DEG DEG: Madaxtooyada Soomaaliya Oo Beenisay In Farmaajo Loo Magacaabay Raysal Wasaare (Dhageyso)


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Muqdisho (RBC Radio) Madaxtooyada Soomaaliya ayaa beeniyay in lamagacaabay Raysal wasaaraha Soomaaliya isla markaana loo magacaabay maxamed C/laahi Farmaajo.

Suldaan Axmed Faarax Seed oo ah Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya oo waraysi gaar ah siiyay warbaahinta RBC Radio ayaa wuxuu meesha ka saaray in madaxweynaha Soomaaliya uu ku dhawaaqay Raysal wasaare.

Wuxuu sheegay in madaxweynaha Soomaaliya uu wali wado kulamo gaar gaar ah oo ku aadan shaqsiga loo magacaabayo raysal wasaaraha sida uu hadalka u dhigay.

Halkaan ka Dhagayso Codka Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya

Maanta ayaa waxaa magaalada Muqdisho iyo waliba gobalada Soomaaliya Gees ilaa ka gees is qabsaday in madaxweynaha Soomaaliya uu magacaabay Maxamed C/laahi Farmaajo isla markaana uu u magacaabay raysal wasaare.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa haatan waxaa laga sugayaa in uu soo magacaabo Raysal wasaare iyadoona ay jiraan masuuliyiin badan oo la hadalhaayo in xilkaasi loo magacaabo.

RBC Radio

Xafiiska wararka Muqdisho

Share

20 Responses for “DEG DEG: Madaxtooyada Soomaaliya Oo Beenisay In Farmaajo Loo Magacaabay Raysal Wasaare (Dhageyso)”

  1. [...] View article: DEG DEG: Madaxtooyada Soomaaliya Oo Beenisay In Farmaajo Loo Magacaabay Raysal Wasaare [...]

  2. Waxaan Tarsan baa doonaya in uu ummada ku waalo, War Waxaa daa baan ku oron laheyn wax masuul ah ma ahide

  3. Marwo Ruun says:

    Raxanreeb is the best Somali source of News.
    Xaqiiqda bay soo bandhigaan, lkn webseedyo badan oo aan arkay waan ka yaabay waxaad isleedahay ma Qof cabsan baa qoray yaab!!! Dad baa jecel in ay beenta faahfiyaan. LKN Raxanreeb waa isha Xaqiiqda.
    Waad mahadsantihiin Raxanreeb iyo Shaqaalaheeda dhamaaan.

  4. [...] See the article here: DEG DEG: Madaxtooyada Soomaaliya Oo Beenisay In Farmaajo Loo Magacaabay Raysal Wasaare (Dhageyso) [...]

  5. baaruud says:

    kkkkkkkkk qooysataye yaa kuu xiiri bal adba horaa loogu digay waxa uu xamar ka wado ee noocaan oo kalaa inuu joojiyo amiin caamir sheekadiisii miyaa buun buunin aan jirin haduu doorasha wax ku heli lahaa 275 mudane kama heleen 13 cod walee waa ceeboobay

  6. Gabal qariye says:

    ilahay ha waa fajiyo kherka umadu waxay jeceshahay oo aan macsi ahayna waa khayr waxaan lenahay ilahay idinkiisa farmaajo noo door

  7. Gabal qariye says:

    ilahay ha waa fajiyo kherka umadu waxay jeceshahay oo aan macsi ahayna waa khayr waxaan lenahay ilahay idinkiisa muxamed cabdulaahi noo door

  8. [...] Suldaan Axmed Faarax Seed oo ah Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya oo waraysi gaar ah siiyay warbaahinta Raxanreeb ayaa wuxuu meesha ka saaray in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ku dhawaaqay Raysal wasaare isagoo sheegay in wararka magaalada lagu faafiyey ay yihiin been abuur. HALKAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA AGAASIMAHA MADAXTOOYADA [...]

  9. Gabal qariye says:

    madaxwaynaha waxaan tolo ahaan ku sinaynaa war adeerow haga ban ee ninka nodoor muxameda cidi diidaysaa ha diido dalku waxuu kadagi layahay koonfur waanuna hubnaa inu koonfur xasilonideda maalmo ku guleysan doono hadi koonfur nabadowdana dalka intisa kale waxaa la dhahayaa oohow oohow oohow isagaa iska daba imaan doona indhaha isku qabo sxb oo ninka wagac kasiih waxqabad baan rabnaa wax qabad cid nagu barbarata donimayno oo cusub dadkuna waa dalan yahay bilma dulqadan karo hade waa bil qura ee ninka muxamed ah noo door (farmajo.)

  10. Banaadir boy says:

    Hadaba codka shacabka iyo taageeradoda waa la arkaaye farmaajo hanaloo dooro plz

  11. 12 et says:

    War Ninka miyuun xishoon warheedhe. Habaarqabe. Maxaad umaageysaa Tarsan oo maxaa na leedaay

  12. Abdi Somali says:

    umada daalan ood ku cayaaraso oo dhiig baxa ku jirta shacabku kalsooninidii waa kaala noqday niyad jab baad ku riday agaasimahaaga madaxtooyada warkaad u soo dhiibtay niyadii buu shacabka ka jabiyay qasaaro aad tahay ee raac kuwii kaa horeeyay viva farmaajo

  13. warsame says:

    shacabka soomaaliyeed min raascaseyr ilaa raaskanbooni waxaa kawakiila xooga ah iyo xoogaa barakacayaal ah oo jooga xafadaha hodan iyo hawlwadaag ee warkooda hala maqlo.

  14. [...] kale agaasimaha warfaafinta ee Villa Soomaaliya Suldaan Faarax Seed oo maanta wareysi siiyey Raxanreeb ayaa sheegay in dadka uu ka codsanayo inay amniga dhowraan oo aysan sameyn isu imaatin maadaama ay [...]

  15. Somalijecel says:

    kkkkkkkkkkk malaha dadka qaar ayaa maanta hospitalo jiifa kkkkkk yaa dhiiggu ku karay?yaa somalinom islaamnimo walaalnimo neceb?yaa qof ku diidaya waa reer hebel oo kaliya?yaa xumaan kusoo barbaaray?waa ummadda ka duwan oo umaddi ay ogaatay in ay waalan yihiin?waa isfaquuqay?

    kkkkkkk intaa kaliya ayaa ku filan kuwa marka ay maqlaan wadnuhu istaagayo waxaana alle uga baryayaa inuu wanaagga somalinimo islaamnimo walaalnimo illahay tuso

  16. [...] Suldaan Axmed Faarax Seed oo ah Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya oo waraysi gaar ah siiyay warbaahinta Raxanreeb ayaa wuxuu meesha ka saaray in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ku dhawaaqay Raysal wasaare isagoo sheegay in wararka magaalada lagu faafiyey ay yihiin been abuur. HALKAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA AGAASIMAHA MADAXTOOYADA [...]

  17. Dabshid says:

    Soomali jecel. Hadii. Aad. Soomali jeceshahay. Xamarwayne iyo shangani. Kama noqoteen mukulaalmadaw. , qasabna ma ahan in ninkaa rabtid sanka naga galisid oo sidii. Aad u diiday c/laahi,inacabdirashiid,gaas. Ayaan u diidnay farmaajo ee Adiga haku shaqeyo Waxba soomalinimo haku soo gaban dooraad waxaa ahayd mooryaan, shalayna maxakiim,maanta muxafid soomaali ah ,Meeqa shaar baa isku bada shay. Run baan kuu sheegin Hadii farmajo lakeeno. Raq Danbe dul fadhin mayno.

  18. Mohamed53 says:

    Ra’isal Wasaare Farmaajo, waa shaqsi wadani ah ummada Soomaaliyeedna u baahantahay hogaamintiisa, waxaynu ognahay shaqadii uu qabtay mudadii yarayd ee uu hayey xilka markaa maanta markale loo garto inuu qabto xilka Ra’isal Wasaare waa Guuul u soo hoyatay ummaddan dayacu ku habasaday… waayo wuxuu dhamaystirayaa hawlihii uu hore u bilaabay eee shisheeyuhu ka faramaroojiyeen. Hase yeeshee, waxaaa hadda naloo sheegay inuu miiska Madaxwenaha saaranyahay nin Dhaqaala-yahana oo ka soo jeeda KHaatumo-State of Somalia. Waxaan ka baqayaa
    waxaa hore loo sheegay in odayaal badan cusbitaalada yaaliin markay maqleen Farmaajo soo rogaalceli, …. hadda marka la yiraahdo Khaatumo ayaa ku guulaysatay kursigii Waxaaaan ka baqayaaa inay xukuumada Mr. Faroole ay cusbitaaalka Garowe iska wada xaadiriyaan …….
    Khaatumo State of Somaila ha noolaato … long live unity of Somalia

  19. dab damis says:

    wiil hoog dabshid afkaaga caano lagu qabay war ninyahow dadkaan waxay ka xishoonayaan putland doonimayno walaalayaal anigu xamar doonimayno waan diidnay meel maanta soomaali ku faanto oo nabad xalaala ka jirto oo aan ugaadhaysiyo burundi keenyaati itoobiyaan joogin waa putland iyo soomaaliland dadka adinkaa ugu danbeeya caqliga fikirka saliimka ma sheegayo dad 21 kadib weli waxay sameeyeen ku indha adag oo weli wax kala dooranaya you dont have inaad wax kala doorato ogow soomaaliya waxaa burburiyey dad hada meesha ka leh farmaajo anigu haduu soo laabto waan la noqonaynaa waxa xamar naga jooga ogoow wixii aan ku qancin soconmaayaan maxaa yeelay waxaan leenahay inaan waxdiidno ama ogolaano waa noo gaartey ogoow

  20. Mohamed53 says:

    Dr. .Dab damis waa runtaaaa AIMSOM ma joogto Ex- Somaalilaand iyo Ex- Puntland laaakiin waxaa jooga Sergeants…(Saajimo.. , laba Xidiggleh, Dhamme (Captain) iyo wax la mid ah ooo xabashi ah. Waxaad ogtahay in hadda uu ku suganyahay Magaala-madaxda Ex-Puntland Saajin(sergent) Xabashi ah oo ……..farta ugu yeedha Mr. Faroole. Waxaad ogtahay in Dhamme (captain) Xabashi ahi uu hayso qunsuliyada Hargeisa ….isagoo farta ugu yeedha Mr. Siiilaanyo.

    Wake-up Dr .Duldumis, annagu waxaanu haysanaa dardaarankiis Sayidkayagii Shiikh Maxamed Cabdalle Xasan ee ahaaaa….Wadaninimo…Gobanimo….midinimo ….Wadajir….. Diin-jacal iyo Xornimo joogta ah……. Khatumo state, we stand of that cause and nothing else.

Leave a Reply