Natiijada Doorashada Wareega Koowaad ee La Shaaciyey Iyo Wareega


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Waxaa si rasmi ah hadda loogu dhawaaqay natiijada wareegii koowaad ee
doorashada madaxtinimada dalka oo ka socota magaalada Muqdisho.

Gudoomiyaha baarlamaanka Prof Jawaari ayaa shaaciyey natiijada wareega
koowaad isagoo u sheegay sidan;-

1- Shariif Sheekh Axmed = 64 cod
2- Xasan Sheekh Maxamuud = 60 cod
3- C/weli Maxamed Cali Gaas  = 30 cod
4- C/qaadir Cosoble Cali = 27 cod

Gudoonka waxay shaaciyeen in afarta musharax ee ugu codadka badan ay u
gudbi doonaan wareega labaad ee doorashada.

La soco Raxanreeb.com

Use Facebook to Comment on this Post

Share

3 Responses for “Natiijada Doorashada Wareega Koowaad ee La Shaaciyey Iyo Wareega”

  1. [...] ugu ololeynaya Banaadur State waxaa hadda ku soo biiray xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali oo ahaa musharixii wareega koowaad ee tartanka doorashada madaxweynaha ka helay 27 cod, lana ogaa inuu markii dambe ku wareejiyey codadkiisa madaxweyne Xasan Sheekh si uu uga guuleysto [...]

  2. [...] waxaan u soo joogay baarlamaanka Soomaaliyeed doorashadu markay dhacaysay oo aan indhahayaga ku aragnay lacagta oo la isweydaarsanayo.” ayuu [...]

  3. [...] waxaan u soo joogay baarlamaanka Soomaaliyeed doorashadu markay dhacaysay oo aan indhahayaga ku aragnay lacagta oo la isweydaarsanayo…  Qof intuu ii yimid i yiraahda [...]

Leave a Reply