Sheekh Shariif: Waxaan Saaxiibkey Weydiisanayaa Inuu Maanta I Bixiyo Waana Mutay


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Muqdisho (RBC) Madaxweynaha xilku ka dhamaaday ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo shalay hadal ka jeediyey xaflad ka dhacay hotelka City Plaza ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu la heshiiyey saaxiibkiis Shariif Xasan isagoo sheegay inuu weydiisanayo inuu badbaadiyo.

Shariif ayaa hadalkii uu jeediyey oo dad badan ay dhageysanayeen wuxuu kaga waramay taariikhda soo mareen isaga iyo Shariif Xasan hase yeeshee aysan marnaba kala tegi doonin.

AMA HALKAN KA DHAGEYSO

 

RBC Radio

Share

Leave a Reply