DEG DEG: Shariif Xasan iyo Shariif Axmed oo Goordhow Xaflad Ay Saxaafadda Goobjoog Ka Tahay Ka Soo Muuqan Doona
Muqdiasho (RBC) Xaflad ballaaran oo aan iyadoo kale beryahan la dhigin ayaa lagu wadaa in goordhow ay ka bilaabato hotelka City Plaza ee magaalada Muqdisho halkaasoio lagu wado in labada Shariif oo gacmaha isheysta ay ka soo muuqan doonaan.
Ujeedada kulankan ayaa waxay tahay in la muujiyo heshiiskii labada nin [Shariif Axmed iyo Shariif] labo habeen ka hor ku gaareen xarunta Villa Soomaaliya kaasoo sheegaya in si wadajur ah ay uga qeybqaataan ololaha doorashada madaxtinimada si uu Shariif Axmed u guuleysto.
Sidoo kale waxaa kulanka laga leeyahay ujeedo kale oo ah in xildhibaanada taageersan Shariif Xasan iyo kuwa raacsan Aala Sheekh oo ah taageerayaasha Shariif Axmed la isugu keeno lagana saaro kala shakiga u jira maadaama horay ay u ogaayeen in labada nin ay kala fogaadeen isla markaana taageerayaashooda ay sidaas ku kala tagsanaayeen.
Xafladan oo illaa galabta soconeysa ayaa waxaa ku baxaya lacag ka badan $11.700, sida Raxanreeb ay ka ogaatay qeybta xisaabaadka ee maamulka hotelka. Waxaana xaflada ay isugu jirtaa quraac iyo qado iyadoo telefishanada qaarkood ee Soomaalida oo la soo kireeyay ay si toos ah [live] u soo tebin doonaan xaflada.
Labada Shariif oo isgacan qaadaya
Kulanka waxaa laga jeedinayaa hadalo iyadoo labada Shariif ay soo xiri doonaan ugu dambeynta waxaana halkaasi saxaafadda loogu soo bandhigi doonaa muuqaal ah iyadoo labada Shariif ay isgacan qaadayaan salaan si loo muujiyo xooganaanta ololahooda doorashada.
Wariyaha Raxanreeb ayaa soo gudbin doona sawirada iyo faahfaahinta xafladan maanta.
Kala soco Raxanreeb wixii ku soo kordha xaflada
RBC Radio















reeer faroole waa u jedaan heee meeshan xamar waxbo idinma yaalaane tuuladii garoowe ee biyaha qaraaraka ka caba oo isaga taga kkkkkkkkkk siyaasad waxbo kama taqaanaan guuleyso sheeq shariif
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk awalba waxay ahaayeen waa la yaqaan lakiin dadkii ku doodi jiray sharif axmed babaa damiir roon mmanta ha quusteen in axmed uurabo in uu madaxwayne ahhado ooklaiya lakin aanu dan uhayn dadka soomalaiyeed
haddii shariif Axmed madax kanoqdo Soomaliya waxba isma badalayaan Jawaarina ways casilayaa.
shariif Xasana Booskiisii ayuu ku soo noqonayaa Hogaamiye kooxeedyadiina wasiiray noqonayaan.
aqoonyanada dadka soomaliyeed ee wanaaga jecel Baarlamaanka ku soo dareena wayska tagayaan
waxaan isleeyahay labaatan(20)sano oo Dawlad la’aana ayaa bilaabanaysa!!!!!!
Allaw Sahal Amuuraha AAmiin
Xildhibaanadu xoolo miyaa?
Shacabku waxay rabaan farmaajo &baadiyow
Ogaaaaaaaada.
Raxanreeb Shariif Xasan waxay ka dhigtay Wiil Hoog, walaalayaal ninkaas awood badan maleh runtii, haduu awood leeyahay barqa cad Siyaasadiisii laguma majaxaabiyeen, taas oo cadaynaysa ninkaas sida la wad wado inuusan ahayn, mar labaadna daadkaa qaadaya, mideeda kale arintii lasoo dhajiyay maalintii hore ee ahayd C/wali iyo Shariif xasan baa ku heshiiyay inay badda Gataan xagee ku danbaysa?
Tuug Mooryaan ah oo xaaraan iyo bakhti kuheshiiyey weeye Soonoqoshada shariifkuna wacayaa Hor istaageeysaa horumarkii ay Soomasliya tiigsanaysay,
Atintaas Jawaabteedana waxaan kasugaunaa Faroole asagaa uga ad adage.
KKK Labo shariif hadaan wadanka Somaliya laga qaban anigu wax rajaa Kama qabo, Faroole waxaad mooda inaan taas isku aragti kanahay markaan. Maxaa yeelay nimankaa waa rag Isu bahaystay inay wadankaan dhaqaalihiisa booban Anigu Ka quustay Somaliya hadii labadaan Shariif soo noqdaan.
tobta nabadda bay laba shariif turuntureeyaane
haddii aanay Tagin Soomalay tacaddi waa kaawe’.
toltol iyo huguri kaliya bay tamar ku doonaane
tuugii wax xada gacanta baa laga tagsiiyaaye.
taaj iyo hogaan qaran haddii loogu tabantaabasho.
Soomali waa kalatagine Taa hala ogaado.
Hadii. Taas. Ay dhacdo. Faro low xaalqaado markasta mucarad baan kugu Ahaa laakiin manta kabacdina. Dhinacaga Aan jira a. 2sharif hady soo labtn maxa hary wadaninimo iyo diin lagu gabdo Waa dhimatay gooso farole. ,2da Shari aa kawakiila.
kkkkkk
awalba laba tuu ayeey aaayeen waana la o yahay inay u heshiiyeen lacagta umad soomaaliyeed laakin waxaan la soconaa inaan mid wax helaynin waxba lacagta xaraanta ah iska dhamaynin mardambe umada soomaaliyeed ma dulqadan doonti insha alaah
Waa guul ween heshiska lagaray wana so dhawenaynaa in madax wene mar2aad loo doorto shariif sida hadaba iska cad dhanka kale sida muqato masul walboo ku abtirsado deganada puntland waji gabax ayuu kaga sotaga muqdisho mr abdi wali gaasna dhabadii ay qaden saxibadisi hore ayuu maraya sida 1)cali qaliif galayr 2)xasan abshir 3) cabdulahi yusuf 4)cumar cabdi rashid 5)farmajo mr farle waxan muqdisho ku sugnaa markan waa adiga jagada reesul wasare aya ku banaan imaw ader kibirka lajogtid garoowe halagaa shube hadii kale tuulada malinba ilma aderadada ssc bur burso
ASC WR WBR Mahadsanidiin RR Sida aad wararka inoogu soo gudbisaan.
Ilaahoow labo Shariif Umadda ka qabo adigaa awoode, waa tuugo dantooda oo kaliya u jeeda hilmaamayna danta guud ee dalka.
Wabilaahi Towfiiq.
scw waxaan rabaa inaan halkaan uga mahad celiyo websiteka raxanreeb oo aan ka mid ahay akhristayaashiisa maada aan u arkay inuu yahay website dhexdhexeed ah oo arimaha soomaaliya si siman uga hadla waxaan kaloo rabaa inaan uga mahada celiyo sidii qiimaha lahayd ee aad noogu soo gudbiseed doorashadii baarlamaanka iyo khudbadihii musha rixiinta tan madaxweynahana beri hadii ale idmo aan filaayo inaad noo soo gudbisaan fadlan hadii aad mahad celintan akhridaan iigo soo jawaaba emailkayga oo ah aliawad50@hotmail.com
Faashade shariifoow Ilaah Foodda kaa qabaye.
Adigiyo Fircawn waxad tihiin duul Fallaaga ahe.
Fisqi iyo waxaad Faafisaan Fawdo iyo beene.
Faa’iido ma leh doowlad aad Fanatay wiilyahoowe.
Afgaduudka kula Faqay hadduu Faal wax tari maanta.
U faarfaar carrada waxan hubaa inaad Fidnoowdeene.
Nin Faquuqanaan jiray haddii Faraska loo dhiibo.
Sidii ayaxa Faafaa ayuu dunida Fiiqdaaye.
Faranjuu is moodaa Faqiir Fuulay meel sara’e.
Ka Fogaannay nabaddii inbadan lagu Fidyoonaaye.
Way Foorartaa doowladdii lagu Fiyoobaaye.
Feeshaay ka gooyeen hashii loo Factirinaaye.
Mudane Xildhibaan Ku Xisaabtan Awooda Aad Haysato Inka Yar 48-Saacadood in aadan helidooonin maalina xigta ee 11 talaadada ah, Dooro mid adiga bari ku ciseeya ama sharaftaada somalinimo iyo midaada shaqsi dhowra ama dooro mid kugu dan gaara oo dantiisa kaliya doonaya……
halkee ku danbaysay gaas iyo sharif xasan aa ku heshiiyay bada in kenya laga gado tolow raxanreeb raali gelin maka bixin doonaan dhawaca ay u gaysteen gaas??????????????????
inta aad sidaa u fekeraysaan xabbada ayaad kulaalaysaan waligiina hurumar gaari maysan dadka sidaa u fekeraya wax soomaliya ka liita ma jiraan puntland hurumar ayay gaartay soomaliland hurumar ayay gaarteen ee reer xamarow tashta ama xabadda kulaala oo wiligiin halkaa taagnaada ama hurumarka qaata kala doorta labadaasi waa kama dambaystiiye
shariifka waa guuleestay faroolana waxaa lagu calamaadeyyay cunsuri dad ka kala naceb hadii aan // la dooran waa tasheynaa waxaa kuu jawaabaa galmudug waayo gudoomiyo degmo oo xamar ah xataa waa kaasareeyaa oo kaa dhaqaala badan .mugdishaan ka.go.aa waxaan u arkaa gaajaan isku dilaa dadkaada harafaadin dhaqaaluhu meeshuu kayimaadba waa naga dhexeeyaa soomali ayaana wadaageysa .tankale shiekh shariif waxuu taageero kaheestaa in taan adiga aheen.lkn waxaa tahay lagama eed beele ruisul wazaarana hada kadib laguuma mahayo waayo markasta waxaad lasoo taagan tahay afxumo waxaan rajey haa dadka qabyaalada badan sidii gaas in aanan loo dooran xilka shariif muhiim maahan in ladoorto waxaa joogo sida farmajo xaaji yaasiin.
Waxaba haku Mashquulina Wada hadalka laba shariif waa ogyihiin ineey u dhamatay Oo Shiiqa Shariifna Beri baxayo Waqtivisiina waa Hrs , Waxay wadaan Waa xulufaysi Aay rabaan in aay kahortagaan motion Loosoo wado Parlamentiga Sidii Loola Xisaab tami lahaa labadooda & Lunsashadii aay lun sadeen Dhaqaale aad utiro badan oo Umadaas Masaakiinta laga Xaday, Waxay wadaan ineey Hire gareyaan Lowyers Ajnabi ah oo Difaaca Sideey lacagta u Qaybsan lahaayeen Qaraxhaadka ku bixi Shirkooda ugu Wayn Waa taas
Waxaba haku Mashquulina Wada hadalka laba shariif waa ogyihiin ineey u dhamatay Oo Shiiqa Shariifna Beri baxayo Waqtigiisiina waa Hrs left , Waxay wadaan Waa xulufaysi Aay rabaan in aay kahortagaan motion Loosoo wado Parlamentiga Sidii Loola Xisaab tami lahaa labadooda & Lunsashadii aay lun sadeen Dhaqaale aad utiro badan oo Umadaas Masaakiinta Soomaaliyeed laga Xaday, Waxay wadaan ineey Hire gareyaan Lowyers Ajnabi ah oo Difaaca Sideey lacagta u Qaybsan lahaayeen ,Shirkooda waa ka wada hadleen sidii loo soo Celin lahaa Shariifka Hada jooga Si aay uyaraato In Parlamentiga u yeero labadooda , Wada hadalkii xalay aay damceen inay laba dooda lawada galaan Gud Parlamentiga mr Jawaari waxaa ka diiday inuu shirqaasa lagalo Gud xilkiisii dhacay ogolaadayna ineey wada kulmi karaan Isaga Iyo Shiiqa Ex Madaxweynaha Laakiin mediaha goob joog ahaadaan Waxii lagu wada hadlo si umada Soomaaliyeed U ogaato, Runtaan idiin shegayaa Waalala socdaa 2 Shariif step keey qadaan & Waxay ku wada hadlaan 2 Most criminals, Su’aashu maahan ma bxayaa Shariif Ee waa Yaa badali doona ?Taasna ilaahey Umadeena Soomaliyeed Ha Siiyo Madaxweyna Umadaan Walaaleeya Kuna maamula Cadaalad & Sinaan, Anigu Shaqsiyan Waa u arkaa in Samatar Farmaajo , Gaas & Badiyow oo isagana waxa kaliya oo aan ku dhaliilayaa ahaa Ex Army Waa Qabaa ineey Soomalia aay wax weyn u Qaban Karaan Doorta ragaas , Viva Puntland & Soomaalia
ASC, qaswade Faroole iyo qabiiliista xildhibaan Gaas, waa “check Mate”. Meel eey u dhaqaaqaan malahan. Madaxweeyne Shariif waa ninka leh caqliga, dulqaadka iyo “vision” ka looga hortagi karo qaswadaasha Pintiland ka yimid. Marka xildhibaanada waxaan u sheegaynaa in si looga hortago dulmiga, cunusuiyada lagu haayo qabiilada Digil & Mirilfe iyo waliba Somalida kale oo dhan ee pintiland oo dalkooda ah joogaan eey maalin walba ku xadgudbaan qaswade Faroole iyo waxii mas’uul kadhigay oo dhan. Waa in Shiiq Shariif chance ah Afar Sano oo kale la siiyaa, asaga ayaa meel kusoo xiri doono qaswade Faroole iyo dhamaan dadka umadada Somaliyeed qaranimadooda in eey soo ceshtaan caqabad ku ah.
iska daaya qabyaalada iyo habaarka labadaa nina ilaahay wax dhama inoo waydiya saas baa iga talo ah
wax yar ka hor ayaa walaahi nin africanka madowga ah ayaa waxuu igu yirih idinka somalida dowlad malihidin dowladina waa ethoipia markaan aragno waxaas soo kale ayaa dhigu nagu karayaa aad baan waxaan uga xumahay dhibaatada nagadhay ilahow dowlad caadil ah nasiih aamin
wax yar ka hor ayaa walaahi nin africanka madowga ah ayaa waxuu igu yirih idinka somalida dowlad malihidin dowladina waa ethoipia markaan aragno waxaas soo kale ayaa dhigu nagu karayaa aad baan waxaan uga xumahay dhibaatada nagadhay ilahow dowlad caadil ah nasiih aamin..
viva faroole tuugada labada shariif waxey qariyaan dhan adigaa noo sheegi jirtay illahow cadowga kaa qabo faroole adigaa nin weyn ah oo fahmi karaa tuugadan wadanlka gadanayaa allaha ka qabto soomali dib ayeey u celin rabaaaaaaaan viva faroole labadii shariif tuugada aheed fadeexadooda soo saaar in ey lacagaha dowlada cunayaaan viva faroole waaaa geeeeeeeeesi oo soomali wixii dan ugu jirta yaqaaanf faroole wuu idin fahmay tuuugada shariif lasoo gamay iyo shariif sakiiin xaraaaaan cunayaan ,
faroole waaaaaaaaaan kaa maqlaa hada kadib hadal adiga fahmi karaaa kuwan tuugada ah
Aaway malyuuntii dhihi jirtay shariif sakiin iyo gaas baa kenya badda ka gadanaya.
Awalba naag cuqdad ku dishay baad ahayd. Hadaad xishoonaydid xaal ka bixi.
Haddii shiikh shariif barri ku guuleysto doorashada puntland ayaheeda ayeey ka tashanaysaa cidna u xanibnaan mayso. Laakiin wali waxaan kalsooni ku qabnaa paarlamanka cusub waxa naga xigana waa waqti yar.