Ogaysiis Muhiim ah : Shir sannadeedkii Ururka SOMDIN ee dalka Jarmalka


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Ogaysiis Muhiim ah : Shir sannadeedkii Ururka SOMDIN ee dalka Jarmalka

Assalaamu Calaykum wa raxmatulaahi wa barakaatu “.Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Jaaliyadda Ururka Somali Diaspora Initiative (SOMDIN) ee ku nool wadanka Jarmalka in laqaban doono Shir Sannadeedkii Ururka SOMDIN kaas oo looga hadlayo Dib udhiska iyo Horimarinta dhulka Somalia. Waxaa kaloo looga wadahadli doonaa wax uqabadka dadka ku tabaalaysan wadankii iyo iskaashiga Jaaliyadaha Jarmalka iyo arimo kale oo badan.

Waxaa shirka marti sharaf noogu ah Jaaliyado kale iyo masuuliyiin Jarmal ah.

Malintakowaad shirku waa open oo wuxu ufuranyahay cidkasta, saas darted waa kuwaraxansanahay kasoo qaybgalkiina.

Shirku waxuu dhacayaa Maalinta Sabtida 08.09.2012.

Bilowga 11:00 am

Dhamaad 17:45 pm

Wuxuuna ka dhicidoonaa insha Allah magaalada Bonn ee Wadanka Jarmalka
Adress-ka hoos kuqoran:
Oppelner Str. 124
53119 Bonn
 

Wixii warbixin ah ee shirka ku saabsan kala xiiriiera Qabanqaabiyayaasha shirka ee kala ah:

Ali Abdi Adan, Tel.: 0176 / 80170507, Karlsruhe BW

Email: aligarad1@hotmail.comama

info@somdin.com

Internet: www.somdin.com, http://www.youtube.com/user/aligaraad1

Habiba Mohamad Guled-fargayax, Tel : 015776656759, Bonn, NRW

Abidrahin Abdi Farah, Tel : 015142330196, Viernheim, BW

Adan Salad Haji Guled Tel : 05211561067. Bielefeld, NRW

Mahadsanidin

Somali Diaspora Initiative_Tagesordnung_08_09_2012

Sehr geehrte Kolleginnen und Kollegen,

hiermit sende ich Ihnen den Ablauf unserer Agenda der Sitzung am Samstag, den 08.09.2012 in Bonn, vor. Es wurde soweit mit den Teilnehmern über den Tagesablauf besprochen.

Die Sitzung ist am Samstag, 08.09.2012 in Oppelnerstr. 63, 53119 Bonn

Beginn 11:00 Uhr

Ende 17: 45 Uhr

 
Tagesordnung am 08.09.2012 in Bonn
Zeit Personen Themen Von Leitung
11:00 Abdullahi Dad

Habiba Guled

Eröffnung und Erfassung der Anwesend Münister

Bonn

Ali A. Adan

11:45 Adan Haji

Sh. Yusuf Abdi

(Wacyigalin )+ Kassenbericht Bielefeld

München

12:15 Ali Abdi Adan,

Abdirahin A.Farah

Dokumentation von Somali und Vorstellung aktuellen Projekten Karlsruhe

Viernheim

13:00 Herr HalukYildiz Interkultureller Informationsaustausch Bonn, DSF
13:15 MB. Herr Grünberg Unterstützungsmöglichkeiten deutscherseits für Somalia SPD, Bonn, NRW
13:30 Alle Mittagsgebet + Mittagsessen Alle
14:30 Qoran Bouh,

Salwo Mohamed

Bericht über Somalis in Bonn,

somalische Jugendliche

Bonn
15:00 Ali Abdi Adan Zusammenarbeit der Somalier Karlsruhe
15:15 Siyad Guled Afrah

Hasan Garun Dirie

Aktuelle Lage der Flüchtlinge in Deutschland München

Karlsruhe

15:45 Pause Alle  
16:30 Elke Apelt

Sahra Mohamed

Offen Bonn
17:30 Abdirahin A. Farah

Adam Haji Salad

Protokollführung + Schließung Viernheim

Bielefeld

17:45 Ende Ende  
 

(1) Wir ihr in der Tabelle sieht, sind immer zwei Personen vorne und halten eine Rede zusammen. Dies soll unsere Teamwork Fähigkeit verstärken

 

(2)Es kann Abweichungen bezüglich der Personen oben geben. Betreffende bitte um Rückmeldung.

Aus der Erfahrung kennen wir, dass es der Plan nicht immer läuft wie angegeben ist, meistens verspätet eine oder andere. Zudem halten wir die Reihenfolge des Ablaufs, im Falle der Verschiebung.

Wir freuen uns auf Ihr Ankommen und erwarten auf zahlreiche Erscheinung.

Mit freundlichen Grüßen

—————————

Ali Abdi Adan

Chairman of SOMDIN

Tel: 017680170507

mehr Info:

www.somdin.com

www.youtube/user/aligaraad1

Share

1 Response for “Ogaysiis Muhiim ah : Shir sannadeedkii Ururka SOMDIN ee dalka Jarmalka”

  1. [...] See more here: Ogaysiis Muhiim ah : Shir sannadeedkii Ururka SOMDIN ee dalka Jarmalka [...]

Leave a Reply