Minneapolis oo Lagu Qabtay Xaflad Lagu Taageerayey Madaxweyne Xassan (Daawo In Ka Badan 500 Sawir + Dhageyso)
Minneapolis (RBC Radio) Xaflad si aad u weyn loo soo agaasimay ayaa waxa oo lagu taageerayay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Minneapolis Gobolka Minnasota.
Xafladaan ayaa waxaa lagu qabtay halka loo yaqaano minneapolis convation center, waxaan soo qaban qaabiyay jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool gobalka Minnasota.
Jaaliyada Soomaalida ee Magaalada Minneapolis ayaa munaasabadaan waxay ku taageerayeen madaxweynaha cusub ee Soomaaliya waxaana munaasabadaan ka soo qaybgalay masuuliyiin iyo waliba dad kale oo badan.
Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!
Dadkii ka hadlay munaasabada ayaa waxay ku dheeraadeen taariiqda madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo waliba waxa haatan lagu sugayo in uu qabto.
Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!
Sidoo kale waxaa munaasabada qadka Teleefoonka kaga qaybqaatay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud wuxuuna u mahadceliyay dadkii soo qaban qaabiyay munaasabadaan.
Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in haatan wadanka uu ku jiro xaalad adag isla markaana loo baahanyahay dadka Soomaaliyeed in ay wax ka qabtaan xaalada wadanka.
Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!
Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!
Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!
Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!
Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!
Xafiiska Raxanreeb.com
MINNEAPOLIS MN
Tell (612) 615-9556
Sawirada Xaflada Qeybtii 1aad Halkaan hoose ka Daawo
Sawirada Xaflada Qeybtii 2aad Halkaan hoose ka Daawo
Sawirada Xaflada Qeybtii 3aad Halkaan hoose ka Daawo
Sawirada Xaflada Qeybtoodii 4aad Halkaan hoose ka Daawo
Sawirada Xaflada Qeybtoodii 5aad Halkaan hoose ka Daawo [Fanaaniinta]





















[...] View the original here: Minneapolis oo Lagu Qabtay Xaflad Lagu Taageerayey Madaxweyne Xassan (Daawo In Ka Badan 500 oo Sawir… [...]
Anigu kama qayb galin kulankaan ka dhacay Minneapolis Convention Center laakiin sida aan ogahay ma xuma in madaxweynaha la taageero laakiin shaydaan inta laysku ekaysiiyo oo bur, danbas, iyo make up layska la daalo lana heeso madaxweyne baan taageeraynaa lama dhaho ee soomaaliyey dal iyo dibadba dib may isugu noqonaa oo dalkeenii, diinteenii iyo dadkeeniiba ma badbaadinaa?
Xasuus gooni ah: Allah waa wanaagsan yahay, wax aan wanaag ahayna ma aqbalo. Soomaaliyeey taas xasuusta!
WAA ARIN WACAN IN SOMALIYA AY YEELATO MADAX CUSUB LAAKIIN WAA INAAN ALLE UBARINAA IN ILAAHAY NOOGA DHIGO KUWA CUSUB EE MADAXDA NOQDAA INAY NOQDAAN KUWA KAHORMARIYA WAX WALBA DANTA GUUD KUNA HOGAAMIYA UMADA SOMALIYEED SHAREECADA. REER MNPLS WAXWALBA OO WANAAGA WAA UDIYAAR LKN MARABAAN WAX DHIB UKEENA MAGACA SOMALIYEED.
[...] Visit link: Minneapolis oo Lagu Qabtay Xaflad Lagu Taageerayey Madaxweyne Xassan (Daawo In Ka Badan 500 Sawir + … [...]
Koleey reer puntland ugama jeedin meesha maqnaayeen sida wax dhaceen?
Puntland way ku saxan yihiin inta ay ka ogaanayaaniin sida uu madaxwaynuhu u qadariyo maamulkooda in ay banaanka ka joogaaniin.
Waxaan ku dhawahay in aan mucaarado madaxwaynaha cusub xasan sheikh. sababtoo ah sidayduba waxaan mucaraadaa cidii aan u arko in aysan waxba ka qabankarin amaanka mogdisho hadana sheegta in uumadaxweeyne yahay oo dhaarta.
Waxaan aqbalsanahay in lagu doortay madaxwaynaha cod aqlabiyad ah oo aad ubadan 190 cod si xor ah oo cad.waa nin xaga diinta aan ku liidan waa nin dadiisu dhex dhexaad tahay waa nin aqoon leh waa nin dalka ku noolaa mudadii burburku socday oo leh xog ogaal dalka ah iyo khibrad waa nin dadka soomaaliyeed rabaan soona dhaweeyeen. hadaba waxaan dareemay in uu gabay in uu xilka loomagacaabay sidiisa u qaato oo uu lawareego talada dalka taasoo aan dhicin wali. waxaa meesha kamuuqda in uu isagu yahay nin kubiiray oo kaliya madaxwaynihii hore dalka u xukumayay sheikh shariif. halka ay hayd in sheikh shariif meesha baneeyo. go aan daridaan waa calaamada u wayn ee muu jinaysa in uu san hogaamiye ahayn. dalku laba madaxweeyne oo hal xafiis wada dagan mayeelan karo hadaad wax kasaysaan soomaaliyeey. waxaan diidanahay waa ninku waa maqaar saar ee dalka waxaa kataliya laba shariif isaguna waa shariif ku soo biiray uun hadaad u fiirsataan.
Sidaa daraadeed rajo kama qabo in uu nabadeeyo mogdisho meel kale awalba cidi kama sugayn.
allahayow kuwii diinta dalka iyo dadkaba anfaca kadhig
Adeer, meesha, waxaa . Isugu, tagey, mooryaan. Iyo afar, dabadhilif, iyo guulwadayaal,
asc, waan hambalyeyneynaa dadka rer minnesota dadalkina ad jeceshihiin dowladnimo somaliyed in la helo wana idin cado cado mid walba in aad soo dhaweysan walow marba group gacanta hore leh ay hormuud ka yihin loona heeso lagan qudbeeyo welibana inta ababulka sameyso intey isku aragti yihin ama isku dhow yihin lagu soo dhaweyo masraxa makarefoonka wax ugub ah ma ahan marka hadda ka hor ban waxan ka dawadey internetka former marxuum tfg pres Abdulahi yusuf oo London tagey oo fanadada maryan mursal ciise lee dahay madaxweyne soo dhawow anaga kalinteenu waa soo dhaweyn & mushaxarad & heeso mamusa u sameyno madaxda la dorto ee somaliyeed marka somalidu dhamanten wanu jecel nahay in wadankii hagago misana waxba is qabsan la’a waa yaab mana yara, alow jidka tosan nagu hanuni oo cadalada u hiili…………….
marka madaxweyanaha cusub ha fekero hana ka fiirsado qof uu magacabayo oo dhinac walba haka fiiriyo si ay dowladu u mira dhasho hana magacabo qof wax ku ool ah oo dadka & dalka isku keeni kara!!
ws