Madaxweyne Xasan Sheekh Yuu U Magacaabayaa Xilka Raysal Wasaaraha?
Muqdisho (RBC Radio) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa haatan wuxuu ku howlanyahay in uu soo magacaabo Raysal wasaare cusub kaas oo soo dhisaya xukuumad.
Madaxweynaha ayaa wuxuu wadaa latashiyo badan kuwaasi oo uu la yeelanayo qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed iyo waliba Xisbiga Nabada iyo Horumarka.
Waxaa haatan si aad ah loo hadal haayaa ilaa iyo Sadax nin midkood in loo magacaabi doono xilka Raysal wasaare ee Soomaaliya kuwaasi oo kale.
Maxamuud Sheekh Cali Buraale (Doodishe).
Maxamed Bare Maxamed Cali.
Iyo Maxamed C/laahi Farmaajo.
Sadaxdaan nin ayaa waxay ka soo jeedaan dhamaantoodba Beesha Mariixaan, waxayna daal ugu jiraan in xilkaan loo magacaabo maadaama madaxweynaha haatan laga sugayo in uu soo magacaabo masuulka noqonaya Raysal wasaaraha.
Rajada Masuuliyiintaan.
Nin kasta oo ka mid ah masuuliyiintaan wuxuu leeyahay rajo in xilkaan loo magacaabo laakiin waxaa hubaal ah in ay kala rajo badanyihiin masuuliyiintaan.
Maxamuud Sheekh Cali Buraale (Doodishe)
waxaa nin dhowaan ka soo laabtay wadanka dibadiisa wuxuu labadii sano ee ugu danbeeyay uu la shaqaynayay Xisbiga Nabada iyo Horumarka.
Ninkaan waa aabaha dhalay Axmed Sheekh Cali Buraale oo horay u ahaa hogaamiye kooxeed siweyn looga yaqaanay gobalka Gedo ee koofurgalbeed Soomaaliya.
Maxamuud Sheekh Cali Buraale (Doodishe) asga iyo madaxweynaha Soomaaliya iskuma fiicna laakiin wuxuu garad wayn ka heestaa Faarax C/qaadir oo la aaminsanyahay in uu yahay ninka kaliya ee Madaxweynaha uu ka qaato go’aanka ugu danbeeya.
Maxamed Bare Maxamed Cali.
Waa nin aqoonyahan ah oo wax ku soo bartay wadanka Bakistaan wuxuu la soo shaqeeyay hay’ado badan iyo waliba wadamo dhowr ah oo ka tirsan carabta iyo Afrika.
Ninkaan waa ninka ugu dhow in loo magacaabo xilkaan, waxaana la sheegayaa in madaxweynaha uu si aad ah u hadalhaayo ninkaan sidoo kalana uu taageero ka heesto xubnaha kale ee Xisbiga Madaxweynaha.
Maxamed bare maalmihii ugu danbeeyay wuxuu ku sugnaa magaalada Muqdisho gaar ahaan madaxtooyada Soomaaliya, wuxuuna kulamo isdaba jog ah uu la lahaa madaxweynaha Soomaaliya.
Maxamed C/laahi Farmaajo.
Rajada Masuulkaan aad ayay u yartahay laakiin dad badan ayaa madaxweyne Xasan Sheekh kula talinaya in uu magacaabo Farmaajo si uu isku badbaadiyo maadaama ay dowladiisa ay heestaan dhibaatooyin badan.
Waxaa la aaminsanyahay hadii uu madaxweyne Xasan uu magacaabo farmaajo in xoogaa dowladiisa uu ka yaraado Culees badan oo haatan saaran maxaa yeelay Farmaajo waa nin horay u soo shaqeeyay wuxuuna ogaan karaa waxyaabo badan oo loo baahanyahay in la qabto sida amaanka oo kale.
Waxaa jira Xubno kale oo ah dadka ku dhow dhow Madaxweynaha Soomaaliya kuwaasi oo ka soo horjeeda Farmaajo, isla markaana doonaya in la keeno qof ay xoogaa ay isku dhowyihiin Xaga fikirka Diiniga ah, maadaama madaxweynaha ay ku dhow dhowyihiin rag ka tirsan kooxda Al-Islaax.
RBC Radio
xafiiska Wararka Muqdisho













waa wareey oo aaway ma waxa uu robaa in ay siyaasadiisu fashilanto wale umalaysn maayo haduunan keeni nin ah IN uu mesha sii joogayo wale war baa ku sugaya adiga iyo faroole meshad isla aadaan warba mahayo ISKA FOGAY WAA XILKA ISKAGA DEG
[...] Originally posted here: Madaxweyne Xasan Sheekh Yuu U Magacaabayaa Xilka Raysal Wasaaraha? [...]
Alow talo ahan lahydaa in Madaxweynuhu magacaabo Farmaajo, balse hadii uu gacan u gasho kuwo aamin san kan group ka ….. maaaha, xaalku ma fiicnaan doono.
dhaman ahaanti waxa xilka u sharaxan xubno badan mid walbana dadaal ugu jiro sidii uu wax ku marooqsan lahaa balse waxaa dhabtu tahay in somalia xiligaan loo raadiyo shaqsi wax kabadali karah taas baana soo dhawayn mudan iyo tageero
asc waxaa rajaynaynaa in madaxwaeyaha uu doorto farmaajo waayo waa in qofka lagu qiimaayaa howsha uu horay usoo qabtay… farmaajo 6bilood uu hayay raisalwaaraha waxa uu qabtay lama xaqiro kale… madaxwaynaha ha horee-siiyo danta-guud waxay ila tahay madxwayne soomaali oo dhan baa balan la gashay qolo gooni ah lama gali. i hope saaxiibadiis in ay ku qancaan danta-guud in ay ka wayn tahay dan kale.
Kkkkk ariboowe hadee pintiland way ka go,aysaa somaliya hadii reer pintiland raisalwaasre laga dhigin ??????
Horta reer pintiland ma quusateen kkkkkk oof calef
Hadaba aan inii sheego miiska waxaa saran labo reer waa reer khaatumo iyo reer Gedo
Xataa hadii laga dhigo reer Gedo waanu raacsanahay mar hadii aan meesha ka saarnay xanaasiirta reer pintiland.
Xataa waxaan isku dayeynaa in siyaasada somaliya dib u soo galin.
Gaas iyo ina abdirashiid waxaa looga bartay
Qabyaalad
Xaasidnimo
Xin
Musuqmaasuq
DR cali ciise abdi wuxuu ka soo shaqeeya bangiga aduunka wuxuuna dhinaca dhaqaalaha iyo maamul wadaaga kala taliya wadamada bariga africa. Kenya ethiopa. Uganda
Prof cali khalif galeydh. Waa ruugcadaa siyaasi ah waana macalin jamacadeed dalka mareykanka
Puntland waxaa ku dhacay wax gad gadi hakula gadoomaan,sababtoo ah waxaa laga waayey Shiikh Shariif la shaqeeya hana sii hayo talada wadanka si aad u heshaan Jagada R/Wasaaraha waxeyna olole weyn u galeen sidii mar uun ey u arki lahaayeen isagoo kursiga ka dagay.Maanta kursigii nin kale ayaa ku fadhiya isaguna sidii shiikh shariif uma soo jeedo inuu reerka Puntland taladeeda hayo uu xilka R/wasaaraha ku aamino sidaas darteed Puntland godkii ey iyadu qoday ayey ku dhacday sidaas darteed waxaan qabaa kol hadii uu faroole ku fashilmay in uu Madaxweynaha ka dhaadhiyo in uu R/Wasaare ka dhigo reerkiisa Puntland waa in uu Faroole iscasilaa oo kursiga u baneeyaa shaqsi cusub oo la xaali kara Dowlada Somaliya.Madaxweynaha waxaan uga digaayaa in uu qaab urur diimeed kursiga R/Wasaaraha qof ku siiyo ee waa inuu Kursiga qofka ku helaa muxuu qaban karaa mida kale hadiiba Farmaajo kursiga damac uga jiro waa in isaga loo dhibaa sabatoo ah waa siyaasiga kaliya ee laga soo bilaabo burburkii ilaa maanta isagoo qabiil lagu taageereyn umada oo dhan taagero ka helay sidaas darteed isagaa ugu mudan xilka R/wasaaraha Somaliya.Farmaajo oo laga dhigaa R/wasaare wax yaabo badan ayey aduunka tusineysaa 1 in somaliya ka xuroowday gacanta wadamada deriska ah sabatoo ah wadamada deriska Farmajo wey ka soo hor jeedaan.2 beesha caalamka iyo Mahiga ayey tusaale kale u tahay oo umada soomaaliyeed aayaheeda in ey iyada ka tashatay ayey u muujineysaa.3 somalida ayey kalsooni galineysaa sababtoo ah dowladooda ayey u arkayaan in ey tahay dowlad madax banaan oo qof kasro oo somali ah uu xil ka qaban karo inadoo qofkaas loo eegeeyn wadan hebel iyo urur hebel ayaa diidi doona.
ninkan isagaa god abeeso isku riday uusan ka soo noqondoonin. hadii uu meesha keeno nimankii waqooyi gubay oo soomaali halkaa dhigay dibna u soo nooleeyo. dowladiisu waxba ma dhaami doonto tii fadhiidka ahayd ee c/qaasim.
Hadii la doonayo daawo waxaa ku haboon
Farmaajo. Lajaanqidid.laakiin waxaan jeclaan
Lahaa in puntland oo wadani somali ah
La helo taariikhdana ay mar uun ugu gasho
waa maxay xisbigaa wata iyo xisbiguu taageero ka heystaa meesha ma xisbiyaa tartamayay mise qabiilo , meesah qabiil baa lagu yimid dowlada lagu qeebsaday ee xisbiyo laguma qeebsan marka arinta xisbigu meesha ma taal , maxaa yeelay hadii xisbi dorashada lagu gali laha beey arintu noqon leheyd xisbi hebel ba meesha keensaday . iyo xisbi hebel baa wata ama tageersan . lakiin meesha xisbi laguma iman madaxweynaha laguma dooran inuu xisbi hebel ka tirsan yahay marka arinta xisbiga meesha ka saara waa iska sheeko.
walaal salaan ka dib waxaan jeclaan lahaa in aad maqaaladiina ka saartaan qof jeclaysiga qayaan, taasi waxay wax u dhimaaysaa sumcaddiina.
ragaanaad wadaan maamulkee ka socdaan yey metelaan maxaase u dhisan beelaha ay metalaan waa yaab gal mudug iyo ximin iyo xeeb baaba dhaama kkkkk runta hala cadeeyo doowlada cusub waa federaal hooyada iyo dhabaha nabada soomaliyeed ee buntuland hadaan lagala tashan arinkaas magacaabida raiisul wasaaraha waxaan u malaynayaa inaan waxba soo kordhin siduu madaxwayne c/raxmaan faroole sheegay raq dul fadhiyi mayso buntuland way tashanaysaa la soco
aslaax iyo usluux iyo urur diimeed horaay noo diloodeen meeshaan max,med c/lahi farmaajo uun baa wax ka qaban karo hadii kale aslaax, aala sheekh, ixtisaam ashabaab aala sunah, hanagu wareerin kuwii kaa horeeyay jidkay mareen iyo sumcad xumaday la kulmeen baad la kulmaysaa hdii kale u door shacabka daalan nin ay ku diirsadaan
faroole aaaway waa quusteen miyaaa waleee sidaan iyo sikadaran ayaaa idinku soo socoto mar danbe in aaad somalia madax ka noqotaan reer faroole dhici meeyso kkkkkkkkkkk viva beesha Gado
Alow talo ahan lahydaa in Madaxweynuhu magacaabo Farmaajo, balse hadii uu gacan u gasho kuwo aamin san kan group ka ….. maaaha, xaalku ma fiicnaan doono.
Alow talo ahan lahydaa in Madaxweynuhu magacaabo Farmaajo, balse hadii uu gacan u gasho kuwo aamin san kan group ka ….. maaaha, xaalku ma fiicnaan doono.
k
War koonfurta ninka kaliya ee maanta dhibta ka saari kare waa farmaajo alaw fiicnaan lahaydda in dhagahaygu maqlaan soomalia waa nabad
Ninkii hadlayaaba ha iska hadlee Puntland nabad bay ku jiiftaa cadawgeeda alle ha jabiyo ,,,, Tankale annagu farmaajaan taareerin qabiilna nagama aha waa waa inaan aragno walaalehenna koonfurta oo nabad ku seexday maxaa yeelay meeshay soomlia ka quruntay waa koonfur…………ee walaalo Punland ilaah baa boqree balaayo meel ka hadashay biyo ka daadin mayso maanta anngoo ah shacabka reer Puntland waxaan soo dhawayneynaa nabad koonfurta soomalia ka dhalata inshaa allah.
Hahahahahahahahaha, maxaa sheeko xariir meesha lagu hayaa, umalayn mayo madaxweynaha cusub inuu gacantiisa isku dilayo, reer puntland hadaysan madaxweyne helin, reysul wasaare xaqbey uleeyihiin, nimantaasi umuuqan, haku quusqaato, dawladi siyaad bare, cali mahdi, cabdiqaasin, farmaajo, maamuladii ugu faashilsanaa ee abid soomara somalia, sababtuna way iska cadahay, ninkii jidkas uxisa qaba welcome ayan lenahay, meeshuu wax naga geeyo boowe waanu aragna
haduusan magacaabin nin ka soo jeeda — dawladaan waa u dhamaatay waayo labdaa garab ee ee iyo ba wey is diidan yihiin cida lagu wada qanci karona waa mrka xasanoow look before you leap
@Baaruud, waxaa madaxa kaa galay sad bursi iyo faan aan meel jirin. Ra’isul wasaare magacaabistiis iyo maamul goboleed maxaa isku xiray?
Arintan ah talaabo kasta oo madaxda dowladda federaalku qaadayso waa in Faroole lagala tashada, sheekadaasi waa dhamaatay oo waxay la dhamaatay markii ku meel gaarka laga baxay. Faroole waxaa ku adeegan jiray Mahiga iyo Ethiopia kuwaas oo siyaasadda somaliya u afduubnayd. laakiin hadda maadaama dowlad si dhab ah loo aqoonsanyahy timid, Mahiga meesha waa ka baxay, Faroole iyo Shariif Sakiina waa raaceen. Puntland waxay u baahantahy hogaan wadani ah oo somalinimo ku jirto oo dadka deegaankaasna cadaalad iyo horumar ku maamula, dowladda somaliyeedna kala shaqeeya danta guud ee dalka. Hadaba Faroole ma lagu tilmaami karaa hogaamiye noocaas ah, mase u qalmaa in masiir Somaliyeed lagala tashado??
Ayadoo la eegayo habka 4.5, ayaa waxaa tixgalin wayn la siinayaa taageerada dowladdu ka heli karto ama ka hesho qabiilka Ra’iiusl wasaaraha laga magacaabayo. Raga magacooda kor lagu qoray waxay ka soo jeedan beel dowladnimada somaliya aad u taageersan, ciidamada dowladda aad ugu badan oo saraakiil badan ku leh, degaanada Al-shabaab lagula dagaalamayana aad u dagan.
siyaasadda wadanka is badal wayn ayaa ku yimid, somali inteeda badana waa bislaatay oo dowlad wanaagsan ayay rabaan, ee waxaan ku leeyahay dadkaaga dhinac ka raac.
Weli lagama daalin miyaa in ninka darawalka laga dhigo lala qabsado isteerinka gaariga? Oo markaas shil soo halis looma ahan?
Cidduu magacaabayo waa xil isaga iyo baarlamaanka saaran. Haddii uu soo magacaabo qof aan cuntameyn baarlamaanka ayey howshiisa tahey inuu diido meel marintiisa.
Midda qabiilooyinka iyo maamullada, dadbaa baarlamaanka ugu jira iyaga matalaya. Dadkaasina kaligood meel ma fadhiyaane dad kale oo ay wax la leeyihiin ayey dhexda ka fadhiyaan. Sida golaha baarlamaanka loo dhanyahey loogu kala galaangal badanyahey ayaana wax loo kala qunsan ogyahey.
Qabiilka iyo xisbigu isma diiddanee hal dhinac ayey u socon karaan. Nin reer hebel ah oo madaxweynaha ay isku xisbi yihiin hadduu soo xusho maxaa la leeyahey? Yaase diidaya oo oranaya kan ma rabno?
Qabiilku ma wuxuu leeyahey gole siyaasadeed oo sharci ah oo waxna diida waxna oggolaada? Wuxuu ahaa “one time use” lagu dhisayey baarlamaanka. Xataa madaxweynaha iyo ra,iisul barlamaanka qabiil ma dooran baarlamaanka loo dhanyahey ayaa labadaba doortey.
Haddeysan sidaas aheyn waxey noqoneysaa in la yiraahdo madaxweynahaa sooma magacaabayo ra,iisal wasaarehee qabiilbaa soo magacaabaya!
Nin madaxweynaha ay isku xisbi yihiin oo qabiil qabaa,ilka ka mid ahna ah hadduu soo magacaabo howsha dowladda ayey sii sahleysaa mooyee wax ma xumeyneyso.
Waa horumar siyaasadeed oo soo dhoweyn mudan. Ninkaan reer hebel ma yahey mise ma ahan?
Wuu yahey laakiin madaxweynaha ayey isku xisbi yihiin miyaa la leeyahey? Haa oo marka is qabsiga iyo khilaafka ayaanba rabnaa soo ma ahan inaan laga bixinoo rag aan is fahmeyn ayaan qoorta isku gelineynaa?
saddexda nin ee aad sheegteen midkoodna uma arko in uu keenidoono in laga gudbo stalemate ka hada jira.
waxaan u arkaa haddii madaxweynu uu midkood magacaao iin uu gacantiisa isku gowracay.
marka haatan isaga ayey utaalaa in uu doorto wadaduu marilahaa.
alow nin wadani ah oo diin leh oo qabiil ka fog oo cadaalad ah baan kaa barinay, oo aan bada ghadanayn birina daa????????????????????????
madaxwayne 3 mas.uul oo ku cusub siyaasada waqti ayeey qaadanaysaa in ay laqabsadaan sida amaanka loosugayo iyo waliba siyaasada guud ahaan marka waxaan kugula talin lahaa in aad soo magacawdo Farmaajo si uu howshii uu bilaabay u dhamaystiro
Waxaa isagana la fili karaa in r/wasaare loo magacaabo Dr Ali Isse Abdi oo dhalasho ahaan kasoo jeeda gobolada Khaatumo ee waqooyiga Soomaaliya. Isku soo wada duuboo waxaa tookadan iska leh xilkaas reer Gedo AMA reer Khaatumo
Viva Somalia
to@darwiish KHAATUMO SEEG!!
adeer ku fahmay horta adiga waa lawada ogyahay in aad afar jeeble tahay kuwee ayaad tahay adigu? ma kuwa somali land u qada doontaad tahay? ma kuwa puntland u qada doontaad tahay? makuwa xamar u qada doontad tahay oo noqday? makuwa Ethiopia daba qoodhiga u ah ayaad tahay?
ciddani waa ku wareertay jawiga iyo siyaasadda somalia o reer baa wax qaatay ayay ku nexeen KHAATUMO SEEGA aad la wareegayso aaway sxb halkee ka shaqaysaa sow taa xamar u guudhay oo noqotay!
tan labaad adeerow tuulada buuhoodle kaliya ayad midayn ladihiin oo afar calan ka taagantahay SOMALI LAND, PUNTLAND, ETHIOPIA, iyo kaahtumo seeg sidee u doonaysaa inaad mushtamaca soomaaliyeed u hogaamiso oo lagugu aamino???????
iskaaamus adeer waxaad tahay hanti somali land ka sheeckee sanaaduuqda doorashada ee dhawaan la gayn doono laascaanood!!!!!!
hadii nin ree puland ah reizulwazaare loo magacaabo maxaa laga dheefaa ciidan male. taageero af wanaagsan male.oo soo jiidasha male.waxaan qasaara aheen laga dheefi maayo waxaa dhaama kuwa .5 loo bixiyay ileen xamar waa isga mid 5 kaaba dhaama oo soomalinimo ku jirtaa faroolana waxuu lamid yahay indhacade .asigama markuu heysan jiray.
waan idin salaamay shaqaalaha warbaahinta raxanreeb salaan kadib madaxda aad sooqortay waa madax uqalanta in ay qabtaa xilka loo maleenayo waana rag sida laho qaarkood ay meel wanaagsan gaarsiiyeen dawladii shariif sida farmaajo marka aaan kagudbo saadaalintaas fikir ahaan waan kuraac sanahay sadexdaa mudane mid ka mid ah inuu jagadaa qabto ,adaxweynaha waan kusaboodaynaa in nimankaan mid kamid ah loo dhiibo faroolena yuu qaldamin rdhmaabna meesha wuu kabaxay gudooomiyaha gobolada puntland ha ku ekaado kumeelgaarnimana waalaga tagay shacabkaaga somaliyeed dhinac karaac waadna mahad san tihiin
waa arin wanaagsan haloo magacaabo sadexda masuul midka mida waana saboodayaa
darwiish khaatumaseeg soomaliya maanta adigaa ugu liita oo ceebtaada laascaanood iyo dulmiga ay kugu hayaan soomaali oo dhan baa og, hadii aan u fakari lahayn sida aad u fakarayso iyo nacamlaynta reero kale wax walba waan heli lahayn oo adigu jufo hoose ayaa daba ruclaynaysaa ama ninkale ayaa ku farxaysaa kursi hadii lasiiyo laakiin tusaale waxaa kuugu filan c/laahiyusuf iyo muusesuudi waxii dhexmaray oo muuse yiri arrey c/laahi kabo kawaawayn ayuu gashtay ee xagee kula socon .c/laahina yiri waxaan kula socon kabahaas xamar taasna c/laahi waa ka dhabeeyay, maangaab khaatumaseegaw marna hargaysa marna xamar maxaa kuu dan ah??????????????? hadii aad aflagada joojin waxaa kugu filan putland oo u ololalaysa in la ictiraafo balmarkaa xamar maxaa ka sheegi.
waxan leyahay madaxweyne waad salamantay marka xiga waa in aad magacowdah nin wax dalka uqanbankara sida f armajo waxan oran karah waa nin shacabka ladhacsanyhin wax qabadkisa fahasana xalada wadanka mesha wax marayan
FARMAAJAA MUDNAANTA LEH WAXUU KEENI KARAA IN SHACABKA IYO DAWLADU WADA SHAQEEYAAN EE GACANTAADA HAYSKU GAWRICIN U HIILI SHACABKA DAALAN
To wankamudug.
Waa runtaa waa ka dhabeeyey laakiin xaniinya etopian ayuu isticmaaley ee wallahi adigana waa ogtahay cid kasta oo somali iyo ajnabi ahi waa og yahay inuusan waligiis ciidan la imaadeen xamar isagoo shacab ah ma ahina. Marka iska daa ha ku faanin wax aadan awood u laheyn ama aadan sameyn karin
raisalwasare waxaa iska leh khaatumoseeg waayo rug cadaagooda siyaasadeed ee galeyr waxuu doontay inuu dumaalo sharifsakiin [ kursiga barlamanka] mana helin,, garaadna waxaa u ah waliba garaadka guud ,garaad jaamac garad binti , sidaas awgeed waa in kursiga lasiiyaa khaatumoseeg.
Aniga waxay ila tahay madaxweynihu inuu u baahanyahay shaqsi wax qaban kara intuusan ku fakirin shaqsi isaga uu yaqaan, asxaabtiisu ay yaqaanaan, Farmaajo tijaabadii lixda bilood ahayd waxay muujisay nin diyaar u ah wada shaqeyn iyo inuu maqlo madaxweynaha, umana malaynayo inuu la imaan karo is dhac. Hadiise looga leex leexanayo inuu xoogaa buuq ka dhashay casiladisii iyo raadkii ay ku yeelatay Gobolka iyo xitaa xafiisyada wadama daneeya Soomaaliya, waxaa ila tahay in isaga lagala tashadoinuu keeno qof uu yaqaan oo noociisa ah, yaqaana dowlada sida ay u shaqeyso madaxwynahana uga hooseeya.
Waxaan qabaa Kooxda isaga u ololeysa inay ku jiraan dad culculs oo, ay kaga haboon Ina Buraale oo xisbi wato ama Maxamed Barre oo qof jecelyahay sidaad tilmaanteen oo aan runtii ka shakisanahay inuu dowlad saas u wayn kala wadi karo ama fahmi karo
anigu waxaan kula talin lahaa M/waynaha ( talo waynu isku leenahaye ) inuu danta guud ee dadka iyo dalka eego , oo aanu ku soo xulan R/wasaaraha reer kiisa iyo gobolka uu ka soo jeedo…..Mar haddii laysla gartay in booskaasi u banaan yahay , cid kasta ha ka ahaadee waa inuu noqdaa nin ILAAHAY ka cabsanaya , karti iyo cilmi uu Somaaliya kaga gudbiyo marxaladan adagna leh….wixii intaa dhaafsiisan waa burbur iyo dawland la’aan aan la garanayn goor laga bixi doono…
Reer Puntland waxaan kula talin lahaa , walaalayaal haddii aan la kala roonaan roob ma da’o ee M/waynaha talada iyo hogaanka u daaya…oo markiina suga , han waynaan , iyo nin aan aniga ahayn waxba maaha waa ta baa b’isay wixii lausku odhan jiray jumhuuriyaddii Somaaliya , ee taariikhda ka faa’iidaysta….waxaanu idiin rajaynaynaa nabad gelyo waarta iyo barwaaqo….
Somaliland iyo Somaaliya ALLAW dhawr .
Raisulwasaaraha Cusub insha’allaah waa nin kasoo jeeda Degmada Galdogob ee Deegaanada Puntland.
Midda kale ciidanka xamar yimid ee A/lahi yey watay soo reer khaatumo ka mid aheyn ciidankaas aad ku faaneysid.
asc,salam kadib, waxay ila tahay in aad ra’yigina ka hadashen oo aysan ahyn wax xaqiiqo ah oo an ka ahyn buun buunin marka ilama ahan in ay sani dhici doonto sababtoo ah waxaa looo bahan yahay in mamulka baaho oo dalka oo dhan gaaro oo wixii lagu heshiiyey oo barlamanka & madaxweynaha lagu soo doortey ee ahaa dastuurka federalka ah ka mira dhaliya dadkana aad ka hadleyso waa dad jeebku ugu jira dad diidan dowlad ka hanaqada somaliya oo sharci & kala dambeyn ku hagta dalka & dadkaba waxay aamin san yihin dowlad midnimo qaran(central government) marka maba dhicine hadey dhacdo hade waa fig ma leh hor leh marka hadii an la keenin qof dhex dhexad ah oo ilalinaya waxa lagu soo dortey barlamanka & madaxweynaha ee dastuurka federalka hade waxay ku dambeyn sidi hore mana keenayan wax isbedel ah wana sida ay dooonayan dadka u oloneynaya in puntland an la siin pm ka oo ujedada ka dambeysana ay tahay in puntland qof ka socda uu keenayao nabad & kala dambeyn dalka & dadkaba gaadha marka ma doonayan dadka haysta guryaha & dadka dhaceyna wixi hantii somalidu lahayn inta ay taariikhda jirto marka haddii uu madaxweyanah cusubi wadadas ay tolkiis kula taliyan qato hade ha ogado in aysan u suuro galeyn dowladnimadiisa oo ay jug jug oo meshada jog ku dambeyn doonto hana ogado hana ku seexdo in aysan somaliya dib dambe ugu noqoneyn central government qofkasytana haka tashto ayahiisa deganeed & daneed ba madama is dhex galkii laga shaqeynayey sanado badan ay ku dambeysey eysan waxba ka nasa cadeyn in dib leysku soo noqdo xalka kaliya oo nagu harey hadan somali nahay waa in an qadano federal………
ws
hn
waxay ila tahay insanandkan loomagacaabo aqoonyahan kasoojeeda beesha ( WAAYO
beelaha kale oo dhan xilka waasooqabteen meeshana dhaxaltooyo ma aha waain talada dalka marba beel latijabiyaa.bal inay dhaan kuwii hore waayo alaa og meesha khayrku kujiro laakin kucelceli
beelo iskumida siada kuwii horay usooqabtay waan kaxumahay sanadlkan halasiiyo.
aragnay waxan leeyahay shaqadan waxa kabixi kara beesha
madaxweyanaha waxan leeyahay kulana talinaa taladu yaysan gees kamarin asc war war
FARMAAJO
sababahan awgood;
1. Farmaajo waa nin waxqabadkiisii aan cidi moogayn.
2. taageero badan ayuu ka haystaa reer muqdisho iyo somaalida kale ewe somalinimada dhabta ahi ku jirto.
3. Marna cidina filimayso in isaga iyo madaxwaynuhu is qabsadaan. Maxaa yeelay waxuu aamin san yahay wax layiraahdo wada shaqayn iyo wax qabad dhabah.
4. waa nin aan somaliya ka horayn kara dawladaha bahaloobay ee siyaasad ahaan nagu cabiriya. oo si dhab ah u og in KMG nimadii laga baxay oo aan nahay dawlad cagaheeda ku taagan.
oilaahow na waafaji mid khyr qaba.
FARMAAJO
sababahan awgood;
1. Farmaajo waa nin waxqabadkiisii aan cidi moogayn.
2. taageero badan ayuu ka haystaa reer muqdisho iyo somaalida kale ewe somalinimada dhabta ahi ku jirto.
3. Marna cidina filimayso in isaga iyo madaxwaynuhu is qabsadaan. Maxaa yeelay waxuu aamin san yahay wax layiraahdo wada shaqayn iyo wax qabad dhabah.
4. waa nin aan somaliya ka horayn kara dawladaha bahaloobay ee siyaasad ahaan nagu cabiriya. oo si dhab ah u og in KMG nimadii laga baxay oo aan nahay dawlad cagaheeda ku taagan.
Ilaahow na waafaji mid khyr qaba.
waaa kudan yahay farmaajo waana u qaalmaa saa maxaa dhacay somaliya wexey u baahantahay nin karti leh iskuna duwi kara ciidamda xooga dalka somaliyeed
reer buntdlandi waxan dhihi lahaay inti faroole idiin joogo somali wax la qeeybsa meeysaan by
AAAALATAHY BOOWE BOOWE XASANOOW AMA FAARAX SAKIIN SAMAYSO AMA ISKA DAA WAA SOO DHOWAYNAYNAA CIDKASTA OO AAD KEENTO AAN KA ‘AHAYN FARMAAJO
Kkkkkk, faroole Ethiopian wadnaha istaagaya caawa…Guul somalia ,wadadi cadeyd baad cagta saartay…mudane madaxweyne waa kugu tageersnahay ,waa right direction.
ninkaan halago dhigo nin shaqadaas qaban kare waye http://primeminister.somaligov.so/
Al AQSA waa baa loo tukan jirey jihadeeda,haatanse Qibladii waa ka wareegtey.!!!!!
KKKKKKK, Waa wax lagu qoslo miskiin kusoo tuugsaday adoon waxba u heli karin oo aad tiri ALLAA KARIIM, hadduu isasoo taago wax isiigiisu saw xoog maaha, waxaa la mid ah kuwan waashay ee markii hore lasoo shir tagay Cali beesateen oo ku fashilmay guddoonka baarlamaanka, haddana waxay soo sharaxdeen Farmaajo waa la diiday tolow goormay quusanayaan, haddana ra’iisal wasaarey tuugsanayaan ADEEG ALLA haddii la yiraahdana ku quusan mayaan sidee masaakiintan hunguriga xun loo gala tolow. War ummaddu way idin ogtahay waxaad soo marsiiseene oo idinma hilmaamine ordayoo ka fariista hunguri doonkiina maahine hunguriga alla idinku dhufaye.
Waan idin salaamay soomaalaay dhamaantiin salaan ka dib madaxwaynaha waxaan ugu ducaynayaa in rabi waafajiyo dariiqa xaqa ah fikirkayga Hadaan raacshana rajadu waa farmajo
darwiish khaatumoseeg cid kaa liidataa ma jirto adeer meeday khaatumoseega aad sheegaysid sow taa ciidameedii gaajo in u bakhtiyeen garoowe iska soo dhiibay, qaar xamar u cararay, sxbow inta aadan dad kale caayin bal buuhoodle kaliya soo midee oo afrta calan ka taagantahay PUNTLAND, SOMALI LAND, ITOOBIYA, iyo walliba kaahtumo seeg…….
ASC EEBOY WAXAAN IDIN WARSANAA MADAXWAYNAHEENA MAADHALAY SAASAAN MAQLAY XAA KAJIRO
@waaya arag siadaad la socoto shirkii garoowe 1 iyo garoowe 2 buntuland waxay miiska soo saartay in 4/5 laga baxo oo federaal wax lagu qeebsadao si looga baxo qabiilka waxaa la ogaa in ay shirkii ay ka baxeen buntuland intaan ka aheen oo uu shirkii uu hakad galay buntulandna aysan ogoleen in qabiil wax lagu qaybsado sad bursi baad ka dhwaajisayna buntuland sad uu daarood leeyahay ma rabto inay ay waxa isaga kaa dhex yaacaan looma baahna buntuland waa maamul sidii doowlad oo kale u shaqeeysa aduunkana lagala socdo madax wayne leh wasaaradona leh iyo bajad ay ku shaqeeyaan wax qabadna ay u dheertahay aan bug ahayn 2 ragaan aad leedahay waa ciidan oo doowladay garab taagan yihiin oo dagaaladay ku jiraan soow kuwii lagu soo taba baray dooloow itoobiya ma ahan maamul iyo cid ay ka amar qaataanba ma leh waa maleeshiyaad ay horboodayaal qabqablayaal dagaal sidaan la socono 3 mahiiga waa safiir qaramada midoobey u fadhiya soomaaliya hadaad rabtid inaan kuu sheego shaqadiisaa itoobiyana kkkk cideey dal u xoraysay waad taqaan u ducee buntuland haku qarwin ninyahow ee dan ka hadal hadii aad horumarkeeda aad laqi ladahay dee maxaan kuu qabtaa ogoow dowlada hada la doortay waa federaal ma ahan kumeel gaar buntulandna federaalkaas ayey ka mid tahay xaq bayna u leedahay ineey hesho wasiirka koowaad haa daadegto adeer
Waxaan is weydiiyaa Puntland horta waxaan wanaag aheyn ma u gashay Soomaali ? Maxaytahay isir neceybka lagama Quusan miyaa Qabyaalad ? See rabtaan Soomaliyeey inaa dowlad ku noqotaan ? Qofkaagii Rabow inaa Qabyaalad ka dhiga tid shaar & Sirwaal Plz intaadan Qofkale fiirin Shaar & Sirwaalkuu Qabo Horta kaaga fiiri Inuu kaaga baahan yahay dhaqis ama Tolmo Iwm , Haku mashquulin Qofkale suu unool yahay iyo waxuu cunee Take care your self first, Viva Puntland & Soomaalia
farmaajo hala doorto waa hormarka furihiisiiye dadkana waxbuu u qabanayaa,,,,,,,,,,,,,,,,,,
alaylehe maryooleey caqli xumo iyo jaahilnimo ayaa iskugu darsantay. wali mawaxay ku jiraan reer hebel xil haloo dhiibo. hada mawaxay idin lataha farmaajo hadi loo dhiibio in ay reer gedo dan ugu jirto? ama hadii gaas loo dhiibo ay reer puntland dan ugu jirto? war ninkii xil loo dhiibo lacag kuma siinayee danta guud fiiriya
Maasha allah Soomaliya allaha guuleeyo Raisul wazaaro fiican oo daacad ahna hala nasiiyo koley sadaxdan nin farmaajo unbaan soo aragnay waana nin wanagsan oo qabyaalad aqoon viva farmaajo koley u malen maayo in reer puntland laga helayo qof aan qabyaalad aqoon koley nin professer ah ama Dr oo qabyaalad ka buuxdo qof jaahilaa ayaa ka haboon marka farmaajo umada oo dhan baa u baahanee madaxweynahena waa inuu fahmaa waxa inta badan shacabka Soomaliyed qabiil walba ama shaqsi ahaanba farmaajo u wada taageeren faroolana u naceen iyo qof kasoo jeeda Puntland jawabta hadan isku sii dayo koley rer puntland oo idil qabyaalistayal ma wada ahan lkn intooda badan ayaa ah qabyaalistayaal marka hadii xitaa qofkoda wadanigaa oo qabyaalada ka maran xilkan loo magacaabo isla dadka rer puntland ayaaba kasoo horjesanayan oo every body knows why!
Farmaajo waa labuun buuniyey waxaana buun buuniyey Amin Amir oo lacag kaqaatay! Ilmihii Muqdishana hal hal Dollar ayuu uqaybiyey! Waana nin qabiil oo buugiisii uu qoray ayaa umakhraatiya! Yaa taageersan marka? Waa tolkiis iyo intii colaad u haysa dhulka barakaysan ee Puntland! Kastuumo state shalay way nala socdeen laakiin Faroole ayaa dambigaas iska oo isagaa cayrtii kajaray! Adeer Faroole wadanka shaqo la’aan ayaa kajirta ee ukaadi intay shaqo kahelayaan! Waa iga talo adeerkayow! Tan kale mudane Farmaaje waxaa xan igu ah inuu qayb ka ahaa raggii kufsaday Ina Carays Ciise KaarshHe! Maxkamad halasoo taago bal marka hore!
Asc dhaman walalaha Soomaliyed hada waxay u muuqataa in Soomali oo idil ay noqdeen mid qura ama hal qof ay noqden marka laga reebo walaalaha puntland waayo waxaa wada jirnimo is jecli iyo dowladnimo ka wada siman dadka daga laascaano gedo juboyinka gobalada dhexe muqdisho labada shabelle oo dhamaantod isku fakir ka ah qofka ay la jeclaan lahayen raisul wazare in laga dhigo midasna waxay ku cadenesaa in Soomali qabyalada ka tagen plz walalaha puntland qabyaalada iska ilaabo raizul wazarana waa nala idin siinaa ee qof nadifa oo qabyalad ka bananka ah keensada Farmaajo viva
UMADA WAXAN LA YABAY MA IDINLA TAHAY MESHA IYADOO LOO QEYBSADEY 4.5 BEEL BALAARAN OO DEEGAN BALAARAN SAMAYN WEYNA KU LEH SIYAASADA SOMALIA AY KA MAQAN TAHAY AAD ISKU MADADAALISAAN SHEEKOYINKAN QIYAALIGA AH KKKK WAR INDHAHA KALA FURA RAJADA SOMALIANA CEEL HA KU TUURINA SHARIIF MARKU FARMAAJO MAGACABAY XUMAN AYUU U MAGACABAY HADUU KANA MAGACABO WA JUG JUG MESHADA JOOG
scw
horta kheyrka allaha waa fajiyo madaxweeynaheena ducadaada muwaadinoow waa loo baahan yahay maxaa yeelay shacabku waa madluum ducadiisana waa maqbuul taa xusuusnoow
marwalba
ani lakiin talo waan ku bixin lahaa MAXAMED CABDULAAHI FARMAAJO
waxbaa ii baxay markaan akhriyey qoraalada dadka Gedo iyo Khaatumo ku abtirsanay halkan. Resume-ga aa la shirtageysaan ma waxaa weeye “Madaxweyne anaga naga dhig, anagaa kacaankii noo tababaray sidii goboladaas dadka ka soo jeda loo lagdee” ma intaas wax ka duwan oo wax qabad ah oo aad meesha la takdaan ma weyseen. Waxaa soomaali baddeen waxaa barteen baa ka xun sida, gacantii quudineysaba inee gooyaan. Laga soo bilaabo tii Siyaad Barre oo aad cayr la cunno iyo marqqan uga baxdeen, mareykan macuuluushiina kanaxey dhulka lagu jiido, iyo Puntland oo naf, maal, maskax, iyo muruq ku bixisay inay Soomaali ku meelgaar ka saarto in maanta wax magarato yahay afkaaga qurmuun ku soo jeediso. War kan Xamar, Gedo, ama Soul joogaa muxuu somaali ku siyaadin karaa. Horaa loo yiri ninkaad kabahaaga u dhiibaneyso kabahiisaa la iska fiirshaa.
ASC.
Mahadsanidiin RR sida aad wararka Xiisaha leh inoogu soo gudbisaan.
Anigu ma arag Qormadaan meel kale oo lagu soo qoray malaha waxaan u qaatay Reer Garsoor oo halkoodii Tekino wali ku dagaalamaayo, Adeerayaaloow Haddii Dowladda Puntland wax walba idiin samaysay, ma waxaad doorbideen wali inaad isgaanbuursi ka raadisaan. Inta aad dadka halkan ku qoran Xayasiiska u samaynaysaan maad Aqoonyahanadiina reer Pl ee Dowladda ku jiraiyaga Xayaysiisaan mise waxaad noqoteen Kaarkii Amiin Caamir ee wax lagu shubanayay kkkk.
Wabilaahi Towfiiq.
– bartay kaligood inay cunaan.
– Oo hadda waaba xanaaqayaan hadii reer kaloo ah PM noqdo sababtoo ah muddo dheer bay kaligood cunayeen waxayba la noqotay wax ay kaligood leeyihiin. – Halaga shaqeeyo sidii caadadaas xun loo Jari lahaa ——— Wabillaahi Towfiiq
Kastuumo state markaa somalilan dhulkiina ka xoreysiin ood sida puntland xor dhulkiina u maamushiin puntland wax ka sheega inta ka horeysi hadal adi kuumaba banaano, adoo ninkaleeto cagtiisa hoostiisa ku jiro maad rabtaa in aad meeshaan ka hadashid duf ku bax horaa loo dhahay “”fadlan igu shubo”. Puntland codowgeeda ALLA HA JABIYO!
inta qof ee khaatumo ha;kan ku aflagaadeysay
kuwa p/land waxaan leeyahay qaraar iyo masayr baa idin haya markii khaatumo idinka kaaftoontay oo keligeed is muujisay soomaali oo dhamina waa qadarisaa oo ogtahay taarikhda khaatumo eat your heart out
kuwa s/land ahna waxaan leeyahay huuno khaatumo intay lugaha idinka soo xidhay bay xamar idinku soo dhex tuurtay hadalkae nagama dhexeeyo
kuwa laascaanood nagu caayaya adeer laaska maxastayadii baa taal nin khaatumo u dhashay oo uun cadhoodaana jooga maalin dhawna tolkii buu magaalada ku wareejin
kuwa calooshii u shaqaystayaal reer khaatumo ku sheegaw idinkaa calooshiisa u shaqaystayaal wada ah oo dhulkii sun ku aasay oo badii iyo berrigii soomaaliya iib geeyey oo jigjiga iyo wardheer baa maamuladiina laga maamulaa dad kililka shanaad oo gumaysi itoobiya ku jiraa uu maamulo inay khaatumo wax ka sheegaan waa ceeb laascaanoodna niman khaatumo u dhashaa maamula ee ordoo soo arka
darwiish khaarumaawi
magacan aad ku qadhaabanayso iska dhig eed weliba dadka ku caayaysid ma tihid reer khaatumee noo dhig magaca
Kkkkkkk, pintland waa jawasiis Ethiopia u shaqeeya ,waxna mataraan afka uun bay kanoolyahen,adeer rag sida darawiishta iyo qaranka cadawga ka difaaca loo bahanyahay,ee nin sida pintland dirac iyo guugarad xiran oo Ethiopia marba dhinac u fuururiso looma baahna….kkkk.
siyaasada madaxwaynuhu waa fashilmaysaa haduusan kursigaas siinin waqooyi.
Ninba ceesaanti ceel keen
ASC, Warkii oo kooban oo lamataabtaan ah Ra’iisalwasaaraha Jamhuuriyadda Somaliya waa MCFarmaajo Amxaaro haku naxaan Somaliya VIVA AZURI SC.
Framajo hala dorto wa nin somali aah , dadkuna jecel …..koleey dama isma tageersano wey kala jabeen …….farmajo wa nin wax gabad una roon daaman ddadka iyo wadanka oo daan….wa gumadeen sidi habashida ookale.
KKKK cidaani ma sabri la.dahay
cidu waxay u xiistay 21 sano oo kale balse waa idinku soo socotaa sidiinii ayaad xabashida daafida u karin doontaan
war dadku ha walaaloobo diide,e bal waynu isu joognaa
waxaan idiin sheegaynaa fadaraalka aad ku qafiifteen in sida xalaasha ah ee aduunku ugu dhaqmo in loogu dhaqmi doono
faroole mar danbe asagoo qaaq leh oo hunqaacaya lama arki doono
waana idini sharxayaa sida wax u dhici doonaan
1 maamul goboleedka wuxuu yeelanayaa is maamul hoose
sida gole deegaan boolis iyo hawl wadeeno
2 gudoomiyaha gobolka wuxuu si toos ah u hoos imaanayaa madaxwaynaha
3 baarlamaanka fadaraalka waxay xaq u yeelanayaan in ay gudoomiyihii gobol ee shaqadiisa loo bogi waayo in ay cod u qaadi karaan kana tuuri karan kursiga
4 maamul goboleedka xiriir lama samayn karo dawladaha iyo hay.adaha caalamiga ah hawshaas waa hawl dawlada dhexe ay leedahay
5 maamul goboleedka wuxuu yeelanaa shuruuc hoosaad laga soo dhexsaaray midka federaalka oo aan qilaafayn
6 siyaasada guud dawlada dhexe ayaa iska leh silmi iyo xarbi intaba
ciidanka xooga dalka meelkasta oo wadanka kamid ah ayeey xarumo kasamaysanayaan
intaas waa tusaale sida fadaraalka somaalidu doonayso uu u shaqayn doono
laakiin is barbar yaac waa dhamaaday
qaran nimadeenii ayaa lasoo celinayaa
Reer pintland hadalkoo kooban ama reer khaatumo ku soo daba fayla ama reer Gedo
Waad ogtihiin maanta in xataa dhexdiisa leyni ka nacay iskaba iloow somali kale bari baa hartinimo nagu soo gasheen laakiin hada sheekadu waxaa weeye baribaa Gaza loo tukan jiray. Kkkkkkkkkkkkk.
Waad ogtihiin maanta liiska madaxweynuhu raisalwasaaraha ka soo xulayo waxaa listga hore kaga jira labo reer. Waa reer khaatumo iyo reer GEDO bal isweydiiya sababta reer pintiland looga tagay ????????
Waxaa nagu balan ah reer pintiland in aysan dib siyaasada somaliya fooda u soo galin waana sheeko bilaamatay maantaba wanakaa meel ka saarnay in ay raisalwasaare noqdaan. !!!!!!!!!
Faroole allready ayaan qornay qaswade isma dhaqaajinkaro oo talaabo ayaa laga qaadaya qaramada midoobay iyo wadamada somaliya daneeya. !!!!!
Somalida kale waxaan u sheegaya maanta somaliya waxay cagta saartay hormarkii iyo nabadii mar hadii aan meesha ka saarnay canasiirtii qabyaalada iyo xaasidnimada musuqmaasuqa bulshada somaliyeed kula dhex jirtay.
Wabilaahi towfiiq
Dadka xilka u sharaxan iyo guud ahaan aqoon yahanka soomaaliyeed xilka waa gayaan laakiin hadii taladu tan shacabka tahay waxaa la dooran lahaa Farmaajo. Waxaana ku talin lahaa inuu magacaabo ninkaas oo ah ninka horseedey in Soomaaliya gudaheeda doorasho ka dhacdo taas oo ay ku jirto bad baadada shacabka.
siyaasi soomaliyeed oo ku suan wadanka kenya.
waxaan isleeyhay somaliya nasiib waa leedahay lkiin kama faa,iideysan sababtoo ah ninka hada loo doortay xilka madaxweynaha waxba sooma kordhin karo waxaana ku sababeynayaa sida so socota.
1 malahan waaya argnimo dowladda.
2 ma,ahan siyaasi rug cadaa ah
3 waa urur diimeed waa aynu ognahay dhibaatada ay nasoo gaarsiineyn urur diimed
4 waxa uusan ka bixi doonin gacama shisheeye
Aaaheeye ha iska daba raqleyso!!!
Madxweynaha waa in uu la tashadaa puntland, waayo, ninka ka yimaado puntland wax badan ayuu ku soo kordhin karaa dawladda tusaale Cabdi wali gaas waa ninkii aas aaska u dhigay dawladdaan oo road mapkii si qasab ah ku amrsiiyey sheekh shariif, caalamka oo dhanna si fiican ayuu xiriir ula leeyahay, laakiin haddi farmaajo la keeno waa la yaqannaa ninkaas oo xitaa beesha caalamka iskuma fiicna, xitaa reerka uu ka soo jeedo ee marreexaan waligiis ma tagin gobolkiisa, baarlamaanka soomaliya iskuma ay fiicna waayo waxaa uu ku tilaamay mid aan sharci ahayn, hadda ka hor qaramada midoobay goleheeda loo dhan yahay ayuu ka caayey baarlamaanka soomaliyeed, waxaa kale oo uu UNka hortooda ka yiri soomaaliya fhabka ederaal ma qaadan karto taas oo beesha caalamka iyo soomalida oo ay puntland ugu horrayso ku noqotay layaab!!!!!!!. kuwa kale ee ka soo jeedo beesha mareexan ee doonayo raiisalwasaaraha ma aha dad la yaqaanno, sidaa daraadeed puntland ku qanci mayso haddii uu soo magacaabo nimamkas kale farmaajana warkiisaba iska daa………, laakiin waxaan ku talin lahaa haddii aan loo magacaabin nin majeerteen ah waa in la magacaabaa wasiirkii hore ee dastuurka iyo dib u heshiisiinta Mudane Xoosh Jabriil, puntland waa ku qancaysaa ninkaas.
koofur aan isaga harno waxoodu waa puntilan diid laakin waxaan ku faraxasanahay inuu puntiland uu push madax kayahay
waxaa mudan wakhtigan in la magacaabo nin ka soo jeeda puntland sababo badan oo hadda jira marbno khilaaf taa darteed hala siiyo nimankaa kuwaan hadda aad soo qorteena waa u qalmaan haddii madaxweynuhu doorto balse dhibaa imaan kara haddii la siiyo samra wad heli doontaan hadana farooe halasiiyo.
waa runtii warsame haduu ka dhigi waayoh nin puntland ah xamar wayne iyo xamar jajab ha la tuurnaado ader run baan u sheegaynaah puntlan m/wyne haday wayday waa inay heshaah rasulwasareader asagunah waa ogyahay xanin yahaas malahan
madhaxwaynaha iyo guxiganga iyo madhaxa barlamanka aga shaqayyan soceliinta dhulalka ay nagahastan aithubia iyo kanaya somalilan dayactira