Ra’iisal Wasaare Gaas Oo Khubad Ka Jeedinaya Golaha Ammaanka QM
Muqdisho [RBC Radio] Ra’iisal wasaaraha xilligiisa uu dhammaaday ee Cabdi Wali Cali Gaas ayaa ka qeybgali doona shirka golaha ammaanka QM uu daba yaaqada bishan ku yeelan doona magaalada New York.
Cabdi Wali Cali Gaas oo hadda si ku meel gaar u haya xilka ra’iisal wasaaraha ayaa maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ka hor inta uusan aadin magaalada New York halkaas oo uu kaga qeybgali doono shirka looga hadlaayo arrimaha Soomaaliya oo ay lee yihiin xubnaha 15-golaha ammaanka QM.
” Waxa aan ka qeybgalayaa shirka golaha ammanka QM ee dhacaya toddobaadka soo socda, kaasoo looga hadli doono Soomaaliya, khudbad ayaan ka soo jeedin doonaa” ayuu yiri Gaas.
Golaha ammaanka QM ayaa dhawaan sheegay in shirka ka dhacay New York uu markii ugu horreysay uu ka qeybgalaayo madaxweynaha la doortay Xasan Sheekh Maxamuud oo 10-kii bishan uu guuleestay doorashadii ka dhacday Muqdisho.
Madaxweynaha ayaa isna sheegay in uusan ka qeybgali doonin shirkaas, sababo uu ku sheegay in shaqada hortaala oo uusan ka tagi karin.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in shaqooyinka hortaala ay ka mid yihiin siddii uu soo magacaabi lahaa ra’iisal wasaare cusub.
Madaxweynaha markii uu sheegay in uu ka baaqday shirka New York ma sheegin cida Soomaaliya uga qeybgaleysa shirkaas, laakin shaley ayuu garoonka diyaaradaha Muqdisho waxa uu kula qaatay ilaa 14-safiir oo ka socday caalamka, waxana kulankaas looga hadlay shirka New York ka dhacaya.
RBC Radio
Xafiiska Wararka Muqdisho












walee madaxwayne xasan sh maxamuud waxaa maalin madoow ku noqon doonta markuu soo magacaabo ra iisulwasaare aan ka soo jeedin buntulad maxaan taas u iri doowlada soomaaliya waa jamhuuriyada federaalka ah ee soomaalia taas la socda tan xigta buntuland waa 8 gobol iyo 37 degmo oo uu maalkoodu u dhan yahay dakhli iyo loowjistiko iyo maareenba leh yaa maanta leh maamulkaan buntula mid la mid ah ileen waa federaal kuma jiraan maamulada bugta ah ee la wada yaqaan ma kaa degtay taa anaa huba ineey kaa degi doontee ileen soomaalida maanta waxba isuma ogolee kkkk raali noqo sory marka xasan sh maxamuud soow maalinkaas ma fashilmin haduusan u magacaabin buntuland masuul ka soo jeeda ileen waa doowlad kalee la soco taa
Ama cabdi weliyow qaranka metel ama sidiini marka ogaataan in kursigan aanad helayn biyaha iyo saliida isku dar waayo waxa idin qaaday xukun jecayl nebiguna wuxu yidhi waa lagu fasahaada waa sida reerkaaga haysata marka talo waxa iga ah in aad ogaatid in aad ubadkaaga iyo kuway dhali doonan ay ka faaiidi doonan hadii wanaag iyo horumar wax keena aad ka hadashid lagaana aqbalo qaasatan waxan ka hadlayaa shirka kan weyn ka danbeeya ee 26ka dhacaya oo soomaliya khuseeya mida kale hadee booskana inaadeerkaa oo hartiyaa kaa dhaxlayee ha dhibsan isagu markuu dhamaystona isaga iyo reerkeesuba ma waalanayaan sida reer tolkay.
soo dhowee inaadeerkaa Dr. Ali Ciise Cabdi the future primeminester of somaliya kkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Baaruud
Alaylehe kuwii aan sheegayey baad tahay oo biyaha iyo saliida isku daray soomali oo dhan baad u haysataan in ay bug yihiin idinka cid aan ahaynina jirin miskiin yaa jaahil ogow ninkii isticmaala ereyga ani ani waxa ka cad inuu jaahil yahay oo weliba ilaah cadhadiisa dalbanayo waayo wuxuu ilaabay ilaah oo keliya leh ereyga ani cid ilama sina.
soomali waad ugu liidataa nacas nasiib helay oon weliba ku xamdi naqin baad tahay.
magacaaga baaruud ama qiiq ama holac ha ahaado dhibaatada ku heysa maxay tahay putland waa hooyada soomaalida waxay ayada raali ka aheyn socon maayaan ogoow tan kale qayli ama ooy anigaa meesha maamulayna hadaan ka maqanahay waxba hirgali maayaan ogoow la,aanteen waxaad noqonaysaa waxaan waxba aheyn putland waa meesha ugu nabdoon oo soomaali maamusho ajaanib ma joogaan dowlada ilaaliya wax is qarxiyaa ma jiraan kooxo beeleedyo kama jiraan mooryaan tuutaha dowlada dadka ku dhaca ma joogaan marka ogoow meesha waa putland iyo cidlo la soco
sxb baaruud waad bugtaa qabyaalad iyo xanuun waa laga tagay
qof kasta oo soomaaliya aqoona u leh maamul iyo wax qabad ayaa maanta loobaahan yahay
oo dadka diinta iyo dalka badbaadin kara sheeko reer ama qabiil albaabkeedii waa laxiray. ..soomaalia ways raacday waxba iskuma diidana…….qab qable yaal waa qul quleen qabyaaladeey nabadeey… qabiilow quuso,,,, qalinka…………………………………………………………………………asc,,,
@Baaruud.
bal islaantaas Baaruud la baxday wax hanjabaad iyo baq baq ka dhacaysa arka. intaasaa reerkan lagu nacay…..afkay ka saxaroodaan
YAA AJAANIB U ADEEGA PUNTLAND YAA ISTICMAAR KU SHAQAYSTAA PINTLAND YAA QABYAALAD BILAABAY PINTLAND YAA ETHIOPIA SOMALIYA KU SOO HOGAANSHAY PINTLAND YAA TALYAANI LASHAQAYSAN JIRAY BUUQLAND
Somali = Puntland. Puntland = Somali. AMA diid ama ogolow waa xaqiiqa!!!!!.