DEG DEG: Madaxweyne Xasan oo Berito Safarkii ugu Horeeyay Uga Ambababaxay Muqdisho, Beledweyne iyo Garowe oo uu Isu Mari Doono
Muqdisho (RBC) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa berito oo Isniin ah markii ugu horeysay safar dhanka cirka ah kaga ambabixi doona magaalada Muqdisho, sida ay caawa Raxanreeb u sheegeen saraakiil madaxtooyada oo aan la hadalnay.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa safarkiisa koowaad ku tagi doona magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan halkaasoo fatahaad ka dhalatay wabiga Shabeelle ay sababtay in magaalada ay dad badan isaga barakacaan iyadoo dadka kale ee magaalada ku harayna ay aad u liidato. [AKHRI DHIBAATADA FATAHAADA BELEDWEYNE]
Mid ka mid ah saraakiisha madaxtooyada ayaa Raxanreeb u xaqiijiyey in madaxweynuhu marka uu dhameysto booqashada dhulka ay fatahaadu saameysay ee magaalada Beledweyne kadib uu u duuli doono magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.
Booqashada Garowe
Wararka ayaa intaa raacinaya in madaxweyne Xasan Sheekh oo ay wehlinayaan qaar ka mid ah saraakiisha madaxtooyada ay kulamo la soo qaadan doonaan madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole.
Wax badan lagama oga kulanka madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo C/raxmaan Faroole dhexmari doona waxyaabaha looga hadlayo rasmi haan, hase yeeshee wuxuu kulanka imaanayaa xilli weli madaxtooyada Villa Soomaaliya ay ku guda jirto wadatashiyada ku aadan magacaabista raysul wasaaraha cusub ee dalka iyadoo waqtiga 30-ka cisho ee madaxweynuhu sharci ahaan u heysto inuu ku magacaabo wasiirka koowaad ay hadda ka harsan tahay illaa 10 maalmood oo kaliya. Arimaha magacaabista raysul wasaaraha iyo aragtida madaxweynaha Puntland ayaa suurtagal ah in kulanka lagu soo qaado.
Waxaa kaloo jirtay in madaxweyne Faroole uu si weyn u soo dhoweeyay doorashada madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inkastoo uusan Faroole ka soo qeybgalin caleemasaarkii madaxweynaha cusub ee dalka ee Muqdisho ka dhacay 16-kii bishan.
Sida saraakiisha Villa Soomaaliya ay cadeeyeen, booqashada madaxweynaha uu ku marayo labada magaalo ee Beledweyne iyo Garowe waxay qaadan doontaa hal maalin wuxuuna isla berito gelinka dambe dib ugu soo laaban doonaa Muqdisho.
Waa safarkii ugu horeeyay ee madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud kaga ambabaxo Muqdisho tan iyo markii la doortay 20 maalmood ka hor.
RBC Radio
Xafiiska Wararka Muqdisho












MASHA’ALLAH, MAILDUUFIN MADAXWEYNUHU HADUU SIDAAS SAMEEYO, WAA SHAXYAQAAN DHAB’AH. DADKAAGA IYO DALKAAGA ISKUDUBARIDO, QARANKAAN WAXUU UBAAHNAA AWALBA HOGAAMIYE ISKUKALSOON. ADIS IYO NAIROBI SAFARKA 100 LAAD BAA INOO BALANA.
NOOLOW MADAXWEYNE.
CABDUL, GOTEHNBORG SWEDEN.
alshabaab iyo aala sheekhba ilaahay haka xafido sharkooda madaxweynaha cusub miskiin mar horaa waa cusubi ubaryey sida uu ahaa muuqaalkiisa maalinkii ladoortey iyo maanta waa kala labo ,ilaahey xilka uu uqaadey somaali ee dhibka badan haka caawiyo oo ha ufududeeyo. hawl culus baa sugin.
madaxweyne allah haku nabad geeyo,shacabka puntland waxad ka’helidonta so dhoweyn diiran in’sha’allah.
Madaxweyne xasan shiikh maxamud mahadsanid dadka musiibada rabaanigaa qabsatay soo booqo waa arin wanagsan iyo waliba inaad soo samirsiido hogaamiyaha waalan ee Puntland cudur aan la garan buu qabaa raisul wazaaraha qofkaan rabo hala siiyo cmn af maahan usoo sheeg waliba usoo dig markii qof wadani ah loogu dhawaqo xilka uu sugayay faroole hadii uu dhaho waan go,eenee dadka puntland dagana ku raacan isla bari usoo saxix waraqda aqoonsiga puntland Koonfurta Gaalkacyana darbi weyn aan ka dhisanene si tahriibayal dhankas nooga imaan mooskana loo gudbin iyo qudarta qofkii qarabadisa dhankas ku nooshahayna darbiga la dhisi doono dhanka shishe hakasoo istaago darbiga aan kaga dul tuurene canbaha iyo wax walba kkkk ama …..
TUUGADAAN ILA ARKA WAA AY IDIN BOOBEEN RAXANREEB WAANA KUWA DALKA KA DAGI LA YAHAY
http://marqaannews.com/?p=6711
Madaxweynuhu dadka daadadku wax yeeleeyeen inuu xaaladooda soo derso waa arin muhiim ah, laakiin isagoon raizal wasaare magacaabin haduu Garoowe tago waa siyaasad xumo soo wajahday madaxweynaha, waxaan rajeynayaa intaanu dhoofin inuu magacaabo PM. Haddii kale wuxuu u muuqanayaa nin faroole talo weydiinaya, tiisaba daryeelaa tu kale ku dara faroole isagaa talo u baahan gelgelin buu fadhiyaa muxuu kala tashanayaa.
anigu waxaan u dhashay puntland gaar ahaan gobolka sanaag waxaan anigu aaminsanahay in madaxweynuhu xaq u leeyahay inuu soo magcaabo ninka uu is yiraahdo siyaasada waa la jaanqaadi karaa siyaasada madaxweynuhu wado iyo qaab fikradeedkiisa markaa macquul maaha raysal wasaare lagu soo xulay qabiil inuu umad hogaamiyo waxaan aad u taageersanahay mr farmaajo waa nin la soo tijaabiyay madaxweynaha farmaajo dooro baan oranlahaa hadda faroolena ilaahay xaqa ha tuso!!!!!!! reer puntlandna madaxweynahay si diiran haloo soo dhoweeyo inshaa alaah viva puntland viva somalia
@banadir boy cudur xun xiqdi iyo cuqdad ayaa kaa buuxda, adigoo kale in aad puntland wax ka sheegto wey kuu fududahay lkn heerkooda maskaxeed feker dadnimo iyo wax qabsi wey kugu adag tahay in aad gaartid ama xitaa haweysatid sidaas darteed baad u xasteysaa waxaanse kuu garaabaa mr isbaarow mooryaanow marka aan arko qoraalada qaar reer khaatuma ahoo badow ahoo habeedi ka de’eyso oo cali biijo duufsaday oo bilaa xuduud ah oo puntland wax ka sheegaya hal baanse kuu ogahay waxay kaaga raja wanaagsan yihiin in ay 4ta jeeblaynta 3 bilood joojiyaan garaad binti xaabsade iyo cali biijona iska qabtaan ayaa dadnima ka xigta adigana banaadirboy waxaa dadnimo kuu jirtaa inta cirku kuu jiro
Banaadirboy kkkkkkk Waa iga qoslisay laakiin waxaa hilmaansantahay in putland aysan ahayn siday ahayd 1991kii kahor oo maanta ay gaartay isku filnaasho mar dhawna anaaba cunaqabatayn kusaraya Waxna kaa iibsanmaayo oo kilika5aad ee Somalida Ayaan heshiis Wada Galnay heshiiskaas oo dhigaya in canshuur la,Aan Lakala gato, kaluunka,cusbada ,xoolahanool, qudaarta waxana kastan,Wayn laga dhisayaa galdogob ee waxa noo balanah 3bilood kabacdi.
Ku soo dhowoow mudane madax weeyne xarunta nabada iyo mamul wanaaga somaliyeed ee land of punt si diirana waa laguugu soo dhoweynayaa inshaa allah.
Banaadir Boy kkkkkkkkkkkkkkkkkk, waad iga qoslisay walaahi. Ninki curyaanka ahaa eee yiri aan orodno baad igu noqotay. Waa horaan maqli jiray in dadka koonfur degan been ka sheegaan waxa koonfr yaala, cambo, moos, papaya blaa, blaa blaa. Ilaa beentooodi aan ogaaday markaan maalin iyo habeen ka seexan waayay sawirada BBC, CNN iyo Al-jazeeera aan arkay umad gaajo leeysay oo carada cunaaya. Koow waxaan is weydiiyay aaway cambahi lagu faani jiray? Ileyn gaajo uma dhamaadeen nin cambo hoos jiifee…. kkkkkkkkkkkkkk, funny guy. Madaxweynaha is welcome to Puntland and he will be fed with nice tabadiin and taraaqad plus real homemade bannana from Galkacyo….
jaale madaxweyne xasan waan ku salaamaynaa dhamaanteen ka dib waxaa tahay nin mug weyn ku shacabka soomaaliyeed aad ayaan u soo dhaweynaynaa safarkiisa gudaha soomaaliyeed aad ayaa dad badan oo muwaadiniin ah u riyaaqeen waa talaabo horey loo qaaday dhinaca dib u dhiska iyo weliba dib ula tashiga dhamaan qaybaha wadanka
Raxanreeb ama dadka u wada fasaxa hadalka ama kawada xira. Intaad qeyb fasaxdaan ineey afka furtaan anaga oo u jawaabeyna hadalkooda afka hana qabanina….. Isku xishooda and don’t forget “Freedom to express and air our viewpoint”…. Malaha waa waxa soomalida journalistayaashooda maalinkasta madaxa looga jaro. Ileeyn waxaa isaga qaldan shaqadooda iyo caadifadoodee?
ku jeeska: sxb p/land soomaaliya sow maaha miyeey xaq u lahayn in madaxda soomaaliyeed tagaan oo la tashadaan shacabka maamulka madaxweyne xasan yuu ka masuulyahay ma soomaali oo idil mise dad gaar ah yaa doortay ma soomaali oodhan mise qayb ka mid ah waxaa wanaagsan qofka wadaniga ah inuu ilaaliyo midnimada iyo wada jirka soomaaliya oo idil asagoo hadaladiisa u meel dayaya jooji dhibaatada isku day inaad weligaa ka eegto dhanka wanaagsan goor walbaa mahadsanidiin
Raxanreeb waad ku qaldantihiin inaad shaacisaan safarka Madaxweynaha waxaadna Qatar galinaysaan amaankiisa waxay ahayd inaad soo qortaan aqbaartaan oo kele markuu gaaro baladweyn waad la socotaan xalada uu wadanka ku jiro !!!
Salaan marka hore dhamman asxaabta , salaan ka bacdi n daka dhibaateysan lasoo booqdo , laakiin meesha ma qabato ninkan waashey ee faroole in loo tago, waayo waa nin ummadii oo dhan xitaa puntland ayaa ka cabaadeysa oo layaaban noinkan fahma xumadiisa iyo halkuu ka cabir qaato waxaa igu soo dhacay hadalkii muuse suudi ee ahaa “kobo uusan lahayn ayuu gashanayaa” isagoo markaa ula jeedey nin uu islahaa siyaasad qarda jeexa ayuu ku socdaa laakiin waxaan isleeyahay faroole xitaa shaarka uu sito iyo gogoshuba waa kuwa aanau istaahilin, waana nin maskaxda ka faaruq ah.
dadka soomaaliyeed ee degan mandiqada uu ninkaase faraxumeeyey looma nisbeyn karo caqligiisa foorara. ee waa dadka mida soomaalida kala duwan ee midba meel u socdo.
ugu danbeyn inuu faroole u tago waa ku ceeb isagoon magacaabin wasiirkii koowaad waxaaney cadeyneysaa xantii reer tolkiis ee ahayd kama maarmaan reerkaa kale.
mahadsanidiin.
Banaadir waa nin jiran ilaahay Caafimaad ilaah ha siiyo, Mida kale Booqashada madaxweyne Xasan Shiikh uu ku tagayo Puntland waxay cadeyn u tahay in Madaxweyne Xasan Shiikh uu yahay nin dadkiisa isku dubaridi kara oo karti badan waxaan leeyahay Madaxweyne Xasan aad baan u soo dhoweynaynaa niyadaada fiican kuna soo dhowow wadankaaga hooyo ee aad adigu madaxweynaha u tahay, ilaahayna ha kula jiro.
war naga aamus siyaasada waxba ka aqoon waxaad maqashey wax baa la qoraa ee iska qor pl waxeet ka mid tahay federaalka somalia waxeeyna leedahay mudnaanteeda waana in la la tashado isagaa u ah madaxweeyne.wuuna yaqaan mudnaanta eey leeyehiin shacabka pl iyo madaxdooda.hadaadan waxba qryaasi karin waxba ha u qorin caadhefad ahaan
shub dheh wax ma garad nimadaada iyo in aadan somalia aadan wax ka aqoon ayaa la arkaayaa pl beero ayeey leedahay saxara ma aha ee baro dalkaada in taadan wax iska qorin ee booqo pl shabaab ma joogo waa dhul somaki leedahay.taheiibta aad sheegeyso na cid reebe karta male ameereka iyo yurub ayaa tahriib celin weeyday oo maalinkasta malaayiin gashaa waxaan u maleen waxaad tahay jiir haan ku weeynaaday booqo dalkaada
Salaan from deap Puntland Mountains….madaxwaynaha wuxuu muujiyay geesinimo, hufnaan, iyo isku kalsooni aan horey loo arag.,….waxaan ku leeyahay mr. madaxwayne halkaa ka sii wad isku keenida umadda soomaaliyeed ee la kala dilay labaatankii sano,..,qab qabli iyo qowlayste iyo qabiilayste midna ha dhagaysan…ogow inaad baalka dahabka ee taariikhda gali doontid haddii aad ka doorato lacag iyo qurun inaad dib u dhisto somalia iyo soomaalida….durbaba waxaad muujisay inaad dalkaaga gudihiisa safar ku gaarto intaadan dibad ku mashquulin….well done…and congrads
kkkk QANDALAAWI walaahi qosolbaad igu dishay war heedheh cay badnidaa waxaan layaabay sidaad ula heshay labada nin eed darbiga kala booday war nin yahow dadka wax u hanbee hamayd garaacine
aadbaan usoo dhawaynayaa safarka miisaaman ee madaxwaynuhu dalka kugalaa bixinayo halkaa waxaa kacad in taladii soomali isbadashay oo dhanka wanaaga u jihaysatay madaxwaynaha iyo dadka kuxeeranba waa kuwo aan soomali horay usoo marin walee ilaahay khayrbadan ayuu naladoonee ku mintida dadoow
madaxweynaha waan kusoo dhawaynaynaa garowe iyo puntland waa arin wanaagsan waxaan kacodsanayaa faroole in uu sifiican ulashaqeeyo
Banaadir boy
Sxb darbiga aad koonfurta gaalkacayo ka dhiseysid reer khaatumo state miyaad ka xidheysaa ????????????????
Adeer anaku waxaan nahay bridge ka isku xidha koonfurta iyo waqooyiga somaliya
Qaswade faroole haduu doono ha goosto tuulada garoowe. Laakiin. Bari mudug. Karkaar. Dadkoodii ayaa jooga oo u taliya waxba iskaga laga weydiinmaayo.
Mida labaad banaadir kaliya mooska lagama helo sxb ee jubaada hoose miyaad ilowday kkkkkkkkkk. Iyo jilib iyo jamaame.
Anakaaba darbi sameysaneyna haday reer muqdisho joojin waayeen mooriyaannimada iyo bililiqada. Waxaan isku furaynaa ilaa khaatumo state ilaa juboland. Waa waqooyi ilaa koonfur.
ASC, dhamaantiin. Baladweeyne in uu tago oo uu niyada u dhiso dadka dhibaatada fatahaada wabiga gaartay waa ok, oo arin wanaagsan. Garoowe in uu tago oo la kulmo dadka Shacabka Somaliyeed ayadana ma xuma. Laakiin, in uu Garowe tago Madaxweeyne Hassan Sheikh Mohamud waa oo uu lasoo tashto qaswade Faroole waa”grave serious mistake” qalad aad u weeyn waxuu ka faa’iidi doonona malahan oo aan ka aheeyn qasaare aad u weeyn oo siyaasadeed. Qaswade Faroole waa nin qatar ku ah wadajirka dadka Somaliyeed, waana nin dadka Somaliyeed oo aan ka mid ahay tusay qabyaaladiisa fool xun, marka madaxweynaha Somaliya hadii uu ninka noocaas ah la fadhiisto meel, waxeey noogu muuqanee, in aan Faroole lala xisaabtameen oo “accountable” looga dhigin sida uu u dhaqmayo, taasna waxeey yareeyn doontaaa taageerada eey dad badan oo daacad ah u hayaan madaxweeynaha cusub. Thanks
mashalah safar wanaagsan madaxwaynaha safar salama in shalah aa ku qasban yahay in uu tago puntland maskax buu leeyhay is adkeen mayo sidii madax wayhi hore sh sharif waxa uu ka baqayaah in xariga loo jaro oo dawladiisa la aqoon san waayo puntland dawladu mamnuuc ka noqoto waa madaxwaynihi larabay mashalah in tuu dawlada puntland nagu diri lahaa ha tago nimankaa la aan tod waxba shaqayn mayaan intii ay sheekh sharif la shaqeeyan waa aragnay wax qabsoomay marka dantisa waa yaqaan walahay puntland in ay cidna u baahnay ceelna u qodan yahay meelna is marin doonto ee waxa baahan tahay koonfur dadkeedana aan ka saari karin xaaladay ku jiraan ilaah ha kasaaree aduun waxaa u daran doqon naftii wax u roon ahaan aqoon reer konfur ma yaqaanaan naftooda wax u roon dad dalkoodii dhistay maal gashaty bay in wax ka sheegyaan talow miyey ka xunyihin caloosh ilaah ha ani sifeeye in puntland baa go aasaysa bay ku hayaan waligeedana lagama maqlin nin reer puntland ah oo leh wan go aaynaah in ay go aan miyaa ka baqaysaan … waxba uga ma baahna konfur asxaanka ba uga daray iyo dadka tabaalaysan oo aan dhaqaalaha haysan jeeb koda wixi ku jiray reer puntland rer konfur ba qaatay abaalna uma hayaan mid ay qudiyan mid wax uga iibasadan ayagoon u baahnayn waxkasta puntland waa haystaan darbi hadii laga dhiso galkacyo sacadd baan maalin barqadii baqtinaya puntland markaa bay aflixi
Adiga leh puntland darbi ayaa laga dhisaayaa, waxaa ka tagtata in aad ku darto dayniile waxii kaxiga sooth kana darbi ayaa laga dhisaayaa si darbiga kor kiisa looga fiirsada=o saad isku dishaan
ileeyn hadeey reer puntlanad iyo gado soo dhaqaajiyaya xamar waxa aay noqoneeysaa zoo ga ugu weyn ee loo soodaawo-sho-tago (zobiis Vs 1/2 zombiis)
Xassan wajigiisa waxaa ka muuqata daal iyo Hurdo la’aan tiro badan maalinkii ladoortay iyo Maanta aadbuu ukala gadisan yahay Ilaaheey ha u fududeeyo Shaqadaan culus uu Dhabarka saartay, Soomaaliyeey Hadaan lala shaqayn dowladii dhalata waxaan u malaynayaa midkastana waa kashifmeysaa Taasina wanaag nooma aha ,Viva Puntland & Soomaalia
Ku dab demis waa runtaa punt land waa soomaaliya waxaan ka hadlay inaanu madaxweynuhu tegin hadeer intaanu magacaabin PM, shaqo ka badan ayaa u taala inuu ninka home healthcare jiifa inuu u tago maaha. Hadhow ayuu midhiyaha ka oranayaa haddee ninka madaxweynuhu magacaabay waa ka tashanay haddee pudleyn waa soo dhoweynaysaa …iwm. Yaakhi isu taga ninkan hush…hush ku dhaha.
Ma xuma in Madaxweynuhu dadka uu Madaxweynaha u yahay bookhdo oo sasabto taageerana ka raadiyo afkaartiisa iyo go’aamadiisana ku qanciyo, Laakiin ma arko Sabab keeni karta wakhtigaan inuu Garowe u safro.
Hadii uu jiro safarkaan uu Garowe ku aadayo, Waxaa dhab ah in wax aan rafaad aheyn uusan kala kulmeyn Maxaa yeelay safarkani wuxuu muujinayaa Weaknesskiisa oo ah inuu u jilicsanyahay shimbir kastoo wax mucaaradda. Hadiiba ay dhacdo inuu safarkaan galo wakhtigaan xasaasiga ah oo Ammaankii kasii darayo, dhameystir dawladeedna laga sugayo asagoo waliba shirar Caalami ah arrimahaas dartood oga baaqday, wuxuu isku furay badweyn oo ka sameysan la xisaabtan iyo isu fiirsi. Waxaana usoo kordhaya oo uu safarkaan ku abuuranayaa mucaarad badan.
Anigu shaqsi ahaan ma qabo inuu Madaxweynuhu sidaas u caqli xunyahay oo uu Waqtigaan xasaasiga ah meel mucaaradkiisu joogo wakhti isaga dhuminayo, hadhow bilo ka bacdi haa Laakiin hada maya.
war heedhe canbuhuu sheegayo makan kuu kuusanbaa oo caruurtu ku bukooto oo caloosha kala gooya kaas haduuyahay maandhow naga haydta uu san idinsoo dhaafin dar dar afkaaga kufudud hadaanse helilahayn baqdinta naga hadha sidii carabta waan cadaan lahayn. warxun waa war xun midnimo hala ogaado
Baanadir Boy, Faroole.walaal dad iyo dal ninleh weeye qudaarta aad ka hadlayso mar hore ayaan iska.dhaafnay inaan koonfur wax ka keensano. Tankale hadii Banaadir madaxweyeynihii qaadatay, bay iyo bakool ay qaateen speaker kii, RW Gedo geeyso somalia.madex boqol oo killomiter miyaa looga telin iyo koonfur taa marna yeeli mayno.
@banaadir boy waa iga qoslisay
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
war waa boola xoofto yaa aqoonsanaya
ma a.yagaa ka maarma koofur
somaliland oo 22 sano raadinaysay ayaa wayday
kkkkkkkkk
R/wasaare ma helayaan dawladaana maamul wax luguma qaybsane waxaa wax lugu qaybsaday 4.5
hadii madaxwaynuhu darood u garto dee puntland dadka daga daarood beel kamid ah weeyaan
hadii madaxwaynuhu beeshaas u doortana ikhtiyaar ayuu leeyahay hadii beelo kale oo aan puntland dagin uu udoortana ikhtiyaar ayuu u leeyahay
laakiin waqtigaan lajoogo somalidu reer puntland R/wasaaraha lama rabaan
faroole wiil hoog kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk doqonkii la keeno farta ugu wac
Darwiish Kastuumaawi ilayn ceeb uma dhinto, isma lahayn meeshaan baad ku arkaysaa! Ceebay tacaal! Buuhoodle goormuu tegin Madaxwaynuhu? Sow adigii yiri Villa Soomaaliya anagaa jiifna! Faroole raganimadiisaa cadawgiisu ku nacay! Noolow mudane Madaxwayne ” Faroole”
“”"Puntland4ver says:
October 1, 2012 at 1:42 am
Raxanreeb ama dadka u wada fasaxa hadalka ama kawada xira. Intaad qeyb fasaxdaan ineey afka furtaan anaga oo u jawaabeyna hadalkooda afka hana qabanina….. Isku xishooda and don’t forget “Freedom to express and air our viewpoint”…. Malaha waa waxa soomalida journalistayaashooda maalinkasta madaxa looga jaro. Ileeyn waxaa isaga qaldan shaqadooda iyo caadifadoodee?”"”
wallahi waan ilmeeyey saan u qoslaayey
Horta in la shaaciyo ma aysan aheyn oo in Shabaabku anti airkraft meel ula fariistaan ayaa dhici karta. Waxaan aad ula yaabbanahey mas,uuliyad xumida iyo qaddarin la,aanta duruufta lagu jiro!
Hase ahaatee Allaha nabad geeyo hana soo nabad celiyo madaxweynaha. Waxaanan u arkaa haddey sidaas u hir gasho iney tahey tallaabo geesinnimo leh oo farxadna gelineysa dadka dhanka wanaagga wax ka eegaya.
Dadka lala tashanayo macnaheedu ma ahan in iyagu ay u yeerinayaan madaxweynaha cidduu ra,iisal wasaare ka dhigayo. Haddey sidaas tahey wuxuu magacaabi lahaa 100 ra,iisal wasaare. Dadka uu ilaa hadda la kulmey ma iney hal nin u sheegeen ayey idinla tahey?
Laakiin dadkii waa la tix geliyey oo taladoodi waa la dhegeystey, talooyinkooda badan ayuuna talo kala dhex baxayaa. Puntland na maadaama ay tahey qeyb muhim ah oo dalka ka tirsan waa inuu taladooda soo dhegeystaa oo lasoo shiraa.
Talada taleefoonba waa la iskugu sheegi karaa, laakiin meesha waxaa kujirta xushmeyn iyo madax salaax iyo publick relation dadka loo muujinayo. Waana arrin aad muhim ugu ah dadyowga oo dhan.
Madaxweynuhu arrintaas wuu ku saxanyahey, inuu dadka soomaaliyeed adeege u yahey oo uusan iskala weyneyna inuu muujiyo sharaf iyo ciso ayey u kordhineysaa ee hoos uma dhigeyso.
Dadka yiri ID card buntulandese ayaa lasiinayaa inta ku abtirsata buntlaner, ma soomaalibaa? Somaliland warkeedu waa cad yahay waa dad mowqif leh Laakiin buntlan, wadan gooni ah na waan u dhaqmaa. Dhinaceyga shaqo kuma lihid, kaagana waa kala xukumaa socon mayso. Buntulandese ID card markaad qaadataan, soomaali id card waxba kuma lihid. Ninka darbiga ha ladhiso yiri ayaan ku raacsanahay. Reer khaatumana bridge buuhoodle iyo cabudwaaq is kuxira ethiopia dhexmara ayaa loo dhisaa.
Rasul wasaaraha dalka oo dhan ha soo booqdo anaga hadaanahay reer AWDAL Boorama ku soo dhawaw madaxwayne iyo guud ahaa dhulka ay dagaan beesha Samaroo Siciid
[...] Beledweyne (RBC) Masuuliyiinta maamulka degmada iyo qaar ka mid ah waxgaradka deegaanka ayaa sheegay qiimeyntii ugu horeysay oo hordhac ah oo laga sameeyay fatahaada wabiga Shabeelle ee magaalada Beledweyne uu sameeyay toddobaadkii hore. [AKHRI DHIBAATADA FATAHAADA BELEDWEYNE] [...]
Puntland meel kasta ha joogeen soo dhowaynta madax waynaha waa inuu noqdo mid cajiib ah garoowe meesha ma socdo mahiiga ee waa madaxwaynaha Soomaaliya waa taariiq kaca soo dhaweeya.
HAAD
walal hadad nin wayn tahay ama wax bartay, madaxweynu wadankiisa inuu tago haduu xal radinayo ba ka qiima badan inuu aduun ka maryo, maanta UNITED NATION intuu ka baaqday inuu Garoowe tago waa geesinimo, wadaninimo, ee maaha fulaynimo iyo nacasnimo, sidii caruurtiina in loo fekero maaha hebel buu ka baqayaa,, wa madaxweyne, garoowe iska daaya, GALGALA inuu tego weeye oo wiilasha ku jira haday heshiis ogolyihiin la soo heshiiyo, wa hadaad maskax lee dahay kolay sidaad u hadashay ban u jeeda caqli kaama muuqdee , igana rali noqo dad ku inay meel fog wax ka fiirshan ban jeclahay, cafis
Aniga waxaan ahay nin ka soo jeeda Puntland gaar ahaan D.Galdogob ee gobolka mudug oo madaxwaynaha meesha kaliya ee PL siwayn looga soo dhaweeyey aytahay ayadoo taageerada madaxwaynha loo hayo lagu muujiyey mudaharaadyo waaween iyo xaflado balaaran oo sidii madaxwaynaha loo doortayba ka socday marka anigu waxaan qabaa madaxwaynuhu inuusan ku dagdagin Garawe taas oo loo qaadana haduu tago asagoo raysul wasaaraha magacaabin inuu faroole latashi u aaday waxaan kale oo u sheegaya madaxwaynaha kursiga raysul wasaaraha inaysa qabiil kaliya lahay lkn Daarood oo dhan kuu rabo u soo magacaabi karo saas awgeed loo baahanyahay nin asaga iyo qabiilkiisaba aanay falal dambiya ka galin wadanka
waxaad doontan sheega madaxwaynaha waan soo dhawaynayna Puntland waxay ka kow tahay dadkii hormuudka u ahaa in soomaliya dowlad yeelato,madaxwaynaha,waaba lasoo daahay booqashada,waxaana aad ugu faraxsanahay inoo baladweyne soo booqdo waan magaaladaan ku dhashtay oo aan xerada lamagalaay aan qoonaha ka cuni jiray.
Banaadir boy waa qof riyoonaya war dhulka ugu kheyraadka badan baa daga ilaa jubada dhaxe jubada hoose gedo kililka shanaad ilaa puntland marka madaxweynahana shacabka muqdisho baa la rabaa inuu badbaadsho puntland nabad iyo hurumar baa kajira garowe waa lagu soo dhaweyn deganaansho buu dareemi nasasho buu dareemi qarax iyo dhibkaas xamar yaal buuba ka reysan intuu garowe joogo
Maansha ALAAH shaqo bilow aad u wanasgsan., Madaxweyneyaashii hore waxay safaradooda kabilaabi jireen ADISABABA,
Halkaan waxaan kasalamayaa dhamaan umada somaliyeed meel walbe oo ayjogaan salaan kadib waxaan mahad balaaran udirayaa madaxwaynaha qaranka iyo xooga dalka salaan kadib waxaan ukawabayaa yarta labaxday banadiri Kk qosol kadib adder waad yartahay waxaadna kuhadashay waxaad indhahaaga ku aragtay marka moos iyo canbe puntland Kama bixi waayin taas ogow mida labaad banaadir mahoyadaa baleh banaadir anaa kasha xaqleh saan beero waan kuleeyahay guryana Waa Iga dhisanyihiin hadana waxaan jogaa galkacyo Waa Hal waxaan filayaa waxad kasoo jedaa dadka hasta koryaha Dadka somaliyeed oo aad ku kodhay mida labaad hadii aan nahay dhamaan shacabka puntland waan tageersanahay madaxwaynaha somaliyeed iyo waxa uu soo magacaabo marka iskadaa qabyalada xun oo lafaha kaagashay puntland shidaalkeda ayaa kabadan canbahana iyo mooskana adigu xun haday futa kuuyeelayso
Salaan kadib, waxaan qabaa in uu Madaxweeynaha ku saxanyahay booqashadiisa ugu horreeyso in uu ku booqdo meel ka mid ah ah Somaliya, sida uu haddaba sameeyey waana in la soo dhaweeyaa tallaabadan wanaagsan ee uu qaaday. Waayoo haddii uu Kenya iyo Itoobiya ku hormarilahaana waxaa la dhihi lahaa, wax baa loo soo yeerinayaa iyo waa loo yeeray sida horayba u dhici jirtay.
Tan Ra’eeysul wasaarahana waxaan qabaa, in loo daayo oo la arko dooqiisa iyo ciddii uu isleeyahay waad wada shaqeyn kartaan. Shaqsiyan waxaan kula talin lahaa, in uu xilkan u caleema saaro C/weli Gaas oo aan u arko in uu yahay nin qunyar socod ah sidiisa oo kale. Inkasta oo aan ka dareemayo in uu yahay, nin nidaamka Gaalada aad ugu qanaqsan haddana waxaan qabaa in uu yahay nin wanaagsan haddii uu helo madaxweeyne iyo Afhayeen Baarlamaan wada wanaagsan oo la shaqeeyo. Hana ii maleeynina in aan ahay nin qabiil ku taageerayo oo runtii Farmaajo ayaan qabiil ku taageeri lahaa haddii aay sidaas tahay, ee waxaa ii muuqato in uu yahay, nin aan la jaanqaadi karin Gaalada aan maanta u geba gebeeysannahay oo u baahan rag qunyar socad ah oo ka dabaasho dhagarahooda is dul saaran ee faraha badan.
Mana qabo fekerka reer Punland ee ah wax waliba annagaa xaq u leh iyo annagay nagu sanyihiin ee waxaa uu muuqato, in uu yahay waxa miiska saaran jiritaankii Somaliya oo u baahan cid si quyarnimo ah uga badbaadiso gaaladan uu damaca ka galay ee isugu habar wacatay.
kkkkkk wey bilaabtay waleee faroole amarkisa waa inla qataa waayo dawlada somalia ee lasheegaba waa dhulka puntland waayo shacabka ugu badan iyo dhulka igu qanisan ayaa ku yaala hadii uusan soo booqana isga ayey dhibaysaa waayo madaxweynuhu isgaa ubaahan puntland maanta beesha caalamka oo dhan ayaa ictiraafsan waxeedana meel ayey usaaranyihiin markaa ninka kufaana moos iyo canbe adeer waxaas waxba kama joraan bm iyo zuu iyo qarax ayaa quraac iyo casho kuu ah ana hilib iyo cano iyo kaluun fresh ah ayaa ii ah markaas adeer lakala dheere orodna maaha adiga oo kale imasoo gaaro wana khasab siyaasada somalaiin shacabka reer puntland iyo madaxdooda wax laga weydiiyo wana in laga dhigaa wana inlaga dhigaa wasiirka koowaad cabdulqadir abdi xaashi oo kasoo jeeda puntland waxna uqaban kara somalai iyo meesha uukasoo jeedoba viva pintland
@Haad
marka hore waxaan salaamayaa inta caqliga u saaxiibka ah
marka labaad waxaan afeef ka dhiibanayaa in aan taageersaneyn siyaasada xun ee faroole oo somalida qaar kaxanaajisa.
laakiin!!!!!!!
waxaan u sheegayaa dadka haad iyo dadka la mid ah oo dhahaya intuu booqashada caalamka baajiyay ayuu garowe aadad. waxaan kuugu soo gaabinayaa mapka ama qariirada somalia fiiri oo arag inta puntland laga xukumo oo waliba nabad ah oo dowlada tageersan hadana isweydii muhiimada dowlada arintaan waxaan kaloo kuu sheegaya in uu new york qudbad sanad walba lajeediyo u tago waxaa ka muhiimsan in uu tuulo yar oo somaliya tago si uu dadkiisa u fahansiiyo in uu yahay madaxweyne daacada oo taageero kahelo marka haad iyo dadka la mid ah ayaa somalia ka buuxa oo aan fahan saneeyn muhiimada dowladnimo oo aan fir u lahayn maamul aqoona iskaba daah
BANADIR BOW WAAD JIRANTAHAY EE ALLAH HA KU CAAFIYO WLL.
Maansha Allaahu madaxweynaha waan soo dhawaynaynaa haddaan nahay reer puntland,waxaana leenahay ku soo dhawoow dalkaagii qayb ka mid ah,gacma furan iyo walaalnimo,waana qaybta kulan satay soo dhawaynta walaalnimo iyo somalinimo you well come,Mr madaxweyne.
Dadkan buka ee aan ladawayn karin ee qaba cudur ka daran [[cancerka]] Alle mooyaane ayna jirin wax dawayn kara kaas oo ah reer puntland nacaybkooda,waxaan leeyahay orda oo is quraan saara dawo kale ma lihidine,markaad bogsataana soo gala commentiga bulshadu wax ku qorato,!!!!!!!!!!!!!!!.
Mudane madaxweyne waxaan filayaa inaad tahay nin garasha dheer maxaayeelay waxaad la soo tashanaysaa walaalahaaga somaliyeed kuwooda garashada u saaxiibka ah ee reer puntland,cuqaashooda qaaliga ah iyo madaxdooda iyo shacabkooda qaaliga ah ee ay ku dheehan tahay somalinimadu,guuuuuuuuuuuuul madaxweyne baan kuu rajaynaynaa,guuuuuuuuuuuul reer puntland.
Waa guul iyo wanaag reer puntland ninkii garabsadaa helaa.
Goonyahay kaa istaagin oo way ku gardaadin.
Nimayna gardaadin guulo badan ma helo.
Mudane madaxweyne arrintaasna maanka gali.
kkkk Aryaa ragsanaa waxuuw yiri Darbi ani waxaan Qabaa waliba Darbiga Koronto halugu xiro
Laakiin hadaan Sidaa yeelno Armaan Enaku heshiin waynaa ilayn Eyagaa noo caqliyee kkk
Balse waa soo dhawayhaa Faqashta lagufogayhaa
Faqashtu hadhacdo
qardhaawi
khaatumo caydeeda waa laguu dhaamaa meeshan mawduucu waa madaxwaynaha safarkiisa cuqdadaad khaatumo u hayso ilaah hakaaga sahlo
raxanreeb.com maalin wanaagsan komentkayga maxaad u xidheen?kama foolxumayn komentka qardhaawi eed soo gudbiseen ama komentyada soo wada gudbiya ama wada jooja lkn nin caytamaya intaad soo daysaan jawaabtii la siiyayna xidha waa arin laga fiican yahay
warka waa war dameer yiri oo ah jaq,naq,kax oo ah afka dameerka lagu lahadlo oo ay nabreen canaasiirta madaxda isku badashey ee magacooda aan karin inaan ku dhawaaqo vivvo puntland
ASC, waan ku faraxsanahay in madaxweeyne Hassan Sheikh Mohamud uusan aadin Garowe oo uusan hor fadhiisan qasqade Faroole oo ah nin dadka Somaliyeed kala qeeybiya iskuna sii dira. Ma ahan mas’uul wanaagsan. Taas badalkeeda waa arin saxan in uu Madaxweeynaha Somaliya uu aado Baydhabo, iyo Baladweyne iyo meel kasta oo dad taageersan joogaan. Muhimada waa in uu siiyaa, waxa uu ka faa’iideeyo dadka kala duwan oo uu la tashanayo, fiiriyaana “record” kooda. Thanks
Cadaado: Codsi
Ninyahow magaca aad wadato ood u isticmaaleyso inaad dad gaar ah oo soomaaliyeed maalin kasta ku hujuumto raalli kaagama nihine fadlan iska daa. Hadalkaaga oo sida kale iila ekaadey inaad nin wax fahmaya tahey awgeed ayaan kuula hadlayaa. Laakiin haddaad cunug ciyaal suuq ah oon wax fahmeyn aan kuu arki lahaa codsigaas iskagama kaa khasaariyeen!
Maanta uma baahnin cuqdad iyo colaade waxaan u baahannahey dad wax isku soo jiida oo nabadda ka taliya. Kuwaas ka mid noqo walaal.
Way jiraan dad iyaguba magacyo kale wata oo dadka ceynaya, laakiin dadkaasi hadalkooda haddaad miisaanto ma ahan dad wax u billaabanyihiine waa dad iska allow sahal ah.
Hada dad badan waxay kaga hartey afka oo waaba laga yaabey dadkii wadan dhan burbur iyo bililigu u horseeday ayaa leh dawlad maamul adeer dad kamid ah soomaalida waa inay dhamaan ka fariistaan wax la yiraahdo maamul oo ay wadada u furaan dadka dhulkooda nabadeystey sababtu waxay tahay they cant make progres they cant move forward dil qarxin isbaaro musuqmaasuq shabaab waxaasi oo dhan umadey la hareen adeerayaaloow ha ixtiraamo dadka nabada oo wax halaga weydiiyo siday dhibta haysata kuwa kale uga caawiyaan yaan qabiil duli caay xasad laga horkeenin
TO:Kan wata cadaado caqliga waa la iibshaa oo reer puntland baa yaqaan meesha laga iibiyo ee u dirso,!!!!!! reer cadaado waxaan ku aqiinay dad caqli u saaxiib ah ee bal adigu xaggee ka timid mise waad iska sheeganaysaa????.
Madaxweynuhu isagaa u baahan reer puntland oo raba inay ku biiriyaan talo iyo tusaale,war iyo wacaal,maxaa yeelay dadkan uu isagu ka soo jeedo waa kuwii udhammeeyay meeshay joogaan oo wuu ogyahay inaysan ku kordhinayn talo iyo tusaale,xaalkooduna waa isbaaro,qaxin,boob,barakicin,bililiqo,marka muxuu ka faa’iidayaa???jahawareer,caqligiinuna waa kii isagoo saddex bari jooga markii la doortay aad qarxiseen,marka caqli Alloow keen.
ASC, dhamaantiin, qaasatan @ wadaad yare, saaxiib horta iga raali ahaaw hadii aad hadalkeeyga dhibsatay maadaama eey islaanimada iyo somalinimada eey na fareeyso in aan dadka ka deeyno waxii eey dhibsanayaan. Waxaan rabi lahaa laakiin in aan ilaaheey hortiisa iyo halkaan aan idinkaga sheego walaahi in aan wax cuqdad ah aan u qabin dadka walaalaheeyga Somaliyeed ee degan Puntland. Kaliya waxaan kasoo horjeedaa Faroole oo reerka hada u taliya, kasoo horjeedkaygana waa mid aan rabo in aan wax ku saxo anoo wax u sheegayo dadka uu odaygaas Somaliyeed si toos u xukumo iyo dadka kale ee xukunkiisa ka baxsan ee Somalida ah. Waxaan balan qaadaa in aan joojiyaa waxii hadal ah ee loo fasiran karo in aan reer ku hujuumayo. Waana ku mahadsantahay nasteexada iyo fikirka wanaagsan ee mar mar aad dadka u soo bandhigto.
su aal dadwaynow dadkan puntland markay maqlan xajimonay waxan waydinaya dawladan hada dhisan yakenay wa su aletankale puntland marki ladhisayay waxa dasturkeda lagu qoray inlaiskun radiyo umadi somaliyeed ee kala luntay oo coladu dhexmartay marka markan manta waxan hanti maskax caqli aan lahayn aan somali lagarab istagnaya hada anaga dayn nalohayista bal reer confuredow wa adinki bahalada ahaye maxa anaga hada nagu cayaysan
Cadaado
Waad ku mahadsantahey jawaabtaada wanaagsan. Odeyga Faroole ah xataa yeysan nooga dhegine aan xataa isagaba wax ka sheeggiisa ka aayarno.
Hadda kahor ma arki jirtey dad ay uga dhegtey Indhocadde? kkkk
Qofkaani dadku saa,idka ugu mashquulayaan weligiis meesha ma joogin, mana joogi doono. Laakiin dadka weligood wada joogaya oon meelna kala aadeyn waa shacabka soomaaliyeed oo aan meelna kala aadeyn.
Maadaama Ilaahey iskeen badey oo wax kastaa naga dhaxeeyaan waxaa muhim ah inaan isku deyno inaan is ixtiraamno.
30 sano oo dagaal,fitno, ceey iyo shiddo ah ka badan xaggeen u soconnaa?
Waad mahadsantihiin dhammaantiin. Raallina iga ahaada.
ku caraseedo
naag baatahay maxaa qabiil kubaray duf kubaxee. xamar hadii isbaaro taalo iyo qax laguma kuma nabad galeen saraakiisha Turkiga ah lamana waardiyeeyo, suuqyadana kaligood ayaa ka adeegto, Puntland aad udoodeysana shaley waa tii weeraray wafuudii caalimiga aheyd ee turkiga iyo madaxda maamulka puntland inaan laga war qabin baad umaleysaa waxa ISBAARO TEEDSAN AMA JIDGOOYYO YAALA INTA UDHAXEYA GAALKACYO IYO BOOSAASO IYO PUNTLAND OO DHAN. lakin waxaas reer muqdisho iskuma mashquuliyaan idinka uunbaa reer puntland dadka kumashquula ee caayda intaad iska deysaan wax qabasada hawiye idinlama dagee burcada iska qab qabta maamuldiidka ah. Teeda kale madax weynaha haku mashquulina haduu rabo inuu yimaado puntland iyo hadiikalaba asageey quseeysaa waa maamul kamid ah dowlada u umadaxda uyahay.
@ wadaad yare. @ cadaado. Xukumada dawlad goboleedka puntland ee faroole madaxda ka yahay waxaa lagu soo doortay si xor ah oo la mid ah siduu ku yimid Xassan Shiikh. Faroole waligay meel uu dad somaliyeed ku colaadinayo ma Arag wax sheegayana ma maqal. Kaliya wuxuu caan ku yahay inuu runta ka sheego waxa uu aamin Sanyahay oo ah isma aaminaynee sidee uwada noolaanaa taasi waa mabda ay ku socdeen dhamaan hogaankii soo maray punpand Taasoo ah in ay jirto wax aan kala leenahay iyo waxa naga dhexeeya. Faroole dad nabad u dagan intuu mooryaan soo ka xaystay wabiyo Kama gadin. 28 maalmoodna 20 dagmo oo Hal reer dago ma magacaabin iyo 50 janaraal oo isku beel ah ma samayn. Dad badan waxaa dhibta in la cadeeyo wixii dhacday taasina ma ahan xisaabtan fiican.