DEG DEG: Sagaal Ruux oo Ka Mid Ahaa Xildhibaanadii Horey Loogu Diiday Baarlamaanka oo Goordhow Si Rasmi ah Loogu Ogolaaday
Muqdisho (RBC) Waxaa goordhow xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho loo ogolaaday inay galaan sagaal xildhibaan oo ka mid ahaa raggii horey loogu diiday ka mid noqoshada baarlamaanka Soomaaliya. Waxayna isugu jiraan 7 rag iyo 2 dumar ah.
Gudoomiyaha baarlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari ayaa goordhow sheegay in sagaalka xildhibaan loo fasaxay inay ka mid noqdaan si buuxda xubnaha baarlamaanka Soomaaliya loona sameyn doono aqoonsiga xildhibaanimo.
Magacyada sagaalka xubnood dib ayaan ka soo gudbin doonaa.
Dhanka kale waxaa hadda dib u bilawday khudbadihii wareegii labaad ee musharaxiinta u tartameysa jagada madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo saaka ay hadleen illaa shan musharax halka 10 kalana ay harsan yihiin.
RBC Radio















markii horeba ulajeedo ayaa kooxda C/wali ugu diidaneyd iyaga ayaana ka dambeeyey oo waxey doonayeen in taageeraalkooda kaliya barlamaanka geliyaan.mida kale somali kol hadii Maslax Maxamed Siyaad uu muqdisho ku soo laabtay oo aan dambi loo heysan oo uu xur yahay waxey aheed inaan dagaal qabiilkii qabiilo gooni ah dusha looga saarin ee uu ahaado masiibo umada oo dhan ku lug laheed lama raadiyo xalka waana soo dhaweynayaa go’aanka umada lagu heshiisiinayo.
Jawaari waa khaaninul wadan. Dagaal ooge sidee ayuu ugu ogoladaaday baarlamaanka iyadoo ay u diideen guddigii farsamadu iyo dadka soomaaliyeed iyo weliba beesha caalamka.
Wax kalsooni ah oo aan u hayaa laga bilaabo maanata baarlamaankaas majiro inaba hayaraatee!!!
nimankaan sida xaqiiqda ah waxaa ka danbi badan shaydaanka madaxwaynaha sheeganaaya shaydaankii baarlamaanka haysan jiray shaydaan xasan iyo shaydaankii raysalwasaaraha ahaa shaydaan gaas kulina baarlamaanka ayey ku jiraa oo wali xukun rabaan tuugada shacabka dhiigooda jaqda awalba kalsooni uma hayn baarlamaanka mahiiga qoxootigaygaan iimaansaday illaah faraj ha noo furo soomaali waa maangaab qabiil dilooday allaa u maqan
suuuuuuuuuldhaboole=farooooooooooooole kikikikikikikikikik is merji maxa ugu diidee soomaali oo dhan 95%waa is dishey SIRMAQABE waan kuugu raacsanahey bro in leys cafiyo oo aan gacmaha isqabsano guuuuuuuuuuuuuuuuuul soomaali oo midowga gacmaha isqabsato haddii dad la maxkamadeynayo kuwii amxaarada 80aadkii balanbale iyo godogob iyagoo mahbar kulmis ahaa ayaa la maxkamadeynayaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk giuuuuuul soomaaliya ha dhacaan xaasidka , nacabka , dabodhilifka shisheeye kalkaalka guul ilaahey waxan ka baryeynaa madaxweyne caadil ah oo dalka mideeyo naga qabto dabodhilfka iyo nacabka codkeyga waxaan siiyey mudane farmaajo sh shariif iyo dr baadiyow.
hadana waa sigooniya waa runtaa kama duwana kuwii hore rugta kii lageeyaaba waa lagumareeyaane
Runtii parlement gan dadbadan wuxuu taagero kagahelay Warlords kaas lagareebay oo kaliya taaso dadbadan urkaayen inuu yaradhaamo kii kahoreeyay Midaa kale dadka urkaaya warlords ka inay yihiin qabil kaliya arintu sidaa mahaa qabilkastaa warlords ayuu leyahay mada kale ogaada warlords ka dambiga ugubadan kagalay waad ogtihiin muqdisho Wixii kadhacay Warlord dambiga ugubadan waxay kagaleen Kismayu wixii kadhacay waadlasocotan Warlords ka dambiga wuxuu kagalay waa marka sidaas ugarta sii marka loohilmaamo masibadii dhacday waa in bulshada laga dhexsaaraa dhagar qaabayasha lakin markale haday kasoo dhexmuuqden saxada siyaasada Somalia was nasibdaro Salama
Khiyaamada,beenta iyo kibirka maalmo yar bay socdaan. Ergada iyo Xildhibaanada cidda muranka gelisey waa la yaqaan. Saw xaq beel ma ahayn ay soo xulayaan madax dhaqanka beeshu.
DAGAAL-OOGAHA UGU WEYN WAA FAROOLE AF’- DOORSHAAN, WAA SHEYDAANKA SOOMAALIYA WAA NIN AMXAARA IYO TIGERRGA KA JECEL SOOMAALIDA, WAA NIN CADOW SOOMAALI AH, ISAGAANA LORD-WAR UGU WEYN OO SOOMAALIDA OGAADEENIYA U DHIIBO ZENAAWIGII BAKHTIYEY NACLADA RABBI HA KU DHACDEE ISAGA IYO WIXII JECEL SIDA FAROOLE IYO GURUUBKIISA,,,,,
in maslax xamar inta kusoo laabto madaxweyne u tartamayaa yiraahdo , waa wax soomalida aflagaado ku ah.
asagoo la ogyahay asaga iyo aabihiis waxay galbsadeen. iyo meeshii ay soomaali kale geeyeen.
haday run noqoto in dagaal oogayaashii dib loo ogolaaday waa nasiib daro,kuwa difaacaya ma wax dhaamay ka waayeen beelahooda mise iyagaa Caqli iyo indho u ahaa.
bacda salaan runtii waa waxlagu farxaa in maanta xamar ay xasiloontahya oo mudo 42sano kabadan ay doorashadi uhoraysayna markale lagu dooranayo waa guul in la xuso mudan
takale hadaan wixii burburka keenay aan laga fogaan oo dadki dambiilayaasha ahaa aan la ciqaabin
wax hagaagayaa majiraan sideedaba qofka dhagar qabaha ah waa ufududay inuu dhagaro iyo dhiig kale daadiyaa waayo waa wuxuu ubartay markaa anigu waxan odhan lahaa halaga waantoobo inaynu
dambiilayasha qabiil ahaan ku difaacno wabilaahi tawfiiq
asc markahore hadiiba uuwarkasi yahay xaqiiqo somaliya markale ayay guuldaraysatay geedi socodkedina uuqasaray waxaan dhihilaha anigu musharaxiinta mesha kahadlaysat qudbadahodii aadbay oosoojiten mantay cod shacbi unu ahadan kajeclanlaha xildhibanadu ilaahy ha ugabaqan umadana ha naxaristan hogamiya uqalmana ha udortan umadan dadkaasna ninkii u ola oleyaay waa shariif wana wada ognahay shikha inu sanogatagomahayn ee wajifiican inu umada ugatago meshuutagaba lagusoodhaweyo ayay ahayd taasna kamufakarine kursijacayl baqaday uusan aqon u adegsan adookursigaga jecel ayad kasbanlahayd umada waan kaxumahay hadalkaas namafarxadgali gudomiyaha barlamanka waankuuhanwaynahay ee sidaas see udhicikarta dambiile inaad umadan kusoocelisid sodigiyiri gudi aya losaray ayaguna malolabay meshan sidii aydacadnimo ugadhalata waa adagtahay soomalinimo say udhacdana wa adagtahay baldadkan day dad ayay sigar ah ucayayan war gaas soo ninkii xamarcaday manta wajigan ufuray mahan asaga iyo wasiradiisu xoo dadalkodamahan iyo dhirigalinta cidanka walo an mushar lasin sidalashegay war ilahaykabaqa gaas anaga ubahan muxuu nogabahanyahya bal iswaydii aqontiisana qiyas uuxambarsanyahy runtii musharaxinta manta iyo shalayba mesha kahadlayaay aadban ula dhacsana barnamijkodaba nin ninkadhaca kumajirin oowaxan islaha hadiba somlaikuwan kujiran awal intejiren marka alow nobarake aqonyahanadena iyo gesiyiintenaba way adagtahay hadii la leyahay dambilihii dambilomahayo yaa dambigalay marka dhibta nahaysata madaxda kaliya mahee anaga shacabka aya qabilkaba nalokuyimada abihii qabiilka abihii dhibka waa shacabka wana kuwa aysoogarayso dhibtu ha dhow somaliya ilahay an ubarino xildhibanad waxan jeclanlaha inau u istiqaraystan ilahay inu wafajiyo kan mudAN oo an qiyamowadin saasna go an ay kuqatan oo codkodasiya ilahoow wan samayn anigu nafta hadad igusinto inu wafajiyo umadas midki qayr u ah uduceeya