DEG DEG : Shir Gaar Ah Oo Looga Hadlaayo Arrimaha Soomaaliya Ayaa Ka Furmay Xarunta QM
New York [RBC Radio] Waxa goordhow xarunta QM ee New York Ka furmay shir gaar ah oo looga hadlaayo arrimaha Soomaaliya.
Shirkan ayaa waxa guddoominaya xoghayaha guud ee QM Ban ki-moon, waxana ka qeybgalaya hoggaamiyaasha ka socda wadamada daneeya arrimaha Soomaaliya iyo wafdi ka socda Soomaaliya oo uu hoggaaminaayo ra’iisal wasaaraha xilkiisa dhammaaday ee Cabdi Wali Cali Gaas.
Shirkan ayaa hor dhac u ah shir kale oo ay ka qeybgali doonaan inta badan xubnaha ku jira golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay.
Sii hayaha xilka ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cabdi Wali Cali Gaas oo gordhow la hadlaayay Idaacadda VOA ayaa sheegay in shirkan ay ka qeybgali doonaan madax ka socota wadamada daneeya Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ciidanka ay ka joogaan Soomaaliya.
Wuxuu sheegay in shirka looga hadli doono isbadalka ka dhashay Soomaaliya iyo doorashadii dhawaan ka dhacday Muqdisho.
“Shirkan waxa muhiim goordhow ayuu dhacayaa, waxana dhinaca Vidio-ga kaga soo gali doona madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud” ayuu yiri
Ra’iisal wasaarahaa ayaa kulamo gooni gooni ah la qaatay madaxweynaha Maraykanka, Barack Obama, ra’iisal wasaarayaasha wadamada Ethiopia, Australia Hailemariam Desalegn Julia Gillard iyo wasiirka arrimaha dibedda ee dowladda Turkiga, Ahmet Davutoglu.
Wuxuu u sheegay dhammaan madaxdaas isbadalka ka dhashay dalka Soomaaliya oo hadda yeeshay 21-sano kaddib dowlad rasmi ah u dhalatay.
RBC Radio
Xafiiska Wararka Nairobi












[...] View article: DEG DEG : Shir Gaar Ah Oo Looga Hadlaayo Arrimaha Soomaaliya Ayaa Ka Furmay Xarunta QM [...]
Salaama caleykum. This former prime minister Abdiwali needs to be fired immmediately because he is the one who because of his clannish thinking have had caused many set backs to the former administration led by President Sheikh Sharif. He will do the same to this current administration as well, because his behavior tells us he puts the interest of his tribe’s region in Pintiland before the interest of resurrecting a Somali government that tackles lack of government system in the South and around the capital Mogadisho. This man is a traitor that don’t even deserve to be a member of parliament, let alone a prime minister. He and Farole of pintiland are spoilers who want to hijack dimplomacy and destiny of the majority of the Somali people who yearn to live in peace among themselves and with their neighbors and international countries.
@Cadaado Akhii wax Setback ah oo ninkaan u sameeyay majirto, waxaan qabaa inuu dadaalay runtii, uuna waliba la yimid qorshe qeexan wuuna ka mira dhaliyay, waxaan qabaa inuu ku qasbanaa inuu qanciyo dadka Talada wadanku ay ka go’do, haduu Xamar go’doon ku noqon lahaa, dee dadka kale iyo maamuladii kale baad ilaawaysaa kadibna caro ayaa halkaas ka dhalanaysa. Ninkaa wixii uu ku fashilmay Sxbkiis Farmaajo oo ahaa xariirka Maamulada iyo DKMG ah ayuu saxay, wuuna ku guulaystay, waana taas maanta miraheeda la guranayo, Marka qabyaalada iyo qof nacaybka intaan iska dayno ilaahay aan talo saarano. Qofkii wax qabtana haloo qiro. Mideeda kale Xariir buu Puntland la sameeyay miyuu qof cay ku mudan karaa, Puntland soo Dad Soomaaliyeed wadanka taladiisa wax ku leh soo ma ahan.
Waa la doogine yaan la dacaroon
Cadaado AMA cadaabane Hadii. Sharaf aa leedahay oo Aad tahay soomali run ah ,mukulaalmadaw Kama noqoteen shangani iyo xamarwayne, soomaliya waligedana maxaa ku siya disay AMA ka noqotay Aan ka ahayn suuqamadaw, dhuxul iibin, xaalufinta dhirta, Caanobarax ah, mooryaanimo, isbaro,shidaalshushub ah, ragaad Kadaba hadlaysid Waa boqoradii hobyo ee ilma keenadiid iyo caliyusuf ee cimaamad u Qaado nin Aan ku aqoon iyo reer xamar oo arkay waxaa tahay kuna bixisay mukulaalmadaw ee ceebtada kaftan Kalama dhaxeyo boqoradaada.
I think He is actively engaged but his intentions and visions are darker. Most of the previous leaders jn this government were kiss asses for the so called international community. When will we have independent visioner for Somali future and the interest of the people.
Whatever you call yourself, your hatred blinded you and this is the typical problem of Somalis. You talk about Somalinimo but define it only to your interest, clan and region.
Isir nacaybku waa nooc minal kufur waana wixii diinta loogu keenay carabtii wakhtigaa joogtay oo ay dullaysay, dabadeedna ay ku bogsadeen. Soomaali meel ay ka martay diintu lagaran waa. Madaxii bay dhaafi la’ dahay oo qalbigii loogu talo galay gaariwayday.
Soomalidu waxat tiraa ninkii afka daba adamaa arka, ninkii uurka dabana Eebbaa arka. Uur dabka, isir nacaybka, afka soomaali hoosta ka qabiilaysiga, munaafaq nimada, diradiraalaha, xasadka, xiqidka, nacaybka iwm waa cudurada qalbiga madoobeeya ee Soomaali dilootay.
Ilaahay waxaan ka baryayaa in Soomaali iyo umatul Maxamed oo dhan ka daaweeyo cuduradaa dilaaga ah ee labaatan sanno ka bacdi weli soomaali ka bogsan la’dahay. Mid dibad jira iyo mid gudaha ku nool ba.
Aammiin Aaammiin Aaammiin
Cadaado.
Are you sure that he is a traitor? Somalia was in this mess for a long time. To me exact the South. The rest of Somalia is waiting for the South. If you take all the African troops from the south right now what do you think will happen? How come there are no African troops in Hargeysa?
adado
u r dont tell u hijack somalia last 22 yrs is tribe and they dont know whats good or whats bad only they intrest how to get more dying peole amd starving
u have to talk what hapened in somalia and who is done satution cris in somalia its u so u have think your childrens feture puntland they are state they are stabil there is low and order without uganda and brundi or jabouti
somalia is rich country every somali can get everything he wish if we get good goverment and trust
dont think i came from puntlnd i am from adado
Sorry Mr. Cadaado, you are full of complex and polluted mind with tribe.This news article has nothing to do with Faroole and gas, it is just simple news from the United Nations.
Asc klleey waqtigiisii dhamaa ee hanadhaafo qabyaaladiisa Iyo qurunkiisa waa shaqsi qabyaalad ku caanbaxay qabyaaladiisu waa saa id ee hanadaayo Cabdi weli gaas
I would like to respond to cadaado and abdullahi. for CADAADO if abdiwali mohamed ali gaas is a traitor, then who is working towards a peaceful Somalia? you said that faroole and the leaving prime minster work for the interest of their people but not the interest of the Somali people in general. i understand that you are a hater but no matter what, always people like abdiwali and farole will be the leaders of the country until people like you know how to be patriotic and the sweetness of a government.
@ Alex, yes, I would bet my last dime that former pime minister Gaas is a traitor, the sooner another more genuine prime minister is appointed by the president, the better off we will be. This traitor clanish former prime minister need also to stop abusing and misusing the office of the prime minister. He will have to get a ticket back to Mogadisho tomorrow so he can be at present when the new prime minister takes office and get down to the business of serving the people of Somalia.
@ Farhan, you are a fool, so don’t pretend you are from Ximan & Xeeb, and write broken English in order to mislead. We got eyes and ears all on ya. Same goes for @ Hobyo. “you can fool all the people some of the time, and some of the people all the time, but you can not fool all the people all the time” Abraham Lincoln.
Beware, Somaliyeey, those from bintiland who have always been traitors among us since colonial times, and a threat to Somali national security and obstacle to peace and safety among the somali people.
@ Cadaado
You hit the nail on the head, Cadaado. Gaas is not only a traitor but, one of the worst political prostitutes in the region. He inherited this wicked behavior from his Ancestories like, Ali Yusuf of Hobyo who was enslaved by the Italians. According to Somali Scholars, the inhabiters of Garowe have similar traits to the so called “House Nigeros” in South Africa.
Because of the Adoonsi and the humiliation inflicted on Garoweans by the other somali tribes and clans in early nineteen century, Garoweans suffered so miserable and developed what we now call “Inferiority Complex”. Their trust of other tribes had ended long time ago because of the slavery posed on them by the all Somali Leaders, like Axmed Gurey, Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, Maxamed Siyaad Barre, and other leaders before them. Why the slavery? Because general Somali view holds that the Garoweans are not real Somalis and that they immigrated from Ethiopia in late Eighteen century. Somalis belief Garoweans are Amxaaros and they always create mischief on Somali territory.
There are some truth in these believes as we can see it from the Modern Garoweans like late president Cabdullahi Yusuf (AUN), Faroole, Cumar Sharmake, and Gaas.
ASC, @will mudug, saaxiib, haa ninka prime ministerka ah waxyaabaha ugu horeeya ee laga raba ayaa waxeey tahay in dadka Somaliyeed shacabka iyo maamulada dhan marxalada “stages” kala duwan haba joogaanee in uu isku si ula dhaqmo, marka hadii maamulka uu Gaas reerkiisa leeyahay si gooni ah ugu xirmo sida uu Gaas sameeyay. Taas ma ahan statesman, ee waa qabyaalad fool xun.
@Jugsoodhacay, adiga sawir ayaad tahay maadaama aad quraafaad iyo keenadiid iyo cali yuusuf oo aan aniga iyo adigaba ogeeyn run iyo been waxeey tahay ayaad meeshan keentay. Maad ka hadashid maantay iyo aniga iyo adiga, inta wax kale iska deeysid. Hadii aqoon iyo karti iyo maal intaba laga hadlaayo, waxeey u badan tahay in aan intaba kugu dhaamo, taas oo iga dhigaysaa in aan adiga here and the present eey tahay in aan boqor kuu noqdo oo aad adigana ii shaqeeyso. Laakin, dooni maayo taas, saa waan aqaan sida wax xalaal ah loo cuno. By the way, su’aashaada ah maxaa Somaliya kusoo kordhisay? Hadii aad ka wado aniga shaqsi ahaan, waa waxba sababtoo ah nin dhalinyaro ah ayaan ahay, laakiin u diyaar ah in uu dalka u dhinto kaalintiisa iyo ka badana ka qabto. Hadii aad ka wado reer ahaan, dee, wadanka reero qaar ayaa iska maamulan jiray oo shaqooyinka iyo resources ka lagu dhaqaaleeyn jiray, halka qabiilada qaarna eey ka qadnaayeen, taas ayaana ka mid ah root cause ka keenay in aan is leeyno, waana in aan address gareeynaa arrimahaas oo dhan, si eeysan u dhicin markale.
@gaalkacyo, former prime minister Farmaajo and current president Xasan Sheikh Mohamud as well as former president Sheikh Sharif and a number of former cabinet ministers are the people who have genuinely showns us they are working towards a peaceful Somalia, there you have it.
brother galkacyo u need to learn from history. what leads nations from ground up is there leaders. I have supported Mr gas but the day that he approved to other nations to targetly bomb somali soil is when I saw he was mouth piece for the international criminals of the world. in today’s WOrld when bombs fall from the sky they only kill innocent Somali babies, mothers, and elderly bystanders.
and all we know that having a higher degree doesnt guarantee an individual to have the necessary skills to lead a nation. let’s not blame the south the north or the West the problems of our natioN but Blame it the lack of good leadership. we need Somali leaders with strong leadership skills and that are on the same page. I do not support any tribal formation nor federalism I support united Somali.
Kkkkk
Kkkkk gas howshisa ha dhamesto. Malacmalacna uma baahna
wauu ahaayba waqtigiisii waa dhamaaday. Hadda somaliya waxay leedahay Madaxweyne iyo guddoomiye baarlamaan lagu kalsoonaan karo waxaana rajeynayaa raisalwasaare waddaninimo, howlkarnimo iyo muslimo ku jirto, shaqadiisa yaqaan inla soo doorto oo mar dambe is qabqabsi uusan meesha ka dhicin. Waxaa kale oo loo baahan dowladdu waa dawlad soomaliyeede inay maslaxadda soamlida ka shaqeysay mana ahay in kenya ama itopia ama Mahiga ay ku gorgortamaan shaqsiga raisalwasaare laga dhigaayo. Dowladdu waa iney ka madax banaanaataa guddoomiyayaal gobol iney talada dowladda wax ku yeeshaan. Guddoomiye gobol waa inuu ku ekaadaa wax u qabashada gobolkaas uu ka taliyo. Waxaa la yiri dherigii fara badiyaa waa fuud xaraareeyaa.
@Birqalax calm down brother, si xun baad u xanaaqsan tahay, waxna lagaa qori maayo ogow, maxaa yeelay hawada ayaad maraysaa. Marka si miyir ah u hadal Insha allah.
s c w
CADAADO waxan u leeyahay uma ekid nin aqoon iyo waxgarad ah midna lakin waqti kuguma dhuminayo waxanse ku leyahy with out abdiwali u will not be were u are wright now peace.
soomaaliya waxay la guuleysan la,dahay waa anagoo waxba isu quurin hadaad fiican tahay hadaad xun tahay daacadnimadii ayaa meesha ka baxday wax isu quurkiibaa dhamaadey 21 wadan dowlad la,aan ahaan oo anigu aan bur burinay oo anagu aan hantidii qaranka bililiqo bur bur boob u geysaney ayaa nin walibaa kan kale dusha u saarey war waxaasi dadnimo maaha stop blame maxaa dan ah sidaa waxaan looga baxaa cid ka hadashey malaha mid walibaa qabiil nac nac iyo nin jeclaysi war sidaan wax kuma hagaagaane soomaaliya hakala go, go,do oo nin walboo meeshaad joogtid ku nooloow oo adigu meel is mari waxaan arkaynaa kii wax hagaajiya iyo kii meeshiisa fadhiya maxaa yeelay waan maalin walbaa waa jug jugee meeshaada joog yaan laydhihin ninkaa maxaa ku dhacay waa xaqiiqada ogow hada hadii wasiirka koowaad la magacaabo dadbaa hadal kasoo celin doona waa wadan dadkii lahaa sidaan yihiin acuudubilaah