Madaxtooyada Somaliland oo soo dhawaysay, talooyin culusna u jeedisay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya loo doortay
Hargeysa(RBC):- Madaxtooyada Somaliland, ayaa si diirran u soo dhawaysay is-beddelka siyaasadeed ee ka curtay dalka Soomaaliya, isla markaana waxay hambalyo iyo bogaadin u dirtay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya loo doortay iyo Madaxweynihii hore ee xilka wareejinaya.
Sidaa waxa lagu sheegay War-Saxaafadeedkii ugu horreeyey ee uu qoraal ku soo saaro Afhayeenka cusub ee Madaxweynaha Somaliland dhawaan magacaabay Axmed Saleebaan Dhuxul, waxaanu qoraalka warkaas oo nuqul ka mid ahi caawa soo gaadhay Xafiiska RBC ee magaalada Hargeysa.
Waxa uu u qornaa sidan:-
“Marka hore Aniga oo ku hadlaya magaca qaranka Somaliland, waxaan doonayaa in aan halkan ugu hambalyeeyo Madaxweynaha cusub ee xalay baarlamaanka dalka Soomaaliya ay ku doorteen Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud, inuu noqdo Madaxweynaha Soomaaliya afarta Sanno ee soo socda.
Waxa kaloo aan hambalyaynayaa Madxweynihii hore ee Ku meel-gaadhka ahaa Mudane, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, oo aqbalay natiijadii ka soo baxday Doorashadaasi.
Xukuumadda iyo shacabka Somaliland waxaa uu muddo dheer ka damqanayay dhibaatadii ma-hadhiwaaga ahayd ee haysatay dalka iyo dadka soomaaliya.
Doorashadan haatan waxaanu, qaran ahaan u aragnaa in ay tahay fursad ay ka abuurmi karto deganaansho iyo nidaam maamul dawladeed oo dalkaasi gaadhsiin kara doorasho dadweynaha dalkaasi ay si toos ah u soo doortaan madaxweynahooda sida Somaliland ay ku dhaqanto oo kale.
Mudane, Madaxweyne waxa ay Dawlada iyo Shacbiga Somaliland ay ku rejaynayaan in Illaahay xilkaaga ku fudaydiyo, isla markaana aynu noqonno laba dawladood oo ka wada shaqeeya maslaxada, iyo Nabadgelyada Mandaqada aynu ku nool nahay.”
RBC Radio
Xafiiska wararka ee Hargeysa.












Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waa madaxweyne qaran fadhiyana Villa Somalia
Siilaanyo isagana waa horjooge qabiil kuna nool guri bililiqo
Markaa talada uu siin karaa nin qabiili ah qaranka cusub ee Soomaaliya maxay tahay??
Somaliland = halqabiil
Dalkaasi kulahaa.
War khaaiinka nifaaq badnaa.
Mooryaanta SNM tacsi ayay u fadhiyaan waayo waxay maanta waxay Soomaaliya yeelatay dawlad rasmi ah oo aan ku meel gaadh ahayn.
Halkaasi waxaa halkaasi ku dhintay oo janaaza siyaasadeed lagu tukaday beentii SNM ee lalaaaaaland.
reer hargeysa dadkiina dhinac karaaca waqtiqii kumeelgaarkna waa dhamaaday idinkana waa idinka dhamaaday Ictiraaf raadintii aad ku hungoowdeen soo raaca qaranka soomaliyeed uu hogaaminayo madaxweyne xasan sheikh maxamuud calasow
Aniga oo ah muwaadin Somalilandera waxaan hanbalyo iyo boogaadin u dirayaa M/waynaha jumhuuriyada federaalka Somaliya Mudane/Hasan Sheekh Maxamuud.iyo shacabka reer Somaliya ee sharafta leh.
ILAAHAY waxaan idiinka baryayaa nabad waarta iyo haruumar , Anagana in ILAAHAY noo siyaadiyo nimcadiisa…………..Amiin.
Cajiib.
laba dowladood kulahaa, weli walaalaheen qaarkood qiyaaligii ayey ku jiraan, waxaas waa laga baxay dalka dowlad rasmi ah ayaa ka dhalatay markii hore hadaad seegteen sida aad ku andacootaanin maandeeq dambarkeedi la idin ka qadiyey yaaney markan idin seeginee dhakal weyn u soo qaata.
SNM waa inay horta isaga baxaan degaanada Awdal,Maakhir iyo Khaatumo,dibna ugu noqdaan xuduudka qabiil ee ay leeyihiin oo ah halkii ay degi jireen Ingiriis hortiis(wixii Dubur Bad ka xiga). Deedna waa inay cafis ka dalbadaan beelaha deriska ah ee ay dhibaatada u geysteen ilaa maalintii SNM
la asaasay. Sidoo kale waa inay magdhaw ka bixiyaan wixii ay dil,xadhig,barakicin,kufsi iyo boob u geysteen beelaha deriska la ah.
Haddii afti dadweyni lagu ansixiyo dastuurka Somalina ay qaadato nidaamka Federaalka ah,waxaa state noqon kara intii iyaga oo xor ah si siman wax ugu heshiiya. SNM waxaa la gudboon inay beenta iyo nifaaqa ka soo hoyato runta Somali khaas ahaan deriska kula dhaqanto.
kkkkkk somaliland aad ayay ugu faraxsantahay inuu meesha qabsado nin reer MUQDISHO ah waayo waad iska taqaan cida lays hayo kkkkkkkkkkkkkkkkkk soo dhawoow madaxwayne. ali baystayn waa lugo ay, farmaajana waa saqiiray, cabdi walina la waa markaa cidaad u sheegaysaan waa cidkale ee nin muqdisho u dhashay hargaysa kuma duulo
Waar anigu waxaan la hadlayay reer somaaliya ee maxay ahaayeen camaasiirtan meesha ka buuxdaa??? Tolow ma mucaaridkii somaliland baa??
Addunka lama arag oo lama maqal oo Madaxweyne nin dalkiisi, ummadiisi, dawladiisi, dasturkiisii, daaqada ka tuuray oo hanbalyaynayo ninka qaranamadiisaba xididka uu siibay.
Waxba yaanu mashxaradin, waxba iska badali maayaan Somalia oo ku heshiisay.
Dowladiina qabiilka haa idin deeqdo, Somalilandna faraha ka qaada.
talo ma jirto ee waaga ku baryey Somalidiidka wax yar baa ka harsan xafladii soo galbintaada gaashaanti gu’wayne……………………………………………………….!
habarta M.H.Buraleh wadata walaahay ban ku dhaartee waa isla tan magaca “Cadaado” isku qarisa waan aqaanaa waa gun kasoo jeeda tuulada qaraxa ee buuhodle beenta khaatumo seegto ayaa waalay waxaa u furan ay tafatire katahay website ay ulabaxdey buuhodlepost.com hala yaabina, naayaa adiga federaalka aad sheegeyso waa maxay 80% dhulka aad khatuumo seegto ugu yeereyso soo libaaxyadii SNM har cad kaama xoogin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk miskiin yaa dalas
salamaaad walle soomali inatay dadka noocaa ufekaraa kujiraan inaanay waxba noqonayn
bal hada eega ninkan ku leh somaliland tacsibaa utaala
waar maxa tacsida keenay ma waxkaloo aad sheegtaad wayday wll iska saar cilada iyo cuqdadan kaa buuxda oo sideedaba dadku waa isdilaa waana heshiiyaaye kadaa dadka waxanaad ku beerayso4
SNM na maxay kuyeeshay waxay ahaayeen dad xaqudirira oo weli dagaalka laga kensaday
midkalena kudarsoo SNM hadaanay ahan lahayn daarood maanta majireene sida xoolaha looqaybsan lahaa lkn doqonbaatahay aan lahayn dadnimo iyo wanaagkale toona garnayna dadku waxay isu yihiin
waxan kugu waaninayaa wll inaad waxaso kale qalbigaaga kasaarto hadii kale aduunba hor alle iyo lategi holacii naareed wsc
war muqayilkii ilkaha ka dhamaa ee madaxweynow ka jooji xaaran qadka ay ka dhargeen ileen ragaan waxa ka dhintey Malez waa ay u dhamtey oo waa xoog lagu qabtaa
kkkkkkkkkkkkk ;labadooda gobol ayay wax ku qaadanayaan dhulka dhul bahantena waa in ka saaraan ciidankooda snm hadii ka dhaga adaygaan hargaysa ayaa laysugu iman awoodooda iyo tabartoodu waa dadka dagan burco hargaysa berbere oo 30 guri ka dhisantahy iyo dhow tuulo oo ay gobolo ka dhigeen kkkkkkkkkkkk laangaab fowqal laangaab wax laga hadli laahaaba meesha ma olaadeen /u isku badalin …oo dagaanada lagu soo ciriiryin