Kulan loogu Diyaar Garoobayo Taageerida Madaxweyne Xassan SH Maxamuud oo Minneapolis lagu Qabtay (Video,Codad, Sawirro)
Minneapolis (RBC Radio) Magaalada Minneapolis ayaa waxaa ka dhacay kulan ay qabteen Gudiga qabanqaabada xaflad lagu taageerayo Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane Xassan SH Maxamuud oo lagu wado in ay ka dhacdo ayaamaha nagu soo aadan.
Kulankaan ayaa waxaa kasoo qeygalay ganacsatada iyo waxgaradka Soomaaliyeed iyada oo halkaas lagu falanqeeyey sidii dhamaan bulshada qeybaheeda kala duwan ay uga wada qeyb qaadan lahaayeen taagerida Madaxweynaha Soomaaliya.
Xafladaan ayaa waxaa lagu qaban doonaa Xarunta aadka u weyn ee loogu tala galay shirarka waaweyn ee ku taal Minneapolis ee lagu magacaabo minnesota convention center maalinimada Sabtida soo socota ee taariikhda ay tahay 22ka Bishaan Sabteembar Sanadka 2012 ka.
Halkaan hoose ka daawo Sawirada Xaflada oo wada dhan
Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

[...] Read the original: Kulan loogu Diyaar Garoobayo Taageerida Madaxweyne Xassan SH Maxamuud oo Minneapolis lagu Qabtay (Vi… [...]
Waar kuwani malaha soomali maaha waxey iila egyihiin ugaanda