuu kala mid yahay sww
farmaajo dadku haday saas kuu jecelyihiin doorashadii madaxtinimada oo aad heshay 13cod ,gashayna kaalinta 7aad maxay uga banaanbixiwayeen, shekadu waa beelo qaatay cadkoodii oo helay madaxwayne, beesha kale oo lasiin lahaa raisalwasareha raba inay keenaan nin aan ka hor imaan karin oo u shaqeeya laakiin beeshaas haloo sheego 21sano siyaadbare xamar u dhisayay maxay ugu abaal gudeen, jawabtu waa siyaad bare oo qaxooti ah kuna dhintay nigeria.hadaba suaashu waa beelaha xamar ma farmaajo ayay ka jecelyihiin siyaadbare????????????? hadii lasiinayo kursiga raisalwasre waa in lasiiyaa nin ogsoon inuu kuyimid 4.5 oo booskii beeshiisa uu ku fadhiyo meesha isagoon katagayn shaqadii qaranka laakiin cid aqbalayso majirto cadkaygana waan qaatay kaagana qof ila fakir ah baan siin sidaa hadii ay tahay maa4.5 laga dhigo 3.5.
Farmaajo rag rag dhalay somali oo dhan nin eey isku raacday,
isaga ayaa suuqa gashaday si ay rabshado iyo mudaharaadyo udhacaan hadii ladooran waayo iyo inuu madaxwaynaha dareensiiyo in hadii ladooran waayo shacabku uu kicinayo, waa nasiib daro in shacab danyar ah oo aan war hayn lakhaldo farmaajana looga dhigo malaa’ik naba keenaysa, dadku waa inay ogaadaan in nabada ay ka timaado allaah uusana qofna sheegan karin.
geesi-geesi dhalay mr farmaajo iska sugo malintii lagaaro shacab codbixiya malintaas ayeey shacabku codkooda ku biil-bixidonan inta ka horaysa dalkaaga iyo dadkaagad wax la qabta hadii lagu doorto iyo hadaan lagu dooranba
[...] See original article: DEG DEG: Farmaajo Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Loo Magacaabo Raysal wasaare ( Muxuu Ka Yiri) [...]
[...] Farmaajo wuxuu sheegaya in wararka sheegaya in la magacaabay ay yihiin kuwo “anaan cadayn” isla markaana aanan ka soo bixin madaxweynaha Soomaaliya. Halkan ka akhri hadalka Farmaajo [...]
Warkaan aad iyo aad ayaan ugu farxay. Soomaliya hadda ayey lugaheedii ku istaagtay ilow kheyr nooga dhig. Madaxweyne, raisalwasaare iyo guddomiye baarlamaan oo isqabqabsada waa u dhamaatay. Welcome farmaajo raisalwasaaraheena xataa haddii aadan jago u magacaabin beesha aan ka soo jeedo ee reer guriceel 100% ayaan ku taageersanahay adiga iyo madaxweynaha iyo raisalbarlamaanka. waa ka baxnay in Kenya iyo Etiobia nalooga taliyo. waa laga baxay ku meelgaar iyo isqabqabsi. Howshii aad bilowday ee lagaa joojiyey ku soo dhowow. Ciddii ku mucaaradi laheyd iyadey u taal waxaanse u sheegi lahaa qoladii diidan raisalwasaaraha iska adkeysta oo caradiina qarsada oo candhuuftiina dib u laqa oo iska suga 4 sano.
beeni raad malaha ninkani cid dooraneysa majirto
Waxa suuqa marki horeba soo geliyay waxeey ahaayeen Farmaajo iyo kuwa la shaqeeya, waana arin u muuqatay in lagu jahwareeriyo umada Soomaliyeed. Waa isla siyaasadii dadka barakacayaasha loo soo ururin jiray oo si umada Soomaaliyeed ee wax garadka ah looga dhaadhiciyo in Farmaajo yahay qof umada codkeeda.
Guulwade waa guulwade!!!! Dhaqanki Maxamed Siyaad ka tagay ee laba sanduuq inta la soo dhigo looga daba heesi jiray “Siyaadoow ku dooranee” waxba iskama bedelin after 20 years of chaos!!!
Asalaaamacaleykum, @ jugsodhacay, saaxiib waad qaldantahay ee bal markale maskaxda ka shaqeeysii maadaama fikirkaaga uu qatar ku yahay wadajirka umada Somaliyeed. Waxaad ku qaldantahay in aad rabto in prime ministerka aan laga dhigin Farmaajo, waxaadna sabab uga dhigtay in eey asaga iyo madaxweeynaha amaba sida aad u dhigtay “beelaha xamar daga oo cadkoodii inta qaateen raba in eey doortaan qof eey isku fikir yihiin”. In fact, taas waxeey tilmaameeysaa in aad rabto in Madaxtooyada Somaliya eey wada dagnaadaan kana shaqeeyaan dadk aan isku firkir aheeyn oo iska soo horjeeda. Taasna waa qatar keeneeysa in shaqadad dadkaan mas’uuliyiinta noo ah laga rabo in eeysan sidii ugu fiicneeyd u qaban. Aniga waan taageersanahay Farmaajo, waxaana rabi lahaa in laga dhigo asaga, hadii kale laga dhigo nin isla beeshaas Farmaajo kasoo jeeda. Sababtoo ah, tani waxeey marqaati u noqoneeysaa in walaaltinimada iyo kalsoonida la abaal mariyo. Taasoo fariin culus u noqoneeysa dadka raba in eey somaliya afduubtaan ee Faroole iyo xildhibaan, former prime minster Gaas iyo reerkooda oo eey somali oo dhan maantay u aragto in eey caqabad iyo laf dhuun gashay nagu ah.
Si kastaba Farmaajo waa u qalmaa inuu Raisulwasaare noqdo, sababtoo ah nin cusub ilaa waxay ku qaadanee lix bilood ama sannad intuu shaqada la qabsado hase yeeshe Farmaajo maalinta kowaad (day one ) wuu yaqaanaa meeshuu ka bilaabi lahaa.
farmaajo ha sooo magacaabo haduu yahay madaxwayne jiraa shabku waxa uu rabooo ha uyeelo madaxwayneha xasan sheekh maxamud
Asc dhamaan bahda raxanreeb horta mesha mataal wax ladhoho shacab awoodana malaha shacabka oo haday wax awodan farmaajo 13 cod ma heleen . Taa waa mid mida 2 baad farmaajo ma qaban howsha loo saarinayo oo ah inuu isbadal keenay . dowlada maanta heerka ay jooogto iyo in ay soomaali isdoorato ma xukuumada farmaajaa jaarsiisay? Wa may. Wa suale maxaa gaas loo xajiray hadaydnan wax kale jirin. Shacabka qofwalba way u nacamleeyaan shaly hogaamiye kooxeed ayaa iska haysty. Way rabeen . Maxaakiim. Iyo shabaab . Intaba way u banan bixi jireen . In shacabka la shegayo uu yahay dameeru dhaan raacday ayaa halkaa kacad.
Jugsodhacay iyo khadra ahmed way abtirsadeen waxaa iska cad iyo iagu noo sheegin reerka ay yihiin waana reerka soomaliya ay kafadhin ladahay waxtana aan lahayn hungurigu marka uu yimaado anay igu fiicantahay marka dagaalku dhacana kugu tol marka farmaajo ka fiican abdiwali, ina sharmaake hadaysan taasi sax ahayn soomaaliya iyo qurbaha oo dhan loogama banaan baxeen ina sharmaake walatuuraye laba dooro ma u istaagtay. dooradu way wayn tahaye mulac u ma istaagin.
dhabayacoo xishooda markaad hadashaan hadalkiina ayaa dadka idinka muujinayee wax iskula hara.
asc hadii farmaajo lamagacaabo waxaa halkaa kaso baxayaah inaan dowlad somaliyeed rajo laga qabin iyo mamulo ku xiran dowladaah waxaa nah ogaa taan bisha ugu horaysah inay kala dadanayso dowladu oo u colaad u keenayo waayo waxuu aminsan yahay sidii adeer kii xooog iyo ciidan melwalbah in lugu xaliyo war maxalin karaah xoog qabiil war kaa horay ayuu adeerkii ugu soconwayaye waxaan ku tusayaah in puntland iyo somaliland rajadoodii dhamaatay hadii lama gacaabo kaligi taliskaah . madax wayne hassan waxaan ku latalinayaah umagacoow raysalwasaarah labo qabiil midkood iska dhaaf yusuf garaad iyo qabqablayaasha war kooda ama harti darood ama isaaq aloow talo wax ku ool ah ma ku siiyay ha halayn sumacadada hada waxaa tahay nin sumucad ku leh somali gudaheeda wa bilaahi towfiiq.
FARMAAJO MAGACO AAD DOWLADII DUMISIDE NINKAA AMINSAN XOOGA SI DII ADEERKII ALOW AYAA KUDHAHA RER PUNTLAND AMA RER SOMALILAND UMAGACOW ISKA DAAH WARKA YUSUF GARAAD IYO NACAYBKA DURUGSAN
shakhsiga ugu qiimaha badan kasbadayna shacabka soomaaliyees waa m cabdulaahi farmaajo
maashaa allaah allaa mahadle cizzna mudan farmaajana sharaf leh
ruux walbana taariikhda qore nin iskadana kaweeyn madax weeynoow hadaad rabtid hadal yar iyo dayuurado raac yar iyo hawl badan dooro farmaajo
Waxaa qal qal galay amanki magalada muqdisho waana in la xiraa sida ugu dhaqsaha badan stupidka farmajo
farmaajo danbigii uukagalay dadka reer puntland wuu ogyahay haduu hadii raysal wasaare loomagacaabona somalia waykala dhaqaaqday waayo raadkii shalay uudhigaa wali muuqda
kkkk war waa loo biya raaciyey ninkaan madaxtinimada ku waa shay marna madaxwayne raadinaaya marna raiisul wasaare raadinaaya ma kacaankii barakaysnaabaa kkkkkkkkk waa lag yaabanyahay maxaa ka si ah waa lagaa dheragsanyahay war la hayaa xiisa maleh
ascw
waxaan salaamayaa dhaman umada somaliyeed
waxaan aad uga xumahay labada qof ee commentska bixiyay in eeysan daacad nimo u hadlin balse eey iska hadleen farmaajo soomaliya oo dhan ayaa kufaraxsan in jagadan lomagacaabo waana mudanyahay qof wala mucaradaa lakiin libin lama inkiro farmaajo wax qabadkiisa 6 bil ayaan aragnay waana nagufilantahay umana baahnin qofcusub oo aan tijaabino waxanba heysanaa mid tijaabsan maxaan waqti u lumineynaa raisulwaszaruhu waa maxamed c/laahi farmaajo ninkii rabaa wuxu doono ayuu sheegi karaa lkn shekadu waa sidaas wscw
Ninkaan hantidii uu horay uga dhacay umada ayuu mantna waxaa uu u isticmaalay inuu adeegsado saxaafad been abuur ah oo suuqa gashado in isga la magacaabay , horay ayaan u ogaayn inuu yahay guulwade ma xishoode ah oo adegsada dadka danyarta ah oo lacag ku bixiyo ii mudaahdaada aniga xida dadka ku jira xeryaha caaydha oo uu 100 kun u qaaybiyo dadka soomaaliyeedna in looga faa,iidaysto baahida waa nasiib darooyinka jira hadaba waa in la horkeenaa maxkamad haddii aay jirto kollay xamar kama filayo nidaam sharci ah in uu ka imaan karayee.
waa iga su,aale Farmaajo Yuu wax u qabtay?Maxuutaaray cid?Ma ii sheegi kartaa Wax la taabankaro oo uu qabtay? Waxaan kaa sugayaa jawaabta. waxaan se u sheegilahaa beesha uu ka dhashay farmaajo inay u sheegaan in aanay ka yeelin nin dantiisa fushaday inuu dantoodii ku fushado ayaga asagoo u arkaya inuu ku baabi.iyo ayaga
waa GUULWADAYAASHII khaatumo SEEG oo qiiraysan oo soo xasuustay GUULWADYNTII!!!!!!!!! LOLZ
Ninkaan qabyaaladu qudhmisey hadii loo doortay Puntland bye bye kuu dhaho. Viva Puntland inshaAllah soon Puntland indhiina oo shan aa la ictiraafaa kolkey dad cunkaan ka go’do.
No farmajo. Kk .puntland allow dhawr .farmajo berigu raiswasaraha ahaa waxu hor istagay 13 diyarado airbkotaro dawalada south africa ugu deqday puntland iyo saldhig weyn ee burcad badeda ladagalama oo puntland-Bari. Laga furilaha markii damena loo wareejiyey .jabuuti. War ninku xasidsana mawanu walalihii soomaaliyeed wa u’ogalayn.
aniga waxaan qabaa farmaajo tageero shacabka kahaystaa haloo magacaabo aduunku waa ujeedaa ninkaan tageerada shacabka kahaysta intii mid qaa in wadana rer putland ah lasoo magacaabi lahaaa ninkaan waa nin ay ka go an tahay waxqabad dhaba waxaan ka cod sanayaa anogoo kamida qurbajoogta wadaniyiinta soomaaliyeed in mudane madaxwayne xasan sh maxamuud
wasiirka koowaad umagacaabo farmaajo oo latixgaliye wadaniyiinta soomaaliyeed rabitaan kooda
ayaa ayaa iska leh kursiga ha walanina
IIdheh baa la yiraahdaa Farmaajo haddii cidi rabto maxuu u helay 14 kursi,tani waa suuq galin iyo xayeeysiis,ay u galinayaan kuwa isku sheega saxaafadda beenta abuurta oo ummadda isku dirta ee Farmaajo cidina madooranayso kuwa u sacabtumaayana,waa kuwii qarankii somaliyeed horay u rogay,buunbuuniyayaal,been abuurayaal maad sugtaan go’aanka inta la’cadaynaayo,horaa loo yiri,masugato meher ma leh,ninkeeduna marag ma galo.
Waa kuwii uu unacamaynaayay,mooryaantii uu xididka la’ahaa,Alla ninkaan iyo waxa uu wataa sal fududaa,!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!,qalinka maayagaa haya,waar qoraalku waa kii Alle,ee waxba bugta ha fidinina,waar hadduu idiin gacan galo lugahaad xarig uga xiri lahaydeen oo waa is ognahay,markaasaad jiidi lahaydeen,sheekadu waa doqonoow dabkaa ba.
Farmaajo oo siyaaasad maangaabnimo ah ku gashaday suuqa inuu noqday R/wasaaraaha cusub. laakiinse caguhuu ku taagnaa buu iska toogtay, mar kale fudeyd iyo dulqaadasho la’aan darteed.
War ninkan isagaa suuqa gashadey si ay u aburmaan rabshado isaga iyo qeyb fikirkiisa ku shaqeysa ama qabta lakin haduu madaxweynaha arintaa ku dhaqaaqo waxay keenaysaa inay arinta somalia sii cakirnaato ,taaso oo sii fogeynaysa bulshada reer puntland oo la og yahay inay ka soo shaqeyeen inay soo af jaranto kumeel gaarnimada .marka madaxdooda wa amusan yihiin hadii ay dhab noqoto maxa xigi kara madama uusan ahayn nin ay jeclaysanayaan ree puntland iyagoo u arka farmajo nin qabiilku lafaha ka galay xuman aan qarsoonayna oo banaanka taala u qaba ,maxay noqon doontaa jawabta ay ka bixiyaan .
Waxaa wax laga xishoodo ah in waqtigaan maanta la joogo in dadka cuqdada qabiil iyo iimaan la’aanta sadbursiga ku salaysan ay mar walba meel uga dhacaan shacabka somaaliyeed ee dareenkooda ku cabiraya in ay taageersanyihiin hogaamiye daacada ah oo somalinimo ku shaqaynaya.
Dadkani waligood ma arag miyaa dad shacab ah oo taageersan qofkii ay u arkaan inuu xaaladooda wax ka badali karo?? waxaa isku soo baxay shacabkii oo nooc walba leh, xataa askartiibaa xeryahoodii ka soo yaacay oo dabaaldag bilaabay, dadkii qurbaha joogay ayaa isu soo baxay sida Nairobi, goboladii ayaa laga dabaaldagay, intaas oo dhan qofka isku dayaya inuu ku macneeyo dad aan waxba ahayn ama la soo kiraystay, taasi waa meel ka dhac wayn iyo badownimo saa’id ah.
Khasab ma aha in aad Farmaajo taageerto, oo fikirkaaga xor ayaad u tahay, laakiin meel ha uga dhicin ummadda somaliyeed ee dareenkooda muujinaya diyaarna u ah in ay helaan hogaamiye daacada ah, oo aan koox/gobol/beel midna aan aaminsanya ee ku shaqayeeya mabda’a qaran
waxaa cajiib ah, dadka fara kutiriska ah ee ka soo horjeeda Farmaajo, mar waxay ka hadlayaan arin Gobol ama beel, war meesha waxaa laga hadlayaa Masiirkii qaranamada somaliya!! wali waxay wataan maskaxdii kooxaysiga/gobolaysiga.
Somaliya waa is badashay waxaana soconaya waxa shacabku uu rabo, iska ilooba xaaladdii la soo maray sanadkii la soo dhaafay. Siyaasaddii socotay sanad ka hor waxay meesha ka baxday markii ku meel gaarka laga baxy, Meles Zenawina uu bakhtiyay. Somaliya waxaa wax ka noqonay qofkii shacabka somaliyeed cadaalad ugu shaqaynaya. qofkii intaas ku qanci karin.. ha isku maaweeliyo sheekooyin khiyaali ah.
IN KASTOO LOO BAAQOO OO LOO SHEEGO BARWAAQO, DAD BAY MEELI BUGTAA..BUGTAA ..DAD BAY MEELI BUGTAA.
War hooy dadkiina dhinac ka raaca inta goori goor tahay!
kk ninkaani waa ma xishoode ma taqaaniin sababtuu waayay waxa ka badan 14 cod???
Haddii uu asaga suuqa gashadey iyo haddii kaleba, waxaa iska cad oo marnaba aan shaki ku jirin in uu yahay soomaaliga kali ah oo shacabka soomaaliyed badankii meel walba ha joogeenee ay rali ka yihiin, wax badana wax ka badali kara, ayaan qabaa.
wadaniyiinta somalia oo isku raacday farmaajo iyo maamulka somali dhibay wey is og yihiin
Xeryaha qaxootiga hadii lagu wareego hala imagacaabo waxaas waa xukun jaceel hal beel dabada ka riixeeso iyo tageeradeeda guryaha xamar xooga ku heesto lol
Waxay iila muuqataa Shacabka ninka ay rabaan in uu yahay ninka u qalma in uu noqdo R/wasaare ninkii diida arinkaas Badda ha kacabo. Reer Muqdisha ma qabiil Farmaajo ka dhashaa? Jawaabtu waa Maya waxaa hubaal ah in laga baxay qabyaaladii hadii reer Puntland farmaajo doorataan taasi waxay noqon laheyd Qabyaalad. Tankale reer puntland meeqa ayaa la doortey oo ay wax qaban waayeen adeerayaal reer Muqdisho idin ma rabaan ee puntland ha idin ku filnaanto, mida kale hadii xukunka puntland ay xukumi lahaayeen wax ka baxsan qof idin diidi lahaa majireen ee ka xaab-xaabiye hee.
FARMAJO waa nin sharafleh soomaali ah balse reer mogdisho aqoon umalaha wuuse baranayaa hada, isagu wuxuu rabaa in mogdisho ay dawladi kashaqayso oo soomaali sharafteedii lasoo celiyo taasoo reerka hada kusoo haray mogdisho aanay doonayn mogdisho inay nabad hesho.shalay mogdisho casimad bay ahayd lawado daganyahay sidaana ku ah caasimad manta beel baa dagan 22 sanadood kaligood sidaa daraadeed maha casimad dhab ahaan hadaad u fiirsataan.
Dadka mereg habawsanaw dib ufekera farmajo farmajo haku jirina dalkena hadad nabad urabtan nin xukun don ah ha tagerina wayo farmajo dantisu wata manta magalada qas ayu ka kiciyey oo dad gacanyaro u ah aya suqa so geliyey oo idacadaha iyo shacabka ben ush
Dr. Farmaajo waa shakhsi wadani ah oo aan gaban. Waxaa shaqadiisiii hore ee ahayd Ra’isal Wasaaraha looga casilay, runtii uu sheegay ee ahayd ””’ Waar xoolalaha mucaawinada ee lagu cunayo Nairobo iyo Adis Ababa ha loo soo wareejiyo Moqdisho sababtoo ah …..ilayn Soomaali ayaa loogu deeqay e ””””. Farmaajo hadalkaas ayaaa laga raacay. Saaxiib Kulmiye Waxaan kuu sheegayaaa haddii Mr. Farmaajo soo bixiwaayo waxaa miiska Madaxweynaha saaran Dhaqaalalayahan magacweyn leh oo reer Khaatumo ah oo la filayey in la magacaabo usbuuc ka hor. barbarkay ka baxdaa waa bakayla qaleen. long live KHATUMO STATE OF SOMALIA
magacweyn leh oo
Adeer shacabku ma huutuga xamar ku xaarey 22years ayaa somali matelikara waan garaneynaa kuwa ku qaraabta farmaajo, ilkadheere waa Reer isdabayaac AMA khaatumoseeg
Suaal ayaan weydiinayaa reer pintiland
Kurisgan rasialwsaaraha ma dhaxal ayaad u yeelateen ????????
Dalku wuxuu u baahan yahay dadk difaaca taas ma leyni ka helayaa ??????
Bye bye bye pintiland.
Viva reer khaatumo reer Gedo
Labadaas reer ayuu raisailwasaruhu ka imanayaa.
Hadee pintiland haday go,ayso maa mid idinka inii taalaa
Hore ayaan u soo aragnay. Gaas iyo ina abdirashiid. Musuqmaasuq. Qabyaalad. Xin. Xaasidnimo. Jileec.
Geedi arintu ma aabow ka yar iga celi oo Ka weyn igu soo daabaa maxay reer khaatumo kaa haleeyeen …viva Sade Daarood marka la arkaa laysku xaaraa. Dadkiina dhedigi adkaysta.. Caado helayaal.
War Wuu ceeboobay,maxaa waalay muu meel fadhiisto wakii waagi fashilmay ee halkan saxeex lagu yidhiye. war male booskan qaabkana hadaad ku timaado xataa xageed ka arimin gurigaad u xaadhi.
War meel fadhiiso horay kuu naceene.
Ku libaax
Mugadishu cidna kaama xigto haddaad imaaneysid. Midda kale Mugdishu magaalooyinka kale ee waddanka ayey wax la qabtay ilaa aad amxaaro iyo mareykan ku soo hogaamideen. Marka sheekada raqiista iska daa somaliya dadka ay degi weyday nr 1 waa adiga. Hunguri weynankiina ayaa somali kala dilay. Musuqmaasuq adinlkaa dadka baray, waqtigii xoriyadda la qaatay ee dadku u bislaa somalinimo adinkaa masuqmaasuqay dowladdii. Dowladdii kacaanka adinkaa mucaaraday. Haddana haddii aan raisalwasaare la idinka dhigin diyaar ayaad mucaarad la tihiin haddi la idiin dhiibanna qiyaano iyo isqabqabsi dawladdu ka bixi mayso.
Walaalayaal way dhamaatay waqtigii qabyaaladda. Faroole ha joojiyeen waxa ah anaga, anaga, anaga, war adiga oo keliya miyaa Soomaali iska aawey umaddii kale, taasi waxay na tusineysaa ineysan u qalmin in xil qaran loo dhiibo. sidaas daraadeed Farmaajo waa wadani, halyey u soo baxay dadka soomaaliyeed oo xaqiiqdii la dhacay kartidiisa iyo aragtidiisa fog oo ah in la raadiyo QARAN Soomaaliyeed oo awood leh, laakiin aan ahayn mid jecel inuu ku gorgortamo tuul xun oo aan biyo iyo koronto toona aan lahayn. marka waxaa iga talo ah dadkiina aan wax fahamsaneyn aad aragti fog yeelataan oo umadda soomaaliyeed dhinac ka soo raacdaan, hadii fikirka Faroole aad raacdaan waxaad ogaatan in aad Itoobiya daba dhilif u noqoneysaan. viva farmajo, viva somaaliya.
Farmaajoow sidii adeerkaa Siyaad Barre Alle ha’unaxariistee,ayaa waxaa kuu soo gurmandoona,wiilasha yar yar ee puntland jooga,markii ay mooryaani dhulka kugu jiido,ileen waa lays ogyahaye,maxaa yeelay mooryaani dawladnimo ma rabaan iyo toona,oo waxay rabaan qaskaas iyo jahawareer,Farmaajoow ma fahmaysid macnaha ka jira,maad tiraahdid,hantida dadka soo celiya,iyagaa ku nici la’haaye,xaaraan cunayaalka,ay xalaashu dhibto,xaqiyo diintuna dhibto,Allana aan ka xishoonin,iyo ummaddiisa,!!!!!!!!!!!!!!,saaxiibayaal reer puntland uma baahna,reer bililiqo ku nool oo Alle baa ka kaafiyay,puntland guuuuuuuuuuuuuuul iyo gobanimo.
Bililiqo ku nool waa dadkaas baawar aan rabine.
Booli inay walaaqdaan bay mihindisaayaane.
Barakicinta shacabkay wadaan oo kama gaboobaane.
Booga dhayid ma doonaan iyo inay daacad raadshaane.
Midkastoo la doortaaba puntland buu maanka ku hayaaye.
Kala tuurka puntland Farmaajoow aday ceebi kaa raacday.
Salfudaydkii kuu diray aduu samada kula aaday.
Somaland iyo puntland tashade,
oo waayagaas Ilaahay nabadda wacan siiyay,
labadaba horaw feenateen oo Allaa bixiyay,
bililiqo ma doonaan iyo inay dulloobaane,
daacadnimada Eebaa ka roon duunyo booliya eh.
aniga waxaan kutalin lahaa. in booska raisul wasaare latirtiro oo madaxweeyne kali loodaayo maxaa yeele boos lagu heshiinaayo ma’aha runti. waa caqabad nahortaagan
Ninkaas xamar bulshada joogto way rabaan