Tacsi: Cali Gurxan Xoosh (Cali Dambe)
INAALILAAHI WAA INAA ILAAHAY RAAJUCUUN
Waxaa saaka oo taariikhdu ahayd 20-09-2012 ku dhintay Degmada Galdogob alle ah unaxariistee Cali Gurxan Xoosh (Cali dambe )
Jaaliyada ka soo jeeda galbeedka Mudug, nugaal, iyo bari ee ku nool wadanka Norway gaar ahaan magaalada Oslo waxay tacsi u dirayaan alle ha u naxariistee qaraabadii , eheladii iyo saaxiibadii uu ka gaariyooday marxuun Cali Gurxan Xoosh jaaliyadu waxay ilaahay oga baryaysaa in marxuunka janadii kawaraabiyo samir iyo iimaana uuka siiyo qaraabadii aadka ugu dhawayd ee uu ka geeriyooday aamiin.
Waxaa diraya TACSIDA
1-SIYAASI. ABDINASIR MAHAMEDFARAH (dhulqas).
2-AQOON YAHAN, YUUSUF NOOR ISMAIL
3-CAAQIL, ABDI DAAHIR KILWE JAAMA
4-CAAQIL:XARIGLE KILWE JAMAC.
5-ENG: MOHAMUD HUSSEN GAMURE.
6-AQOONYAHAN: OSMAN ABDI BUDEEYE.
7-ENG: SALAAD ALI JAMAC.
8-ENG:ABDIASIIS BARRE NUUX (CAWDGALE).
9-AQOONYAHAN: MAHAMED YUUSUF NOOR.
10-NABADON: MAHAMED ALI JAAMAC.
11-PROF:ABDIRASHID HASSAN SALAAD WARFAA.
12-AQOONYAHAN: ABDUKADIR YUUSF NOOR.
13-ENG:AYAAN ABDIDAAHIR KILWE.
14-DR:ANISA ABDIDAAHIR KILWE.
15-AQOONYAHANAD: FAADUMO ABDI HASSAN.
16-MURWO:MURAAYO KILWE JAAMAC.
17-MURWO:RAXO ABDI HASSAN.
18-MURWO:FADUMO MOHAMED NOOR.
19-MURWO:RACWI HUSSEEN GAMURE
20-NABADOON, MAXAMED ABDI HASAN
21-GANACSATO:KHADIJO CISMAAN FARAH
22-BASHIIR GAMUURE
23-BASHIIR DHARBAAXO CILMI XAASHI
24-CABDIRAXMAN CILMI XAASHI
25-MAXAMED XUSEEN RAAWE
26-HASAN SACIID DHEERE
27-SH.JAAMAC MAXAMUD CADE
28-CABDIRASHID CALI XAAD
29-SULEEBAN CABDI XAASHI.
30-CABDIKAFI CABDI XAASHI.
31-HODAN XUSEEN RAAWE.
32-CABDIRAHMAN AHMED DEN.
33-MAXAMED DHAGADUB
34-SICIID BAKAYLE
35-CABDULAHI CABDIRISAQ NUX
36-FARXIYO MAXAMED CABDI XABAD
37-CAASHO SICIID ADEN
38-SALAX SHOOLE
39-ISMAACIIL AFWAYNE
40-MURWO:RUQUYO CABDI FOOD
41-DR CABDI MAXAMUD DALA AAN.
42-CABDIRAHMAN BIRE GURAASE
43-MURWO HIBO CABDI INDHACADE
44-CABDIRISAQ FIDIG (CAATO)
45-SACDIYO SH XUSEEN SHARAXLE
46-MURWO SAYNAB CUMAR XOOSH
47-CABDIRASHID ISMAN FIDIG
48-SICIID UGAAS
49-XASAN MAXAMED
50-SUMAYA CABDIKADIR
Waxaa idinsoo gaarsiiyay afhayeenka jaaliyada A M F (Dhulqas)
sndunorway@hotmail.com
sndunorway@hotmail.com












Anagoo ku hadlayna Magaca Gabdhaha west Putland ee reer minneapolis,waxaan tacsi tiiranyo leh u diraynaa dhamaan reer ali damle,geeridii ku timid abohood Ali Damle oo maanta ku geeriyoday degmada Galdogob,waxaan Illahay uga baryayna in uu ka waraabiyo janatu fardawsa Amiin Amiin Amiin
illah
amin amin alah hanaxariisto aw cali damle anakana hano ga daba naxariisto dhamanteen
samir imaana hakasiiyo iladii iyo dhamaan uma islamka ah …. aaadbay umahad sanyihiin rer norwey sida cajiib ka ah o ay tacsi udirayaan waxayna kutusaysaa isku xiraanshaha rer tanade e norwey ku dhaqan ,, anakuna waxaaan diraynaa mid la mid ah hadaa nahay ardada wax kabarata dalka MALAYSIA GUUD AHAAN ALOW UNAXARIISO JANATUL FIRDOWSNA KAYEEL HOYGIISA
amin amin amin