DEG DEG: Sanduuqii Labaad ee Cod Tirinta oo La Dhameeyay Iyo Labada Musharax ee ugu Codadka Badan


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Muqdisho (RBC) Waxaa hadda la dhameeyay tirinta codadka wareegii koowaad ee doorashada iyadoo guddiga doorashada ay dhameeyeen labada sanduuq ee codadka lagu riday.

Illaa hadda laguma dhawaaqin natiijada codeynta wareega koowaad hase yeeshee waxaa ugu horeeya codadka Musharax Shariif Sheekh Axmed iyo Musharax Xasan Sheekh Maxamuud oo ku kala horeeya illaa 10 cod kaliya.

Wareega labaad ayaa loo gudbi doonaa waxaana lagu wadaa in natiijada lagu dhawaaqo.

 

RBC Radio

Share

Tags:

1 Response for “DEG DEG: Sanduuqii Labaad ee Cod Tirinta oo La Dhameeyay Iyo Labada Musharax ee ugu Codadka Badan”

  1. Allow na Badbaadi says:

    hasan sheekh maxmuud ayaa codadka loogu darayaa….. saas baa shariif taatiko ahaan ugu harayaa.

Leave a Reply