DEG DEG: Wariye Aad Looga Yaqaanay Magaalada Muqdisho oo Goordhow La Toogtay


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Muqdisho (RBC Radio) Goor dhow ayaa waxaa magaalada Muqdisho lagu toogtay wariye Xasan Yuusuf Afsugo oo ka tirsanaa suxufiyiinta ka howlogala magaalada Muqdisho.

Wariyahaan ayaa kooxo hubaysayn waxay ku toogteen degmada Yaaqshiid ee gobalka Banaadir ka dibna ay halkaasi ka baxsadeen ayaga oo aanan la garanayninn cida ka danbaysa.

Wariyahaan ayaa wuxuu ka mid ahaa wariyaasha ugu caansan magaalada Muqdisho wuxuuna ka soo shaqeeyay warbaahinata dowlada wuxuuna haatan ka tirsanaa Radio Maanta oo ka mid ah warbaahinta Muqdisho

Wixii ku soo kordhaa goordhow la soco

Use Facebook to Comment on this Post

Share

8 Responses for “DEG DEG: Wariye Aad Looga Yaqaanay Magaalada Muqdisho oo Goordhow La Toogtay”

  1. Marxaba says:

    Inaa lilahi wa’inaa ilayhi raajicuum. ALLaha unaxaristo marxuumka geeriyoday gacan ka xaqdaran ayaa dishay wariye xasan yusuf eheladi iyo qarabadi uu ka baxay iyo asxabti ay isla shaqayn jiren samir iyo iimaan Allaha kasiiyo Aamiin

  2. ali says:

    sheekaa imaaday , saxafiyiinta maa lagu kacay haadane hadii la qaraaro dadka maaa la leynaa mise siyaasadaa dhan laga racaaa illahow umada ka qabo dadka nabad diinka ah intii dhimatay allaha u naxriisto aad iyo aad an u canbaareynayaa wixii dilay shacabka iyo wariya yaalka somaliyeeeed am sorry .

  3. Galdogob says:

    Dowlada ayaa waax diileeso raa yiigaan qaabo. Maar waalba waaxa laa,oraan heeybtiis lama yaqaan
    haadeeysaan qaaban kariin maarna dowladnimata haa isga dhiibaan

  4. wadaad yare says:

    Waxey calaamad u tahey target gareynta rayadka ee waalan iney Shabaab ka dhamaatey! haddey kooxi heerkaas gaarto waa ruux bax dhafashadiis. Kuwa Aljeeriya markey sii dhammaan rabeen shacabka ayey faasas qoorta uga goyn jireen. Taasi shacabka dhan ayey abaabuleysaa oo dhinac uga soo wada jeesanaya.

  5. qadar says:

    sheekadan waxaa kadan beeya sheeq shariif iyo duqa magaalada,Alshabaab waxay tiri wariya yaashii shalay bombka lagu qarxiyay ayaga kama danbeeyaan balse waxa kadan beeyay fulinta qaraxaas kuwo taagera oo ay xiriir toos ah uusan ka dhaxayn Alshabaab,taasi waxaan u qaatay shiiqa xilkiisa dhacay,markii xilka laga qaaday ayaa xamar waxan ka dhacayaan waa cajiib.

  6. [...] Shalay barqadii ayaa agagaarka dugsigii Janaraal Daa’uud ee degmada Yaaqshiid lagu dilay wariye Xasan Yuusuf Absuge oo ka shaqeynayey idaacadda Maanta oo ku taalla [...]

  7. [...] 21-keedii 2012: Subaxnimadii Jimcaha goor barqo ah waxaa degmada Yaaqshiid lagu toogtay wariye Xasan Yuusuf Absuge oo ka shaqeynayey idaacadda Radio Maanta oo degmadaasi ku taalla. Dilka Absuge ayaa dhacay [...]

Leave a Reply